|
 |
Main |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
BBC Somali |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi |
|
|
|
|
|
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed. |
 |
|
|
|
|
Proudly Somalilander |
 |
|
|
|
|
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde. |
  |
|
|
|  |
|
| Waa Loo Dhasha Wadani Miyaa La Iska Dhigikara Wadani. |
 |
|
 JSL waa Dal leh Calan, Lacag u gaara, Madaxwayne iyo Golayaal la soo doortay. Intaasi waxa ay ku tusinaysaa in uu dalkani qaaday jidkii loo bahnaa ee dawladnimo isla markaana aanu marnaba diyaar u ahayn in la hagardameeyo amma la xagla liiciyo. By: khadar Ibrahim Aar.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Jawaab: Reer Hargeysa oo Maanta Noqday Carigii ay Ceebtu Raacday!. |
 |
|
 Waxaan odhan lahaa tafatire Axmed Sheekh sxb waxaad tahay nin JSL ah. Saxaafaduna iyadu mar walba dadka waa u dhex. Ninka suxufiga ahina reer ma aha qalinkaagana adigoo wax badan ku wanaajin kara wax badan ha ku xumayn. Ha noqon qof dhinaca xun wax ka eega ee noqo qof miisaama wax badan. By: Liibaan M Shire
|
|
|
|
|
|
|
|
| Today the Justice of the Nation of Somaliland will Prevail! |
 |
|
 The sons and daughters of S/land must start writing their history starting from today the 11th of August 2007 as justice will speak and pens will write the judgment to come and history will be a witness to that. Today the daughters and sons of S/land would see with their own eyes whether what they have worked so hard for the last 4 decades will stand on its own two feet or fall apart God forbid. By: Fatima Ali
|
|
|
|
|
|
|
|
| MADAXWAYNE DALKAN S/LAND LEXE JECLEE!. |
 |
|
 Hadaan anigu fikirkayga gaarka ah ka dhiibtana waxa aan u malaynayaa in Madaxwayne Rayaale uu ka leexday wadadii loo jeexay madaxda dal;ku in ay raacaan. Hadaba waxaa muuqata in Md. Madaxwayne Rayaale uu ka leexday xadkii loo jeexay isla markana uu jafayo qar. By: khadar Ibrahim Aar
|
|
|
|
|
|
|
|
| TALADA ADIGAA KU NOOL EE IYADU KUGUMA NOOLA |
 |
|
 Danta iyo talada dalku maaha mid ku kooban inta xilka haysa ee loo igmaday ee waa mid saaran dhamaan inta u dhalatay, yar iyo weyn, rag iyo dumar, culimo iyo caaqil, aqoonyahan iyo indheergarad, iyo maalqabeen iyo muruq-maalba. WAXANA LAGAMA MAARMAAN AH IN SADEXDA DHADHAAR EE DHISMAHA DISTOORKA DALKU KU QOTOMO LA SIGIBTIRO. By: His Excellency Sir Omar Hagi Mohamoud ( Cumar-Dheere )
|
|
|
|
|
|
|
|
| Sadexda Xisbi Joogta Ma Aha Ee Waa Wareegto. |
 |
|
 Waxaynu ku tilmaami karnaa tartanka Xisbiyada JSL in ay la mid yihiin tartanka ka dhex dhaca kooxaha ciyaara kubbada cagta. Taas oo kolba kooxda guulaysataa ay xaga sare marto. By: Ahmed Mohammed
|
|
|
|
|
|
|
|
| SHANTII WASIIR EE XULKA AHAA MA CABDILLAAHI DARAWAL BAA U DANBEEYEY?. |
 |
|
Nina Dhaqashuu Kuugu Dhabar Jebay Nina Dhuunu Kuu Dhex Joogaa. Waa Hubinti In Xisbiga Udub Hantaaqa Weyni Soo Gaadhay Isagoo Awalba La Ciirciirayey Saluuga Iyo Tabashada Shacabka Ayaa Iscasilaada Wasiirkuna Waxay U Markhaati Furtay Sida Loogu Hungoobay Doorashadii Madaxtooyada Ee Dalka Ka Dhacday Sanadkii 2003. By: Jaamac Cabdillaahi Suleymaan
|
|
|
|
|
|
|
|
| CHANGE OF THE OLD GUARD AND THE ELECTABILITY FACTOR |
 |
|
 Dr. Mohamed Omar’s essay, “Somaliland’s forthcoming presidential election is predicted” begins with the following assertion: “With a view to the upcoming presidential election, Somaliland’s contemporary political narrative points to a potential winner. If the current national context is anything to go by, Kulmiye should get ready for office, and Mr. Ahmed Siilaanyo can start rewriting his long overdue inaugural speech.”
