|
 |
Main |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
BBC Somali |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi |
|
|
|
|
|
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed. |
 |
|
|
|
|
Proudly Somalilander |
 |
|
|
|
|
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde. |
  |
|
|
|  |
|
| Wasiiru-Dowlaha Arr. Dibadda JSL Oo Ka Qayb Galay Shirweyne Caalami Ah. |
 |
|
 Harada Lake Como oo ka mida meelaha loo dalxiis tago dalka Talyaaniga waxaa muddo afar cisho ah oo toddobaadkii ina dhaafaya, lagu qabtay shirweyne caalamiya. Shirka ayaa waxaa kasoo qayb galay aqoonyahano madax banaan, diblamaasiyiin, wasiiro iyo masuuliyeen sare oo ka socday waddamo kale duwan oo dunida ah iyo ururada caalamiga ah sida, EU, AU, UN iyo IGAD.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Shirkadaha Dalka India Oo Bilaabaya Maalagashiga JSL. |
 |
|
 Xukuumadda Somaliland, ayaa si weyn u soo dhawaysay qorshe maalgelin iyo horumarin isugu jira oo ay soo bandhigtay shirkad laga leeyahay waddanka Hindiya oo la yidhaa Horizon Holding & Investment Limited, taasoo dalka ka fulin doonta mashaariic horumarineed iyo wax-soo-saar ay iska kaashan doonaan maalgelinta shirkadda kale ee caalamiga ah ee Ronak Group oo iyana Hindiya laga leeyahay.
|
|
|
|
|
|
|
|
| QM Iyo DF-da Sheekh Shariif Oo Ku Heshiiyey in Ciidammada AMISOM La Gaadhsiiyo P |
 |
|
 Shirkii wadatashiga kooxaha Somalida oo saddexdii maalmood ee u dambeeyey ka socday magaalada Muqdisho, ayaa laga soo saaray go’aamo ay ka mid yihiin in ciidammada AMISOM ee ku sugan Xamar la gaadhsiiyo deegaannada Maamul-goboleedka Pugtland oo muran dhinaca xuduudda ah ka dhexeeyo JSL.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Dab Khasaare Badan Geystay Oo Ka Kacay Gobolka Teksas - Texes/USA. |
 |
|
 Muddo laba todobaad gudahood, dhul-gariir iyo duufaanayo ka dib waxa uu hadana dab ka kacay gobolka TEXSES ee dalka Mareykanka kaas oo la sheegayo in uu gaadhay dhul baaxaddiisu dhan tahay illaa 26km Waxaanay isku dayayaan kooxaha dab-damiska sidii ay u xakamayn lahaayeen dabka ballaadhan ee ka kacay gobolka.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Wasiirka Arr. Dibadda JSL Oo Ka Hadlay Kulankii Guddida La Dagaalanka Budhcad-Ba |
 |
|
 Guddida la dagaalanka budhcad-baddeeda ee Somaliland ayaa waxaa xubno ka ah Wasaaradda Arrimaha dibada, Wasaaradda Arrimaha Guddaha, Wasaaradda Cadaalada, xeer ilaalinta iyo ciidanka baddaha ee Jumhuuriyadda Somaliland.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Dacwadii Tuke Oo Laga Gaadhay Guulo Hor Dhac Ah. |
 |
|
 Sannadkii 1992 ayaa guushii ugu horeysay ee hadhaagii Afweyne la gaadhey.Waxaa Dalka Kanadii go’aan ku gaadhey inay dalkeeda ka mastaafuriso raggii gumaadka geystay ee ka tirsanaa dawladii Afweyne . Gacan ku dhiiglayaashaa waxaa ka mid ahaa : - Cabdi Cali Nuur oo haystay maxkamada milatariga ee Hargeysa.- Yuusuf Cabdi Cali oo ku magac dheer Tuke.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Xukuumadda JSL Oo Go'aansatay In Ay Dalkeeda Ka Saarto Soo-Galaytiga. |
 |
|
 Waxa ay xukuumaddu ugu baaqaysaa dadweynaha JSL in aanay dawladda ka qarin dadka ajnabiga ah ee dalka bilaa sharciga ku jooga. Cidii isku dayda in ay qariso ama hoygeliso ajaanibta soo galaytiga ah ay dawaldu ka qaadi doonto tallaabo shariga wafaqasan.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Dr Tannock Renews Call For Somaliland Independence At Meeting With Ethiopian PM. |
 |
|
 Ethiopia should take the lead and declare Somaliland - the former British protectorate breakaway region within the state of Somalia - an independent sovereign state, Charles Tannock MEP, European Conservatives and Reformists group foreign affairs spokesman, said today at a meeting in Addis Ababa with Ethiopian Prime Minister Meles Zenawi.
