|
 |
Main |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
BBC Somali |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi |
|
|
|
|
|
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed. |
 |
|
|
|
|
Proudly Somalilander |
 |
|
|
|
|
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde. |
  |
|
|
|  |
|
| Guux Diyaaradeed Oo Habeeenkii 2aad Ka Dul Baxaya Magaalada Burco. |
 |
|
 Diyaarad aan la garanay ujeedadeeda ayaa Habeenkii 2aad ka dul guuxaysay hawada Magaalada Burco/JSL. Waxaan la sheegayaa in ay ka badan yihiin hal diyaarad....Balse ay yihiin laba diyaaradood oo is waydaaranaya. Kuwaas oo ay dadka qaar sheegeen inay Sawiro ka qaadayaan magaalada Burco.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Ogaysiis: Waxa Lagugu Casumay Shirka-Telefoonka Somaliladers USA/Canada. |
 |
|
 Waxa dhamaan Jaaliyadaha JSL ee ku nool wadamada United States iyo Canada la ogaysiinayaa oo lagu casumayaa inay nagala soo qayb galaan shirka telephoneka (conference call) maalinta Axadda ee soo socota Bisha January 16, 2011 saacadu (Washington DC\Toronto) marka ay tahay 2pm galabnimo.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Kala Garao: Faysal Cali Waraabe Waa Muwaadin. Ali Abdi Faarax Waa Dilaal. |
 |
|
 Baryahan ba waxa saxaafada kusoo badaneyay ragbadan oo soo qorayay qoraalo an runtii dan iyo faa'iido u laheyn qaranimada somaliland islamarkan dhiirigalinayaa dawlado shisheeye ama dawlado qalaad, waxaa wax lala yaabo ah ragga mas'uuliyada qaran soo maray islamarkan ila maanta kala garan la' wasiir wadan shisheeye iyo muwaadan JSL u dhashey islamarkan ah hogaamiye xisbi qaran. By: Cumar Darood.
|
|
|
|
|
|
|
|
| 72 Jir Jarmal Ah Oo Ay Maxkamad JSL Ku Xukuntay Xadhig Iyo Ganaax Lacageed. |
 |
|
 Maxkamadda Gobolka Hargeysa ayaa ku xukuntay 4 ( afar ) sano oo xadhig ah iyo 10 ( tobon kun ) oo Dollar oo ganaax ah Gunter Bischof oo nin Jarmal ah .
|
|
|
|
|
|
|
|
| Somaliland: Xukuumadda JSL Oo Bilowday In Ay Kordhiso Mushaharka Ciidamada Iyo S |
 |
|
 Xukuumadda Jumhuuriyadda Somaliland ayaa go'aansatay in ay mushaharka ciidamada qalabka sida iyo shaqaalaha kaleba la kordhiyo illaa 100%, laga bilaabo bishan aynu ku jirno ee January 2011.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Somaliland: Ministry Of Finance Collects Record Revenue From Customs And Duties. |
 |
|
 December 2010 is recorded an increase of 24.3% revenue collected from customs & duties compared the same month, December 2009.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Voting Is Peaceful In South Sudan Despite Border Clashes. |
 |
|
 Western diplomats say Somaliland probably has the strongest case to be recognized as a nation, because it is the most democratic part of Somalia and is an oasis of stability in the war-ravaged country. This summer, Somaliland held a legitimate election in which the incumbent president lost and gracefully handed over power to the opposition, a rarity in Africa considering the disputed elections in Ivory Coast, Kenya,
|
|
|
|
|
|
|
|
| Diyaarad Hub Iyo Saanad Milatari U Siday Pugtland Oo Soo Fadhiisatay Garoonka Ho |
 |
|
 Diyaarada la sheegay inay leedahay shirkada Sarecan oo iyadu tababaraysa ciidamo ka tirsan maamul goboleedka Pugtland oo sida hub iyo saanad milatari ayaa la sheegay inay soo fadhiisatay garoonka diyaaradaha Hol-hol oo ku yaala koonfurta Sool, isla markaana ay faro cididood kaga baxsatay ciidanka qaranka Somaliland, ka dib markii ay dib uguduushay magaalada Garoowe.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Madaxweynaha JSL Oo Soo Dhawayntii Weyn Kala Kulmay Berbera. |
 |
|
 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa socdaalkiisii u horreeyey ee ku maro dalka gudihiisa shalay ku tagay xarunta Gobolka Saaxil ee Berbera, halkaas oo uu xadhigga kaga jaray mashaariic waawayn oo laga hirgeliyey Berbera.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Hillary Ciinton Oo Dunida Carbeed KA Codsatay In Ay Qalbi Furan Ku Soo Dhaweeyaa |
 |
|
 Xoghayaha Arr. Debadda dalka Maraykanka, ayaa si weyn ugu amaantay xukumadda Sudan ogolaanshaha shacabka koonfur-ta Sudan in Aayahooda ka tashadaan. Waxaanay ugu baaqday dhamaan dalalka Carabta in ay gacan siiyaan labada dhinac-ba.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Another Country-in-waiting.......Somaliland. |
 |
|
 If the international community accepts South Sudan's independence, that opens the door for us as well. It would mean that the principle that African borders should remain where they were at the time of independence would change. It means that If Southern Sudan can go their way, that should open the door for Somaliland's independence as well and that the international position that Somaliland not be recognised separate from Somalia has changed.
