|
 |
Main |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
BBC Somali |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi |
|
|
|
|
|
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed. |
 |
|
|
|
|
Proudly Somalilander |
 |
|
|
|
|
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde. |
  |
|
|
|  |
|
| Baahida loo qabo JSL iyo Somalia oo iska arka fool-ka-fool si siman aayahooda |
 |
|
 Xoghayaha Arrimaha Dibadda iyo Ururka Barwaaqo Sooranka (Commonwealth) u qaabilsan dawladda Britain, Ms. Margaret Beckett, ayaa maalintii Isniintii dorraad Baarlamaanka Ingiriiska hortiisa ka sheegtay inay dawladeedu rajaynayso inay Somaliland iyo Somalia kulan degdeg ah isugu yimaadaan oo ay si siman uga wada-hadlaan waxa uu noqonayo xidhiidhka aayaha mustaqbalkoodu...
|
|
|
|
|
|
|
|
| Dawladda Kenya oo la farayo aqoonsiga Somaliland |
 |
|
 Xildhibaan Bile Keeroow oo wareeysi dheer siiyay Idaacadda Hornafrik ee Muqdisho wuxuu ku nuuxnuuxsaday in Somaliland buuxisay dhamaan hoowlahii looga baahnaa Maamul dhexe. Sidaas darteed....
|
|
|
|
|
|
|
|
| Somalia: Warar ku saabsan Pugland ( Majeerteenia ) |
 |
|
Ciidamo-Malleeshiyaad Pugland oo lagu sii daabulayo koonfurta Somalia. Bossaaso oo isu sharaxday shirka dib-u-heshiinta Somalia. Dagaalo, dhac, boob, fowdo iyo ammaandaro ku soo kordhaysa Majeerteenia.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Maraykanka oo ka hadlay Soomaaliya |
 |
|
 Vicky Huddleston, waxay tiri, "dariishad fursadeed," ayaa ka furantay Soomaaliya, iyadoo intaasi ku dartay, " ka hor inta aysan Islaamiyiintu xirin daaqadan, iyagoo dadaalo rabshado ah oo ay xasilooni daro kaga abuurayaan magaalada Muqdisho, in hogaaminta xogga badan ee Maraykanku ay hor istaagi doonto in Soomaaliya ay noqoto meel hooy u noqota argagixisada al-Qaacidda ee qaaradda Africa,."
|
|
|
|
|
|
|
|
| Kulanka Aqoonyahanka JSL iyo ka-qayb-galka Madaxweyne Rayaale Kaahin. |
 |
|
 Kulankaas oo uu Madaxweyne Rayaale ka hadlay ayaa waxa uu sheegay in si weyn loogu baahnaa in mar la kulansiiyo aqoonyahanka Somaliland, iyadoo dal waliba aqoonyahankoodu u horseedaan tubtaa horumarka....
|
|
|
|
|
|
|
|
| Somalia: Ali Mohamed Geedi Seedigii oo lagu Dilay Mogdishu iyo Qaar kale oo bada |
 |
|
 Nin Magaciisa lagu sheegay Yuusuf Max'ed Dhicisow oo seedi u ahaa Ra'iisul-wasaaraha Kooxda Embagaati Cali Max'ed Geedi ayaa maanta (27/02/2007) Duhurnimadii kooxo hubaysani ku dileen isaga oo ku sugnaa Badhtamaha Magaalada Muqdisho.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Shir Ballaadhan oo lagu qabtay xarunta Jaaliyada Somaliland ee Jnkping. |
 |
|
 Shirkaas waxa si wada jir ah u qabtay Wakiilka Somaliland ee Sweden iyo Jaaliyada Somaliland ee Falkenberg iyo Jönköping waxana ka soo qayb galay Jaaliyadaha Somaliland ee Göteborg, Växjö, Flen, Linköping iyo Nybro shirkaas.....
|
|
|
|
|
|
|
|
| Muj. Maxamed Kaahin iyo kulan ballaadhan oo lagu qabtay Magaalada Manchester |
 |
|
 Shir aad u ballaadhan ayaa lagu qabtay magaalada Manchester maalintii Sabtida ee ay taariikhdu aheyd 24/02/2007 iyadoo lagu soo dhoweynayay Muj. Maxamed Kaahin Axmed oo ka mid ah siyaasiyiinta Somaliland isla markaana ah Afhayeenka xisbiga Kulmiye.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Shaqaaqadii Darroor oo laga Gaadhay Heshiis hor-dhac ah. |
 |
|
 Suldaan Maxamed Xasan Ibraahim oo ka mid ah Salaadiinta safka hore ka galay gurmadka joojinta colaadda Darroor, oo aan xalay wareysi kula yeelannay Hotelka Ambassadoor ee magaalada Hargeysa..
