|
 |
Main |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
BBC Somali |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi |
|
|
|
|
|
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed. |
 |
|
|
|
|
Proudly Somalilander |
 |
|
|
|
|
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde. |
  |
|
|
|  |
|
| Somaliland Residents Express High Hopes for Independence |
 |
|
 The people of the African republic of Somaliland voted in 1991 to become an independent nation. They argue that there are enough cultural, political and social differences between them and the people of Somalia to make Somaliland a separate country, as was the case briefly in 1960.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Warqad Meneligii Itoobiya 1891 U Qoray Gumaystayaashii Reer Yurub Kuna Dalbayo D |
 |
|
 To the northward the line of the frontier includes the Habar Awal, the Gadabursi, and Essa Somalis , and reaches Ambos. Leaving Ambos the line includes Lake Assal, the province of our ancient vassal Mohamed Anfari, skirts the coast of the sea, and rejoins Arafale. While tracing today the actual boundaries of my Empire.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Dawladda Kingdom Of Saudi Arabia ( KSA ) Iyo Baasboorka Somalida. |
 |
|
 Ilaahay khayr ha siiyee waxa farriin wer-wer xambaarsan iiga soo gudbiyey Magaalada Jeddah, Saudi Arabia Mj. Cabdirisaaq Siyad Cabdi - Sancaani. Wuxu ka waramayaa dhibaato laxaad leh oo soo foodsaartay Jaaliyadda JSL ee ku dhaqan Dalka Sacuudiga. By: Mj. Axmed Xaji Yuusuf Ducaale.
|
|
|
|
|
|
|
|
| UN JOB In Somaliland |
 |
|
 In response to recent developments within Somalia, the Governance Programme is actively pursuing strategies to support its activities in Somalia. In support of the project implementation, UNDP Governance Programme is advertising for the position of Project Assistant.
|
|
|
|
|
|
|
|
| XISBIGA KULMIYOOW GUULI KUU DHAWAA!? |
 |
|
 Waxan haddaba jecleystey aakhristoow in aad ila dhageysato wareysigan iyo su'aalahan muhiimka ah ee la weydiinayo Dr. Axmed Hussein Issa islamarkan u ka jawaabayo oo ah Xogaheyaha Xisbiga Kulmiye ee doonaya inuu ka mid noqdo musharaxiinta Xisbiga Kulmiye ee u tartamaya Gudoomanimada Hogaanka Xisbiga Kulmiye ee Sanadkan 2008. By: Mj. O D Hassan.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Tacsi Ka Timid Jaaliyadda JSL Ee Dalka Jarmalka. |
 |
|
| Illaahay Qabriga ha u nuuree C/Casiis Cabdalle Guuleed Faarax wuxuu ahaa Oday Aqoon yahan ah oo Magac iyo Maamuus weyna ku dhex lahaa Bulshada Afka Somaaliga ku hadasha khaasatan JSL isaga oo ka mid ahaa Ragii dhidibada u taagey Jaaliyadda JSL ee Germany Maalmihii u daraa (Somaliland Verein), Xubina ka ahaa Guurtida Ururka.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Obama Barrack, Arabs & Muslims on the middle name.. |
 |
|
 Barrack Hussein Obama is proud of his middle name, which is in honor of his grandfather, Hussein, a secular resident of Nairobi, Kenya. Americans may think of Saddam Hussein when they hear the name, but that is like thinking of Stalin when you hear the name Joseph. But in Obama’s case, it is just a reference to his grandfather. By: Mj. A A Ali
|
|
|
|
|
|
|
|
| Somalia: Ma Dhici Karaa Kacdoon Hubaysan Qabiil 4.5 Oo Musiibo Kale Ah? |
 |
|
 Waxa laga sheegayo Muqdisho/Somalia waxa ay dhalin kartaa musiibo tii ugu burburka weynayd, xasuuq halkii u danbaysay iyo digoxaadh la is mariyo. Wax badso wax beel bay dhashaa. Dagaal qabiil heer 4.5, waxa uu noqon karaa musiibo tii ugu darnayn. Waxa ay su'aasho tahay. Cidda sidaas ku caano maali doonta cidda ay tahay! Bardaneey biyo! By: Ducaale II
|
|
|
|
|
|
|
|
| Edna's House: Healing in Somaliland |
 |
|
 Edna is just a remarkable lady and we are honored to have her in Hargeisa doing what she does best healing the nation. This is such a great video and we need more stuff like this to open the eyes of the world and the rest of the Inter. Community because we need people like Edna in this planet and of course the person who did the film on her, for releasing her values and seeing the light in her. He just didn't film it by an accident.
