|
 |
Main |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
BBC Somali |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi |
|
|
|
|
|
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed. |
 |
|
|
|
|
Proudly Somalilander |
 |
|
|
|
|
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde. |
  |
|
|
|  |
|
| Xukuumadda JSL oo ku hawllan diris caafimaad 440 Mj. oo SNM ah debedda |
 |
|
 440 Mj. oo ka mid ah Mujaahidiintii waxyeeladu ka soo gaadhay dagaaladii dib-u-xoraynta dalkan JSL ayaa waxa sabtidii u bilaabmay baadhis caafimadaad siday wax u kala qabaan, si intii halkan wax lagaga qaban kari waayo loogu diro dhakhtar dibadeed.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Fariin ku socota Wasaaradda Caafimaadka JSL |
 |
|
Anonymous writes " Sida la ogyahay roobab wanaagsan oo lagu diirsaday ayaa baryhan oo dhan wadanka JSL ka da'aayey waana nicmo Illaahay loogu mahadnaqo laakiin..."
|
|
|
|
|
|
|
|
| Kulmiye Iyo Ucid Oo Ka Hadlay Qabashada Iyo Xidhista Suldaan Cismaan Suldaan Cal |
 |
|
 Kulmiye iyo Ucid ayaa waxay si kala duwan uga hadleen xadhiga la xidhay Suldaanka beesha galbeedka Burco Suldaan Cismaan Suldaan Cali oo haatan ku jira Jeelka Mandheera.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Hindisaha uu ka rabo Maraykanku in uu ka yeelo Somalia |
 |
|
 Waxa ka mih ah qorshaha Maraykanka in la keeno ciidamado nabad ilaalin ah Somalia. Kuwaas oo ku howlgelaya qeybta 7 (Chapter 7) ee axdiga Q/Midoobay oo micnihiisu yahay inay xoog adeegsan karaan.
|
|
|
|
|
|
|
|
| C/laahi Jawaan Oo Lagu Wargeliyey Inuu Iska Xaadiriyo Xafiiska Dembi Baadhista. |
 |
|
 Gudoomiye kuxigeenkii hore ee gudiga komishanka doorashooyinka Somaliland, dhawaana iska casilay jagadaas Cabdillaahi Cabdi Xaaji Cumar (Jawaan) ayaa saxaafada u sheegay in lagu wargeliyey inuu iska xaadiriyo xafiiska dembi baadhista Somaliland qaybtiisa Hargeysa.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Badweynta Qorba Joogga Aqoon yahanka iyo Siyaasiyiinta JSL oo Booqasho ku Tegaya |
 |
|
 Wafti balaadhan oo ka kooban Aqoon yahano, Siyaasiyiin magac weyn leh iyo khubaro u dhashay JSL oo booqasho hawleed ku tegaya Caasimadda JSL ee Hargaysa bishan 9da 2006.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Shirka Madaxweynayaasha Afrika Bisha January iyo Ololaha JSL. |
 |
|
 Wararku waxa ay sheegeen illaa hadda warbixinta uu Wasiirku u soo gudbiyay Madaxweynaha in ay yihiin kuwo xambaarsan rajo iyo guul la xidhiidha ujeedada safarkiisa.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Suldaanka Guud Beelsha HY oo Xaqiijiyay in aanu shirkii Burco ahayn mid loo dhan |
 |
|
 Suldaanka guud ee beesha galbeedka Burco Suldaan Maxamed Suldaan Xirsi Qani, ayaa shaaca ka qaaday in ayna shirkii lagu qabtay magaala Burco uu ahaa mid ayna beesha Habar Yoonis u dhamayn..
