|
 |
Main |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
BBC Somali |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi |
|
|
|
|
|
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed. |
 |
|
|
|
|
Proudly Somalilander |
 |
|
|
|
|
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde. |
  |
|
|
|  |
|
| Baaqyada Nabadeed Ee Xukuumadda JSL Iyo Madax-Adayga Kooxda Sool. |
 |
|
 Guddoomiyaha Golaha Wakiilada JSL iyo Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Warfaafinta iyo wacyi-galinta ayaa si gaar gaar ah uga hadlay muhiimadda ay nabadgalyadu u leedahay shacabka iyo hor-u-marka noloshooda.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Xukuumadda JSL Oo Dhalliishay Wax-Qabashada Hay'adda UNDP Ee QM. |
 |
|
 Wasiirka Arrimaga Gudaha JSL ayaa markii ugu horreysay dhaliilo culus oo toos ah u jeediyey hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan hor-u-marinta ee ( United Nations Development Programme UNDP ) oo sheegay inay ka baxday fulinta ballamo mashaariic hor-u-marineed oo ay hore ugu ballanqaadday Ciidanka Booliska JSL.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Xildhibaan Wakiilada JSL Oo Kashifay Xisbaab-Furasho Xaaraan Ah |
 |
|
 Xildhibaan ka mid ah mudanayaasha Golaha Wakiillada JSL ee Xisbiga KULMIYE, ayaa kashifay Sanduuq-Xisaabeed oo uu sheegay in Xukuumadda JSL ka furatay magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta ooloogu talo galay in lagu shubo lacagaha kaalmada JSL ka helsho dibadaha.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Bulshada Degaannada Sool Iyo Buuhoodle Oo Ka Soo Horjeystay Dagaallada. |
 |
|
 Ciidammada Qaranka JSL ayaa fadhiisimo cusub ka samaystay degmada Kalabaydh oo ka tirsan Gobolka Sool, kadib markii ay Axaddii dagaal culus halkaas kaga saareen malleeshiyooyin nabad-diid ah, iyaga oo inta badan bulshada degaannada dagaalladu ka dhaceen ee Laascaanood iyo Buuhoodle ay si adag uga soo horjeesteen colaadda kooxaha Khaatumo-Seeg..
|
|
|
|
|
|
|
|
| Golaha Wakiiladda Oo Ansixiyay Miisaaniyad-Sanadeedka Qaranka 2012. |
 |
|
 Mudaneyaasha Golaha Wakiiladda Jumhuuriyadda Somaliland ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyay Miisaaniyad-Sanadeedka 2012ka ,kaas oo 23% ka badan miisaaniyaddii kal hore.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Dowladda Ingriiska Oo Baadhaysa Farimaha Internet-ka Iyo Telefoonada. |
 |
|
 Wasarada Arrimaha Gudaha Ingriiska ( UK ) ayaa sheegtay in dhaman fariimaha la isku diro ay bilaa amar baadhi karaan iyada oo arrintaan lagula soconayo dhamaan wax yaabaha lagu diro xidhiidhla qadadka Ingiriiska si looga hortago halis kasta oo ku imaan karta Ingirisika.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Madaarka Hargaysa Oo La Keenay Qalab Ammaanka Waxtar U Leh. |
 |
|
 Xukuumada Jumhuuriyadda Somaliland ayaa ku guulaysatay in ay markii ugu horaysay garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa la keeno qalab casriya oo ka hawl gali doono dhinaca ammaanka garoonka.
|
|
|
|
|
|
|
|
| The Economist Recognises Somaliland As A "Flawed Democracy" |
 |
|
 Somaliland is democratic, has a free press and is unrecognised by the rest of the world. It is time this 'country’ was given support that would rid us of the turbulent Somali piracy problem… and much, much more.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Dawlada Denmark Oo Deeqdii U Horaysay Soo Gaadhsiisay JSL. |
 |
|
 Dawladda Dalka Denmark oo deeqdii u horaysay oo Malaayiin Doolar ah ku shubtay Sanduuq loo qorsheeyay hor-u-marinta adeegyada Aasaasiga ah ee Jumhuuriyadda Somaliland.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Jacka Resources Targets Oil In S/land, Exploration To Start In Current Quarter. |
 |
|
 Jacka Resources (ASX: JKA) has acquired a highly prospective oil exploration block in Somaliland, East Africa, that is on trend with the prolific producing basins of Yemen that hold 9.8 billion barrels of oil equivalent
|
|
|
|
|
|
|
|
| Wasiirka Gaashaan-dhigga Oo Ka Hadlay Dagaalka Iyo Madaxweynaha Oo Baaqay. |
 |
|
 1. Wasiirka Wasaaradda Gaashaan-dhiga JSL ayaa mar kale galabta tafaasiil ka bixiyay khasaarihii ka dhashay dagaalo saaaka ciidammadda qaranka iyo Maleeshiyo nabad-diid ah ku dhex maray laba aag oo ku kala yaala koonfurta Laas-caanood iyo Buuhoodle. 2. Madaxweynaha Jumhuuriyadda Somaliland oo ka hadlay dagaalkii saaka, baaq nabadeedna Jeediyay.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Dagaalo Goos-Goos Ah Oo Ka Socda Gobolada Sool Iyo Buhoodle |
 |
|