|
|
|
|
|
|
|
|
| War Murtiyeed |
 |
|
 Saaxiibayaal, Salaan ka dib, waxaan halkan idiinku soo gudbinayaa War-Murtiyeed uu saaka xafiiskiisa warbaahinta ugu soo bandhigay Ku Simaha Guddoomiyaha UDUB (Madaxweyne xigeenkii hore ee JSL.) War-Murtiyeedkan waxa ku lifaaqan qoraal ay Eris ka diyaarisay Diwaangelintii aynu galnay.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Teaching Partners: City Native Started Somaliland Academy. |
 |
|
 WORCESTER — Spend an hour with Jonathan M. Starr, and you might forget the city where you’re sitting. His descriptions of life in Somaliland and the school he founded there are so engrossing and different from life here that he can barely get it all in.
|
|
|
|
|
|
|
|
| War-Saxaafadeed Ka Soo Baxay Madaxtooyada JSL. |
 |
|
 Madaxweyanaha JSL ayaa Salaadii Jimcaha ka dib waxa uu ku dhawaaqay in Maalinta Salaasada ah ee bishu tahay 11/01/2011 Dalka oo dhan laga tukandoono Salaad Roob-doon ah Saacadu markay Tahay 08:00 Subaxnimo.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Mucamar Qadaafi Oo Baqdin Ka Baqaya Aftiga Koonfur Sudan. |
 |
|
 Muammer Al-Qaddafi Oo Ah Nin Xukunka Dalkiisa Ku Qabsaday Qore Caaradii Ayaa Ka Baqaaya In Aftida Aayo-ka-tashiga koonfur-ta Sudan Ay Wado Cusub ku Furayso Qaarada Africa.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Tartankii Qur'aanka Ee Ramadaanta Iyo Markiz Mucalim Shukri. |
 |
|
 Ku Soo Dhawaada Barnaamij Qiimo Badan Oo Aanu Ka Diyaarinay Madarasaddii Kaalinta Koowaad Ka Gashay Tartankii Qur'aanka Ee Ramadaanta Oo Ah Markiz Mucalim Shukri. Sawirada.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Unugga Wadaniyadda JSL Oo U Dabaal-Degay Sanad-Guuradiisii 2aad. |
 |
|
 Unuga Wadaniyada JSL oo ah Urur ay ku midaysan yihiin dhalinyaro aqoonyahan ah oo ka shaqeeya horumarinta wadaniyadda bulshada JSL ayaa waxa ay wiigan gudihiisa u dabaal degeen xafladoodii sanad-guuradii 2aad ee ka soo wareegtay aasaaska Unugga Wadaniyada Somaliland
|
|
|
|
|
|
|
|
| Muwaaddinkii ugu Horreeyey JSL Ee Sameeyey Qalab Mishiinada Baabuurta Ah. |
 |
|
 Muwaaddin Reer Somaliland ah, ayaa markii u horreysay hindisay samaynta mishiin casri ah oo miisaamaya heerka cilladaha waraabiyayaasha (Injectors) mishiinnada gawaadhida yaryar ee isticmaala shidaalka batroolka.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Shiiq Shariif Oo Aanay DF-diisu Oggolayn Heshiiska Pugtland La Gashay Saracen. |
 |
|
 Madaxweynaha maamulka DF-da Somaliya ayaa caddeeyey in aan sharciga DF-diisu oggolayn, waxna kala socon heshiis maamul-goboleedka Pugtland kula saxeexday shirkad la yidhaa Saracen inay tababarro siiso ciidammadooda.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Sharmaarke Oo Deedefeeyay In Uu Heshiis La Galay Shirkadda Saracen Internation. |
 |
|
 Cumar C/rashiid ayaa si kulul u beeniyey hadalkii uu ra'iisul wasaaraha DFKMG ee hadda, Maxamed Farmaajo ka hor akhriyey baarlamaanka DFKMG ee ahaa in Cumar C/rashiid uu warqad u qoray shirkadda Saracen, si shirkaddaasi uga hawl gasho Soomaaliya, taas oo ra'iisul wasaarahii hore ee DFKMG ku tilmamaay waxba kama jiraan.
