|
 |
Main |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
BBC Somali |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi |
|
|
|
|
|
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed. |
 |
|
|
|
|
Proudly Somalilander |
 |
|
|
|
|
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde. |
  |
|
|
|  |
|
| Nimaan dhidin Ma Helo Dheef. Dhamla Ciidda Oo Ku Dhuftaaye! |
 |
|
 Waxa binu aadmigu cuno waxa ugu macaan wixii gacantiisa uu kula soo baxo. Sidaa awgeed dalaga la beerto waxa ugu muhiimsan dibida lagu qodo beeraha. Waxana loo tiriyaa heeso ka turjumaya marba xaaladda lagu jiro. By: Mj. Abdirahman Bouh
|
|
|
|
|
|
|
|
| Web-Pageka Qarannews: Horyaalka Saxaafadda Internetka JSL. |
 |
|
 Web-Page-ka Qarannews: Horyaalka Saxaafadda Internetka Jumhuuriyada Somaliland
|
|
|
|
|
|
|
|
| Somaliland: The World Arms Pirates While It Disarms Somaliland Nav. |
 |
|
Clearly, Somaliland Republic is the only authority capable of curbing piracy—provided that its navy is modernized to meet the challenges that piracy poses—but also Somaliland is the only effective government in the area. So what is the world waiting for, you may ask? By: Mj. Dalmar Kaahin.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Puntland: A Failed Leadership and Unfolding Catastrophe |
 |
|
 The government is dysfunctional, its institutions are just names that do not provide services to the public.Large scale chaos and bloodshed by the angry and well-armed clans is quite eminent.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Xog-warran: Dawlada Somalia Waxa Lagu Burburinayaa Halkii Lagu Soo Dhisay. |
 |
|
 Sheeko iyo Shaahid......Taariikhda dunida laguma hayo Maamul Dowaladeed oo dhisan oo Xukuumadii, Golihii Fulinta iyo Baarlamaankii leh, Golihii Garsoorka leh oo mar kaliya amar lagu siiyey in ay ka soo baxaan wadankoodii, iskana soo Xaadiriyaan wadan shisheeyey. By: Mj. Osman Abdullaahi Sool
|
|
|
|
|
|
|
|
| Hambalyo Dhalasho Gabadh oo Farxad Leh. |
 |
|
 Cabdlaahi Maxamuud Aw Cabdi iyo Xaaskiisa Ayaan Cali Cabdi Carab Cali Cabdi iyo Xaaskiisa Sahra Maxamed Cali Axmed Ismaciil Caamir iyo Xaaskiisa Saamiya Cali yuusuf Cabdiraxmaan Cali Abokor iyo Xaaskiisa Barwaaqo Cabdi Bare Adan Cadaani iyo Xaaskiisa Zianab Axmed Diiriye Naasir Cali Cilmi Kaariye adan Diiriye.....
|
|
|
|
|
|
|
|
| Xisbiga UDUB Canada Oo Hambalyo U Diraya Shacbiga JSL Munaasabadda Ciidda. |
 |
|
 Dhamaanba Gudida Xisbiga Udub laanta Canada, iyo howlwadeenada Shebekadda Wararka Udub Canada.com. Waxay dhambaal hambalyo ah oo ku saabsan Munaasabadda Ciidal Fitr ka ah u dirayaan dhammaan Ummadaha Islaamka khaas ahaan Madaxda iyo Shacbi-Waynaha JSL.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Hambalyada Ciidda Iyo Jaaliyada JSL Ee Norwey. |
 |
|
 Waxaan halkan hambalyo iyo boogaadin uga soo dirayaa dhammaan dadkii dhammaystay soonkii Bisha Ramadan. Waxaanan Eebe ka ka baryayaa inuu dambigeenii saamaxay, janadiisa fardawsana inagu abaal mariyo. By: Mj. Ahmad A Obsiye.
