|
 |
Main |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
BBC Somali |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi |
|
|
|
|
|
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed. |
 |
|
|
|
|
Proudly Somalilander |
 |
|
|
|
|
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde. |
  |
|
|
|  |
|
| Abaal-marin uu ku guulaystay aqoonyahanka caanka ah JSL Jaamac Muuse Jaamac |
 |
|
Waxaa loo aqoonsaday in la siiyo abaal-marin gaar ah Jaamac Muuse Jaamac oo dugsiga dhallaanka ee "Rosa Agazzi", Pisa, ka hirgeliyey kulanno ay carruurtu ku baran karto xisaabta sahlan iyaga oo ciyaaraya ciyaar-dhaqameedka Afrika ee dhulka Somaalidu dagto looga yaqaanno "Leyli-goobalay". By: Sayid M. Yuusuf (Dhegey).
|
|
|
|
|
|
|
|
| Report: 25 African nations involved in armed conflict. |
 |
|
 Somaliland and Mozambique, informal economies that provided a basic means of survival in wartime have been partly responsible for the collapse of formal rural market networks and have been an obstacle to post-conflict resolution, the report said. By: John Muoki
|
|
|
|
|
|
|
|
| Dhaqan Aqooneed. Mise Dhaqan-hoosaad?. |
 |
|
 “Ninkii af leh ayaa abaar ka baxa”! Murtida ah ayaa mararka qaarkood la soo qaataa. Aniguna waxaan odhan lahaa kuna dari lahaa, “Ciddii dhaqanka qarannimada iyo qiimaha ay aqoontu leedahay garata uun baa maanta mugdi ka bixi karta”! By: Axmed Iid Aadan.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Xaggee Bay Isaga Eegyihiin Waxa Ay Qorto Jamhuuriya Iyo Kuwa Cadowgu |
 |
|
 1. Weriye, Gadari oo ciidanka Boolisku gelinkii hore ee shalay ka qabteen badhtamaha Magaalada Laascaanood, ayaa ujeeddada xadhiggiisa......2. War ka so baxay Majertenia: Dawlada Eritrea oo hub ku dejisay Garoonkii Ciidamada ee Magaalada Berbera! By: Ducaale II
|
|
|
|
|
|
|
|
| Yemen Supplying Arms To Majeerteeniya. |
 |
|
 Last week, the Majeerteeniya regime received armored vehicles and weapons from the Yemeni Government in an attempt to recapture Laasaanood city. The regime sealed off the Bossasso Port on Thursday midnight and did not allow commercial activities at the port. By: Abdirahman Ahmed Ali.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Musharaxa Jagada Madaxweynaha Xisbiga Kulmiye Iyo Socdaalkiisii Oslo. |
 |
|
 Waxaa shalay ka dhacay Magaalada Oslo oo ah Caasimadda Dalka Norway shir aad iyo aad u heer sareya loo soo agaasimay. Shirkaas waxaa ka soo qayb galay dadweyne aad iyo aad u fara badan oo ka kala yimid Oslo iyo Magaalooyinka u dhaw. ( sawirada ). By: Ahmed Abdullahi Obsiye.
|
|
|
|
|
|
|
|
| DAWLAD MASUUL AH OO DADKA MATASHA - Q2aad. |
 |
|
Waa qormadii labaad ee geedi-socodka dimuquraadiyadda furan ee adduun weynaha. Ujeedada socdaalkeena taariikheed waa inaynu dhabadii la soo maray dib u qaadno, si aynu daawo ugu helno xanuunada aafeeyey nidaamka aynu indho la’aan u qaadanay. By: Mj. Ahmed Arwo
|
|
|
|
|
|
|
|
| Farqiga u dhaxeeya Siyaasiyiinta iyo Siyaasada Somalia iyo Somaliland. |
 |
|
 Waxay ahayd mar hore in shacab waynaha Soomaaliyeed ee ku nool shanta Soomaaliya iyo daafaha caalam-kaba in loo sheego Farqiga iyo Kala duwanaan-shaha u dhaxeeya Siyaasadaha iyo Siyaasiyiinta ka jira wadamada ay degaan dadka Soomaaliyeed gaar ahaan Jamhuuriyada Soomaaliya iyo Somaliland. By: Xusseen Saxnuuni/Qaahira
|
|
|
|
|
|
|
|
| The U.S. secret war in the Horn of Africa |
 |
|
 The U.S. secret war in the Horn of Africa 25/11/2007. Little is reported concerning the role the U.S. played in Somalia, as it continues to engage in semi-secret operations, using Ethiopian troops as surrogates. By Philippe Leymarie [Translated by George Miller].