|
|
|
|
|
|
|
|
| HOGGAANKA DALKA MA XUSUUSTAA KA LUNTAY?. |
 |
|
 Waxa muuqata talada ka soo baxaysa hoyga looga taliyo Soomaaliland eek ala ah talooyin, baaqyo iyo tilmaamo ay yihiin qaar is-burinaaya, mid macaan yahay, kana ka danbeeyaa qadhaadh yahay, mid wanaag doon yahay, kan xigaa xumaan raadis, distoor tuur, iyo qaran dumis ah.by:Axmed Carwo
|
|
|
|
|
|
|
|
| Hambalyo Aroos Wacan. |
 |
|
 Dhamaan dadkaas oo kala jooga Somaliland, London iyo Jeddah waxa ay tahniyad iyo bogaadin u dirayaan Cali Siciid Cismaan iyo Nasra Maxamuud Ciise oo Aqalgalkoodu ka dhacay Magaalo madaxda Gobolka Tog-dheer ee Burco Axadii bishu ahayd 05/08/2007. By:Ibrahim Duale Suleiman
|
|
|
|
|
|
|
|
| NAFTA LOO DUDAAYIYO XAGA LOOLA DIDAYAA WAA DAB IYO BAANSIIN!. |
 |
|
 Aan is waydiinee xubnaha iyo madaxda sare ee xisbiga ee sida dadban ee gaarka ah khadka telephone-ka ugu wada hadlay kana qarsaday Gudoomiyihii Gobolka Minnesota maxay u ixtiraami waayeen xubinta laga xan qarsanayo. Mise iyaga qodobku ma qabto?Arrinta Minnesota ma aha wax cusub oo lala yaabo. By:Maxamed I Xaashi
|
|
|
|
|
|
|
|
| BEER-DHIGAALAYNTA RIYAALE DAMACA KULMIYE,IYO JIITANKA UCID!. |
 |
|
 SIYAASADA DALKA JSL WAA SIYASAD FURAN OO YEELATAY BAAXAD AH SIDII BADOO KALE OO NIN WALBA XISBIGA UU TAAGEERO AYUU KU CABIRAA BAYSKIISA SIYAASADEED MAANTA DALKU WAXA UU KU JIRAA XAALAD AAD U XASAASI AH OO LEH SAMIRKEEDA IYO DULQAADKEEDA OO LEH BEERDHIGAALAYNTA MADAXWEYNAHA OO KALE. By:YAASIIN
|
|
|
|
|
|
|
|
| Congratulations to the medical graduates from Amoud University... |
 |
|
 Congratulations to the first medical graduates from Amoud University. Once again Somaliland and its people have proven that with mutual respect, shared common goals and democracy anything is possible. By:Ahmed Kheyre.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Somalilands forthcoming presidential election is predicted |
 |
|
 With a view to the upcoming presidential election, Somaliland’s contemporary political narrative points to a potential winner. If the current national context is anything to go by, Kulmiye should get ready for office, and Mr. Ahmed Siilaanyo can start rewriting his long overdue inaugural speech.
|
|
|
|
|
|
|
|
| The Unlawful Arrest of QARAN Leaders is Un-acceptable |
 |
|
 "Intolerance is it self a form of violence and an obstacle to the growth of a true democratic spirit" - Mahathma Gandhi. By Ahmed Eid Adam
|
|
|
|
|
|
|
|
| Ururka Dhallinyarada Qurbajooga Togdheer Ee TAYO Oo Hambalyo U Diray.. |
 |
|
 Hadaanu nahay dhammaan howlwadeenada, xubnaha iyo taageerayaasha Ururka TAYO, waxaanu hanbalyo iyo boogaadin u diraynaa kooxda xulka kubadda cagta ee G/Togdheer oo guul weyn u soo hooyey gobolkeena. By: Mustafe Ali Wadad
|
|
|
|
|
|
|
|
| Hambalyo Ku Socota Macaali Wasiir Ali Mohamed Warancade. |
 |
|
| ANAGA OO AH JAALIYADDA JSL EE MAGAALADA CALGARY/ CANADA U DIRAYNAA AMAAN IYO TAAGEERO, WASIIRKA DUULISTA IYO HAWADA JSL Md. ALI MOHAMED WARANCADE. SIDA QIIMAHA IYO WAXTARKA LEH EE U WADANKA WAX UUGU QABTO. By: Mohamed Iimaan Hasan.
