|
 |
Main |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
BBC Somali |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi |
|
|
|
|
|
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed. |
 |
|
|
|
|
Proudly Somalilander |
 |
|
|
|
|
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde. |
  |
|
|
|  |
|
| Somaliland's Miracle Dairy Farm. |
 |
|
 BBC Africa Editor Mary Harper describes how she came to report on a remarkable green field dairy farm in the middle of the desert in a rejuvenated Somaliland. I didn’t believe a word Abdullah Farah was saying when he first told me about his farm.
|
|
|
|
|
|
|
|
| U.S. Intelligence Expects Victory And Saif Al-Islam Gaddafi Said That Libya Is N |
 |
|
 For his part, director of military intelligence, General Ronald, "in the beginning, the momentum at the other side, has begun to change that .. we got to the point of balance may be the lead in the hands of the system". For its part, said U.S. Secretary of State Hillary Clinton that the U.S. administration is preparing .....
|
|
|
|
|
|
|
|
| Af-Hayeenka Golaha Dhaqanka Beelweynta Hawiye Oo Taageeray Madaxbannaanida JSL. |
 |
|
 Hadalkii Tageerada Ahaa Ee Afhayeenka Golaha Dhaqanka Beelaha Hawiye Ku Sheegay Inay Tageersan Yihiin Wixii U Kordha Walalahood Ayaa Noqday Mid Xasuus Tariikhiya Ku Reebay Jaaliyadda Rer Somaliland Ee Ingiriiska.
|
|
|
|
|
|
|
|
| TV-ga Universal Oo Laga Joojiyay In Uu Ka Shaqeeyo Gudaha JSL. |
 |
|
 Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyi gelinta JSL maanta qoraal uu soo saaray shaaca kaga qaaday in TV-ga Universal ee laga maal-geliyo daaha dabadiisa, laga joojiyay inuu ka hawl galo dhammaan gobolada JSL oo dhan, ka dib markii lagu eedeeyay inuu ka baxay isla markaana jebiyay anshixii iyo xeerarkii saxaafadda u yaalay.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Wasiirka Caafimaadka DF-da Somalia Oo Ka Baxay Shir Lagu Soo Casumay JSL. |
 |
|
 Wasiirka Caafimaadka Dawlada KMG ee Somalia Dr. Aadan Xaaji Ibraahim ayaa sheegay in uu qaadacay shir caafimaadka lagaga hadlaayey oo ay soo qaban-qaabiyeen Qaramada Midoobay iyo beesha Caalamku, kaas oo ka dhacay Magaalada Nairobi.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Somaliland Launches Public Financial Management Reforms. |
 |
|
 The colorful function was participated by delegates from the World Bank, the African Development Bank, UK Department for International Development (DFID), UN-Habitat, EU, UN-JPLG, donors, various government departments, civil servants and media.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Wefti Reer Kenya Ah Oo Dalka U Yimid Inay Wax Ka Bartaan Nidaamkii Dib-u-heshiis |
 |
|
 Golaha Guurtida JSL ayaa maanta waxay qaabileen wefti ka socday dalka Kenya oo socdaal ku yimid JSL kana koobnaa 19 xubnood ayaa socdaalkoodu la xidhiidhay sidii ay casharo uga baran lahaayeen habkii nabadaynta ee Golaha Guurtidu ka soo qaateen hanaankii dib u heshiisiinta JSL. Waxaana weftiga madasha Golaha Guurtida ku qaabilay xoghayaha guud ee Golahaasi.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Abu-Mansuur Al-Amriki Oo Lagu Dilay Muqdisho. |
 |
|
 Sida ay qorayaan wakaaladaha wararka aduunka, waxaa magaalada Muqdisho lagu dilay mid ka mid ah saraakiisha ajnabiga ah ee kooxda Al-Shabaab kaas oo lagu magacaabay Omar Hammami oo ku magac dheeraa "AL-AMRIKI".