|
|
|
|
|
|
|
|
| Kulan dhexmaray Madaxweynaha JSL, Komishinka doorashooyinka oo is-faham laga gaa |
 |
|
 Kulan dhex maray Madaxweynaha Somaliland iyo xubnaha hadda waqtigoodii xilku dhamaaday ee Komishanka Doorashooyinka Qaranka, ayaa waxa laga soo saaray qoddobo dhawr ah, oo ay ka mid yihiin, in Madaxweynuhu uu ka fiirsado go’aankiisii hore ee ku wajahnaa habka xil-wareejinta Komishanka Doorashooyinka qaranka.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Koox wadata hal gaadiid oo ka soo fakaday ciidamada Pugland oo soo gaadgay Ceeri |
 |
|
 Hal Baabuur nooca iska-rogo loo yaqaan shaamboo-xayraanka oo ay leeyihiin ciidammada maammul-goboleedka Puntland ayaa soo gaadhey habeennimadii axadda ee 25/2/07 magaalada Ceerigaabo.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Dhaawac xoog leh oo loo geystay Malleeshiyada doolka ku tegay Muqdisho iyo Calan |
 |
|
 Dhinaca kale waxa lagu arkay saaka Magaalada Muqdisho calanka Itoobiya oo ka dul babanaya halka loo yaqaan Tarabuunka ama garoonka lagu qaato salaamaha munaasabadaha qaranimo.
|
|
|
|
|
|
|
|
| 5 mashruuc hor-u-marineed oo hal mar xadhiga laga jaray Degmada Odweyne |
 |
|
 Gudoomiyaha Gobolka Togdeer Cabdi Xuseen Dheere ayaa maanta munaasibad isku mara xadhiga kaga jaray in ka badan 5 mashruuc oo ay Hay’ada samalfka ee DRC ka fulisay Degmada Oodweyne oo ka tirsan Gobolka Togdheer.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Warar kookooban u ku saabsan mudaaharaadkii London |
 |
|
 Hussain Bisad, one the world's tallest living men at 7 feet nine inches, flies a Somaliland flag follow by protesters as they, amongst hundreds, leave a demonstration outside Downing Street in London calling for the recognition of the Republic of Somaliland. Click below link to view many pictures.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Wasiirka Arr. Debedda JSL oo hambaleeyay Jaaliyadaha UK iyo Norwey. |
 |
|
 Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada Somaliland Md. C/laahi Maxamed Ducaale ayaa waxa uu hanbalyo iyo bogaadin u soo jeediyey labada Jaaliyadood ee Reer Somaliland ee ku kala nool Wadamada Norwey iyo Ingiriiska ( UK ).
|
|
|
|
|
|
|
|
| D/Ooge C/lahi-yey oo ku tilmaamay kala noqoshada JSL/Somalia wax aanu liqi karin |
 |
|
 "Ra'yiga dadka leh waanu go'aynaa, haddee anigu waa maqlayaaye, waana ujeedaa, waxayse ila tahay sharci iyo nidaam baa lagu go'i karaaye iska go' ma ahan oo khasab ma ahan" Qabqable-yey.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Even in the rain Somalilanders |
 |
|
 Yesterday was a dull and rainy day in London, made bright and pleasant by the people of Somaliland who took the time and effort to attend a rally outside Whitehall. After 16 years of peace, progress and democracy, the people of Somaliland, whether back home or abroad still take pride in their motherland. View Pictures. Reported By: Reer Miye & Osman Ahmed
|
|
|
|
|
|
|
|
| Maalinta Furitaanka ( Open Day ) Shabakadda SXb-da Safka-hore JSL 22.Feb.2006. |
 |
|
 Maalinta furitaanka ( Open Day ) ee shabakaddan barakaysan oo maanta ku beegan iyada oo ay ka soo wareegtay hal sanad-guuro. Waxa ay la fal-gashay maalin guulo waaweyn ay u soo hoyatay JSL. Aynu ku wada ciidno ciid wanaagsan iyo xabxab.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Bannaan-baxyo lagu taageerayo JSL oo ka dhacay London iyo Oslo |
 |
|