|
|
|
|
|
|
|
|
| UJEEDO: BAAQ GUUD. |
 |
|
Anaga oo ka mid ah ka qurbajoog JSL. Waxaanu halkan ka muujinaynaa naxdinta iyo cadhada uu nagu dhaliyey xadhiga madaxda ururka QARAN ee dhawaan dalka laga aasaasay oo kala ah Gudd. Dr. Gaboose, G/K/xigeenadii Maxamed Xaashi Cilmi iyo Jamaal Caydiid. By: Axmed Ibrahim Kadleye.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Ogaysiis: Shabakada Warjire-Online. |
 |
|
 Shabakadda WarjireOnline waxa ay ogaysiinaysaa dhamaan akhristayaasha Shabakadda Warjire-Online in ay dib ugu soo noqotay hawada kadib in muda ah oo ay hawada ka maqnayd. Waxayna dhamaan ugu bushaaraynaysaa akhristayaasheeda in dib u habayn lagu samayn doona Shabakadda.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Africa: Testimony of Dr. J. Peter Pham - U.S. House Africom |
 |
|
 A United States Department of Defense regional unified combatant command for Africa that offers the potential for sustained engagement of a region where America has very real strategic interests.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Qaska ka jira Somaliland waxa wada SALEEBAAN GAAL! |
 |
|
 UDUB WAA QABYAALAD. UCID KA SII DARN. KULMIYE HABA SHEEGIN. Waar dowladu ma xuma laakiin sidii Siyaad Bare ay Majeerteenku inoogu direen ayaa Saleebaan iyo kooxdiisu ay inoogu dirayaan dowlada ee dhibka Saleebaan ha laga digtoonaado.. By: Yaassiin
|
|
|
|
|
|
|
|
| Catch these criminal Qaran supportters!!. |
 |
|
 It’s very sad that our people reach the point where we become so blind that we can not even distinguished between the responsibility of the government and that of the opposition parties. It’s the responsibility of the government not the opposition, to provide basic services to its citizen. By: Rashiid Abdi
|
|
|
|
|
|
|
|
| Arrest of Qaran leaders right way to end political corruption |
 |
|
 Qaran leaders should only go through existing three political parties to win presidential election. The ongoing arrests and political confusion in Somaliland brought hope to the Somaliland enemies especially the members of the Imbagathi government. By: Abdirahman Ahmed Ali
|
|
|
|
|
|
|
|
| Baro Oo Ku Dhaqan Dastuurka Dalkaaga Qbt. 5aad. |
 |
|
 F.G. (Qof kasta oo aqoon sheeganaya waxaa ku waajib ah in uu akhriyo Dastuurka Somaliland,waxaana muhiim in la fahmo in Dastuurka la sameeyey ka hor intii aan la sameyn Xisbiyada hadda jira,mana ahayn Dastuurku mid kooxda Qaran loo sameeyey )
|
|
|
|
|
|
|
|
| Arrintan xadhiga madaxda xisbiga qaran wa wax lala yaabo. |
 |
|
 Maan garran dadkan iyo dalkan halka lagu wado. Arrintu way qaloocan tahay ee ha la saxo haddi dalkan iyo dadkan dan laga leeyahay. Oo yaa saxaya? Waxa saxaya, Barlamanka, Guurtida, Madaxweynaha, Maxkamada Sare. By: Ahmed-Deeq.
|
|
|
|
|
|
|
|
| DOWDABE IYO QOORLABE: DADBAN IYO HORQAAD LIHI. |
 |
|
 Qeybta horey ee wareysiga Md. Maxamed-Aar iyo Marwo Sahara labuduba waxay guud ahaan uga hadleen halgankii hubaysnaa ee dibu xoreynta JSL iyada oo Maxamed-Aar ku dheeraaday sidii halganku u bilaabmay iyo isaga iyo da'diisii qeybtii ay ka qaateen sidey naftoodii ugu hureen isagoo goobtii ku magac dhebey qaar ka mid ahaa saaxiibadiisii dagaalka ku naf waayey. By: Maxamed I Xaashi.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Micne Dawladeed Iyo Qabiil Kala Mid Weeyaan!. |
 |
|
 Maal-mahan waxaad moodaa in golayaashan warbaahinta oo intii hore fikrad caafimad qabta la isku waydaarsan jiray ay ku soo badanayaan mawqifyo aad u hooseeya oo fikradaha ama waxa ay ka hadlayaan ku salaysan yahay qabiil iyagoo isleh waxbaad maldahaysaan oo isticimaalaya kalmadaha "Reer togdheerow nabada ilaaiya idinkaa soo halgamee" iyo "Reer Hargaysaa dhibaato wada" iyo qaar kaloo aad uga sii liita. By: Abdilahi Ali Ibrahim.
|
|
|
|
|
|
|
|
| S/land xagee bay u socotaa? |
 |
|
Marka hore waxaa xusid mudan in qofkasta oo dareen fayoobi ku jiro inuu ka marag kacaayo amaanka ay JSL ku naalootay xilli dab ka kacaayo meelo badan oo caalamaka ka mida. Waxa kale oo xusid mudan sharafta ay JSL arrintaa awgeed ku kasbatay. Taas waxaa aad u dareemi kara qof maal-mihiisa qeyb ka mida ku qaatay JSL dabadeed u sibiq dhaqaaqay meelo ka baxsan xadka JSL. By: Axmed M Mose
|
|
|
|
|
|
|
|  |
|
|
Somaliland Republic Embalem |
|
|
|
|
|
|
 |
Who's Online |
 |
|
|
|
| There are currently, 115 Guest(s) |
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
Articles |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Marxuum Abwaan Timacadde. |
  |
|
|
|
|
Tafsiirka Quraanka Kariimka. |
|
|
|
|
|
AHN. Abwaan Qaasim |

 |
|
|
|
|
Somaliland National Movement ( SNM ). |
 Somaliland National Movemen ( SNM ) |
|
|
|
|
|
 Proudly Somalilander |
|
|
|
|
Xasuuso Hawlgalkii Badbaado. |
  |
|
|
|