|
 |
Main |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
BBC Somali |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi |
|
|
|
|
|
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed. |
 |
|
|
|
|
Proudly Somalilander |
 |
|
|
|
|
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde. |
  |
|
|
|  |
|
| Tacsi: Marxuum Mohamoud Ahmed Warsame |
 |
|
 Anigoo Ah Ahmed Abdullahi Obsiye, kuna hadlaya magacayga, iyo guud ahaan magaca Jaaliyadda JSL ee Reer Norway. Waxaanu anagoo ka tiiraanyeysan tacsi halkan uga diraynaa qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan ehelkii uu ka baxay Alla ha u naxariistee Marxuum Mohamoud Ahmed Warsame.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Wasiir Cali Qoorseefow, Marka La Kor dhabo Ayay Hoos Dhabantaa Oo Ay Hanbeber Bu |
 |
|
Wasiirku war bixintan filiqsan ee uu soo bandhigay maaha mid salka ku haysa xaqiiqada iyo daacadnimada iyo xilkan uu hayo masuuliyadii ka saarayd muu gudan mana aha fadhi daldalan hawshii loo diray ee umada gaajada iyo baahidu xeryaha ku oodatay ay ka rabtay. By: Amiin Dahir.
|
|
|
|
|
|
|
|
| 18Ka May Malaysia Iyo U Babac-Dhigii Xafladaha London Iyo Toronto. |
 |
|
 Kuala lumpur 18 may waa maalin lama ilaawaan ah, waajibna ku ah muwaadin kasta oo Somaliland u dhashay . waa maalin qadarin mudan, waa malin naf iyo maalba loo huray, kumanaan somalialnder ahna ay ciida u hoos mareen.Sawirada.By: Mj. M. Bashe Ibrahim H. Yusuf.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Maxaa Dayactir Loogu Sameyn Waayay Dhismaha Xeradda Ciidanka Gabiley ? |
 |
|
 Xeradda Ciidanka Magaaladda Gabiley. Waxay ahayd Goobihii ugu waaweynaa Dawladdii Macangaga ahayd ee Taliskii Siyaad Barre Waxaanaynu ka wadda Dharagsanahay Xasuuqii ay Ku hayeen Ciidankii Xeraddaasi Degganaa. By: Mj. Mohamed Mussa Inji.
|
|
|
|
|
|
|
|
| khilaafkii U Waynaa Oo Soo Kala Dhax Galay Jaaliyadda JSL Ee Qatar Iyo Lix |
 |
|
Waxa Shalay Mucjiso ku Noqotay Jaaliyada Wadanka Qatar ee Reer Somaliland Markii ay ku kaceen koox Odayaal ah Fal Xun oo Sumcad Xumo u soo Jiiday Jaaliyada Wadanka Qatar ee somaliland.By: Maxmed Cabdi.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Somali Lagu Yidhi, 'Work for us or we will say you are a terrorist' |
 |
|
 Mr Elmi further alleges: "Katherine tried to threaten me by saying,'Remember, this won't be the last time we ever meet.' And then during our last conversation she explained: 'If you do not want anything to happen to your family you will co-operate. By: Mj. Robert Verkaik, Law Editor.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Somalia-Afghanistan of Africa, Hassan Dahir Aweys the Trojan Horse of Issayas Af |
 |
|
 The civil war, fight between former Mujahedeen, poverty and lack of public services. It is true that fighting between Sheikh Sharif Ahmed and Sheikh Hassan Dahir Aways reminds the conflict between Taliban leader Mullah Omer and Al-Qaeda in one side, and Ahmed Shah Masood and Northern Alliance in other side. By: Mj. Abdulaziz Al-Mutairi.
