|
 |
Main |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
BBC Somali |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi |
|
|
|
|
|
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed. |
 |
|
|
|
|
Proudly Somalilander |
 |
|
|
|
|
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde. |
  |
|
|
|  |
|
| U DEG-DEG TOOBADA INTA AANAY KAA XIDHMIN. |
 |
|
 Toobbadda oo ah in ay adoomuhu xagga Ilaahay u noqdaan kana toobbad keenaan wixii dambi ah ee ay galeen waa mid ay shareecada Islaamku inagu dhiiri gelisay iyada oo ina fartay in aynu toobbad keeno markasta iyo goor kastaba. By: Maxamed Cabdi Jaamac.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Tacsi Tiiraanyo Leh. |
 |
|
| Dhamaan dadka hoos ku Qorani waxay tacsi u dirayaan dhamaan qaraabadii iyo ehelkii uu ka baxay Mujahid Cumar Jamac Ismaciil oo shalay ku geeriyooday Dalka jabauuti.illaahay waxaan uga baryayaaan inuu janadii Fardawsa Marxuunka ka waraabiyo.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Yurubtii Hore Iyo Waxa Gumaysigu Dadka Baday! |
 |
|
 Akhriste xaqbaad u leedahay mar hadii aad goob jog ka tahay casriga ilbaxnimada iyo horumarka inaad is waydiiso horseedka hormarka casrigan sida la sheegay muxuu u sameeyay addoomada ? Xidhiidhka ay Yurubtu la xidhiidhay Afrikada Madow. By: Hamse Riiraash.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Somaliland seeks a little respect. |
 |
|
 Free and stable, self-declared republic of Somaliland chafes at lack of world recognition. We will go ahead with our elections and we will never give up," Kahin, the Somaliland leader, said while relaxing at the presidential palace one recent evening. "We are a patient people."
|
|
|
|
|
|
|
|
| Tacsi |
 |
|
 Dhamaan Bahda Shabakadaha Gabiley News, Somalilandpatriots ( Safka-Hore ) iyo Hawlwadeenada Somalilandfuture Waxay Tacsi udirayaan Maxamed Dayib Aw Cali oo ay ka tacsidaynayaan geeridii ku timi Aabihii Marxuum Dayib Aw Cali oo xalay ku geeriyooday Magaaladda Gabiley.
|
|
|
|
|
|
|
|
| TACSI GEERIDA MARXUUM CUMAR JAAMAC ISMAACIIL |
 |
|
 Aniga oo ku hadlaaya Magaca Jaaliyadda JSL ee Dalka Wales. Waxaan tacsi u dirayaa, xaaska, walaalada, ehelka, qaraabada, xigaalka, asxaabta, iyo dhammaan dadweynaha JSL. Gaar ahaan degaanka Hargeysa ee uu Marxuum CUMAR JAAMAC ISMAACIIL ka soo jeedo. Marxuumku waxuu geeriyooday maanta 08/05/2008.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Oday Mingiste Raali-galinta Uu Bixinayaa Waa Saambuuse Laga Eedaamay Oo Uu Gabal |
 |
|
 Abwaan Reer Togdheer ah oo la odhan jiray Mr. Abyan. Ayaa gabay uu tiryey, waxa ku jiray meeris iminka noqday hadal murtiyeed mar kasta lagu maahmaaho oo ahaa: "Nin haddii uu hadal gabbaan ka yahay wuu gagabiyaaye*. Gadhka lagama eego iyo cirada guudka kaga taal e' *. Waa Naag uu garayskii ka go'ay gabay xumaadaaye*! By: Osman Abdillahi Sool
|
|
|
|
|
|
|
|
| Tacsi Tiiraanyo Leh Oo Xaq Ah. |
 |
|
 Anigoo ah Jaaliyada reer ALLAYBADAY/Somaliland ee Degan dalalka kale ah: Norway, Denmark, Sweden, Finland,USA, UK ,Carabaha iyo wadankiiba , waxaan tacsi u dirayaa dhammaan ehelka , ubadka, reerkii, tafiirta, asxaabtiisa, iyo dhammaan inta nolasha ku taqaanay marxuum-ka Abdi Ali Xandule (Oday).
|
|
|
|
|
|
|
|
| LIXDA GOBOL EE WAAWEYN, TALO KU SOCOTA IYO XANTOODA ( Qbt. 2aad ) |
 |
|
 Dhammaan shacabka dega Dalka Jamhuuriyada Somaliland waxa ka dhexeeya dalka, diinta, iyo ku hadalka ama Af-Somaliga oo waxaynu nahay dalka kaliya ee aan lahayn laba ama sadex luuqadood sida dalalka inala jaarka ah. By: Sa'ad Essa Omar
|
|
|
|
|
|
|
|
| Reminder - Conference call Sunday at 1pm (Mr. Muse Bixi) |
 |
|
 Please do not forget to attend Somaliland American Council conference call; this Sunday at 1pm (6pm London, UK). the keynote speaker is Mr. Muse Biixi, Vice-Chairman, Kulmiye Party. Mr. Biixi will speak about the current affairs in Somaliland.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Alaylehe bilaash lama tabcee taa SNM baa keentay!!!. |
 |
|
Kuwa tacabirkaan soo marniyo, diidan taladeena, Ama tiraya magaceena ee, lumiyay taariikhda, Ama inaan tis qaadniyo jeclayn, tooska nolosheena, Ee tabiya xumeheena ee, caalam kaw tiriyay, Ee tacadiigii dhacay waqood, dib ugu taamaaya, Inay tooriyayn maalin oo, taar ku mari doonto. By: Mj. Casha-luul Maxamuud Yusuf.
