|
 |
Main |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
BBC Somali |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi |
|
|
|
|
|
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed. |
 |
|
|
|
|
Proudly Somalilander |
 |
|
|
|
|
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde. |
  |
|
|
|  |
|
| Ardaydii Deeq Waxbarasho Ka Helshay Dalka Turkiga Oo Halkaas Gaadahay. |
 |
|
 Qaybtii U Horaysay Ardaydii Somaliland Ee Deeqda Waxbarsho Ka Heshay Dalka Turkiga Oo Diyaarad Khaas Xukuumaddu U Kiraysay, Islamarkasna ku dhoofay Baasboorka Jumhuuriyadda Somaliland.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Guddoomiye-ku-xigeenka Wakiillada JSL Oo Farriin Culus U Diray Xukuumadda |
 |
|
 Guddoomiye-ku-xigeenka 1aad ee Golaha Wakiillada JSL ayaa markii ugu horreysay farriin culus u diray xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo iyo cid kasta oo qaranka xil u haysa, waxaannu sheegay in bulshadu kula xisaabtami doonto mas'uul kasta oo dawladda ka mid ah wixii uu hanti haystay markuu xilka qabtay iyo wuxuu haysan doono marka uu xilka ka tego.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Guddoomiyaha Wakiilada JSL Oo Soo Jeediyay In Danjire Mahiga Dalka Laga Mamnuuco |
 |
|
 Guddoomiyaha Golaha Wakiilada JSL, ayaa si adag uga hadlay tallaabada uu ergayga xoghayaha guud ee QM u qaabilsan Somaliya ku farogeliyay siyaasadda arrimaha gudaha JSL, ka dib markii uu dhawaan kulan kula yeeshay dalka Kanada ( Canada )kooxda la baxday Awdal State ee ka soo horjeeda midnimada iyo wada jirka shacabka JSL.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Dufcadii 2aad Qalin Jebinta Jaamacadda Geeska Oo Shahaadooyin La Guddoonsiiyay. |
 |
|
 Xaflad ballaadhan oo loo sameeyay ardaydan maanta ka qalin jabisay Jaamacadda Geeska 'International Horn University' ayaa waxa ka soo qayb galay Madaxweyne-Ku-xigeenka JSL, Guddoomiye-Ku-Xigeenka 1aad ee Golaha Wakiiladda, Wasiirka Wasaaradda Arr. Gudaha, Wasiirka Boosaha iyo Isgaadhsiinta, Agaasimaha Tacliinta Sare, Xildhibaano, Salaadiin, Waalidiin, Arday iyo marti sharaf kale oo lagu soo casuumay madashaas.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Waftigii JSL Ee Gurmadka Abaaraha Somalia Oo Gaadhay Muqdisho. |
 |
|
 Md. Mj. Abwaan Maxamed Ibrahim Warsame - Hadraawi iyo Wafdi Ballaadhan oo uu hogaaminayay ayaa maanta gaadhay magaalada Muqdisho ee Dalka Somalia iyaga oo waday deeqdii ay dawladda JSL ugu talo gashay dadka ay wax la'aanta ba'ani ku heyso Magaalada Muqdisho iyo Koonfurta Somalia. Sawirada.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Dawladda Swetzerland Oo Go'aan Ka Gaadhi Doonto Madaxbannaanida JSL |
 |
|
 Safiirka waddanka Switzerland u qaabilsan dalalka Geeska Afrika ayaa ku dhawaaqay in dawladdiisu si xooggan u taageersan tahay in dadyowgu go'aan ka gaadhi karaan mustaqbalkooda, isla markaana ay xilli mustaqbalka ka mid ah Switzerland go'aan ka gadhi doonto qaddiyadda aqoonsiga JSL.