|
|
|
|
|
|
|
|
| sign up a petition to the prime Minister |
 |
|
 the Prime Minister to Recognise Somaliland as a sovereign state. More details
|
|
|
|
|
|
|
|
| Suldaan Cismaan Suldaan Cali Suldaan Madar Oo Xalay Laga Qafaashay Gurigiisa Bur |
 |
|
 Sida warar laysla dhex marayaa sheegayaan waxaa markii hore albaabka hore ee guriga lagu dhuftay baabuur ay wateen ciidamadii kaxaystay oo sida la sheegay watey laba gaadhi, kadibna iyagoo xawli sare ku socda afka saaray dhinaca wadada u baxda Sheekh.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Dhambaal Taageero Ah: Baaqa Shirka Burco. |
 |
|
 Aduunka korkiisa waxan u joognaa in aan ku dhaqano, shareecada islaamka, waayo waa tii ilaahay ina faray rasuulkii (csws) la inoo soo dirayna uu ina soo gaadhsiiyey inta aan ku taaganahay xaqaasi iyo wadadaasi la inoo jeexay waa liibaneynaa guushana inaga ayaa helayna.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Baydhaba/Somalia: Dhowr Qarax oo dhimasho iyo dhaawac geystay. Shariif Xassan |
 |
|
 Baydhaba/Somalia: Dhowr Qarax oo dhimasho iyo dhaawac geystay. Shariif Xassan oo ka hadlay arrimaha Itoobiya.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Madaxdii JSL qaarkood oo bilaabay in ay isku jeestaan, markii laga yara jeestay |
 |
|
 Shaqo la'aanta haysata dadweynaha JSL iyo Madaxda qarkood oo bilaabay in ay isku jeestaan, furay faalooyin, faro-fiiqfiiq, foodhi-galabeed iyo baaqyo aan xuduud lahayn. Md. Faysal Cali Waraabe iyo Md. C/llaahi Jawaan oo jilaya ..... Shinbirba Shinbirkiisa ayuu la duulaa..
|
|
|
|
|
|
|
|
| SOMALIWEYNTII OO SI KALE LOOSOO HAGOOGTAY |
 |
|
 Habeen iyo Dharaar Gudahood, kol ay Morgan ku Tahay Awliyo Siraataa la wada dalacay. Waa Gaddoodii oo la yaab ma leh Laakiin waxa Amakaag leh kuwa Reer S/land ah ee Waajibinaya in loo Hiiliyo!
|
|
|
|
|
|
|
|
| Golaha Amaanka Ayaa Dib U cusboonaysiiyey Gudiga Baadhayey Cunaqabataynta Hubka. |
 |
|
 Gudigaas ayaa shaqadoodu tahay inay la socdaan cida jabisa cunaqabataynta hubka Somaaliya la saaray sannadkii 1992 kaas oo aan marnaba sidii loogu tala galay u dhaqan gelin.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Mj. Ahmed Mire: Mj. Xassan Yoonis Habane waxa uu ahaa Halyay qaran |
 |
|
Md. Mj. Xassan Yoonis Habane waxa uu ahaa Halyay qaran oo aan waligii la iloobi doonin Tariikhdana baal dahab ah kaga jira.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Madxweynaha Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Dhisme Cusub Ee Golaha Wakiilada |
 |
|
 Gudoomiyaha Golaha Wakiilada oo isaguna madasha ka hadlay ayaa mahadnaq u jeediyey ha’yada iyo dalalkii ka qayb galay hawshan isagoo markaa ka dibna ku soo dhoweeyay khudbadii furitaanka Madaxweynah.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Ethiopia's policy towards Somalia |
 |
|
The Federal Democratic Republic of Ethiopia Foreign Affairs and National Security Policy and Strategy towards Somalia.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Advise against all travel to Somalia. |
 |
|
 If you decide to travel to or remain in Somalia against this advice, you do so at your own risk. If the situation deteriorates the FCO may not be able to assist you.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Ogaysiis:Maxamed Xaashi Dhamac (Gaariye) Iyo Bandhig-dhaqameedkiisa Oslo. |
 |
|
 Waxaa ka dhici doona magaalada Oslo ee dalka Norway bandhig-dhaqameed xiiso leh oo uu Abwaanka Caanka ah ee Maxamed Xaashi Dhamac Gaariye ku soo bandhigi doono maalinta Sabtida.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Banaan bax looga soo horjeedo Ethiopia oo ka dhacay Caasimada Muqdisho |