|
|
|
|
|
|
|
|
| Hanbalyo: Arooska Xuseen Cabdi Xasan iyo Faadumo Yuusuf Ismaaciil ee Gabiiley. |
 |
|
 Waxa anaga oo kala ah dadka hoos ku qoran aan halkan Hanbalyo-aroos uga diraynaa, lamaanaha kala ah Xuseen Cabdi Xasan(xuseen askari/ gadh-yare) iyo Faadumo Yuusuf Ismaaciil, oo maalintii ay taariikhdu ahayd 23/11/2007, uu arooskoodu ka dhacay magaalada Gabiiley.by:Cali Cumar Xasan.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Madaarka Oslo Iyo Soo Dhaweyntii Dr Ahmed Hussein Isse: |
 |
|
 Waxaa maanta (shalay) oo Jimca ahaa markay saacadda Oslo ahayd 16:30 (15:30 GMT) ka soo dagay Dr. Ahmed Hussein Isse oo ah Xoghaya Arrimaha Dibadda Xisbiga Siyaasiga ee Kulmiye. Waxaa madaarka xaadir ku ahaa oo si weyn ugu soo dhaweeyay dadweyne aad u fara badan. By: Ahmed Abdullahi Obsiye (daawo sawirada).
|
|
|
|
|
|
|
|
| When your only weapon is shame. |
 |
|
 In a cold, unsentimental world, the second type of club might seem doomed. Given that the consequences of being suspended, or even expelled, from such a group are rarely disastrous—the equivalent, at worst, of being shunned by one's schoolmates—they will surely not deter the planet's worst rogues.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Khudbaddii Qabqable C/llaahi Yusuf uu ka jeediyey Baydhaba 22/11/07 iyo hanjaba |
 |
|
 22 Nov 2007 waxaa uu C/llahi Yusuf Qudbad ka jeediyey Magaalada Baydhaba - Guriga uu ka degan yahay. Qudbadaa ayaa ku beegneyd xaflad loo sameynayey magacaabista Rai'isalwasaare cusub oo uu soo magacaabay. Kaas oo bedeli doona Cali Maxamed Geedi oo uu hore xilka uga qaaday.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Somalia: Pro-EthiopiaTFG Groups Cunning Strategy of Divide and Conquer. |
 |
|
 Only time will tell whether the Somali people will forget or forgive about some of their most notorious traitors who shamelessly hide behind the Ethiopian tanks while Somalia is pulverized to dust. However, as history will attest the collaborators’ sarcastic remarks. By:Dalmar Kaahin
|
|
|
|
|
|
|
|
| GOBOLADA SSC EE DARAAWIISHTA, SIDEE UGU-DHAWAAN LOO LIQSIIN KARAA JSL? |
 |
|
 Rag gudboon sal iyo baar haddii geel isugu jiro. Gar maqaate dhega li'i go'aan wadari leedahay hadduu goonidiisiyo gaarkiis u maamulo. Keligii nin gob yahay Inta badan gun hoosiyo garax iyo qadhoon iyo gaagaab ka wada dhigo. Marka loo ged sheegtana galka seefta kala baxo. Wuxuu goosto keligii Ama geysto dabadeed garashaa ku tidhi yeel. By: Mj. Osman Omar Dool.
|
|
|
|
|
|
|
|
| AYAAN DARANAA DALKAYGU AQOON DARAN DADKIISU. |
 |
|
 Waxaa aynu had iyo jeer dhaleecaynaa Dawlada iyo Wasiiradeeda. Hadana maalinta uu Wasiir ama dadka Dawlada ka tirsani ay shaqada ay u hayaan iska dhiibaan ama laga eryo, Xisbiyada Mucaaridku waxaay tartan u galaan ama ay gacmo furan ku soo dhaweeyaan shaqsigii ay shalayto lahaayeen wax buu musqmaasuaqay ama wuu maamul xumaa.