|
|
|
|
|
|
|
|
| War-Saxaafadeed: Madaxweyne Siilaanyo Oo Magacaabay Wasiirkii Cusbaa Ee Arr. Gud |
 |
|
 Madaxweynaha Jmhuuriyadda Somaliland ayaa galabta wasiirka cusub ee Wasaarada Arrimaha Gudaha u magacaabay Xildhibaan Maxamed Nuur Caraalle (Duur) oo ka tirsanaa Mudaneyaasha Golaha Wakiilada Somaliland.
|
|
|
|
|
|
|
|
| JSL Oo Ka Hadashay Saraakiisheeda Lagu Haysto Garoowe Iyo Idaacad Cusub. |
 |
|
 Wasiirka Warfaafinta iyo Wacyigelinta JSL,ayaa daboolka ka qaaday shalay in Bisha October ee soo socota ay dalka iman doonto idaacad weyn oo laga dhegaysan guud ahaan gobollada dalka iyo guud ahaan daafaha adduunka. Sidaas oo kalena ka hadlay saraakiisa JSL ee lagu afduubtay Garoowe/Pugtland.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Dagaal Faraha La Isula Tegay Oo Ka Socda Gaalkacayo/Pugtland/Somalia. |
 |
|
 Dhaawaca iyo dhimashada ayaa tiro beelay lamana xaqiijin karo tirada halkaas ku dhaawacantay ama ku dhimatay sababta oo ah waxa aan jirin gurmad dheeraad ah iyo adeegga caafimaadka sida cusbitaalada oo ka hawl galay.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Guterres: Macluusha Soomaaliya waa tan ugu weyn |
 |
|
 Madaxa Qaxootiga ee QM ayaa ku tilmaamay in dhibaatada gaajada iyo macluusha ka taagan Soomaaliya ay tahay dhibaatada aadminnimo ee ugu weyn ee maanta ka jirta aduunka.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Madaxweynaha JSL Oo La Tugaday Dadweynaha Iyo Khudbaddiisii Ciidda. |
 |
|
 Md. Mj. Madaxweyne Siilaanyo oo salaadii Ciida ka hor dadweynaha khudbad kooban u jeediyay ayaa dhambaal hambalyo ah u diray Shacbiga J. Somaliland gudo iyo dibadba iyo dhammaan shucuubta Islaamka oo uu ku bogaadiyay farxada maalinta weyn ee ciidul fidriga.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Madaxa Arr. Siyaasadda Xisbiga UDUB Oo Ka Cudur Daartay Xil Uu Ka Qabto Xukuumad |
 |
|
 Gudoomiyaha Siyaasadda Xisbiga UDUB/JSL ayaa sheegay inuu yahay murashax u taagan jagada madaxweynenimada Xisbigiisa. waxaanu tilmaamay inuu ka cudur daartay soo jeedin ay ula yimid Guddoomiyaha KULMIYE oo ahayd inuu buuxiyo xilka Wasiirkii Arrimaha Gudaha ee dhawaan iska casilay xilka Md. Dr. Gaboose.