 |
|
 Banaan bax aad u balaaran ayaa waxa uu ka qabsoomay Tarabuunka xaafada Kasa- Bal-Balaare ee degmada Hodon ee Caasimada Jamhuuriyada Soomaaliya oo ay soo abaabuleen dadweynaha Reer Muqdisho.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Prof. Geedi oo Ku Hanjabey Inay Maxaakiimta Dhaqso Ugala Wareegi Doonaan Muqdish |
 |
|
 Prof. Cali Maxamed Geeddi shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay Magaalada Nayroobi ee dalka Kenya, ayaa wuxuu ku eedeeyay Maxaakiimta Islaamiga in ay dusha u ridan doonaan haddii uu dagaal ka dhaco gudaha dalka Soomaaliya.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Ciidamada Ethiopia Iyo kuwa Maxaakiimta Oo Isku Horfadhiya Bandiiradley. |
 |
|
Ciidamadan Ethiopia ayaa habeenkii xalay ahaa soo gaadhey magaalada gaalkacayo iyagoo wata 175 gaadiidka dagaalka ah halkaasoo ay la wareegeen labada Koontarool ee soo gala magaalada ayna ka samaysteen talis ciidan.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Jen. Axmed Jamac, Oday Axmed-Keyse iyo C/lahi M. Hiirad oo beeniyay inay ka qayb |
 |
|
 Shirkan oo casuumad keliya lagu tegayo oo aan cidna loo oggalayn ayaad mooddaa inaanu culays sidaa u weyn aanu lahayn. Waxana cad in kooxdan meesha isku urursatay aanay saamayn ku yeelan doonin geeddi socodka Somaliland.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Halkan Waxaanu Isugu Keenay Tacsida (AHN) Xasan Yooniis Habane. |
 |
|
 Halkan Waxaanu Isugu Keenay Tacsida (AHN) Xasan Yooniis Habane.oo habeen hore abaara tobankii habeenimo kugeeryoodey isbitaalka Edna Hospital.
|
|
|
|
|
|
|
|
| INTERNATIONAL CRISIS GROUP: Somalia Conflict Risk Alert |
 |
|
 Nairobi/Brussels, 27 November 2006: The draft resolution the U.S. intends to present to the UN Security Council on 29 November could trigger all-out war in Somalia and destabilise the entire Horn of Africa region by escalating the proxy conflict between Ethiopia and Eritrea to dangerous new levels.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Mujaahid Xassan Yoonis Habane Oo Xalay Ku Geeriyoodey Magaalada Hargeysa |
 |
|
Tifatirayaasha Shebekada Somalilandpatriots.com ee shanta Qaaradood iyo Mujaahidiinta Safka-hore JSL waxay halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaan Qoyskii, Qaraabadii, Eheladii, iyo dhamaan Reer Somaliland geeridii naxdinta lahayd ee ku timi Md. Mj. Xassan Yoonis Habane.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Four Amazing Days In Somaliland. |
 |
|
We have been out in the villages of the Burao region in the south west of Somaliland for the last 4 days with limited Internet access, which is my excuse for long break in the blog. We were surprised on the first evening by a meal with our partners HAVOYOCO and the governor.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Somaliland.mine monitor Report 2006. |
 |
|
Officials have acknowledged the existence of stockpiles of antipersonnel mines, but have not provided information on numbers or types. In 2003, Somaliland said there were plans for the destruction of all existing stockpiles
|
|
|
|
|
|
|
|  |
|
|
Somaliland Republic Embalem |
|
|
|
|
|
|
 |
Who's Online |
 |
|
|
|
| There are currently, 118 Guest(s) |
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
Articles |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Marxuum Abwaan Timacadde. |
  |
|
|
|
|
Tafsiirka Quraanka Kariimka. |
|
|
|
|
|
AHN. Abwaan Qaasim |

 |
|
|
|
|
Somaliland National Movement ( SNM ). |
 Somaliland National Movemen ( SNM ) |
|
|
|
|
|
 Proudly Somalilander |
|
|
|
|
Xasuuso Hawlgalkii Badbaado. |
  |
|
|
|