|
|
|
|
|
|
|
|
| A rare intervew of the former somali prime minister and the former president of |
 |
|
 Filimkan aan xagga hoose ku faahfaahiyay. Walaalayaal ila daya bal, hadaydaan hore u daawan. Hadaad ka heshaan dadkeena u soo daaya, oo weliba meel gaar ah u sameeya si dadku ay uga haqab baxaan. By: Cali Cumar Xasan
|
|
|
|
|
|
|
|
| Hashiiskii Axsaabta Qaranka Cidna Ciil lama Hagoogan(Q.2aad). |
 |
|
 Axdi-Qarameedka waxaa la sameeyey iyada oo aan la is maan dhaafsanayn, iyada oo aan ciil iyo cadho la isku qabin, iyada oo la isku calool fayow yahay. Markii la samaynayey waxaa dejiyey guddiyo ka madax banaan Axsaabta Siyaasada ku tartamaysa. By: Hamud Duale.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Hambalyo Meher Wacan |
 |
|
 Ardeyadan kor ku xusan iyo dhamaan ardeyda Somailand ee wax ka dhigata jamacadaha dalka Ugandha waxay hablyo hawda u marinayaan
|
|
|
|
|
|
|
|
| Taariikhda Magaalada Hargaysa. |
 |
|
 Hargaysa waxay ahayd goob ay ku badan tahay dhirta isku cufanka oo ahaa Kaymo jiq ah, taasi waxay keentay in dadkii degi jiray oo xilligaas ahaa dad reer guuraa ah inay ka firxadaan saddex shay oo ay Hargaysi caan ku ahayd wakhtigaas oo kala ahaa: By: Cali Cabdi Coomay
|
|
|
|
|
|
|
|
| KA RAALI GELIN XISBIGA KULMIYE QORAALO HORE!!!Abdi M.Saleiman(Mingiste). |
 |
|
 Maanta oo taariikhdu tahay 04. June 2008 Ayaa waxaan halkan raali gelin buuxda uga soo gudbinayaa Xisbiga Kulmiye ,anigoo ka raali gelinaya ,kana xaal marinaya qoraalada la magac baxay “Muuqaalka Dhabta ah ee Xisbiga Kulmiye”qoraaladaas oo hore wax badana lagu daabacay Saxaafada kala duwan ee gobolka geeska Afrika.By:Abdi M.Saleiman(Mingiste).
|
|
|
|
|
|
|
|
| Midha Daray:Hashiiskii Axsaabta Qaranka Cidna Ciil lama Hagoogan. |
 |
|
 Ismaan dhaafkii qurba-ka-cabsiiska ahaa, ee dhex maray Axsaabta Qaranka ee hogaamadoodu ka kooban yihiin qalfoofkii ka hadhay SNM iyo qalfoofkii ka haday nidaamkii Siyaad Barre, wuxuu ku soo gabagaboobey sideed qodob iyo weliba.... By: Haamud Duale.