 Dagaalo aan xoog badnayn, ayaa lagu soo waramayaa in ay ka socdaan gobolada Sool iyo Buhoodle ee Bariga Jumhuuriyadda Somaliland. Kuwaas oo aan weli la ogaaan khasaaraha ka dhashay.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Suldaan Guud Oo Sheegay In Shaqaaqadii Gaashaamo Nabadgelyo Ku Dhamaatey. |
 |
|
 Suldaanka Maxamed Suldaan Xirsi Qani ayaa sheegay in la soo afjaray dirirtii iyo shaqaaqadii dhawaan ka dhacday tuulooyin ka tirsan degaanka Gaashaamo halkaas oo ciidanka Liyuu Booliiska ee Kililka Shanaaad dhibaato ugu geysteen dad xoolo dhaqato ah oo aan dhiilo colaadeed ku jirin.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Taliye Cusub Oo Loo Magacaabay Ciidamada Booliska JSL. |
 |
|
 Madaxweynaha JSL ayaa digreeto uu caawa soo saaray ku magacaabay Taliyaha Ciidanka Booliska. Kaas oo ah Cabdilaahi Fadal Iimaan oo hore u ahaa Hoggaanka Hawl-gelinta Ciidanka Booliska JSL ka dib markii uu geeriyooday Taliyihi hore ee Booliska JSL.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Madaxweyne-Ku-Xigeenka JSL Oo Xadhigga Ka Jaray Cusbitaalka Cusub. |
 |
|
 Munaasabadda Furitaanka Cusbitaalkan Cusub oo ay ka soo qeyb galeen wasiirada warfaafinta iyo caafimaadka, gauddoomiyaha xisbiga Kulmiye, xildhibaano , culimaa’udiin iyo marti sharaf kale, ayaa waxa halkaasi ka hadlay madaxweyne-ku-xigeenka JSL oo ku hambalyeeyey muwaadinka furay cusbitaalka SHIFO kaalinta iyo waxtarka uu u yeelan doono bulshada JSL,
|
|
|
|
|
|
|
|
| Turkey Plans Somaliland Flight To Tighten Ties |
 |
|
 Archaeological and historical sites in Somaliland with links to the Ottoman Empire that ruled Somaliland in the 18th century would also benefit in strengthening the ties between the two countries.
|
|
|
|
|
|
|
|
| 2012 Somaliland Conference In USA - Hotel Information |
 |
|
 The 2012 Somaliland Conference will take place at Hilton Washington Dulles Airport the address is 13869 Park Center Road, Herndon, VA 20171, direct hotel phone: (703) 478-2900. It is only 3 miles from Dulles Airport. The hotel features two separate ballrooms and the Somaliland Conference will be in the Belmont ballroom.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Roobkii Gu'ga OoKka Curtay Qaybo Ka Mid Ah JSL.... |
 |
|
 Raxmaadkii Gu'ga ee Sannadkan ayaa galabta ka curtay deegaamo door ah oo ka tirsan Gobolada Awdal iyo Gebilay. Siday caawa faafisay wakaaladda wararka ee dawladda ee la yidhaahdo SOLNA, roob lagu qabowsaday ayaa 6:00 dii makhribnimo ee caawa ka da’ay Magaalada Boorame ku sinaa illaa degmada Dila ee bariga gobolka Awdal.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Ogaysiis Muhim Ah |
 |
|
 Waxa dhamaan bulshadda ka soo jeedda Hawdka Somaliland ee Kililka 5aad Ethiopa ee deggaan dalka Ingiriiska ( UK ) la ogaysiinayaa in ay iskugu yimaadaan kulan Muhiim ah ah oo ay soo qaban qaabiyeen Gudiga Guud ee Bulshada Hawdka JSL ee Kililka 5aad ee ku suggan UK. Kulaankaas waxaa lagaga arinsan doonaa xaaladaha ka taagan degaanadda bulshadaasu degto kililka Shanaad.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland oo qabtay Budhcad Badeed iyo Laashashkii ay |
 |
|
 Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland ayaa galabta qabtay Budhcad badeed wadatey laashash kuwa dheereeya ah oo ay wateen meesha lagu magcaabo Buulo-xareed oo katirsan dhinaca Galbeedna ka xigta Degmada Lughaya ee Gobolka Awdal.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Xaflad Ballaadhan Oo Lagu Maamusay Marwo Ku Guulaysatay Abaal Marin Caalami Ah. |
 |
|
 Munaasabad aad u ballaadhan oo lagu maamusay Marwo Somalilander ah oo ku guulaysatay Abaal Marinta uu bixiyay Ururka Ka-Hortagga Xasaradaha Caalamiga ah ee ICG oo lagu qabtay Hotelka Ambassador ee Magaalada Hargaysa. Sawirada.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Wafti Ka Socda Dalka Turkiga Oo Lagu Soo Dhoweeyay Madaxtooyada JSL. |
 |
|
 Weftigan oo ka socda dawladda Turkiga ayaa sheegay in ay wax badan kala qaban doonaan JSL. Waxaana ka mid ah waxyaabaha ay sheegeen inay wax kala qaban doonaan Wax-barashada, Caafimaadka, Biyaha iyo Adeegyada kale ee aas-aasiga ah iyo arrimo kale. Sawirada.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Munaasibad Qaadhaan loogu ururinayey Dhismaha Dugsiga Dhagoolayaasha Burco |
 |
|
 Munasibaddan oo ay ka soo qaybgaleen guud ahaan qaybaha kala duwan ee Bulshada magaalda Burco, sida Ganacsatada, Guddomiyahaasha Jaamacadaha Gollis iyo Burco, Xubno ka mid ah Isuduwayaasha Wasaaradaha Dawladda, Xubno ka socday Ururada SIyaasadda, Ururada Waddaniga ah ayaa lagu qabtay Hoolka Xarunta Dawladda Hoose ee Magaalada Burco. Sawirada.
