|
 |
Main |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
BBC Somali |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi |
|
|
|
|
|
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed. |
 |
|
|
|
|
Proudly Somalilander |
 |
|
|
|
|
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde. |
  |
|
|
|  |
|
| Xabad-Joojin Rasmi ah Oo Lagaga Dhawaaqay Colaadii ka Dhacday Daroor |
 |
|
| Dhacdadan ayaa ah tii labaad ee mudo yar oo kooban ka dhex qaraxda beelo walaalo ah oo ka tirsan reer Somaliland, dhacdadaas hore oo iyana ay golaha guurtidu ku soo guulaysteen xalinteeda.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Baaq nabadeed oo ka yimid Jaaliyadda Somaliland ee Ku dhaqan Kuwait. |
 |
|
Waxa kale oo aanu mahad u direynaa dhamaan ummadda Somaliland ee sida dhakhsiiya ah ugu gurmatay sidii ay u damin lahaayeen dagaalkaa.
|
|
|
|
|
|
|
|
| DR. CALI KHALIIF GALAYDH AYAA BEESHIISA UGU BAAQAY INAY ISKA ILAAWAAN RIYADA SOM |
 |
|
| Waxaa lagu xalin karaa iyaga oo shicibka ka soo jeeda Gobolkan Sool ay gartaan dantooda iyo meesha uu ku jiro maseyrkoodu oo ay iska ilaawaan riyada-soomaliweyn ee aan jirin.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Range Resources oo Wali Hanjabaadeedii Sii Wadata Oo Warqad u Dirtey Suuqa ASX |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
| Madaxweyne Rayaale Oo Hanbalyo u Direy Mujaahidiintii SNM Maanta Oo Ku Beegan So |
 |
|
 Warsaxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada JSL, waxa uu u dhignaa sidan soo socota:
|
|
|
|
|
|
|
|
| Ethiopia: 42 injured in Eastern town of Jigjiga' Blasts |
 |
|
Serious blasts in Ethiopia’s town of Jijiga in eastern region left at least 42 people injured at the weekend, a state Ethiopian news agency reported
|
|
|
|
|
|
|
|
| Wasiirka Warfaafinta JSL Oo Jawaab Ka Bixiyay Hadalo Ka Soo Yeedhay Cali Khaliif |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
| Baydhabo: Wasiirada Iyo Xildhibaanada Ka Soo Jeeda Gobolka Sanaag Oo Sheegay In |
 |
|
 Wasiirada Iyo Xildhibaanada Ka soo jeeda Gobolka Sanaag Oo Sheegay In Aanu Guddomiyaha Baarlamaanka Aanu Fasixi Karin In qayraadka Gobolkaa La Gurto.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Dagaal Aad U Qadhaadh Oo Saaka Dib Uga Qarxay Muqdisho. |
 |
|
| Dagaal qadhaadh oo la isu habar-wacday ayaa saaka waaberigii hore mar kale dib uga qarxay Muqdisho. kaa soo sida la sheegayo la go'doomiyey mid ka mid ah isbahaysiga la dagaalanka argagaxa.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Madaxweyne Rayaale oo xilkii ka Qadaay Wasiirka Arrimaha Gudaha Iyo Taliyaha Boo |
 |
|
 Waxa uu Madaxweynuhu u cuskaday xil ka qaadistooda inay hawshoodii gudan waayeen labada mas'uul iyo in uu muran weyni beryaha danbe ka dhex aloosnaa.
|
|
|
|
|
|
|
|
| WAR MEMORIES:Refreshing the Minds of SOME Short-Memory Somalilanders |
 |
|
Anonymous writes "
WAR MEMORIES: Libya ships nerve gas consignment to the Somalians Date: Saturday, May 27, 2006 @ 11:03:00 PDT

By Harvey Morris Middle East Editor
LIBYA has shipped a consignment of nerve gas to Somalia, prompting fears that it may be used against anti-government guerrillas, the Parliamentary Human Rights Group said yesterday.
