|
 |
Main |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
BBC Somali |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi |
|
|
|
|
|
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed. |
 |
|
|
|
|
Proudly Somalilander |
 |
|
|
|
|
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde. |
  |
|
|
|  |
|
| Garyaqaan: Sheeko Gaaban! |
 |
|
 Dadkii ayaa isu soo baxay iyaga oo la yaabban kutubta ag tuuran odayga, ayaa waydiiyey waxa uu uga danleeyahay arrinkan. Waxa uu ku jawaabay waxa aan rabaa in aan ka baadho halka ay ku taalo in caruurta Caalmadoobe ay dux waayaan oo jiilaalka gaajoodaan! gu’gana caano waayaan!!
|
|
|
|
|
|
|
|
| Maadeeye Boon Xersi, Al-Fanaan Caydaurrs Iyo Nicmo Dareen. |
 |
|
 Waxa habeenkii sanadkii cusbaa wacdaro ka dhigay fanaanka da'da yar Caydaruus Cali Xasan (Halyeey) iyo Nimco Dareen. Boon Xersi , waxa ay habeenadii sanadkii cusbaa iyo kii tegay ay safaro ku kala bixiyeen Norway iyo Switzerland, Iyo UK. Halkaas oo ay ku soo bandhigeen madadaalo iyo heeso aad looga helay. By: Xamse Axmed Salaan.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Hambalyo Meherka: Abdiraxman Maxamed-yare Iyo Raxma Dhamac Caabi. |
 |
|
 Waxanu hambalyo iyo bogaadin u diraynaa Abdraxman Maxamed-yare Axmed iyo Raxma Dhamac Caabi Cawad oo meherkoodu ka dhacay magaalada Hargeysa,
|
|
|
|
|
|
|
|
| Hambalyo Aroos Farxad Leh. |
 |
|
 Waxan hanbalyo iyo duco aan la soo koobi karin iyo inay ku waaraan bashbash iyo barwaaqo ubad khayrqabana eebbe kala siiyo oo dadkooda iyo diintooda anfaca. Mohamed Abdillahi Aw Ibrahim Bouh iyo Xafsa Aw Ismail Abdi oo arooskoodu{ Aqal galkoodu} ka dhacay todobaadkan Caasimada Hargeisa/JSL.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Hambalyo Meher Wacan; |
 |
|
 Hooyo Saynab Axmed Xayir, Aabo Siciid Saalax Raage, C/Casiis Siciid Saalax iyo xaaskiisa , Cabdikariim Siciid Saalax iyo Xaaskiisa C/Xakiim Siciid Saalax, C/rixiin Siciid Saalax, C/Salaan Siciid yo dhamaan ilma siciid saalax waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaa meherka. Mukhtaar Axmed Allaale Iyo Muna Cali Gadhle.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Habeenkii Abwaan Boon Hersi Iyo London. |
 |
|
 Somali Eye Magazine oo ka soo baxa cariga Ingriisku waxay ku faraxsan tahay in ay dadweeynaha deggan London iyo agagaarkeeda u soo ban dhigto fanaankii weeyna iyo boqorkii qosolka iyo maada, waa Md. BOON XERSI oo lawada yaqaqaano oo in badan ka qoslinaayey dadka af Soomaliga ku hadla rag iyo dumar, caruur iyo ciroolaba.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Define The Nation... |
 |
|
 Cassandra reckons a good case could be made for Somaliland, which is not recognised by anyone but seems to run its own affairs well enough. By contrast, the Somali Republic, which is recognised by everyone, is the very definition of a “failed state”.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Caleemo-Saarkii, Khudbadahii Xaflad Ballaadhan Chieftain A. M. D. A. Qodax. |
 |
|
 Maqal iyo muuqaal xaflad guud oo lagu caleemo saaray Chief-Caaqilka Guud Beelaha Galbeedka Burco Md. Mj. Axmed Maxamed Daahir Cabdi Qodax. By: Abdulhakim Ahmed.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Ogeysiis: Xafladda Soo Dhoweynta Wasiirka Wax-Barashada Iyo Tacliinta Sare JSL. |
 |
|
 Dhamaan dadweynaha JSL ee ku dhaqan dalkan UK, gaar ahaan Magaaladda London iyo hareeraheeda waxa la ogeysiinaya in la qaban doono Xaflad ballaadhan oo lagu soo dhaweynayo Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta sare JSL.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Ceel-Bardaale: Waa Nabad. Walaal Waa Nabad. Waa Nabad, Nabad, Nabad. |
 |
|
 Nabadagelyda, Walaanimada, Aqoonta, Wax soo saarka, Isku filaanashaha iyo hadalada naxariistu ka muuqato ee debacsani waxay ahaayeen kuwo lagu yaqaano oo ay ku caan baxeen dadweynaha ku dhaqan deegaanada Galbeedka Somaliland. By:
|
|
|
|
|
|
|
|
| Tacsi Ku Socota Reer Axmed Yaasiin Gabay-Xadi. |
 |
|
 Anigoo ah Cumar Daarood Xassan iyo Xaaskeyga iyo caruurteydu waxanu halkan tacsi tiiranyo leh u direynaa Reer Axmed Yaasin Gabay-Xaddi meel ay jooganba, waxanu ka tacsiyadeynaynaa geerida ku timid Abdirisaaq Axmed Yaasin Gabay-Xaddi.