|
|
|
|
|
|
|
|
| CIID WANAAGSAN, CIID MUBAARAK, HAPPY EID MUBARAK, ALLES GUTE ZUM, EID MUBARAK. |
 |
|
 Kuwii la aqbalay dadaalkoodii Bishii Ramadaan Ifka iyo Akhiraba Ilaahay ha inaga dhigo. Aamiin. Dhammaan Muslimiinta, Muwaadiniinta iyo Madaxda JSL, Maamulayaasha Shabakaddan Barakaysan ee Safka-hore.com shanta Qaaradood, Mujaahidinta Safka-hore JSL. Ciid Wanaagsan.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Xaaladda Tripoli Oo Walaac Laga Muujiyay. |
 |
|
 Britain ayaa sheegtay inay daawo iyo raashin u direyso Libya, halkaasi oo gargaar bini'aadanimo si degdeg ah loogu baahan yahay, iyadoo mucaaradka ay baadi goobayaan sidii ay ugu danbeyn ku ridi lahaayeen hogaamiyaha baxsadka ah Colonel Gaddaafi.
|
|
|
|
|
|
|
|
| In Somaliland, Less Money Has Brought More Democracy. |
 |
|
 As the humanitarian crisis in southern Somalia threatens millions of lives, Somalia's little-known northern neighbour, Somaliland, is doing so well that its government recently offered to send aid across the border. That a small and relatively poor country that is also suffering from the ongoing drought would be in a position to help Somalia is itself remarkable; Posted by Nick Eubank Friday 26 August 2011 07.00 BST guardian.co.uk
|
|
|
|
|
|
|
|
| Madaxweyne Siilaanyo Oo Madaxtooyada Ku Qaabilay Waftiga Ka Socda QM. |
 |
|
 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafti ballaadhan oo ka socday Qaramadda Midoobay. Kuwaas oo dhawaan booqasho ku yimid Dalka JSL..
|
|
|
|
|
|
|
|
| Majeerteeniya Pugtland/Somalia Oo Maxkamadaysay Somaliland. |
 |
|
 4 Mas'uul oo Maxaabiista ka mid ahaa waxaa Lagu Xukumay midkiiba 10 Sano oo xadhig ah. Halka 4 Nin oo Ciidanka ah lagu xukumay 5 Sano oo Xadhig ah. Maxaabiista maxkamadda la hor keenay ayaa waxay ahaayeen 9 Nin waxaana maxkamadu sii daysay mid ka mid ahaa oo lagu magacaabo Sharmaake Goohe oo aan ka mid ahayn ragga kale oo lagu soo eedeeyey in ay xubno ka yihiin Somaliland,
|
|
|
|
|
|
|
|
| Siyaasiga Weyn Ee Axmed Xuseen Ciise Oo Ka Hadlay Arrinta Xisbiaga UCID/JSL. |
 |
|
 Siyaasiga Axmed Xuseen Ciise oo ka tirsan siyaasiyiinta reer Somaliland ayaa markii ugu horeysay ka hadlay khilaafka cakiran ee ka dhex jira xisbiga mucaaradka ah ee UCID. Waxaanu ku taliyay in sida ugu dhakhsaha badan loo soo af-jaro khilaafkan.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Maamulkii Majeerteenia Pugtland/Somalia Oo Saqiiray... |
 |
|
 Horboodihii Maamul-Goboleedka Majeerteenia ee Pugtland/Somalia ayaa kala diray Maamulkaas ka dib markii laga waayay hawl-gudasho fiican islamarkaasna uu soo dhisay maamul cusub oo bedali doono kii hore ee fadhiigta noqday.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Earthquake Shuts Down Virginia Nuclear Plant |
 |
|
 The White House and adjacent buildings evacuated as a precaution following the earthquake have been given the all-clear, the U.S. Secret Service said. The FBI and Justice Department have also reopened evacuated buildings.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Wasiirka Arr. Dibadda JSL Oo Borotokoolka Ku Toosiyay Hay'adda UNICEF. |
 |
|
 Wasiirka Arr. Dibadda JSL ayaa si adag uga hadlay qoraal ay Hay'ada UNICEF ku sheegtay inay argaarka loo fidinayo Bariga Gobolka Sanaag ee abaaruhu ka jiraan uu ka iman doono Xarunta ay ku leeyihiin Magaalada Garoowe/Putland, hase yeeshee uu Wasiirku caddeeyey in aanay arrintaasi ahayd wax ay qaadan karo Xukuumadda J. Somaliland.