|
|
|
|
|
|
|
|
| M/weynaha JSL Oo Taxtaxaas Iyo Tamashlayn Ku Soo Maray Meelo Ka Mid Ah Hargaysa. |
 |
|
 Madaxweyne Siilaanyo ayaa intii la doortay markii labaad dibadda uga soo baxay Qasriga Madaxtooyada, soona maray meelo ay ka mid yihiin Hoteelka Kaah ee Bariga Magaaladda Hargeysa, Hotel Star iyo Dhakhtarka Edna ee Maternity Hospital. Sawirada
|
|
|
|
|
|
|
|
| Aroos-Wadareed Xalay Ka Dhacay Casaimadda Hargaysa/JSL. |
 |
|
![DSC00254[1]](http://oodweynenews.com/v1/wp-content/uploads/2011/09/DSC002541-600x450.jpg) Aroos-wadareed la isku arkay oo la isugu guuriyey 15 qoys oo dhalinyaroa h (15 habloodniyo 15 wiil), ayaa xalay lagu qabtay Hoteel Maansoor ee magaalada Hargysa. Sawirada.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Madaxweynihii Yemen Oo Dalkiisa Dib Ugu Soo Noqday. |
 |
|
 Maanta oo Jimce ah 23.09.2011 waxa si nabadgelyo ah ugu soo noqday dalkiisa Madaxweyne Cali Cabdallah Saalex ka dib markii uu muddoo 3 bilood ah dhakhtar iyo daawo ugu maqnaa dalka ay jaarka yihiin ee Sacuudi Carabiya ( KSA ). Sidaas waxa laga sheegay TV-ga Qaranka saaka 9kii subaxnimo.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Warsaxafadeed Ay Soo Saareen Ururka UKSLC |
 |
|
 Ku: Dhamaan Deeq-Bixiyayaasha Arrimaha Diiwaangelinta JSL. Ku: Guddigga Doorashooyinka JSL. Ku: Axsaabta Mucaaradka JSL. Ku: Shacabka JSL Gudaha iyo Dibadaba. Shir ay isugu yimaadeen Ururka UKSLC, 21/09/2011 waxaa ka soo baxay go'aanadan hoos ku qoran:-
|
|
|
|
|
|
|
|
| Ummadda JSL Oo Deeq Gaadhsiisay Barakacayaasha Abaraaha Dalka Somalia. |
 |
|
 Hargeysa ayaa maanta waxaa ka amba baxaya laba wafdi oo sida mucaawino gaadhaysa US $ 700 ( Todoba boqol oo kun oo doollar ) oo ay dadweynaha J. Somaliland ugu deeqeen Somalida ay abaaraha iyo macluushu haleeshay.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Ardaydii Ka Qalin Jabisay Dugsiga Ilays Oo Shahaadooyin Guddoonsiiyay Ardaydii C |
 |
|
 Ardaydii Ka Qalin Jabisay Dugsiga Sare ee Ilays Sanadkii 2005 ilaa 2006-da oo shahaadooyin guddoonsiiyay Ardaydii Kaalmaha Hore Gashay, Maamulaha Dugsiga iyo Waliba Dugsiga Ilays. Sawirada.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Machadka Havayoco Oo Ay Ka Qalin-Jebiyeen 113 Ardey Boorame Gobolka Awda |
 |
|
 Machadka Tababarka Xirfadaha Kala duduwan ee Ha'yadda Wadaniga ah ee Havayoco, ayaa waxa ka qalin jebiyay kooxdii lixaad oo ah 113 Ardey oo dhamaystay tababarka xirfadaha Magaalada Boorame ee Xarunta Gobolka Awdal/JSL.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Madaxweynaha JSL Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Wafti Ka Socda Dalka Switzerland. |
 |
|
 Madaxweynaha JSL ayaa maanta Qasriga Madaxtooyadda ku qaabilay wafti uu hogaaminayo safiirka dalka Switzerland u qaabilsan wadamada Kenya, Burundi, Rwanda, Uganda, Somaliland, Somalia iyo Seychelles. Sidaasna waxa lagu sheegay warsaxaafadeed.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Oyster Awarded Exploration Blocks Off Djibouti - Somaliland |
 |
|
 Of the four concessions, the mainly onshore block 1 also extends into the shallow water of the Gulf of Aden in the southern part of the country, and borders Somaliland. Block 1 covers an area of 3,400 sq km (840,000 acres) and is located in the Guban basin, which occupies the southwest part of the Gulf of Aden margin. There is evidence of an active hydrocarbon system with oil seeps and quantities of oil recovered from wells drilled in Somaliland in addition to analogues with the Yemen’s Jurassic oil fields.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Ubax Galool: Buug Cusub: By; Amran Maxamed Axmed. |
 |
|
 Xaflad aad u qurux badan oo loogu talo galay bandhigga buuga cusub ee loo bixiyey UBAX GALOOL ,Waxay buugan ku soo ururisay suugaanteedii iyo tariikhdeediiba Amran Maxamed Ahmed oo ka mid ah suugaanyahanka Somalilyeed ee deggan dalkan Ingiriiska. Waxa ay buugeeda ku cabiraysaa......Sawirada.