|
|
|
|
|
|
|
|
| A Necessary Secession.. |
 |
|
 This case for creating a new country is irresistible. Other candidates for statehood are more questionable
|
|
|
|
|
|
|
|
| Danta Guud Wax-Qabadkiyo, Dalka Horumarkiisuu, DAHABSHIIL U Yahay Koow! |
 |
|
 Ganacsiyaduna waa qaar u kala faa’iido badan ummadda. Shirkadda DAHABSHIIL waxa ay ka mid tahay shirkadaha hormoodka u ah kobcinta iyo ka qayb-qaadashada arrimaha bulshada, iyada oo shirkaddani tahay...By: ERA.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Debunking Common Fallacies About Who Abandoned Somali Unity! |
 |
|
 Dear Mohamed Heebaan, I read your opinion entitled, "The Somaliland Agenda and its Inherent Vulnerability", posted on wardheernews site. The thing is: there are a couple of fallacies in your argument, which make your article unworthy reading.
|
|
|
|
|
|
|
|
| This Is The Time To Reconsider The Foreign Policy. |
 |
|
 Even more significant for Somaliland, article four (4) of the constitutive act of the AU signed on 22 June -2000 in Lome , Togo states that the AU shall function in accordance with the following principle "respect of borders existing on achievement of independence". Dr: David Shinne former American ambassador to Ethiopia. By: Ilyas Abdi Arteh
|
|
|
|
|
|
|
|
| Wasiirka Shaqada Iyo Arrimaha Bulshada Oo Ku Guugdaraystay Hawsheedii! |
 |
|
 Waxaa sharaf dhac weyn ku ah dawladdeena cusub inay hanan weydo hawlihii ay dadkeedu u doorteen. Waxay Mj. Madaxweyne Siilaanyo iyo Wasiiradiisu markiiba iloobeen horumarkii shaqo ee ay halkii ka sii wadi lahaayeen.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Warqad Furan Oo Ku Socota Wasaaradda Arr. Dibedda JSL. |
 |
|
 Sida lala socdo, waxa dhawaan Wasaaradda Arr. Dibedda JSL shaqaale dhimis ku samaysay Xafiiska JSL uga wakiilka ah Yemen. Shaqaale dhimistaas oo galaafatay dhamaan shaqaalihii xafiiska, marka laga reebo Wakiilka Xafiiska, ayaa waxa ay ardayda JSL/Yemen wax ku barata ku riday niyad jab weyn ka dib markii ay ogaadeen in ku-xigeenka Wakiilka Xafiiska uu ka mid ahaa shaqaalihii la dhimay.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Geelleow: Mar Uun Buu Illaah Kugu Salidi Gaalka Seynta Cad (Hadaad naga hadhi we |
 |
|
 Waxan halkan ka salamaya dhamaan shacabka Somaliland meel ay joogan-ba waxan leeyahay sanad wanaagsan, waxa kaloon aad u salaamaya shabakadaha ku abtirsada JSL ee wararka iyo maawaleeda naga haqab tiray. Waxan saaka qalinka iyo warqadda isu saaray inaan si yar oo kooban ugu jawaabo wareysi u bixiyay Wasiir Reer Jabuuti ah oo la yidhaahdo Ali Abdi Faarax.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Somaliland Kuma Tiigaalayso Puntland-ta Yar |
 |
|
 Faalo: Masuuliyiinta Maamul Gobeleedka Garoowe ee Somaliya ayaa caado ka dhigtay in waxaan jirin ay ka faafiyaan JSL. Waxana u dembeeyey Wasiir ku-sgeegga Amniga oo Idaacadda BBC-da ka sheegay arrimo dhawr ah oo aflagaado qaawan u badan, kana fog lahjadda iyo anshaxa siyaasadda sida in JSL ka masayrsan tahay nabadda iyo hor-u-marka uu sheegtay in uu gaadhay Maamulka Garoowe.. By: Cabdilaahi Aadan Cumar Wayab.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Marauding Saracen A Mercenary By Any Other Name. |
 |
|
 The chitchats coming from the bunker walls of Villa Somalia are rising loudly and are in favour of bringing quasi-mercenaries into Somalia, although Villa Somalia publicly denounces it. It is not entirely clear that the fez-wearing sheikhs have learned from the unfortunate Somali experiences. And in1996, the Human Rights Watch report names Saracen International, as suspected Executive Outcomes front company.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Innovation Democracy Travels To Somaliland Republic. |
 |
|
 We wish the Republic of Somaliland and its wonderful people the best of success in rebuilding their ancient, strategically situated, country in the Horn of Africa. The country needs and deserves to be legally recognized by the world’s community of nations and should be privy to the world’s commendation and support for having accomplished three democratic elections. By: Liisa Välikangas
|
|
|
|
|
|
|
|
| Hambalyo Meher Wacan: Maxamed Daa'ud Axmed Cali Iyo Marwo Hoodo C/Rahman C |
 |
|
 Dhamaan saaxiibadani. Waxay Hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Maxamed Daa’ud axmed Cali iyo Marwo Hoodo C/Rahman Cumar oo uu meherkoodu 30/12/2010 ka dhacay Hotel scandenevia Hargaysa.
