|
 |
Main |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
BBC Somali |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi |
|
|
|
|
|
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed. |
 |
|
|
|
|
Proudly Somalilander |
 |
|
|
|
|
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde. |
  |
|
|
|  |
|
| Warsaxaafadeed Ka soo Baxay Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland. |
 |
|
 Madaxweynaha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin , ayaa Maanta waxa uu soo saaray xeer Madaxweyne No; 0282/052007, Kaasi oo uu ugu magacaabay Wasiirul Dawlaha Wasaarada Waxbarashada , Mudane Maxamuud Garaad Maxamed Garaad Maxamuud.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Cajalad laga soo Duubay Nin Somaaliyeed oo Is-qarxinaaya. |
 |
|
 Waxa laga soo saaray Television warka soo tabiya oo laga leeyahay Denmark, cajalad laga duubay nin la beegsaday Qarax Isbiimayn ah Ciidamada Ethiopia ee fadhigoodu yahay Mogdishu.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Suldaan Maxamed Cabulqaadir oo ka hadlay shirarka Somalia |
 |
|
 Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo ka tirsan madaxdhaqameedka JSL ayaa shaaca ka qaaday in aan ciidina iska hortaagi karin ka qayb galka shirka dib-u-heshiisiinta Somaalia ee la filayo in lagu qabto Magaalada Muqdisho Bisha June ee soo socota 2007.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Tacsi tiiraanyo leh...Chief Caaqil Xussen Libaax. |
 |
|
 Aniga oo ka mid ah Jaaliyada Somaliland ee deggan dalka Emaaraadka Carabta, waxaanu tacsi tiiraanyo leh u diraynaa qoyskii iyo ehaladii uu ka baxay , all ha u naxariita eh.....
|
|
|
|
|
|
|
|
| Dood digniin xambaarsan shirka Somalia oo ay ka hadleen Madaxda Dawlada iyo Axsa |
 |
|
 Dood lagu fallanqaynayey saamaynta uu Somaliland ku yeelan karo shirka dib-u-heshiisiinta Somalia ee la qorsheeyay in bisha June lagu qabto Muqdisho. Hargaysa/Somaliland
|
|
|
|
|
|
|
|
| Guurtida oo xaaraantimeeyay ka qayb galka Reer Somaliland shirarka dib-u-heshiin |
 |
|
 Golaha Guurtida Somaliland ayaa fadhigoodii shalay ku cusboonaysiiey go’aan ay Golaha Baarlamaanku [Guurtida iyo Wakiillada] soo saareen 11/10/2003.
|
|
|
|
|
|
|
|
| allsanaag.com Oo Liqi Kari La' Xafladii Laysku Arkay Ee Mineapolis. |
 |
|
Waxaa wax aad loogu qoslo ah in xafladii haadba-haad kicida ahayd ee ka dhacday Meneapolis/USA ay u cuntami weydey qaar ka mid ah cadowga JSL sida ay uga soo qayb galeen dadweynaha Somaliland ee halkaas ku dhaqani iyo madaxdooda safaaradaha.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Maamulkii Majeerteenia ee Pugland oo qarka u saaran burbur iyo kala yaac. |
 |
|
 Garowe:- Warar si kalsooni ah nagu soo gaarey ayaa waxay sheegayaan in Dowlad Goboleedka Puntland ay qarka u saaran tahay in lagu kala dareero iyadoo ay is mari waayeen masuuliyiinteeda sar sare oo isku haya siyaasada ay qaadan lahayd Puntland.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Warar is-khilafsan oo ka soo baxaya Madaxweynihii ugu horeeyay Somalida oo geeri |
 |
|
Sida ay sheegayaan warar is-khilaafsan. Allla ha u naxariisto ee waxaa magaalada Nairobi goordhaweyd ku geeriyooday Madaxweynihii ugu horreeyay ee Dalkii la isku odhan jiray Somalia Aadan Cabdulle Cismaan sida ay sheegeen ilo caafimaan oo ku sugan Kenya.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Economic success in Somaliland Booms |
 |
|
 Somaliland's people depend on their more predictable sources of income to survive.And they seem to succeed.