|
|
|
|
|
|
|
|
| War-saxaafadeed Ay Si Wada Jir Ah U Soo Saareen Xisbiyada UDUB & UCID. |
 |
|
 Shir aanu isugu yimaadeen labada Xisbi Qaran ee UCID iyo UDUB, oo lagu falanqaynayay doorashooyinka inagu soo fool-ka leh iyo qaabka diiwaan-gelintii la khasaariyey oo loogu talo galay in lagu qabto doorashooyinka soo socda, Waxa la isla qaatay arrimahan soo socda:
|
|
|
|
|
|
|
|
| Wasiirul-Dawlaha Arr. Dibadda Iyo Gol-daloolooyinka Aqoonsi Raadinta JSL. |
 |
|
 Wasiirul-dawlaha Wasaaradda Arr. Dibadda JSL ayaa markii u xorreysay farta ku fiiqay gol-daloolooyinka ka muuqda ololaha loogu jiro aqoonsi-raadiska JSL isaga oo u soo jeediyey guud ahaan shacabka iyo dawladdaba in kor loo qaado dagaalka lagu raadinayo aqoonsi buuxa oo JSL ka helsho beesha caalamka.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Tele-conference: Wasiirka Arr. Dibadda JSL. September 17keeda 2:00 PM. |
 |
|
 Dhamaan Jaaliyadaha Jumhuuriyadda Somaliland ee jooga North America waxa lagu marti qaadayaa inay ka soo qayb galaan conference call uu marti inoogu yahay Wasiirka Arrimaha Dibada ee J. Somaliland, Md. Dr. Mohamed Abdillahi Omar.
|
|
|
|
|
|
|
|
| 194 Arday Oo Ka Qalin Jabiyay Dugsiga Farsamadda Gacanta Magaaladda Hargeysa/JSL |
 |
|
 194 arday oo muddo todo bilood ah farsamooyinka gacanta ka baranayay Dugsiga Farsamada Gacanta ee Magaaladda, ayaa saaka la guddoonsiiyay qalabkii ay ku hawl geli lahaayeen. Ardaydan oo mudadaas baranayay farsamooyinka ay ka midka yihiin Nijaarista, Biyo Gelinta, Dabka iyo waliba wastaadnimadda ayaa waxa ay hay'adda IOM ay guddoonsiisay qalabkii ay ku hawl geli lahaayeen. Sawirada.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Wasiirka Arr. Dibadda JSL Oo Ku Sugan USA Iyo Khudbaddiisii Shirka IRI. |
 |
|
| Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Somaliland ayaa kulan ugu qabtay Xafiiska Hay’adda IRI, madax badan oo ka kala socday xafiisyo badan sida Wasaarada Arrimaha Dibadda ee Maraykanka USAID iyo Hay’ado badan oo madax banaan oo la taliya dawlada Maraykanka. Daawasho iyo Dhegaysi Wacan.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Madaxweyne Siilaanyo Oo Qaabilay Qaadhaan-Bixiyayaasha JSL. |
 |
|
 Madaxweynaha Jumhuuriyadda Somaliland ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wefti ka socday qaadhaan bixiyeyaasha J. Somaliland ka taageera dhinaca dimuqraadiyadda iyo doorashooyinka oo socdaal dalka ku yimid.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Xafladdii Qallinjabita Dufcadii 3aad Ee Jaamacada ADMAS Hargaysa/JSL. |
 |
|
 Xafladan oo ay ka soo qayb galeen M/weyne-ku-xigeenka JSL, Gudd. Xisbiga Ucid, G/ku-xigeenka Xisbiga Udub, Wasiirada Kaluumeysiga, Boosaha iyo Isgaadhsiinta, Shaqada Iyo Arr. Bulshada, Agaasimaha Tacliinta Sare, Gudd. Guud Jaamacadaha Admas Qaybta Itoobiya, Gudd. Senate Ee Jaamacada ADMAS Qaybteeda J. Somaliland, Gudd. Jaamacada Admas, G/ku-xigeenka Jaamacada iyo Marti-sharaf kalla duwan.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Madaxweynaha JSL Oo Qaabilay Wefti Ka Socday Dawlada Ingiriiska. |