|
|
|
|
|
|
|
|
| TACSI TIIRAANYO LEH |
 |
|
 DHAMAAN DADKAASI WAXAY TACSI U DIRAYAAN QOYSKII IYO QARAABADII IYO EHELKII UU KA GEERIYOODAY ILAAHAY HA U NAXARIISTEE MARXUUN SULAYMAN DIRIR CILEEYO OO DHAWAAN KU HEERIYOODAY MAGAALADA BURCO WAXAANA AY LEEYIHIIN ILAAHAY MARXUUNKAA JANADII FARDOWSA HA KA WARAABIYO,
|
|
|
|
|
|
|
|
| MADAXWEYNE DAAHIR RAYAALE: MA MADAXWAYNAHA UDUB BAA MISE WAA MADAXWAYNAHA JSL. |
 |
|
  Xisbiga UDUB waxa uu golahiisa dhexe marayaa wakhtigan xaadirka ah in ka badan 700 oo xubnood, iyada oo sharcigu dhigayo wax aan gaadhin 177 xubnood. Sharciyada u yaala Xisbiga UDUB ayaa waxa uu dhaafay in uu qabto Shirwaynahii Xisbiga in badan iyada oo markasta dadka lagu majaro hababiyo Xisbiga Kulmiye iyo Shirwaynahiisa.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Shir Xiiso UDUB Iyo Xamaasadi Ka Muuqatay Oo Lagu Qabtay Magaalada Cardiff. |
 |
|
 Shir Xiiso UDUB iyo xamaasad weyni ku dheehan tahay oo aan loo kala hadhin dhalin yaro iyo waayeelka Xisbiga UDUB UK ee Gobalka Wales ayaa galabnimadii Jimcihii, 29/2/08 lagu qabtay Magaalada Cardiff Caasimadda Gobalka Wales U.K. Shirkaas oo lagu qabtay xarun caan ah oo la yidhaahdo: Bay-Den Scout Hall.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Magaaladii Carmasha ( Carmalka )! |
 |
|
Wadan kasta oo aduunka ka mid ah waxa laga helayaa carmal (widow, widower ). Maxaa yeelay waxa jira duruufo qalafsan oo kala kaxeyn kara lammaanaha nolosha wada qeybsanayay. Waliba casrigan hadda lagu jiro waxa aad u fudud in si dhib yar loo kala tago. By: A M Ahmed
|
|
|
|
|
|
|
|
| Muuqaalka Dhabta Ah Ee Xisbigga Kulmiye ( No. 8 )! |
 |
|
 Bilihii ugu dambeeyey waxaa qalabka warbaahinta ku soo baxayey warar muujinaya in Xisbiga Kulmiye oo ah mid ka mid ah saddexda Xisbi Qaran ee ka jira Jumhuuriyadda Somaliland uu qarka u saran yahay in uu gebi ahaanba burburo. By: Abdi M.Saleiman (Mingiste).
|
|
|
|
|
|
|
|
| EDUCATION OPPORTUNITIES IN UGANDA. ( Uganda facts in brief ). |
 |
|
 Uganda won independence 1962 and Kampala is the Uganda's capital city and it is the largest city for the whole country. Most Ugandans are black Africans and they are more than 20 ethnic groups each having their own language and culture.