|
|
|
|
|
|
|
|
| BAAFIN. |
 |
|
 Waxaanu halkan si naxariis leh uga baafinaynaa Walaalkayo Cabdi Maxamed Shaaciye oo markii ugu war dambaysey ku noolaa Magaalada Nyeri ee Dalka Kenya, mudo haatan Sanado laga joogana uga dhaqaaqay jaho aan la garanayn, wixii ka dambeeyeyna aan war iyo wacaal dambe laga helin.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Jaaliyadda JSL Ee Germany Iyo Hambalyada Ciidda. |
 |
|
Jaaliyadda J. Somaliland ee Dalka Germany waxay halkan hambalyo iyo bogaadin uga dirayaan dhamaan Ummadaha Islaamka ah gaar ahaan JSL ee ku guda jira xuska munaasabada maalinta barakaysan ee Ciidal-fidriga.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Somaliland ( JSL ) and J. Djibouti People - Kith & Kin |
 |
|
 The two populations are kith and kin. Many Somalilanders have family members and other close relatives in Djibouti and vice versa. Loss of Djiboutian lives is a loss of lives of Somaliland people too and that is the bottom line.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Muwaadin xil ayaa kaa saaran xeeladaha Diiwaan gelinta ku xeeran |
 |
|
 Maantana waxan ku iftiimin doonaa muwaadinku hadba sida uu ugu hawl galo,ugana feejignaado qalqalooca iyo xeeladaha ku xeeran diiwaan gelinta si ay xalaal ugu soo gabagabowdo, natiijada ka soo baxdaana ugu noqoto codbixinta soo socota bud-dhig xalaal ah. By: Badmaax
|
|
|
|
|
|
|
|
| Markay Kooxi Orgootaba, Ma Asooli Karayno, Ergo Geesi Ma Diido. |
 |
|
Sida aynu la wada socono khilaafka ururka kulmiye kuma salaysnay danta guud ee ururka, mabda’ iyo mid qarantoona. Wuxuu ku salaysan yahay mansab iyo dano gaar ah oo shakhsiyadeed. By: Haamud Duale.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Abdillahi Yussuf oo Qaylo-dhaan iyo Cabasho u diray Melles Zanawi kadib markii |
 |
|
 Hogaanka Kooxda Emgathi Md. Abdillahi Yussuf oo iminka muddo go'doon ku ahaa Xaraunta Madaxtooyada ee Muqdisho ayaa waxa soo wajahay cabsi iyo jaahwareer siyaasiya oo la sheegay in uu gaadhsiiyey heer uu yidhaahdo waan Is-casilayaa. By: Osman Abdillahi Sool.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Pugland: Budhcad-Badedda Iyo Bucshuradda Cusub. |
 |
|
 Budhcad-badeedda Pugland waxa ay qafaasheen dad iyo duunyo wixii badahooda soo maray oo ay si weyn uga macaasheen. Waxa ugu danbeeyay markabka laga leeyahay Dalka Ukrain oo xambaarsan hub iyo saanad dagaal oo xoog badan. By: Ducaale II
|
|
|
|
|
|
|
|
| Dawladda Faransiiska oo ogolaatay in Calanka Somaliland ka dul babado caasimadda |
 |
|
 Dawladda Faransiiska oo xilligan haysa jagada gudoomiyanimada European Union-ka, kana mid ah quwadaha waaweyn ee adduunka ayaa ogolaatay in calanka JSL laga dul taago dhismaha gaarka ah ee xafiiska JSL ku leedahay caasimadda Dalka Faransiiska ee Paris. By: Axmed Naasir Xirsi.
|
|
|
|
|
|
|
|
| QASIIDO : ALLAHAYOW TIRTIR BAA HELEE ALLOW TAFIIRTOODA BADI. |
 |
|
 1. Tolkay Somaliland Allow taariikhday galeen Allow taabo qaad ka yeel. 2. Allow tamar xoogga iyo tiir adag oon aan la jabin Allow taladaada sii. 3. Tubtii bay ku taagan tee Allow toosi oo gargaar. 4. Allow tirtir baa helee Allow tafiirtooda badi. ( Aamiin ). By: Mj. A/Rahman Bouh
|
|
|
|
|
|
|
|
| Jawaab: Siilaanyo iyo Rayaale. |
 |
|
Aan abaaro halka aan u jeedee horta waxa wacan ilayn weynu dhimanaynaa oo xabaal baa ina sugeysee in qofku markasta ka fekero Aakhiradiisa oo ka feejignaado denbiyada hadhowto aan meel looga cararaa jirin. Waxa aan leeyahay Xuseen hor iyo horaan ba Xuseenow laba la masaysiiyo maaha Axmed Siilanyo iyo Riyaale. By: Keyse Jaamac dheere.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Kulmiye's Crisis and the Democracy in Somaliland... |
 |
|
 If Kulmiye does not put his house in order and come up with an agreed Vice President for the forthcoming presidential election, democratic process in Somaliland will suffer a huge damage.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Siilaanyo iyo Riyaale waxaan kula talinayaa inay Xasuusta dib u celiyaan!. |
 |
|
In badan ayay Gacantu ka maagtay inay Qalinka soo qaadato,qalbiguna diiday inuu qoro qadiyadaha qalafsan,xeeladaha xargagan ee Kooxo loo yaqaano Siyaasiyiin iyo Mujaahidiin ay caadaysteen inay hadba Wejiyo kala duwan Shacabka la soo hor fadhiistaan. By: Husein Badmah.