|
|
|
|
|
|
|
|
| SNM IYO UDUB MAXAY ISKU MID KA YIHIIN? |
 |
|
Qormadan aan ugu magac daray "SNM Iyo UDUB Maxay Isku Mid Ka Yihiin"" waa qorma ka hadli doonta sababihii loo abuuray SNM iyo Xisbiga Dawliga ee UDUB. Hayeeshe waxa marka hore lagama Maarmaan noqotay in aynu dib u jaleecno taarikhdii ay soo martay JSL oo kooban iyo sababihii loo abuuray ururkii halgamaaga ahaa ee SNM. By: Abdifatah O. Abdi ( kling king ).
|
|
|
|
|
|
|
|
| Hambalyo Ciidanka Somaliland Ku Socota. |
 |
|
Asalamu alaikum anaga oo ah jaaliyada reer somaliland ee magaalada Calgary gobolka Alberta eeDalka Canada ayaa waxaanu hambalyo iyo taageero u diraynaa ciidamada Somaliland ee sida geesinimada leh u gaadhay xuduudahoodi ayada oo awalba aanay jirin wax ka hor taagnaa. By: Mohamed Iiman
|
|
|
|
|
|
|
|
| THE INCARCERATION OF QARAN LEADERSHIP. |
 |
|
 "*It is my right to be uncommon. For I do not choose to be a common man, if I can, I seek opportunity. I do not wish to be a kept citizen, humbled and dulled by having the government look after me. I choose to take the calculated risk, to dream, to build, to fail or succeed. I choose not to barter incentive for a dole. Posted By: Hussein Abdillahi
|
|
|
|
|
|
|
|
| TAAGEERAYAASHA UDUB OO KU HAFTAY DIMUQRAADIYADA KULMIYE |
 |
|
 Taageerayaasha xusbiga kulmiye ayaa iyagu qabin fakarkaa reer udub qabaan waxaana ay ku odhanayaa doorashadu waa dhacaysaa hadii wax dib loo dhigona waxay noqonaysaa wax sidaa hadal la isla og yahay, inkasta oday guurtida ugu weyn ee xaaji cabdi waraabe dhawaan sheegay in guurti ahaan. By: Sacad Ciise Cumar
|
|
|
|
|
|
|
|
| The Victimization of Kulmiye Members. |
 |
|
 Mr. Marshall, Stepping down from seeking a position as a vice president of Kulmiye party, gave me the idea that He was a victim. When you feel you have lost control of your life, you may be on a board on a ship that is about to sink. By: Siciid Caamir.
|
|
|
|
|
|
|
|
| MILICSIGA DHAXAL-REEB:BUUG XAMBAARSAN TAARIIKHDII HALYEYADA. |
 |
|
 Umaan bogin oo kaliya dhexdhexaadnimada, kartida iyo xirfadda dhammeyska ah ee qoraaga, balse waxan aad ugu qushuucay sida uu u ururiyey, u kaydiyey, isla markaana ugu fara-adaygay taariikhaha muddada intaas leeg soo taxnaa. Runtii waa tacab dheeraad ah oo aynaan dhaqan u lahaan jirin.by:Mustafe Maxamed Khayre.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Xagjirnimada Iyo Dhalinyarada Maanta . |
 |
|
 Waa in la'aamino fikir khladan oo aan toosneen islamarkaana lagu shaqeeyo Kaasoo ka ambaqaadaya , waxa ruuxu uu jecelyahay uu ku haminayo in uu sameeyo asagoo diinta islaamka usoomaraya kuna andacoonaya adilo liita ama saxiix aheen. By: sheikh Hassan Al-basri
|
|
|
|
|
|
|
|  |
|
|
Somaliland Republic Embalem |
|
|
|
|
|
|
 |
Who's Online |
 |
|
|
|
| There are currently, 115 Guest(s) |
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
Articles |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Marxuum Abwaan Timacadde. |
  |
|
|
|
|
Tafsiirka Quraanka Kariimka. |
|
|
|
|
|
AHN. Abwaan Qaasim |

 |
|
|
|
|
Somaliland National Movement ( SNM ). |
 Somaliland National Movemen ( SNM ) |
|
|
|
|
|
 Proudly Somalilander |
|
|
|
|
Xasuuso Hawlgalkii Badbaado. |
  |
|
|
|