|
|
|
|
|
|
|
|
| OGAYSIIS KU WAAAJAHAN REER BRISTOL/UK. |
 |
|
 XILDHIBAANADII BARLAMAANKA SOMALILAND EE BARYAHANBA BOOQASHADA KU JOOGAY.UK OO MARTI KUUGU AH MAGAALADA BRISTOL MAALINTA 02.03.2008.
|
|
|
|
|
|
|
|
| The U.S. and Somaliland: A Strategic Guide to Partnership |
 |
|
In January, the president of the Republic of Somaliland, Dahir Rayale Kahin, accompanied by his foreign minister Mr. Duale, and several other members of his cabinet, were invited to Washington for a visit that was officially acknowledged by the U.S. By: Mj. J. Peter Pham
|
|
|
|
|
|
|
|
| Ma dhabaa Telecom ayaa ah Horyaalka Isgaadhsiinta G/Saaxil?! |
 |
|
 Waxaan dhamaan salaamayaa saxaafada Somaliland. Intaa ka dib waxaan halkan ku cabirayaa fikirkayga ku saabsan isgaadhsiinta JSL ka shaqaysa gaar ahaan Gobolka Saaxil oo aan degan ahay, kana mid ah ganacsatada Reer Somaliland. By: Mj. Jamac Xassan Maxamoud.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Murashaxiinta Gobolka Awdal Qaarkood iyo Qabyaaladda Cusub. |
 |
|
 Kooxdaas lama odhan karo garaadkooda siyaasiga ah ayaa hooseeya. Lama odhan karo qabyaaladda ayaa ku cusub. Lama odhan karo Xisbigga Kulmiye ayaa ku dhisan hab dhaqan beeleed. Lama odhan karo "Hulumbahii Bariga" ayaa galay! Waxaan kula talin lahaa Murashaxiinta qaarkood Gobolka Awdal. By: Mj. Shabash
|
|
|
|
|
|
|
|
| Mj.Axmed Carwo Oo Tacsi u Kala Diraya: Reer C/llaahi Cigaal & Reer Garaad Ismaci |
 |
|
 Gudd. Jaaliyadda JSL ee Wales/UK Mj. Axmed Carwo. Waxa uu halkan tacsi tiiraanyo leh uga gubinayaa Reerihii, Qoysaskii, Eheladii iyo Dhammaan Dal, Dad iyo Dawlad Shacbiga JSL geeridii xaqa iyo naxdinta ahayd ee ku timid Mj. Marxuum GARAAD ISMAACIIL DUCAALE iyo Mj. Marxuum SACIID CABDILLAAHI CIGAAL.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Tacsi Tacsi Tacsi Tacsi |
 |
|
 Waxannu Tacsi tiiraanyo leh u diraynaa Qoyska, Ehelka, Dhammaan Beesha iyo Shacabka Somaliland ee uu ka baxay Marxuum Garaad Ismail Ducaale Guleed.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Raadso Buugaag Cusub Oo La soo saaray! |
 |
|
 MAX'ED CALI AXMED waa xildhibaan ka tirsan Golaha Deegaanka ee Magaalada Hargeisa Casimada Hargeisa. Waana qoraa caan ah oo maqaalo iyo bugaagba ku soo saara wargeysyada madaxa banaan todobaad walba. Waxa uu hadda soo saaray laba buug oo cusub oo taariikh ah oo kala ah: By: Miss Book.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Shirkadaha Telecom Iyo Telesom Midkee Baa Horyaalka Isgaadhsiinta JSL Leh?! |
 |
|
 Waa Shirkada Isgaadhsiinta guud ahaan Somaliland ugu awooda badan isticmaalkeeda, intii dalka la soo galayna iyadaa ahayd horyaalka isgaadhsiinta Somaliland, sida runtii ah waxa la odhan karaa Shirkada Telesom dadka wey ka faa'iiday dhaqaale badan oo aan xad lahayna wey ka heshaa, maalinle, bile iyo sanadleba. By: Liibaan Mxamoud.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Xayaysiis Muhim ah: Ha Moogaan Gadiri Optics ( Muraayadlaha Gaadiri )> |
 |
|
 Waa Bushaaradii Rugta Caanka ah ee Gadiri Optics oo kuu keentay Muraayadihii indhaha. Kuwaas oo ay kaaga keeneen Dalalka Ingriiska iyo Talyaaniga oo leh nooca Quruuradda, Cadaan, Plastic Colour iyo Muraayadaha la xidho Day and Night ee loo yaqaano Poloride oo ay weliba intaa kuu dheer yihiin..By: Gadari
|
|
|
|
|
|
|
|
| Tacsi Tiiraanyo Leh, |
 |
|
 Innaa lilaahi wa inna Ileyhi raajucuun. Anigoo ku hadlaya magaca dadweynaha Reer Somaliland ee deggan Dalka Sweden, waxaan tacsi u dirayaa qoyskii, eheladii, qaraabadii iyo ummada Reer Somaliland geeridii naxdinta lahayd ee ku timi...