 Banaan-baxyo si weyn loo soo abaabulay ayaa maanta ka dhacay caasimadaha magaalooyinka OSLO/Norway & London/UK. Banaanbaxyadaas oo lagu taageerayay madaxbannanida JSL ayay ka soo qayb galeen dhamman qaybaha bulshada Reer Somaliland ee ku nool dalalka Norway iyo UK.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Xabbad Joojin laga Gaadhay Dagaaladii Darroor iyo warar kale... |
 |
|
 Faysal Cali-waraabe, waxa kale oo uu sheegay in Suldaan Maxamed Suldaan Cabdulqaadir raalli-gelin ka bixiyey hadal uu ka qoray wargeyska Geeska Afrika, kaas oo Suldaanku ku tilmaamay in dagaalka labada beelood ku dhexmaray Darroor uu yahay mid ay ka dambeeyaan gacmo shisheeye.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Mudaaharaad lid ku ah Qabqable Yussuf-yey oo ka dhacay London. |
 |
|
 Boqolaal ka tirsan Dadweyne Soomaaliyeed ayaa maanta (shalay ) dhigay banaanabax looga soo horjeedo socdaalka Qaqbqable Yey uu ku joogo dalka Ingiriiska. Muhaaharaadka ayaa inta badan ka dhacay cusbitaalka lagu daaweeyo C/llaahi oo ku yaal London. U dir E-mail dhakhaatirta daaweysa gacan-ku-dhiigle Yey. info@cromwellhospital.com
|
|
|
|
|
|
|
|
| Ururka Suxufiyiinta SOLJA iyo Baaqooda Nabad-Raadinta Daroor. |
 |
|
 Dhinaca kale masuuliyinta Ururka Suxufiyiinta Somaliland waxa ay war-bahinta u sheegeen in maanta ay la kulmeen Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Xasan-Turki iyo xulufo la socoto oo nolol dhaawacan ku gaadhay Wardheer. |
 |
|
 Sida ay tibaaxayaan rag xog ogaala Xasan turki,Fazul iyo Al Sudani ayaa wada dhaawac ah ,waxaana degaankaas geeyay gaari rakaaba oo ay ka raaceen wadada iligeey ee duleedka Jooraha Bad Madoow.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Golaha Wakiiladda JSL oo ka dhegaystay Wasiirka Maaliyadda warbixinta Miisaaniya |
 |
|
 Waasiirka Wasaaradda Maaliyadda, Md. Xuseen Cali Ducaale (Cawil), ayaa sharraxaad ka bixiyey odoroska miisaaniyadda dawladda ee 2007 qaybaha ay ka kooban tahay iyo sababta keentay dib-u-dhaca ku yimi waqtigii sharcigu ahaa in loo gudbiyo Golaha Wakiillada.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Bilowga nabadaynta Daroor oo loo qabtay guddi labada dhinac ka kooban Ambasidor |
 |
|
 Iyada oo ay ilaa shalay degannayd xaaladda Deegaanka ay labada beelood ku dhex martay dirirtu ee Darroor, ayaa waxa maanta magaalada Hargeysa lagaga dhawaaqay guddi lagu magacaabo Guddida dhaqaalaha nabadaynta Darroor.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Ogaysiis: Shir ay isugu imaan doonaan Jaaliyadda JSL ee dalk Sweden. |
 |
|
 Sida aad la socotaan waxa beryahan danbe dagaal macano daro ahi ku dhex marayaa laba raas oo ka tirsan beelaha ka soo jeeda Somaliland degaanka daroor ee Kililnka shanaad ee Ethiopia......
|
|
|
|
|
|
|
|
| Sir Fakatay oo Ku Saabsan Dagaalka Daroor |
 |
|
 Ninka warka laga soo xigtay oo aanu magaciisa qarinay sabab dhinaca ammaankiisa ah awgeed ayaa intaas ku daray in uu ka cawday Qabqable C/llaahi-Yey iyo xulafadiisu, khalkhal weyn-na ay ku hayso JSL in ay gutaan ama dhammaystirtaan Hawlgaladooda Koonfur Somalia...
|
|
|
|
|
|
|
|  |
|
|
Somaliland Republic Embalem |
|
|
|
|
|
|
 |
Who's Online |
 |
|
|
|
| There are currently, 117 Guest(s) |
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
Articles |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Marxuum Abwaan Timacadde. |
  |
|
|
|
|
Tafsiirka Quraanka Kariimka. |
|
|
|
|
|
AHN. Abwaan Qaasim |

 |
|
|
|
|
Somaliland National Movement ( SNM ). |
 Somaliland National Movemen ( SNM ) |
|
|
|
|
|
 Proudly Somalilander |
|
|
|
|
Xasuuso Hawlgalkii Badbaado. |
  |
|
|
|