|
 |
Main |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
BBC Somali |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi |
|
|
|
|
|
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed. |
 |
|
|
|
|
Proudly Somalilander |
 |
|
|
|
|
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde. |
  |
|
|
|  |
|
| Dad Wixii Ila Garaadow Gobonimo Ha Tuurina. |
 |
|
 *Abwaan Xuseen Aw Faarax wuxuu yidhi, markuu ka rajo beelay israacii Isticmaarkii, "Inteeni kaloo maqan hadaad Xamar israacdeen, idinkoo itaal daran waa la arki doonaa, irridu way banaan tahaye, Eedaadka soo maray umul baa ilowddee Allow sahal amuuraha adaa noo aqoon lee"*.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Faallo mal leh...Shib kadheh.... No Comment... Keine Kommentar... No Coment. |
 |
|
 Faallo mal leh...Shib kadheh.... No Comment... Keine Kommentar... No Coment... Biduun tacliiq... Pas de Commentaire........Usulize Kitu....
|
|
|
|
|
|
|
|
| Idaacadii Cusbayd Oo Soo Gaadhay Berbera. |
 |
|
.gif) Idaacadii cusbayd ee ay Xukuumadda Somaliland soo Iibisay ayaa soo gaadhay magaaladda Berbera, iyadoo ku jirta Kontaynaro. Xukuumadda Somaliland ayaan ilaa hada shaaca ka qaadin Imaanshaha Idaacadaas cusub oo dhawr maalmoodba taalay Dekeda Berbera.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Talyaaniga Oo Markii U Horreysay Ka Hadashay Wada-Hadalada JSL Iyo Somalia |
 |
|
 Dowladda Dalka Talyaaniga ayaa markii u horreysay ka hadashay Wada-Hadalada dhex mari doona dowladaha JSL iyo Somalia. Kaasi oo mar horaba la soo xulay gudigii labada dhinac wada-hadalka ugu qeyb gelayay.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Somaliland Development Corporation.flv |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
| Xisbiga UCID Oo Cambaareeyey Falkii Lagula Kacay Gud. Ku-Xigeenka Kulmiye. |
 |
|
 Xisbiga UCID ayaa si kulul u cambaareeyey falkii foolxumada badnaa ee lagula kacay Guddoomiye-Ku-Xigeenka Xisbiga Kulmiye iyo qaab darrdadii ka dhacday shirkii Xisbia Kulmiye ee ay xukuumadda maantu ka dhisnay.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Xafladii Xadhiga Lagaga Jaraayay Studio-ga TV-ga Qaranka Gobolada UK. |
 |
|
 Xaflad si cajiiba loo soo agaasamay ayaa xadhiga lagaga jaray Stdio´gii 2aad ee Telefeeshinka Qaranka JSL ku yeesho carriga Ingiriiska. Studio´gan cusub ee xadhiga laga jaray ayaa ah mid loogu tallo galay inuu noqdo xarunta Gobolada UK. Goobta loo qoondeeyay Studio´ga ayaa si caajiba loo qurxiyay,
|
|
|
|
|
|
|
|
| Guddi Heer Qaran Ah Oo Dib Loogu Magacabayo Wada-Hadalada Dowladaha. |
 |
|
 Madaxweynaha JSL ayaa sheegay in uu Guddi baaxad leh oo heer dowladeed ah u magacaabi doono wadahadalada dowladda KMG Somaliya iyo Somaliland ay wadayeelan doonaan, isla markaasna wuxuu xusay inuu Guddi shan Wasiir ah oo uu Xukuumaddiisa ka xulay howshoodu tahay mid farsamo iyo diyaarinta wadahadalada,
|
|
|
|
|
|
|
|
| Furitaanka Shirweynaha Golaha dhexe Ee Xisbiga KULMIYE |
 |
|
 Madaxweynaha JSL oo uu weheliyo Madaxweyne-Ku-Xigeenkiisu ayaa maanta ka qeyb galay shirweynihii sadexaad ee Golaha Dhexe ee xisbigiisa talladda haya KULMIYE oo maanta si rasmi ah uga furmay Huteelka Maansoor ee magaaladda Hargeysa.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Wada-hadaladii JSL Iyo Somalia Oo La Galay Ka Dib Markii..... |
 |
|
 Madaxwaynaha dawladda ku meel-gaadhka ah ee Somaliya Shiiq Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta magacaabay guddida xukuumaddiisa uga qayb-galaya wada hadalada JSL iyo Somaliya ay dhawaan ku yeelan doonaan dalka Ingiriiska/UK Magaalada London.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Pugtland: Sir Baa Fakatay....... |
 |
|
 Pugtland: Warbixin:- Khatar ka soo socota 5 Xubnood ee uu Madaxweyne Shariif u magacaabay Wada-Xaajoodka Somaliland iyo Somalia.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Shiiq Shariif Oo Koox Xildhibaano Raadis Ah U Soo Dirsaday JSL. |
 |
|
 Magaalada Caasimadda Hargeysa JSL ayaa waxa ku sugan Xildhibaano uu soo dirsaday Madaxweynaha DF-da Muqdisho Shiiq Shariif oo ururinaya dad ka mid noqda Baarlamaanka cusub iyo Fadeexadda Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Markabkii MV Leyla Oo Lagu Soo Daayay Madaxfurasho US $ 300,000. |
 |
|
 The $250,000-$300,000 ransom paid for MV Leila is said to be the lowest ever paid for a hijacked ship in the lucrative trade that is said to amass billions annually.