|
|
|
|
|
|
|
|
| A Letter to his Excellency the Prime Minister of UK. |
 |
|
 I have the honor to address this emergency appeal to You, International Organizations, Friendly government on behalf of the Citizens of Somaliland Republic. By: Mj. Aniis A Issa.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Hadal Qudheed Oo Uu Yidhi C/llaahi-Yey Iyo Xassan D. Aways Oo Ka Mabsuuday. |
 |
|
 Somalia: Kornayl Sheikh Hassan Dahir Aways oo ka Mafsuuday Hadal Tiikhtiikhsi ah oo uu Abdillahi Yussuf ka Yidhi Daaha dabadiisaa oo ku Jahaysnaa Sheikh Shariif. By: Mj. Osman Abdillahi Sool
|
|
|
|
|
|
|
|
| SOMALI REFUGEES: Life on the Edge |
 |
|
 The UNHCR report reveals that prostitution for survival is becoming an increasing problem in Besateen, but the doctor is uneasy discussing the subject and directs us to the clinic that features a unit for family planning, distributes contraception and runs a sexual education program for teenagers. A preview Article
|
|
|
|
|
|
|
|
| Strategic Interests: The U.S. and Somaliland: A Road Map. |
 |
|
 Now, however, is the time for the United States to break ranks and let realism triumph over wishful thinking, not only recognizing, but actively supporting Somaliland, a brave little land whose people's quest for freedom and security mirrors America's values as well as her strategic interests. By J. Peter Pham
|
|
|
|
|
|
|
|
| Xukuumadda iyo Shicibka JSL waxay u qalmaan Abaal Marinta "Nobel Peace Price"! |
 |
|
 Inkasta oo dedaalka iyo kaalinta ay ka qaateenba uu kala duwanaa, hadana guusha ka dhalatay heshiiskii Axaddii 01/06/08 laga gaadhay khilaafkii iyo murankii siyaasadeed ee hadhaayey Somaliland bishii hore waa guul Qaran oo kawada dhaxaysa Ummadda JSL. By: Mj. Axmed Naasir Xirsi Maxamed
|
|
|
|
|
|
|
|
| Tacsi ku socota Reer AHMED SAMAALE DUCAALE (Fure) iyo dhamaan Degmada Allaybaday |
 |
|
 Tacsi ku socota reer AHMED SAMAALE DUCAALE (Fure) iyo dhamaan Degmada Allaybaday! انا للة وانا الية راجعون : Inaa Lilaa wa Inaa Ilayi Raajacuun INAA LILAA WA INAA ILLAYHI RAAJACUUN.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Liiska Dagaal-Oogayaasha Soomaaliya! |
 |
|
 Yaa ka danbeeya dhibaatada maanta ka taagan Somaaliya? War Lords & War Criminal. By: Mj. Abdikarim Axmed Huseen.
|
|
|
|
|
|
|
|
| La Dagaalanka Aqoonsiga JSL! |
 |
|
 Waxa soo muuqday intii waayaddan hab cusub oo cadowga JSL kula dagaalamayo geedi socodka aqoosiga JSL. Cadowgu wuxuu adeegsanayaa tabo kala dudowan oo fara badan oo ay ka mid yihiin: By: Mj. M K F jire
|
|
|
|
|
|
|
|
| Wax Ka Xasuuso Haddimooyinkii Ka Soo Gaadhay JSL La Midawgii Somalia. |
 |
|
 Maxkamaddii Bad-baadada Dalka Oo ku dhawaaqday go'aankii dacwad loo haystay 22 qof oo ku eedaysnaa dembiyo lid ku ah Midnimada, Madaxbanaanida iyo nabadgelyada Qaranka Somaliyeed. Waxay ka mid ahayeen ciwaan far waaweyn lagu qoray oo Subaxnimadii Isniintii February 9, 1988kii lagu xardhay bogga hore ee Wargayskii Xidigtii Oktober.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Maansada [duco] Iyo Abwaan Mj. Siciid Cabdi Dheen. |
 |
|
 WAXAA BARYAHAN DANBE XANUUN INDHAHA AH U LIITAY ABWAANKEENII WAYNAA MJ. BOON XIRSI CABDI[BAWDYO GAAB] AYADOO BULSHAWAYNTU AAD UGA XUMAATAY XANNUUNKA HALEELAY ABWAAN BOON XIRSI AYAA HADANA WAXAY DADKU WADAAN SIDII LOO TAAKULAYN LAHAA ABWAANKA..
|
|
|
|
|
|
|
|
| Abdilaahi Yusuf, The Warlord, The President And A Sea Pirate |
 |
|
kidnapping ships and boats and forcing them to pay ransom was Abdullah’s major business.He is both the creator and investor of this wicked sea piracy which created a menace atmosphere of violence and fear in the Somali sea. By: Mj. Farah Barkhad Nour.
|
|
|
|
|
|
|
|
| THE LAND OF THE GODS - A brief study of Somali Etymology and its historio-lingui |
 |
|
 In all probability, the Red Sea Port city of Berbera was Barbara, the most important town in Barbaria. Perhaps it would be of interest to note here that the ancient Egyptian Hieroglyph was also called BARBA. Incidentally, BARBA in Somali meant ‘teach to write’ and was still in use in the old quarter of Mogadishu. By: Abubakar Ali.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Conference call - Sunday at 1pm ET (Kulmiye Party Vice-chair Mr. Muse Bixi) |
 |
|
 You are cordially invited to participate in a conference call hosted by Somaliland American Council. The Keynote speaker is the leader and the Vice-chairman of Kulmiye Party; Mr. Mj. Muse Biixi Abdi.
|
|
|
|
|
|
|
|  |
|
|
Somaliland Republic Embalem |
|
|
|
|
|
|
 |
Who's Online |
 |
|
|
|
| There are currently, 113 Guest(s) |
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
Articles |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Marxuum Abwaan Timacadde. |
  |
|
|
|
|
Tafsiirka Quraanka Kariimka. |
|
|
|
|
|
AHN. Abwaan Qaasim |

 |
|
|
|
|
Somaliland National Movement ( SNM ). |
 Somaliland National Movemen ( SNM ) |
|
|
|
|
|
 Proudly Somalilander |
|
|
|
|
Xasuuso Hawlgalkii Badbaado. |
  |
|
|
|