|
|
|
|
|
|
|
|
| Madaxweynaha JSL Oo Qaabilay Maanta Wefti Ka Socday Dalka Ingiriiska. |
 |
|
 Mr. Tin Hitchens, Director for Africa Norman Ling, British Ambassador to Ethiopia and ayaa ka waramay ujeeddada Socdaalkooda oo ay sheegeen in uu daba socdo socdaaladii hore ee ay dalka ku iman jireen iyo xogogaal u noqoshada guud ee JSL iyo gobolka.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Munaasabadda Maalinta Haweenka Adduunka Ee 8da March. |
 |
|
 Madaxweynaha JSL ayaa maanta dhambaal hambalyo ah u diray haween weynaha JSL oo uu ku bogaadiyay munaasabadda maalinta haweenka adduunka ee 8da Bisha March 2011 oo dunida si weyn maanta looga xusay.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Weerar Fulaynimo Laga Fuliyay Laascaanood Oo Ay Dad Ku Dhinteen. |
 |
|
 Weerar argagixiso oo la soo qaaday caawa badhtamaha magaalada Laascaanood. Waxa ku geeriyooday Taliyihii Ciidanka Sirdoonka Gobolka Sool iyo gabadh caanaley ahayd. Waxaana ku dhaawacmay Taliye-Xigeenkii Ciidamada Sirdoonka JSL.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Weerar Ay Soo Qaadeen Saaka Malleeshiyada Pugtland OO Lagu Jebiyay. |
 |
|
 Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo wacyi gelinta JSL Md. Axmed Cabdi Xaabsade oo caawa ka hadlay dagaalka maanta ka dhacay deegaanka Gabadha oo 30km dhinaca Bari ka xigta magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool, ayaa maamul Pugtaland ee Bariga Somalia ku eedeeyay mas'uuliyadda dagaalkaasi.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Laba Mudaaharaad Oo Isku Ujeedo Ah Oo Ka Kala Dhacay Buuhoodle Iyo London. |
 |
|
 Mudaaharaadyo ay soo abaabuleen hor-boodayaasha kooxaha ujeedo-Badanta isku magacaaba Ssc ama PPs ayaa laba mudaaharaad ka kala dhigay magaalada Buuhoodle ee xadka JSL/Ethiopia iyo magaalada London/UK. Halkaas oo lagu gubay Calanka Dawladda Ingiriiska.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Netanyahu Asks: What Would Happen Now If Libya Possessed Nuclear Weapons? |
 |
|
 Prime Wazzraalisraiily Benjamin Netanyahu said Israel wants to achieve peace, has announced its readiness to make concessions That the Palestinians did not do the same so far.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Taliska Boqortooyada Ingiriiska Iyo Qorshihiisa JSL. |
 |
|
 Dhukumanti uu si sir ah u helay bogga baahiya qoraalada sirta ah ee WikiLeaks oo shalay oo taariikhdu ahayd 3 March 2010 lagu baahiyey la baahiyey, ayaa lagu caddeeyey qorshaha dhabta ah ee dawladda Ingiriisku ka leedahay Jamhuuriyadda Somaliland.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Biriijkii 2aad Ee Dhex Mara Caasimadda JSL Oo Saaka Xadhiga Laga Jaray. |
 |
|
 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa goor dhaweyd xadhiga ka jaray dhismaha biriijka 2aad ee caasimadda, oo uu dhismihiisu socday muddo sannado ah.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Tacsi: AHN Md. Axmed Jaamac Jangali. |
 |
|
 Madaxweynaha J. Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo dhambaal tacsi ah u diray qoyskii uu ka baxay AHN Md. Axmed Jaamac Jangalli, oo ku geeriyooday dalka Maraykanka
|
|
|
|
|
|
|
|
| JSL Iyo Ethiopia Oo Ka Wada Hadlay Nabadgalyada Gobolka Iyo Dhacdadii Kalshaale. |
 |
|
 Arrimaha ay sida gaarka ah uga wada hadleen labada dhinac waxaa ka mid ah arrintii ka dhalatay deegaanka Kalshaale iyo mawqifka ay arrintan ka qaadatay Pugtland. Wasiirka Arrimaha Dibadda JSL wuxuu tilmaamay in ay u arkaan mawqifka Pugtland mid faragali toos ah ku aha arrimaheeda u gaarka ah JSL, taas oo loo tarjuman karo gardarro caddan ah.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Safar Taariikhi Ah Oo Uu Md. Waran-Cadde Ku Tegay Koonfurta Sudan. |
 |
|
 Siyaasiga ruug-cadaadiga ah ee Reer Somaliland Nd. Cali Maxamed Waran-Cadde ayaa horanti bishi kowad ee sanadkan safar dhulka ah ku gaalaa-bixiyeye wadamada Ethiopia iyo Koonfuurta Sudan, isga oo ku tagay baabuurkisa khaaska ah ee leh lambarka JSL.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Taiwan: Medical Staff Offer Free Health Care In Somaliland |
 |
|
 Taiwanese medical staff have volunteered in 229 missions in close to 50 countries during the last 16 years; one of them was recently carried out in Somaliland.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Maxaabiistii Lagu soo Qab-Qabtay Dagaalkii Kal-Shaale Oo La Sii Daayey. |