|
|
|
|
|
|
|
|
| 18 May Iyo Wixii La Qabtay JSL. |
 |
|
 18 May. Wixii la qabtay wuu garanayaa ninkii doonayaa balse ninkii uu mugdi kaga jiro mar kale ayaa loogu celinayaa inta ugu mudan amase ugu muhiimsan ee si fiican ha looga bogto:- By. Mj. Mingiste.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Tacsi Tiiraanyo Leh. |
 |
|
 Dhamaan ardayda Somaliland ee wax ka barta dalka Uganda waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan, Qore Sare: Xassan Cabdi Madar, ayagoo ka tacsiydanaya geerida naxdinta lahayd ee ku timid Alle ha u naxariistee ooridiisii Marxuumad:Hinda Yuusuf Muxumed Caduur.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Nooloow Cadceedoow: Hees Cusub Oo Calanka JSL Loo Sameeyey. |
 |
|
 Calanyohow babbanayaa, Maanta inad caruus tahay, Caalamkii ogaayoo, Cidhifyada adduunkaa, Lagaa wada casuumoo, Dhallintii cayaar bay, Dhammaantood cugteenoo...By: Mj. Ahmed Hussein Ismail
|
|
|
|
|
|
|
|
| 18ka May 1991 Iyo Go'aankii Ummadda JSL. |
 |
|
 Horraantii sanadkii 1991 waxa ay aheyd waqti aad u adag oo laba waji leh oo la soo darsay Ummadda JSL. Mid damaashaad xambaarsan iyo mid walaac xambaarsan oo laga wewersanaa in ay fowdo ka dhacdo sida looga bartay wadamo kale oo kifaaxeenan oo kale soo marey. By: Mj. A Aw Hussein.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Hambalyo: 18ka May. Waa Malinteenee!? |
 |
|
 Marka hore waxaan halkan salaam iyo hambalyo ku beegan 18ka May 2009 uga dirayaa dhamaan Shacabka, Xukuumadda iyo Golayaasha Jumhuuriyadda Somaliland. Waxaanan leeyhay, "Ku waara NABAD GELIYO, BARWAAQO IYO BASH-BASH. Inshaa Allah. By: Mj. Mingeste.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Somalia: When NSUM's "Mission Report" Fails "The" |
 |
|
 For starters, first you may want to familiarise with the deceptive NSUM (or NSPU, ASSC—S) violent gangs and its foreign cohorts like Dr. Muhammad Shamsaddin Megalommatis (or simply Dr. Megal), a seventy-five-years-old foreigner—a fervent propagandist with innate talent for trash talking.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Fariin Ku Wajahan Ka-soo Qaybgalayaasha Xaflada Maalinta Qaranka JSL/Germany. |
 |
|
Fadlan hadii mad-madow kaa galo inaad yoolka seegto, la xidhiidh Kooxda loo xilsaaray inay furdaamiyaan mashkiladaha yar-yar ee dhinaca socdaalka la soo dersa Dadka ka soo qayb gelaya Xaflada, kuwaas oo si dhega nugul kuugu hagi doona khadka Telefoonka.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Adeer Adigaa Europe Ka Yimiye, Ma Taqaanaa Doolarka Madaw,"Black Dollar&q |
 |
|
 Muddo gaaban ayaa laga joogaa mashruucii lagu xaalufiyay danyarta Reer Somaliland ee ay u badnaayeen haweenku, loona baxshay dhawrka magac oo ay ka mid ahaayeen Fadhi-ku-dhereg, Jiif-ku-jaq iyo kuwo kale.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Shabeked Cusub: www.visitsomaliland.com. |
 |
|
 Aniga oo ah Cabdi Sanyare waxa aan idinku soo dhowaynayaa, idinkuna busharaynayaa shebekedda cusub ee ww.visitsomaliland.com. Shebekeddan aannu ugu tala galnay barashada, horumarinta iyo dalxiiska dalka hooyo. By: Mj. Cabdi Sanyare.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Hambalyo Meher: Gacal Iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax. |
 |
|
 Dhamaan Dadka Dhambaalkan ku qorani waxay Hambalyo Meher u dirayaan Mukhtaar Xuseen Yoonis iyo Hodan Ibraahim Faarax oo galabtii Jimcaha 15/05/09 isku mehersaday Frankfurt am main/Germany.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Xassan Dahir Aweys Oo Si Gaar Ah Ugu Hanjabay Ahmed Godane. |
 |
|
 Somalia: Xassan Daahir oo ka xanaaqay diidmada ka kaga timi Ina-godane ayaa si cadho leh u yidhi gacan bir ah ayaan ku qabanayaa wiilkaagan Reer Waqooyi ee sheeganaaya Abuu-Zubeyr. Sheikh Aweys oo aan u meel-dayin xanaaqiisa ayaa kashifay sir ay Hargeysa kuwada galeen 30 nin oo ay ka mid ahaayeen: By: Mj. Osman Abdillahi Sool.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Faallo Ma Leh... No Comment... Keine Kommentar... No Coment... Biduun Tacliiq. |
 |
|
Faallo mal leh... No Comment... Keine Kommentar... No Coment... Biduun tacliiq... Pas de Commentaire ...Usulize Kitu....