|
|
|
|
|
|
|
|
| A Brief History of the 'Somali' Union: What Is The Way Forward? |
 |
|
 The former Republic of Somalia has been haunted by a problem called 'Greater-Somalism'. Greater-Somalism is a politically motivated drive to unite all Somalis and Somali territories under a one-nation-state. It started in the 1940s as a movement to counter colonial powers and gained much popularity in 1960s. It looked attractive, By: Dr. Mohamed Obsiye.( FG: Erayga Unity ku bedel erayga "Union". Kaas oo ay shabakadu diido).
|
|
|
|
|
|
|
|
| Waxaan Ka Codsanayaa Saxaafada JSL Ee Ay Dalka Lexejecladu Ka Hayso 4 Arimood:- |
 |
|
 Waxaan ka codsanayaa dhamaan saxaafada Somaliland iyo inta wadanka lexejecladu ka hayso in ay ka hadlaan 4 (Afar) arimood oo ay ummadda Reer Somaliland dani uugu jirto: by: Rashiid Abdi.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Peaceful Somali Enclave Seeks New Business . |
 |
|
 Somaliland has operated in relative peace since it declared independence in 1991, holding four democratic elections, fostering private businesses and building universities and hospitals—though the region still lacks official international recognition as an independent state. By: SARAH CHILDRESS.
|
|
|
|
|
|
|
|
| SONYO ELECTION: INTENSE BUT PEACEFUL TRANSFER OF POWER. |
 |
|
 I was standing inside a hall at Ambassador Hotel. With the right hand on my chest, I was singing the national anthem. Around me were many people, most of them youth, who were also emotionally chanting the anthem together with young boys and girls wrapped up with the traditional dress from the Somaliland Culture and Sports Association (SOCSA).
|
|
|
|
|
|
|
|
| Hambalyo Ku Socota La Taliyaha Madaxweynaha Arr. Ganacsiga JSL. |
 |
|
 Waxan halkn hambalyo iyo bogaadin uga soo dirayaa Axmed Xassan A Arwo oo loo magacaabey LA TALIYAHA MADAXWEYNAHA DHINCA DHAQAALAHA IYO MAALGASHIGA JSL.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Hambalyo Gudoomihaya Cusub Ee Ururka Wadaniga SONYO JSL. |
 |
|
 Gudoomiyaha Unugga Wadaniyada J. Somaliland Xamse Suldaan Aadan Ayaa hambalyo iyo bogaadin u diraaya Dallada Dhallinyarada Somaliland ee SONYO , shirwaynahoodii shanaad oo ay ku doorteen hogaan cusub.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Somaliland Peaks to International Attention "So they noticed finally" |
 |
|
 Saturday, June 26 2010, a historic day for Somaliland and Somalilanders, it was a breakthrough that has enabled the people of this nation to discover a new facet of their potentials. By: Mohamed Hassan Yusuf.
|
|
|
|
|
|
|
|  |
|
|
Somaliland Republic Embalem |
|
|
|
|
|
|
 |
Who's Online |
 |
|
|
|
| There are currently, 115 Guest(s) |
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
Articles |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Marxuum Abwaan Timacadde. |
  |
|
|
|
|
Tafsiirka Quraanka Kariimka. |
|
|
|
|
|
AHN. Abwaan Qaasim |

 |
|
|
|
|
Somaliland National Movement ( SNM ). |
 Somaliland National Movemen ( SNM ) |
|
|
|
|
|
 Proudly Somalilander |
|
|
|
|
Xasuuso Hawlgalkii Badbaado. |
  |
|
|
|