|
|
|
|
|
|
|
|
| To Fight Somali Piracy, Find A Government To Work With. |
 |
|
 As a step toward restoring order in Somalia, a former nation-state that disintegrated in 1991, the international community should explore ways of granting limited recognition to the part of it known as Somaliland.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Pugtland Oo Walaac Ka Muujisey Xidhiidh U Dhexeeya Al-Shabaab Iyo JSL. |
 |
|
 Warsaxaafadeed uu soo bandhigey mid lagu sheegay Wasiir-ku-xigeenka Amniga Pugtland ayaa waxa uu ku muujiyey welwelka iyo walaaca ay Pugtland ka qabto wax ay ugu yeedhay xidhiidh u dhexeeya Al-Shabaab iyo Jumhuuriyadda Somaliland.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Wasiirka Warfaafinta Djibouti Oo Ka Hadlay Dariiqa Loo Marayo Aqoonsiga JSL. |
 |
|
 Xukuumadda Dalka Jumhuuriyadda Djibouti, ayaa shaaca ka qaaday sida ay waajib u tahay isbedel lagu sameeyo hanaanka 20kii sannadood ee la soo dhaafay ay JSL wax ku raadinaysay ictiraafkooda iyo madaxbanaanidooda.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Happy New Year...... Sanad Wanaagsan.......Kullu Caam Wa Antum Bil-Khayr - 2011. |
 |
|
 Madaxweynaha JSL, waxa uu munaasabadda sannadka cusub ee Miilaadiga 2011 oo berrito oo Sabti ah kowsanaya uu Hambalyo iyo Boogaadin u dirayaa Shacbiga JSL, meel kasta oo ay joogaan, gudo iyo debedba.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Somaliland Court Releases Six Russian Pilots. |
 |
|
 Sarazin International is a private British security firm operating in several African states. According to their information, the cargo was destined for Puntland, where they are training the local Coast Guard.
|
|
|
|
|
|
|
|
| War-Saxaafadeed Ka Soo Baxay Madaxtooyada JSL. |
 |
|
 Madaxweyanaha JSL ayaa Maanta kulan Ballaadhan oo uu Qasriga Madaxtooyada kula yeeshay Guddida Cadaalada, Garsoorayasha Maxkamadaha iyo Xeer Illaalinta Qaranka waxa uu halkaas ka Cadeeyey in ay Siyaasadda Xukuumadu Muhiimada Kowaad Siinayso Cadaalada iyo Garsoorka..
|
|
|
|
|
|
|
|
| Dalka Masar Oo Qarsan Kari Waayay Qiirada Madaxbanaanida Koonfurta Sudan Iyo Eth |
 |
|
 Guddoomiyaha Guddiga Xidhiidhka Dibadda ee PBarlamaanka Dalka Masar Mr. Mustafa El-Fiqy ayaa sheegay in xukumadda Madaxweyne Cumar Xasan Al-Bashir ay tahay tii ugu xumayd ee taariikhda soo marta dalka Sudan.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Mr. Mark Bowden Oo La Dhacsan Sida Ay Wax U Socdaan JSL. |
 |
|
 Xidhiidhiyaha dhinaca gargaarka u qaabilsan QM, ayaa sheegay inuu aad ugu qushuucay wax-qabadka JSL ka socda, isaga oo xusay in sannadka soo socda ee 2011 la laban-laabi doono taageerada dhaqaale ee beesha caalamku u fidiso JSL.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Diyaarad Qalab Ciidan U Siday Pugtland Iyo Shaqaalaheedii Oo La Xukumay. |
 |
|
 Maxkmadda Gobolka Hargeysa/JSL ayaa saaka xukuntay diyaaradii iyo raggii watay ee ay maalmahan acwaddu ku socotay. Diyaaraddaas oo si sharci darro ah u soo fadhiisatay madaarka Hargaysa 10.12.2010. Halkaas oo baadhis ka dib la ogaaday in ay hub u waday calooshood-u-shaqaysataal ku sugan Pugtland ee Bariga Somalia.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Al-Bashiir-ka Sudan Oo Ballan Qaaday Aqoonsiga Dalka Cusub Ee Koonfurta Sudan. |
 |
|
 Al-Bashiir oo ka hadlay Telefishinka dalka Sudan ayuu ku sheegay inuu aad u soo dhaweynayo dowladda ay dhisanayaan walaalahooda Koonfurta Sudan, isaga oo intaa sii raaciyey inay labadooda dal ay ka dhaxayn doonto walaaltinimo iyo xidhiidh aan ka dhaxayn laba dal oo kalle aduunka wanaagiisa.
|
|
|
|
|
|
|
|  |
|
|
Somaliland Republic Embalem |
|
|
|
|
|
|
 |
Who's Online |
 |
|
|
|
| There are currently, 117 Guest(s) |
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
Articles |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Marxuum Abwaan Timacadde. |
  |
|
|
|
|
Tafsiirka Quraanka Kariimka. |
|
|
|
|
|
AHN. Abwaan Qaasim |

 |
|
|
|
|
Somaliland National Movement ( SNM ). |
 Somaliland National Movemen ( SNM ) |
|
|
|
|
|
 Proudly Somalilander |
|
|
|
|
Xasuuso Hawlgalkii Badbaado. |
  |
|
|
|