 |
|
 Madaxweynaha JSL ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti ka socday dawlada Ingiriiska oo socdaal ku yimid dalka. Sidaasna waxa lagu sheegay warsaxaafadeed uu soo saaray Afhayeenka Madaxtooyada JSL M. Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), waxaanu u qornaa sidatan:-
|
|
|
|
|
|
|
|
| Xil. Eng. Fatima Ali Madar Oo Ku Guulaysatay Doorashadii Magaalada Oslo/Norway. |
 |
|
 Xil. Eng. Fatima Ali Madar oo ku guulaysatay doorashadii ka dhacday magaalada Oslo ee dalka Norway, noqotayna Xildhibaan golaha degaanka ee OSLO. Hambalyo.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Gabadh U Dhalatay Dalka Angola Oo Ku Guulaysatay Boqorada Quruxda Aduunka. |
 |
|
 Wakaalada wararka ee "Associated Press" ayaa laga soo xigtay in Miss Leila Lopez oo u dhalatay dalka Angola ahna Boqorada quruxda ee isla dalkaasi ay ku guulaysatay magaca boqorada Aduunka kadib markii ay ka qayb gashay tartankii boqorada caalamka ee lagu qabtay magaalada Sao Paulo ee dalka Brazil maalintii Isniinta September 12. 2011.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Wasiirka Waxbarashada JSL Oo Ka Hadashay Natiijada Imtaankii Shahaadiga Ahaa Ee |
 |
|
 Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee J. Somaliland ayaa maanta ku dhawaaqday natiijadii imtixaanaadka shahaadiga ee sanad dugsiyeedkii 2010 - 2011 Fasalada 8aad ee dugsiyada H/dhexe iyo fasalada 4aad ee dugsiyada sare.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Ishinka Shinni-Dhaqashada Oo Laga Hirgeliyay Degmada Salaxlley/JSL. |
 |
|
 Ururka Berri-Somal Development oo fadhigiisu yahay dalka Finland, ayaa tababar ku saabsan habka loo dhaqdo shinnida maslabka samaysa ka fuliyey Magaalada Salaxley ee Gobolka Hawd/JSL..
|
|
|
|
|
|
|
|
| Sanadguurada 10aad Ee Ka Soo Wareegtay 9/11. 2001 |
 |
|
 Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa hogaamiyay xus loo sameynayay ku dhawaad 3,000 ( saddex kun ) qof oo ku dhimatay weeraradii 11kii September, ee lagu qaaday waddanka Mareykanka toban sano ka hor.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Maxkamadda Sare Ee JSL Oo Ku Dhawaaqday Go'aankii Dacwadda Xisbiga UCID. |
 |
|
 Maxkamadda Sarre ee Jumhuuriyadda Somaliland/Hargaysa ayaa ku dhawaaqday natiijadaddii dacwaddii u dhexaysay madaxda sharciga Xisbiga UCID iyo kooxdii ka dhex toostay ee garabka Cabdiraxman Ciro iyo Waqaf oo ka mid ahaa guddida fulinta ee Xisbiga UCID.
|
|
|
|
|
|
|
|  |
|
|
Somaliland Republic Embalem |
|
|
|
|
|
|
 |
Who's Online |
 |
|
|
|
| There are currently, 117 Guest(s) |
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
Articles |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Marxuum Abwaan Timacadde. |
  |
|
|
|
|
Tafsiirka Quraanka Kariimka. |
|
|
|
|
|
AHN. Abwaan Qaasim |

 |
|
|
|
|
Somaliland National Movement ( SNM ). |
 Somaliland National Movemen ( SNM ) |
|
|
|
|
|
 Proudly Somalilander |
|
|
|
|
Xasuuso Hawlgalkii Badbaado. |
  |
|
|
|