|
|
|
|
|
|
|
|
| M/weyne-Ku-Xigeenka JSL Oo Qaabiley Hay'adda Muslim Charity/UK. |
 |
|
 Madaxweyne-Ku-Xigeenka JSL ayaa maanta xafiiskiisa Madaxtooyada ku qaabilay Wafti iyo Ma'suuliyiin ka socday Hay'adda Muslim Charity oo fadhigeedu yahay Magaaladda London Caasimadda Ddalka Britain.
|
|
|
|
|
|
|
|
| 364 Arday Oo Tababar Ciidan Uga Socdo Dugsiaga Tababarada Mandheera |
 |
|
 Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha JSL oo uu weheliyay Taliyaha Ciidanka Booliska ayaa maanta kormeer ku tagay dugsiga tababarka Ciidanka Booliska ee Mandheera halkaas oo uu tababar uga socdo Sadex Boqol Afar iyo Lixdan Askari.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Qabanqaabada Xuska Sanad-Guurada 21aad Maalinta JSL Oo La Bilaabay Goor Hore. |
 |
|
 Xafladdii lagu maamuusayay sanad-guurada 21aad ee ka soo wareegtay maalintii JSL ayaa lagu qaban doonaa dalka Norway magaalo madaxda Oslo. Halkaas oo lagu soo bandhigi doono wacdaraha ay ka geysan doonaanaan Fannaaniinta laga daba dhacay ee Sahra Halgan iyo Qaboojiye. Ha u daymo la'aan.
|
|
|
|
|
|
|
|
| SSE: Kulan Lagu Qabtay Magaalada London |
 |
|
 Kulan muhiim ah oo ay soo abaabulshay Dallada SSE oo kulmisa Jaaliyaddaha JSL ee Yurub ayaa lagu qabtay Galbeedka Magaalada London oo ah xarunta ururka Jaaliyadda JSL ee West London 'Somaliland Community' maalintii Sabtida ee ay taariikhdu aheyd 7da Aprill 2012.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Khubaro Faransiis Ah Oo Gudbisay 500 Oo Buug Oo Laga Qoray Aathaarta Laasgeel. |
 |
|
 Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga, Warshadaha iyo Dalxiiska JSL ayaa maanta kulan lagu qabtay Wasaaradda 500 oo buug oo ku saabsan macluumaadka ku duugan goobta qadiimiga ah ee Laas-geel kala wareegay khubaro faransiis ah oo aqoon u leh Aathaarta qadiimiga ah, kuwaas ka socday Jaamacadda weyn ee faransiiska ee Paul-Velery Montpellier.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Pugtland Oo Laga Mashquuliyay Wada-Hadalada JSL Iyo Somalia. |
 |
|
 Wararka ka imanaya magaalooyinka maamul goboleedka Pugtland ayaa sheegaya in buuraleyda gal-gala ay gaadheen baabuurta dagaalka iyo ciidamo aad u tiro badan oo uu hogaaminayo wadaadka xag-jirka ah Sheekh Fu'ad Shan-Goole ee Al-Shabaab. Kuwaas oo sida lagu macneeyay ka soo baxsaday Koonfurta Somaliya kadib Dagaal xooggan oo ay kala kulmeen Ciidamada Ethopia iyo Kuwa Dowlada ( Amisom ).