|
|
|
|
|
|
|
|
| Belgium/Brussels Oo Laguugu Hayo Xafladii Ugu Ballaadhnayd 18ka May JSL. |
 |
|
 Xafladda habeenka JSL oo ka dhici doonta Magaalada Brussels ee Dalka Belgium. Tas oo dhici doonta habeennimada Sabtida 16ka Bisha May 2009. Waxaa ka soo qayb gali doona Jaaliyadaha kala duwan ee ku nool Dalka Belgium.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Bushaaro Ku Socota Reer Somaliland. Gaar Ahaan Reer TORONTO/Canada. |
 |
|
 Ururka Somaliland Crisis Group Ee Toronto. Wuxuu in muddo ah ku dhex jiray sidii la isugu soo dhawayn lahaa Ururada JSL ee ka hor mariya dan kasta ta JSL. Waa Illaahay mahadii in aanu idiinku bushaareeno in si buuxda loo heshiiyay, xafladda sanadkan ay tahay meel kaliya oo ah mid isku duuban. By: Abdulkarim Musse Meigag
|
|
|
|
|
|
|
|
| Can Sheikh Hassan Dahir Aweys Save Somalia? Yes, if Not Killed by CIA Operative |
 |
|
 Somalia: The tragic events at Mogadishu over the past weekend demonstrate basically one thing: vicious forces, well hidden in the wings, intend to worsen the conditions of fratricidal war, multi-division, confrontational piracy, deprivation, misery, destruction, environmental devastation, starvation...
|
|
|
|
|
|
|
|
| Tacsi Tiiraanyo Leh. |
 |
|
 Anaga oo ah Osman Abdillahi Sool iyo Wiilashiisa, Xaaskayga.. Shabcan Yussuf Sheikh Osman Nuur iyo Sahra Aw Hussein Farah waxa aan ka Tacsiyadaynaynaa Fadumo Sheikh Osman Nuur iyo Caruuteda. By: Oman Abdullaahi Sool.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Orodyahanka Jama Karaiin Iyo Kuwa Ay Isla Ordaan.... |
 |
|
 "That strategy didn’t work for him Friday when he competed in the 800m. Although he ran a personal best 1:43.17, he had to settle for second place when he couldn’t catch Abubaker Kaki Khamis of Sudan". By: Issa Awaleh
|
|
|
|
|
|
|
|
| Dawladda Ingiriiska Oo Ka Fiirsanaysa Isticmaalka Qaadka Baadhitaana Wada. |
 |
|
 Waxaan dhowaan labo sadar oo qoraal ah u diray Jim Fitzpatrick MP oo ah MP-ga xaafadda aan ka deganahay Tower Hamlets, London. Xidhiidha ka aan la sameeyey Jim ayaa u qornaa sidan hoos ku qoran: By: Mj. Mohamed Hussein Roble
|
|
|
|
|
|
|
|
| Erayo Afsomali Ah Oo Loo Isticmaalo Si Ka Duwan Macnahooda. Qbt. 4aad. |
 |
|
 Sidii aan horeba idiinku soo gudbiyey, intii ay jirtay luqadda AfSomaligu waxaa markasta soo baxayey erayo cusub oo ku soo biirayey AfSomaliga, waxaan ula jeedaa hadal ahaan iyo macnaha loo isticmaalayo, balse erayada qaarkood way jiri jireen AfSomali ahaan. By: Mj. Mingiste.
|
|
|
|
|
|
|
|  |
|
|
Somaliland Republic Embalem |
|
|
|
|
|
|
 |
Who's Online |
 |
|
|
|
| There are currently, 115 Guest(s) |
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
Articles |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Marxuum Abwaan Timacadde. |
  |
|
|
|
|
Tafsiirka Quraanka Kariimka. |
|
|
|
|
|
AHN. Abwaan Qaasim |

 |
|
|
|
|
Somaliland National Movement ( SNM ). |
 Somaliland National Movemen ( SNM ) |
|
|
|
|
|
 Proudly Somalilander |
|
|
|
|
Xasuuso Hawlgalkii Badbaado. |
  |
|
|
|