|
|
|
|
|
|
|
|
| 198 Arday Oo Ka Qalin Jabiyay Dugsiga Farsamadda Gacanta Hargeysa/JSL. |
 |
|
 198 Arday ayaa ka qalin jebiyay Dugsiga Farsamadda Gacanta ee caasimadda magaalada Hargeysa. Kuwaas oo maanta la guddoonsiiyay shahaadooyin. Sawirada.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Dalalka La Magac Baxay 'Bricks' Oo Ka Hor Yimid Cawlamada.. |
 |
|
 Hogaamiyayaasha 5ta ( shanta ) dal ee ugu wayn ee dhaqaalahoodu soo koroya ayaa ku tashaay in ay sameeyaan Bank hor-u-marineed oo la tartama Bangiga Adduunka.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Khudbaddii Ay Drs. Adna Adan Ismail Ka Jeedisay Fadhigii Baarlamaanka EU-da Ee.. |
 |
|
 Halkan ka daawo maqal iyo muqaal khudbaddii ay Drs. Adna Aadan Ismaaciil ka jeedisay shirkii EU-da ee Magaalada Brussels dalka Biljim.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Somaliland Update: Establishing Sovereignty, German Anti-Piracy Solution |
 |
|
 All of this serious cooperation suggests the vital geopolitical importance of Somaliland’s location. Obviously, if Somaliland were granted international recognition it would be able to arm itself and make its military bases. At that point bases like Zeila and Berbera would become major assets and logistical points in the fight against piracy.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Heshiis Hor-dhac Ah Oo Laga Gaadhay Colaadii Liyuu-Boolis Iyo Reer Gaashaamo. |
 |
|
 Qodobo hordhac u ah heshiis waan-waaneed oo lagu daminayo colaadda ka aloosan degaanka Gaashaamo oo dagaallo khasaare culus geystay ku dhexmareen ciidanka Liyuu Booliska Itoobiya iyo shacabka degaankaas, ayaa markii ugu horreysay laga soo saaray heshiis hordhac oo lagu doonayo sidii loo soo afjari lahaa shaqaaqada halkaas ka taagan.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Xabsiga Hargaysa/JSL Oo La Waregay Maxaabiis Budhca-Badeed Ah. |
 |
|
 Xukuumada JSL, Maamulka Xabsiyada Dhexe ayaa maanta si rasmi ah ugala wareegay dawlada Seycheles maxaabiis Buddcad-Badeed ah, kuwaas oo ay Maxkamada dalkaasu xukun hore looga gaadhay halkanna ay noqotay in lagu sii hayyo xabsiga gaarka ah ee loogu talo galay..
|
|
|
|
|
|
|
|
| M/weyne Siilaanyo Oo Magacaabay Wasiir Iyo Agaasimayaal Cusub. |
 |
|
 Madaxweynaha JSL ayaa maanta magacaabay Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Boosaha Iyo Isgaadhsiinta, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Maareeyaha Guud ee Madbacadda qaranka.
|
|
|
|
|
|
|
|  |
|
|
Somaliland Republic Embalem |
|
|
|
|
|
|
 |
Who's Online |
 |
|
|
|
| There are currently, 117 Guest(s) |
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
Articles |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Marxuum Abwaan Timacadde. |
  |
|
|
|
|
Tafsiirka Quraanka Kariimka. |
|
|
|
|
|
AHN. Abwaan Qaasim |

 |
|
|
|
|
Somaliland National Movement ( SNM ). |
 Somaliland National Movemen ( SNM ) |
|
|
|
|
|
 Proudly Somalilander |
|
|
|
|
Xasuuso Hawlgalkii Badbaado. |
  |
|
|
|