|
|
|
|
|
|
|
|
| Xogta Ajandaha Wada-hadaladda JSL Iyo Somaliya Ee London. |
 |
|
 Sida ay mas'uuliyiin ku dhow-dhow Xarunta Madaxtooyada JSL iyo weliba Guriga Villa Somaliya ee looga taliyo Dawladda TFG-du xaqiijiyeen. Guddiyo ka kooban dhinac kastaba shan xubnood ayaa dabayaqadda Bishan April kulan ku yeelan doona gudaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dalka Ingiriiska.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Madaxwaynaha JSL Oo Guddi U Magacaabay Wada-Hadalada JSL Iyo Somaliya. |
 |
|
 War-saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyadda ayaa lagu sheegay in Madaxwayne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo guddi shan xubnood ka kooban u magcaabay qaban-qaabada wada hadalada dhex mari doona somaliland iyo Soomaliya.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Shaki 7 Dhallinyaro Muqdisho Ka Yimid Oo Lagu Qabtay Madaarka Berbera.. |
 |
|
 Ciidamada ammaanka ee madaarka Magaalada Berbera JSL ayaa khamiistii qabtay 7 wiil oo dhallinyaro ah oo diyaarad ka soo raacay magaalada Muqdisho ee dalka deriska Somal oo aan dal ku gal wadan arrimo ammaan darrana looga ashakiyay.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Luuqaddii Abid Ugu Adkay Oo Lagula Hadlo Xukuumadda Kulmiye. |
 |
|
 Mujaahid ka tirsan mas'uuliyiinta Urur Syaasadeedka UDHIS ayaa luuqadii ugu adkay abid kula hadlay xukuumadda Kulmiye uguna baaqay in ay xoriyadooda loo soo celiyo Saddexda Mas'uul ee u xidhan beenta raashinka iyo Suldaan Boqor Buur Madoow.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Somaliland: Army Chief Tours Bases In Buhodle And Sool.. |
 |
|
 Faallo Ma Leh.....Engar athugasemdir.....No Comment...いいえコメントなし.....Keine Kommentar...Hakuna maoni......No Coment...Κανένα σχόλιο....कोई टिप्पणी नहीं.....Aucun commentaire.......لا تعليق....没有评论.....אין תגובה
|
|
|
|
|
|
|
|
| Dr. Gabboose Oo Mar Kale Eedaymo Kulul U Jeediyey Xukuumadda Kulmiye.... |
 |
|
 Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha JSL, ahna Guddoomiyaha urur-siyaasadeedka UMMADDA ayaa mar kale shalay si kulul u weeraray xukuumadda Kulmiye oo uu ku eedeyey musuq-maasuq iyo in aanay dhex u ahayn ururrada cusub ee ku soo biiray saaxafadda siyaasadda JSL.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Xarun Lagu Iibiyo Daawooyinka Tayada Leh Ee Jarmalka Oo Laga Furatay Hargeysa |
 |
|
 Shirkadda Weyn ee GARMAN PHARMACY AND CLINIC oo xarunteedu tahay wadanka Jarmalka isla-markaana xarumo caafimaad ku leh dalalka Ingiriiska, Gabon, Jabuuti Iyo Kenya ayaa xarun weyn oo daawooyinka Jarmalka lagu iibiyo ka furtay Caasimada JSL ee Hargeysa. Sawirada.
|
|
|
|
|
|
|
|
| TACSI |
 |
|
 ALLA HA U NAXARIISTO MUJAAHID SHUKRI XASAN CAWED OO KU GEERIYOOTAY WADANKA KUWAIT KHAMIISTII TAARIIKDU AY AHEYD 05/04/2012. EEBAHEEN HA KA WARAABIYO JANATUL FARDOOSA EHELKII IYO QARAABADII IYO DHAMAAN UMMADD REER SOMALILANDNA SABIR IYO IIMAAN HA KA SIIYO.AAMIIN!
|
|
|
|
|
|
|
|
| 4 Qof Oo Shisheeye Looga Shakiyay Argagixiso Lagu Qabtay Galbeedka JSL. |
 |
|
 Ciidanka Qaranka JSL ee fadhigoodu yahay degaanka Bariisle oo ka tirsan degmada Saylac Gobolka Salal, ayaa gacanta ku dhigay 4 qof oo shisheeye ah, kuwaas oo looga shakiyey arrimo argagixso.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Khilaafka Dadku Ma Horseedi Karaa In Aan Lala Soo Bixin Khayraadka Dalka? |
 |
|
 Wasiirka Wasaarada Qorsheynta JSL ayaa si weyn u taageeray aragti odhanaysa in aanu dalku qaadi karin laba Wershadood oo Sibidh ah. Maadaama sida uu wasiirku ku waramay aanu jirin suuq la isku halayn karo oo loo iib geyn doono wax soo saarka laba Wershadood oo Sibidh ah.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Daamka Weyn Ee Ethiopian Iyo Faa'iidooyinka Uu U Leeyahay JSL |
 |
|
 Munaasab ballaadhan oo loo qabtay xuska maamlinta Daamka weyn ee dalka Ethiopia laga hirgelin doona iyo sharraxaad laga bixiyay sida wax weyn ugu leeyahay dalka Jumhuuriyadda Somaliland gaar ahaan dhinaca Laydhka.
|
|
|
|
|
|
|
|  |
|
|
Somaliland Republic Embalem |
|
|
|
|
|
|
 |
Who's Online |
 |
|
|
|
| There are currently, 117 Guest(s) |
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
Articles |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Marxuum Abwaan Timacadde. |
  |
|
|
|
|
Tafsiirka Quraanka Kariimka. |
|
|
|
|
|
AHN. Abwaan Qaasim |

 |
|
|
|
|
Somaliland National Movement ( SNM ). |
 Somaliland National Movemen ( SNM ) |
|
|
|
|
|
 Proudly Somalilander |
|
|
|
|
Xasuuso Hawlgalkii Badbaado. |
  |
|
|
|