|
|
|
|
|
|
|
|
| Waraysi : Gudoomiyaha Ururka Togdheer Abroad Foundation (TAF) |
 |
|
 Somali Voice ( Bristol-UK) 25-02-08 Ururka Togdheer Abroad Foundation oo ah mid ay ku midoobeen dhalinyarada kasoo jeeda gobolka Togdheer ee ku nool dalkan Britain ayaa beryahan danbe si xawli ah u kordhiyay wax ka qabashada iyo ka qaybqaadashada gobolkaasi Togdheer.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Maah-Maah Somalia laga Yaqaan Oo beenowday! |
 |
|
 Maah-maah laga yaqaan Somalia. Taas oo uu inta badan ku maah-maahi jiray Qabable Yey. Ayaa dhammaanteed beenowday oo sida kale noqotay. By: Ducaale II.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Faalo: Mas'uuliyiinta Degmada Gabiley Iyo Wax Ka Qabad La'aanta Xaaladaha Caafim |
 |
|
 Xaaladda adeega caafimaad ee Degmadda Gabiley ayaa wakhtiyadan danbe aad u liidata. Marka loo eego Tuulooyinka badan ee hoos yimaada Degmadda Gabiley oo aan lahayn adeeg caafimaad oo Fiican. Adeegaasi waxa uu ku kooban yahay Gabiley, Arabsiyo iyo Wajaale. Adeegaasi oo aan Mug lahayn. By: M M Inji.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Jawaab: Qaaradaha Adduunka Oo Laga Aqoonsaday Dadka & Dalka JSL Waxa Ay Qabasade |
 |
|
 Dalkan iyo dadkan sidan ha loo dhaamo."Hadal iyo Dhamaantii". Wadankana muwaadiniintii hagi lahayd waa in uu maamulka u dhiibtaa oo waa inaadeerkay lagu dooran. Khery baan idiin rajeyn.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Talo: In Degmada Gabiley lagu daro oo ay ka mid noqoto Gobolka Awdal. |
 |
|
 Gabiiley waa degmo uu hoos yimaado degaan aad u wayni, waa degmo dad aad u badani ku nool yahay, waa degmo ku hodan ah xoolaha nool iyo beeraha, waa degmo-da kali ah ee ka sii nool 5-tii degmo ( Berbera, Lughaya. Saylac, Boorama, Gabilay) ee mar laga xukumi jiray Hargeysa. By: Mj. A. O. Hassan.
|
|
|
|
|
|
|
|  |
|
|
Somaliland Republic Embalem |
|
|
|
|
|
|
 |
Who's Online |
 |
|
|
|
| There are currently, 114 Guest(s) |
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
Articles |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Marxuum Abwaan Timacadde. |
  |
|
|
|
|
Tafsiirka Quraanka Kariimka. |
|
|
|
|
|
AHN. Abwaan Qaasim |

 |
|
|
|
|
Somaliland National Movement ( SNM ). |
 Somaliland National Movemen ( SNM ) |
|
|
|
|
|
 Proudly Somalilander |
|
|
|
|
Xasuuso Hawlgalkii Badbaado. |
  |
|
|
|