|
|
|
|
|
|
|
|
| South Africa Celebrates Somalilands 18th May |
 |
|
 South African and African academics, students, members of the local and foreign media, came together on 16th May 2007 at the main campus of the University of Pretoria, to Celebrate Somaliland’s Peacebuilding: 1991-2007.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Sidee Looga Xusay Riyadh Maalintii Qaranimada Somaliland. |
 |
|
 Magaalada Riyadh waxaa lagu qabtay xaflad lagu xusay sannad guuradii 16aad gooni isku taaga Jamhuuriyada Somaliland oo ku beegnayd 18May, 2007,Xafladda waxa soo agaasimay dadweynaha Somaliland ee ku nool magaalada Riyadh, Saudi Arabia, looma kala hadhin wayeel, dhalinyaro iyo carruurba ( Daawo Sawirada xaflada mar kale ). By:Mohamed Hassan Beegsi.
|
|
|
|
|
|
|
|
| The little micro-nation that could |
 |
|
 There is nothing so terrifying as the sound of a warplane chasing you,” Dr. Ismail says, recalling his time as a refugee, in 1988, camped out in the hilly scrubland north of Hargeisa.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Xuska maalinta Qaranka JSL. Horta qabo Kuweit oo bal cid kale ku soo dara. |
 |
|
 Dimuqraadi Weeyee. Afrikay ku Dayo oo Somaliland Deris Kaa Dadan ka soo Baro. Dabbaal-deggii xuska maalinta qaranka JSL iyo dammaashaadkii ka dhacay Jaaliyada JSL ee dalka Kuweit. Horta kow dheh Kuweit oo bal cid kale ku soo dara!!
|
|
|
|
|
|
|
|
| Biography Of American Ambassador To Somalia (ret) John M. Yates |
 |
|
Secretary of State Condoleezza Rice appointed Ambassador (ret.) John M. Yates as Special Envoy for Somalia on May 17, 2007. As Special Envoy, Ambassador Yates will play a critical role in engaging with representatives.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Muqdisho/Somalia iyo Hambalyada Madaxbannanida JSL. |
 |
|
 Axsaab ka dhisan koonfurta Soomaaliya oo Shacabka iyo Maamulka Somaliland ugu hamblayeeyey munaasabada 18-ka May oo ah 16 guuradii ka soo wareegtay gooni-isu-taagga JSL.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Halkan Ka Akhriso Wacdarihii Qaranimada, Khudbadii Madaxweynaha Iyo Sawiro. |
 |
|
Waxaan Salaan u soo jeedinayaa dhammaan sadexda Gole Qaran, Ciidamada qaranka, Axsaabta Qaranka, Mujaahidiintii SNM iyo Wefdiga sharafta mudan ee Ghana iyo cidkasta oo nagala soo qayb-gashay Xafladeenan. By: Daahir Rayaale Kaahin.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Somaliland gathering support for recognition: official |
 |
|
 Somaliland has officially recognised offices in South Africa, Ethiopia, Ghana, Belgium and the UK.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Dood Dhex Martay Madaxda Xisbiyada Siyaasadda JSL |
 |
|
Dood la xidhiidha khilaafaadka siyaasadeed ee maxaliga ah, duruufaha Somaliland ku gedaaman ee gobolka ka taagan iyo sababaha illaa hada ay Somaliland beesha caalamka uga la'dahay aqoonsi buuxa ayay falanqaynteeda isku waajeheen Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE, Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, Gudoomiyaha Xisbiga UCID, Faysal Cali Waraabe, Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Qaran Dr. Maxamed Cabdi Gaboose iyo Xoghayaha Guud ee Xisbiga UDUB Mr. Bulaale.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Madaxweynaha Somaliland Oo Dhambaal Hambalyo Diraya. |
 |
|
| Daahir Rayaale Kaahin ayaa isaga oo ku hadlaya magaciisa kan xukuumada u diray dhambaal hambalyo ah shacbiga Reer Somaliland ee ku kala nool dalka gudihiisa iyo dibadiisaba xuska maalinta qaranimada.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Macalinka Uruuriska (Meles Sanawi) yo Beentii Sanadka. |
 |
|
 Melez Zanaawi ayaa isaga oo si weyn isu diidsiinaya xasuuqii aan loo meel deyin ee ka dhacay Muqdisho wuxuu ku tilmaamay inaanay arimuhu u dhicin sida loo buun-buuniyey xaqiiqda dhabta ah ee jirtaana ay tahay in dadka ku geeryoodey Muqdisho aanay ka badnayn labaataneeyo qof, halka kuwa ku dhaawacmayna ama ku barakacayna uu ku sheegay sideetan qof!