|
|
|
|
|
|
|
|
| OGEYSIIS: Waxaa Oslo Iyo Norway ku soo fool leh badhasaabka Gobolka Gabiley iyo. |
 |
|
 Waxaa dhammaan Jaaliyadda Jumhuuriyadda Somaliland ee ku dhaqan carrigan Norway la ogeysiinayaa inuu Badhasaabka Gobolka Gabiley Md Maxamed Axmed Cabdi ''Xabiib'' ku soo fool leeyahay Norway iyo Magaalada Oslo.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Maxay Tahay: Maalin Luntay?! |
 |
|
 Waa maalin kaa tagtay oo aan kuu soo noqonaynin. Maalin kasta oo kaa tagtaana waxa ay kugu dhowysaa albaabka qabriga. Malakulmowdkuna maalin kasta waxa uu ina soo eegaa shan jeer. Malakulmawdkuna siduu inoogu waramay Xabiibkii Mustafa, waxa uu si fiican u garanayaa in ka badan intuu qofku dhasho. By: Mj. Hamze Riiraash.
|
|
|
|
|
|
|
|
| TACSI Waxaanu tacsi u diraynaa |
 |
|
 Geeridu waa xaq ee Allaah (SWT) waxaanu ka baryaynaa inuu u naxariisto, una denbi dhaafo, Janno fardawsana ka waraabiyo Marxuumadda Sahra Xasan Camay oo ku geeriyootay Magaalada Hargeysa.
|
|
|
|
|
|
|
|
| US Policy Shifts towards Somaliland. |
 |
|
What appears to be a effort to reward stablilty in a highly unstable part of the World ,The US is going to increase the amount of aid it sends to the "Breakaway Region" of Somaliland. On the surface that can be seen as the US growing increasingly frustrated with the Pace of "Nation Building" within Somalia.By:Scott A Morgan.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Diiwaan-gelinta Iyo Codbixintu Waa Awoodda Dhabta Ah Ee Muwaadinka. |
 |
|
 Ramadaan kariim ayaan leeyahay dhamaan Shacabka Jumhuuriyadda Somaliland ee Muslimiinta ah. Waxa kale oo aan salaan u dirayaa dhamaan muwaadiniyiinta heeganka u ah horumarka dalka iyo la dagaalanka caddaalad darrada JSL. By: H Badmaax
|
|
|
|
|
|
|
|
| Tacsi |
 |
|
| Innaa lillaahi wa innaa Ileyhi Raajicuun. Waxaan tacsi u dirayaa Omar Aadan Hed oo Aabahii Aadan Hed ku geeriyooday jimcihii ina dhaafay Dalka Boqortooyada Ingiriiska.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Kulmiye: Miyuu Burburey, Mise Wuu Bislaadey?! |
 |
|
 Marka hore waxa aan salaan qaaliya u diraya dhamaan inta akhrista maqaalkan iyo mareegaha ogalaada in uu fikradani ku baaho dunida dacaladeeda. Waxa kale oo aan salaamaya dhamaanta inta shaki la'aan isku qancisey in hurumar iyo barwaaqo lagu gaadhi karo cabsida Eebe iyo tageeriada cadaaladda iyo diidmada dikteytarnimda mutuxan. By: Osman Omar Dool.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Dhibaatooyinka Tahriibka ee Dhalinta Somaliland Maxaa xal u ah?. |
 |
|
.gif) Dadka reer Soomaaliland ee wax garad iyo aqoonyahanba leh iyo gaar ahaanbaba Dawladu waa inay ogaataa inay maskaxdii curdinka ahayd ee barito mustaqbalka Dalka hanan lahaa ay yihiin kuwo Hilibkoodu daadsanyahay Xeebaha ay tahriibka ku maraan. By: Ashraf Max’ud Nuur.
|
|
|
|
|
|
|
|  |
|
|
Somaliland Republic Embalem |
|
|
|
|
|
|
 |
Who's Online |
 |
|
|
|
| There are currently, 114 Guest(s) |
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
Articles |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Marxuum Abwaan Timacadde. |
  |
|
|
|
|
Tafsiirka Quraanka Kariimka. |
|
|
|
|
|
AHN. Abwaan Qaasim |

 |
|
|
|
|
Somaliland National Movement ( SNM ). |
 Somaliland National Movemen ( SNM ) |
|
|
|
|
|
 Proudly Somalilander |
|
|
|
|
Xasuuso Hawlgalkii Badbaado. |
  |
|
|
|