"
|
|
|
|
|
|
|
|
| Mugadishu/Somalia: Militiamen Occupy Mogadishu's Keysaney Hospital |
 |
|
 ICRC Press release No. 06/55 30 May 2006
|
|
|
|
|
|
|
|
| Hay'adda Wanaag Farista Iyo Xumaan Reebista Oo Xayiraadii Laga Qaaday. |
 |
|
| Hay’addan ayaa durbaba shaqadeedii ka bilowday Caasimadda Hargeysa , inkasta oo aanay firfircoonayn sidii hore.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Xubnaha Haweenka Baarlamaanka Oo Ku Hawlan Mideynta Mowqifka Haweenka JSL. |
 |
|
Xildhibaan Marwo Ikraam Xaaji Daa'uud Warsame. *************************************** Marwo Kinsi Qowdhan oo ka tirsan gaboodka NEGAAG oo iyaduna ka mid ah weftiga ay hogaaminayso Xildhibaanadan Marwo Ikraam Xaaji Daa'uud Warsame ayaa waxay cadaysay in hooyada JSL marka hore looga baahan yahay inay gurigeeda dhisto si ay bulsho wanagsan u dhisi karto. Waxaanay Marwo Kinsi ugu baaqday haweenka JSL in aanay cod danbe oo ay leeyihiin ku soo saarin ragga siyaasiinta ah ee ay codkooda Haweenka siiyaan.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Mareykanka Oo Cadaystay In Uu Taageero Lacageed Siiyo Dagaal Oogyaasha Muqdisho. |
 |
|
Saraakiil ka tirsan hay'adda sirdoonka Mareykanka ayaa shaaca ka qaaday in dowladda uu madaxweynaha ka yahay George Bush ay taageero lacageed siisay isbahaysiga argagaxa si ay xog uga siiyaan ururada xag jirka ah ee xiriirka la leh urur weynaha Alqaacidda.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Xubno Ka Mid Ah Barlamaanka Bugland Oo Baxsday Iskana Dhiibey Sweden. |
 |
|
| Waa markii labaad ee ay dhacdo arintan oo kale hadase waa koox kuwa sidan ku kacay iyagoo ku raad-gadanaya inay ka soo jeedaan Majiyahan oo ah qaar dadkooda iyo dalkooda lagu hayo dhibaato waa siday ku andacoodeene.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Taliyaha Hawlgalada Khaaska ah Ciidamada Maraykanka Oo Booqasho ku Jooga Sanca I |
 |
|
Taliyaha Hawlgalada Khaaska ah Ciidamada Maraykanka Oo Booqasho ku Jooga Sanca Isaga Oo u Kuur Gelaya Arrimaha Somalida.  • رأي نيوز-صنعاء: قالت مصادر صحفية اليوم أن واشنطن ستناقش مع صنعاء الوضع الصومالي خصوصا بعد توتر الأوضاع وازدياد حدة القتال الأخير في العاصمة مقديشو من منطلق كون اليمن رعت جانباً من المفاوضات بين الأطراف الصومالية المتحاربة.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Sirdoonka Maraykanka Oo Sheegay Inay Ku Khasaareen Isbahaysiga Argagaxa Muqdisho |
 |
|
| Waxaana Hadba muuqanaysay Awoodda ballaaran iyo Guusha ay ka gaarayan Golaha Maxaakiimtu Dagaalka Muqdisho, Iyadoo Ilaa shan dagaal oo lagu hoobtay kabacdi Dowladda Washington ogaatay Inay ku khasaartay Baaritaankii iyo Dhaqaalihii ay siin jirtay Ururka labaxay Ashahaado ladirirka.
|
|
|
|
|
|
|
|
| USA : VOA Radio: Discussion About Somaliland's Recognition |
 |
|
 Discussion with Dr. Saad Sheekh Osman - Somaliland Representative In North America.. Reporter's Roundtable Examines The Issues Surrounding The Somaliland Statehood. To listen the full program, please click here. Submited By hadhwanaag : 2006-05-26
|
|
|
Posted by editor on Saturday, May 27 @ 17:19:44 DAVT (959 reads) |
|
(comments? | Score: 0) |
|
|
|
|
|
| Xuska 18 Guuradii Ka Soo Wareegtay Guda-Galkii SNM ee Magaalada Burco. |
 |
|
27-ka May oo ah maalintii Xoogagga Dhaqdhaqaaqii SNM ay soo galeen Magaalada Burco sannadkii 1988-kii ayaa maanta si weyn lagu xusay munaasibado lagu qabtay meelo kala duwan oo magaalada Hargeysa ah.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Golaha Guurtidu Waa In Ay Ka Noqdaan Muddo Kordhintan Aan Sharciga Waafaqsanayn |
 |
|
 Ururka xidhiidhka jaalliyadaha Somaliland ee Yurub (SSE), iyagoo ogsoon doorka golaha guurtidu kaga jiraan nabadgelyada iyo horumarka Somaliland, ayaa haddana waxa amakaag ku noqotay go’aanka Mudanayaasha Golaha guurtidu mudadda ku kordhisteen.