|
|
|
|
|
|
|
|
| Duqa Degmada Boorama Oo Shir Jaraa'id Ku Qabtay Xafiiskiisa. |
 |
|
 Mayorka Boorama mud.C/axmaan shide Bile ayaa maan shir jaraa'id oo uu qabtay kaga hadlay arimo fara badan oo kala duwan, waxaanu ugu horayn ka hadlay gudi ay u sameyeen u diyaar garowaga xuska 18 may oo ku beegan maalinkii ay S/land ku dhawaaqaday madax banaanideeda.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Hambalyada Sanadguurada 16aad Ee Qaranimada Somaliland. |
 |
|
 Tifaftirayaasha Shanta Qaaradood ee Shabakada Somalilandpatriots.com waxay hambalyo hordhac ah oo ku aadan Sanad-guurada 16aad ee maalinta Qaranimada Somaliland halkan uga dirayaan dhamaan bulsho weynta Somaliland ee xawlal-caalamka, sadexda Xisbi-qaran, Golayaasha Xukuumadda, iyo akhristayaasha sharafta iyo karaamada leh ee soo booqda shabakadan.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin oo magacaabay xilal cusub. |
 |
|
 War-saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada JSL oo uu ku saxeexan yahay Afhayeenka Madaxweynaha Arrimaha Saxaafadda ayaa lagu sheegay in uu Madexweynaha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin uu maanta magacaabay xilka laba wasiir iyo wasiir-ku-xigeen. Sida ku cad Xeerka lam: 278, 279 iyo 280. Halakaas oo xil ku cusub loogu dhiibay Mudanayaasha kala ah:
|
|
|
|
|
|
|
|
| Mudane ka tirsan Aqalka Odayaasha Ingiriiska oo booqasho ku jooga JSL. |
 |
|
 Marka aan noqdo wixii aan ku arkay Somaliland iyo sida aad wax u qabsateen waxaan uga warrami doonaa masuuliyiinta Ingiriiska, Ururka Baarlamaanka ku jira Barwaaqo-sooranka iyo ciddii kale ee aan u arko muhiimba. Ururka Baarlamaanka Afrika ayaan la socday waxaana safarkayaga naga caawiyey Midowga Yurub oo Somaliland u haya miisaaniyad qayb ka ah ta uu u hayo Soomaaliya, waxana mushkiladda keentay aqoonsi la’aanta Somaliland ,” ayuu yidhi Lord Anderson.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Kulan dhexmaray Madaxweyne-ku-xigeenka JSL iyo Wasiirka Afrika ee UK. |
 |
|
 Waftigii M/weyne ku xigeenku Hogaaminayay ee Maalmahanba ku sugnaa Magaalada Lodon ayaa Isniintii Todobaadkan la kulmay Wasiirka Arimaha Dibada ee Afrikada Bari u qaabilsan wadanka Birtain Mr Lord Triesman.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Miisaanka Lugaheedu Waa 70 Kiiloo. |
 |
|
Waxaa la moodayey in aay niyad jabsanaan doonta markay sheekadeeda ka sheekayso, lakiin arintu sidaa may noqon. ” Waxaan ku noolahay nolol wacan hada, oo waxyaabo badan baa ii qorshaysan mustaqbalka, sida in aan ka qayb galo maradoonka gaadhi curyaanka.by:Mustafe Ali Wadad
|
|
|
|
|
|
|
|  |
|
|
Somaliland Republic Embalem |
|
|
|
|
|
|
 |
Who's Online |
 |
|
|
|
| There are currently, 117 Guest(s) |
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
Articles |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Marxuum Abwaan Timacadde. |
  |
|
|
|
|
Tafsiirka Quraanka Kariimka. |
|
|
|
|
|
AHN. Abwaan Qaasim |

 |
|
|
|
|
Somaliland National Movement ( SNM ). |
 Somaliland National Movemen ( SNM ) |
|
|
|
|
|
 Proudly Somalilander |
|
|
|
|
Xasuuso Hawlgalkii Badbaado. |
  |
|
|
|