|
|
|
|
|
|
|
|
| UN Boosts Children Nutrition To Prevent Stunted Growth In Drought-hit Horn of Af |
 |
|
 The UN food aid agency will also open a new logistics corridor which will be used to transport vital food supplies from the port of Berbera in Somaliland into Ethiopia and down to Dollo Ado. The food will then be transported across the border by WFP-contracted trucks and delivered to drought-affected communities in southern Somalia.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Maxaa Khaldamay? Waraysi Maamulka TV-ga HCTV Iyo Xukuumadda Oo Dacweysay. |
 |
|
 Wareysi- Xukuumadda Jumhuuriyadda Somaliland oo dacweysay Telefishinka HCTV & wareysi arrintaas lagala yeeshay Agaasimaga Guud Ee Telefishinka HCTV & welliba Shirkii Jaraa'id ee ay Xukuumadu u diiday TV-ga.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Khilaafka Xisbiga UCID Oo U Gudbay Maxkamadda. |
 |
|
 Garabyada Guddida Fulinta ee Xisbiga UCID oo uu marba marka ka dambaya khilaafkoodu cirka isku sii shareerayo oo lagala quustay dhexdhexaadin iyo maslaxaadba, ayaa ku adkaystay inay ku kala calaf qaadan sharciga iyo Maxkamadaha, taas oo la filayo inuu labada garab midkood meesha ka baxo.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Somaliland: PetroTrans To Extend Berbera Port ( PetroTrans Iyo Fidinta Dekedda B |
 |
|
 Somaliland, which has been contributing to the fight against piracy off the Somali coast, hopes the deal will create thousands of jobs, raise its profile and attract more investments into the region. It declared independence from Somalia in 1991.
|
|
|
|
|
|
|
|
| "Consultations" In Israel Over Egypt's Decision To Withdraw It |
 |
|
 A spokesman for the Israeli Foreign Ministry, told AFP Saturday that the Israeli Foreign Ministry officials are conducting consultations on Egypt's decision to withdraw its ambassador from Israel. The spokesman Yigal Palmor that "the Egyptian declaration in this regard was issued and are holding consultations in this regard."
|
|
|
|
|
|
|
|
| Ciidamada Qaranka JSL Oo Adkeeyay Amniga Degmada Taleex. |
 |
|
 Abaanduulaha Ciidanka Qaranka ee qaybta 81aad oo ka tirsan Taliska 12aad ee ciidamada qaranka Jamhuuriyada Somaliland ayaa shalay ka hadlay qorshayaasha ciidan ee magaalada Taleex iyo deegaanada hoos yimaada ee gobolka Sool.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Xukuumada Dalka Koonfurta Sudan Oo Ciidamo U Dirayso Somaliya. |
 |
|
 Dawladda cusub ee dhawaan lagu dhawaaqay madaxbanaanineeda ee dalka Koonfurta Sudan ayaa daboolka ka qaaday in ay ciidamo nabad illaalineed oo ku biira xooggaga nabad ilaalinta ee ka socda Midawga u dirayso Somalia.
|
|
|
|
|
|
|
|  |
|
|
Somaliland Republic Embalem |
|
|
|
|
|
|
 |
Who's Online |
 |
|
|
|
| There are currently, 116 Guest(s) |
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
Articles |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Marxuum Abwaan Timacadde. |
  |
|
|
|
|
Tafsiirka Quraanka Kariimka. |
|
|
|
|
|
AHN. Abwaan Qaasim |

 |
|
|
|
|
Somaliland National Movement ( SNM ). |
 Somaliland National Movemen ( SNM ) |
|
|
|
|
|
 Proudly Somalilander |
|
|
|
|
Xasuuso Hawlgalkii Badbaado. |
  |
|
|
|