|
|
|
|
|
|
|
|
| TAARIKH NOLOLEEDKII MUJAAHID MAXAMED ROOBLEH FAARAX (GURAAYE)QALINKII BOOBE YUUS |
 |
|
Naxariistii Janno Ilaahay ha ka waraabiyoe’, Maxamed Rooble Faarax oo loo yaqaannay Guraaye, baabuurkaas oo keliya uguma adeegin SNM bal se siyaabo badan ayuu halgankii hubeysnaa uga qayb-qaatay. Wuu ka odayeeyay. Taakulayntii, hub-ururintii iyo ciidan-ururintiiba wuu ka qayb-qaatay. Nabadaynti iyo heshiisiintii Beelaha ayuu door la yaab leh ka qaatay.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Dagaal Lagu Hoobtay Oo Weli Si Xooggan Uga Socda Muqdisho. |
 |
|
Dagaalkii maanta ka dhacay Deegaannadda Carwaddii hore ee Xaafadda Taleex, Isgoyska Lambar Afar ilaa xaafadaha ku dhowdhow, ayaa waxa lagu soo waramay inay ku geeriyoodeen 25-qof, oo u badnaa dad rayid ah, iyadoo dhinaca kalena maydadkii saddex qof laga helay afaafka hore ee Hotelka Saxafi.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Malaaqyada Bay Iyo Bakool Oo Ugu Baaqay Dadkooda Inay Ka Soo Baxaan Bugland. |
 |
|
Qaar ka mida malaaqyada Digil iyo Mirifle oo shir ku yeeshay magaalada Xudur ee gobolka Bakool waxa ay ku dhawaaqeen in ay ka soo baxaan dadka gobolada Bay iyo Bakool u dhashay dagaanka Bugland. Waxay sabab uga dhigeen go'aankaas tacadiyo kala duwan oo loo geystay dad ka soo jeeda Gobolada Bay iyo Bakool.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Madaxweyne Rayaale:''Weligood Somaliland Iyo Soomaaliya Midoobi Maayaan |
 |
|
Madaxweyne Rayaale, waxa uu sidaas ku sheegay waraysi dheer oo uu la yeeshay Wargeyska The Sab Sahara Informer oo ka soo baxa Magaalada Hargeysa, waxaanu Madaxweyne Rayaale intaas ku daray inuu deg deg u gudo geli doono safaro uu ku kala bixinayo dalalka Afrika si uu taageero ugu helo qaddiyadda Somaliland.
|
|
|
|
|
|
|
|
| The Latest ICG ( International Crisis Group ) Report On Somaliland. |
 |
|
SOMALILAND: TIME FOR AFRICAN UNION LEADERSHIP. Africa Report N°.110 – 23 May 2006 Maxaa Ka Dhashay Dadaalkii Dawladda iyo Dadweynaha JSL, Mudahaaraadyadii Ictiraaf doonka iyo dabbaaldegyadii ka sokow dadaalka Dawladihii kala danbeeyay. Ma aha warbixin keli ah ee waa duruus wax tar u leh dhallinyarada danbe. Fadlan wada akhri.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Muqdisho/Somalia: 4 Wasiir oo iska casilay dawladda Imbigaati. |
 |
|
Sadexda Wasiir ee kale ayaa waxay kala yihiin Bootaan Ciise Caalin, wasiirka Dhaqancelinta maleeshiyooyinka, Muusa Suudi Yalaxow oo ah Wasiirka Ganacsiga, iyo Cumar Finish oo ah Wasiirka Awqaafta iyo Diinta.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Natiijadii Codbixintii u Socotay Shabakaddan Barakaysan Muddo 3 Bilood ah Oo La |
 |
|
Waxa la soo gebogebeeyay muddo sadex bilood ah oo ay hawada ku jirtay Shabakan Sxb-ba Safka Hore ee www.Somalilandpatriots.com oo ay u codeeyeen 555 illaa iyo daqiidaddii u danbaysay intii aan la soo saarin natiijada kama danbaysta ah sida loo arko qaabka, habka shaqada iyo hawsha ay ku guda jiraan shabakadda iyo ragga shukaanta u haya oo ku kala shaqeeya xafiisyada Dalka Kuweit, Kindom of Sa'udi Arabia, Yemen, Germany, JSL iyo Canada. Waxa loo kala codeynayay shan darajo sida ay ku haboon tahay iyo darajada ay mutaysatay shabakaddu muddadii yarayd ee ay jirtay oo kala ah sida soo scota:
|
|
|
|
|
|
|
|
| XAFLAD SANAD-GUURADII 15AAD EE 18KA MAY 2006 IYO TORONTO/CANADA |
 |
|
Xafladaasi waxaa Khudbado Goos-goos ah ka soo jeediyay Aqoonyahano, Waxgarad iyo Mus'uuliyiin ka tirsan Dowladda Canada.
|
|
|
|
|
|
|
|  |
|
|
Somaliland Republic Embalem |
|
|
|
|
|
|
 |
Who's Online |
 |
|
|
|
| There are currently, 117 Guest(s) |
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
Articles |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Marxuum Abwaan Timacadde. |
  |
|
|
|
|
Tafsiirka Quraanka Kariimka. |
|
|
|
|
|
AHN. Abwaan Qaasim |

 |
|
|
|
|
Somaliland National Movement ( SNM ). |
 Somaliland National Movemen ( SNM ) |
|
|
|
|
|
 Proudly Somalilander |
|
|
|
|
Xasuuso Hawlgalkii Badbaado. |
  |
|
|
|