 |
|
 Maxaabiistii lagu soo qab-qabtay dagaaladii Ciidamada JSL iyo maleeshiyo-beeleedka Buuhoodle ku dhexmaray deegaanka Kal-shaale oo la sheegay in lagu sii daayay cafis Madaxweyne.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Akadamiga ERA Oo Shahaado-Sharaf Guddoonsiiyay Sheekh Maxamed Cali Geeddi. |
 |
|
 Akademiga waxbarashada iyo cilmibaadhista ee ERA "Education and Reseach Academy", ayaa maanta shahaado-haraf guddoonsiiyey guddoomiyaha hay’adda khayriga ah ee geeska afrika. Sheekh Maxamed Cali Geeddi, oo ah hay’ad ka hawlgasha deegaannada JSL, isla markaana kaalin wax-ku-ool ah ku leh waxbarashada JSL.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Awoodda Ciidamada Badda JSL Oo Aad Loo Dhisayo. |
 |
|
 Taliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland Admiral Axmed Aw Cismaan oo socdaal shaqo ku yimi Dalkan Ingiriiska ayaa sheegay in ay dhisi doonaan ciidan badeed oo quwad leh oo qalabkoodu uu dhamays tiran yahay awood buuxdana u leh ilaalinta xeebaha Somaliland
|
|
|
|
|
|
|
|
| Wasiirka Arr. Debedda JSL Oo Looga Yeedhay Golaha Wakiilada |
 |
|
 Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar oo fadhigii Golaha Wakiillada ee shalay hortagay, ayey mudanayaashu wasiirka waydiiyeen su’aalo la xidhiidhka shirkii doodaha badan dhaliyey ee uu kaga qayb galay dalka Ingiriiska iyo marka uu shirkaa ka qaybgalay halka uu ka maray xeerkii baarlamaanka JSL ansixiyeen ee lagu xaaraantinimeeyey ka qayb galka shirarka lagaga hadlayo arrimaha Soomaaliya.
|
|
|
|
|
|
|
|
| The IGAD Partners Forum Visited Hargeisa. |
 |
|
 President 'Silanyo' welcomed the visit of the IPF delegation to Hargeisa. It was, he said, a major departure for the international community. He emphasized that Somaliland had been waiting for the international community to recognize its efforts for a long time, and the visit was one step forward in this regard.
|
|
|
|
|
|
|
|
| "Accept the reality that a unified Somalia is not possible"! Profess |
 |
|
 Again, the question about would we want to work with Somaliland and others to also build up their capabilities. So there are some – some of these different ideas are floating around there.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Jabuuti Oo JSL U Soo Dhiibtay Ninkii Gadhwadeenka U Ahaa ONLF. |
 |
|
 Ciidanka Booliska ayaa xabsiga Madheera ee gobolka Saaxil u taxaabay Maxamed Yuusuf Odawaa (Aleel) oo ahaa darawal gadhwadeen u ahaa 250 ka mid ah Maleeshiyada ONLF oo bishii October ee Kalhore ka soo degay xeebta Lughaya ee galbeedka Somaliland.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Gulf of Aden Security Review - February 24, 2011 |
 |
|
 1. Yemen: President Saleh ordered security forces to prevent any outbreaks of violence between pro- and anti-government demonstrators. 2. Horn of Africa: At least fifty people killed as TFG and AMISOM forces launch major offensive against al Shabaab fighters; al Shabaab spokesman displays AMISOM prisoner, denies that al Shabaab militants are in retreat.
|
|
|
|
|
|
|
|
| M/Weyne Siilaanyo Oo Markii 4aad Baaq Nabadeed U Diray Kooxaha Ku Qadhaabta PPs/ |
 |
|
 Madaxweynaha Jumhuuriyadda Somaliland ayaa maanta markii afraad baaq nabadeed u diray dadweynaha gobolada Sool iyo Buuhoodle, waxaanu ku baaqay inay joojiyaan kooxaha dagaalada ka wada deegaanadaasi ee ku qadhaabta magaca SSc.
|
|
|
|
|
|
|
|
| War-Saxaafadeed Ka Soo Baxay Madaxtooyada JSL. |
 |
|
| Madaxweynaha JSL ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wefti balaadhan oo ka kooban 16 Xubnood oo ka kala Socday wadamada Ethiopia, Belgium, Finland, France, Germany, Jaban, Italy, Netherlands, Norway, Uk, Spain, Turkey, USA, Brasil, Wakiilka EU u Fadhiya Djibouti iyo Xoghaynta Urur Goboledka IGAD.
|
|
|
|
|
|
|
|  |
|
|
Somaliland Republic Embalem |
|
|
|
|
|
|
 |
Who's Online |
 |
|
|
|
| There are currently, 117 Guest(s) |
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
Articles |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Marxuum Abwaan Timacadde. |
  |
|
|
|
|
Tafsiirka Quraanka Kariimka. |
|
|
|
|
|
AHN. Abwaan Qaasim |

 |
|
|
|
|
Somaliland National Movement ( SNM ). |
 Somaliland National Movemen ( SNM ) |
|
|
|
|
|
 Proudly Somalilander |
|
|
|
|
Xasuuso Hawlgalkii Badbaado. |
  |
|
|
|