|
 |
Main |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
BBC Somali |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi |
|
|
|
|
|
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed. |
 |
|
|
|
|
Proudly Somalilander |
 |
|
|
|
|
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde. |
  |
|
|
|  |
|
| Warsaxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada JSL. |
 |
|
 Madaxweynaha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin , waxa uu ka qayb galay dhaartii Guddida Komishanka Doorashooyinka JSL oo saaka lagu qabtay Madaxtooyada halkaas oo uu M/Weynuhu ka soo jeediyay khudbad gaaban oo dardaaran ah oo sidan u dhacday....
|
|
|
|
|
|
|
|
| ETHIOPIA-SOMALIA-YEMEN: People traffic set to escalate |
 |
|
"Tens of thousands of people will pass through Bossaso in a single season," the International Organization for Migration’s (IOM) head of office in Hargeisa, Iulian Circo, told IRIN. "This is not something that happens underground. The trafficking infrastructure is there, and the authorities in Bossaso are profiting from this route."
|
|
|
|
|
|
|
|
| Wakiilada: Codeyntii Xeerka Doorshada Golaha Deegaanka Iyo Madaxweynaha. |
 |
|
 Golaha Wakiillada JSL ayaa maanta daboolka ka qaaday in berrito loo codeyn doono Xeerka Doorashooyinka Golaha Deegaanka iyo Madaxweynaha, kadib markii uu baaqday fadhigii maanta ee loo balansanaa codeyntiisa.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Machadka Waxbarashada ee Sitco College oo ay ka qalin jabiyeen 200 oo arday |
 |
|
 Xaflad qalin jabin ah oo shahaadooyin lagu gudoonsinaayay arday tiradooud gaadhayso 200 oo bartay culuumta koonbiyuutarka iyo luuqadaha ayaa xalay lagu qabtay Hoteel City Plaza ee magaalada Burco.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Gudidii Dhexdhexaadinta Golayaasha Oo Soo Afjaray Hawshoodii. |
 |
|
 Gudidii dhexdhexaadinta Khilaafaadka Golayaasha Qaranka,ee iskeed isku xilqaamay ayaa galabta daboolka ka qaaday inay soo afjareen hawshii dhexdhexaadinta ee ay Mudada bisha iyo dheeraadka ah ka dhax wadeen ,Golayaasha Dalka ,ee ismaandhaafka siyaasdeed u dhexeeyay.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Wargayska Geeska Afrika Oo Abwaan Singub Waraysi la yeeshay. |
 |
|
 Wargeyska Geeska Afrika, ayaa Abwaan Maxamuud Cabdillaahi Sangub oo ka mid ah Abwaanada Somaliyed ee caanka ah la yeeshay waraysi khaas ah oo aad u xiiso badan, isaga oo Abwaanku jooga magaalada Djibouti ee Jamhuuriyadda Djibouti.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Somaliland Foreign Minister extends appreciation to Foreign Investors |
 |
|
 Somaliland Foreign Minister Abdillahi Duale today 7 September 2007 extended, on behalf of the Somaliland government and people, its appreciation to ENEX Somaliland Inc, an African and International business investment consortium.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Magaaladii Qadiimka ahayd ee Qaw oo Maamulka Cade Muuse boob ku hayo! |
 |
|
 Baaritaano ay sameysey LaasqorayNet ayaa waxaa ku cadaadey in Hogaanka hada u haya maamulka Puntland uu aad ugu mashquulsan yahay sidii uu Waqooyi Galbeed ee Magaalada Boosaaso uga soo talaabi lahaa iyadoo Magaalada Qaw ee xuduuda gobolka Sanaag iyo Bari saaran ay ugu horeyso.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Wefdigi Barlamnka Britan Oo Si Qoto Dheer Uga Hadley Qadiyada JSL. |
 |
|
 "Si weyn ayaannu u ixtiraamaynaa waxyaabaha ka socda Somaliland, waxaanan aaminsanahay in si wanaagsan wax u dhammaan doonaan, siina horumaraan sumcadda Somaliland ku leedahay dunida"
|
|
|
|
|
|
|
|
| 'Maakhir State' gains support in Somalia parliament |
 |
|
 Abdalla said Sanaag elders supported the establishment of Puntland, in 1998, in an attempt to "block" Somaliland's bid for independence.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Jaamacadda Camuud waxay tusaale u tahay dalal badan oo ku yaal Afrika |
 |
|
 Waxa maanta soo gaadhay magaalada Boorama wafti sare oo uu hogaaminayo ku-xigeenka hay'ada Who u qaabilsan bariga Africa iyo bariga dhex, Dr. Maxamed cabdi jaamac,(baydhabo), ku-xigeenka hay'ada WHO ee dalka suudaan Dr. Maxamed Cabdi Wacays, Dr Daahir Aadan oo ah madaxa WHO u qaabilsan Somaliland iyo Somaliya iyo agaasimaha wasaarada caafimadka Somaliland.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Waftigii Baarlamaanka Ingiriiska oo ka dhoofay Hargaysa iyo warkoodii JSL. |
 |
|
 Weftigii ka koobnaa afarta xubnood ee ka socday Baarlamaanka Wadanka Ingiriiska,ayaa maanta duhurkii ka dhoofay Somaliland,markii ay dhamaysteen Socdaal qaatay muddo laba cisho ah,oo ay ku joogeen Magaalada Hargeysa.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Md. Mj. Axmed-Siilaanyo oo faahfaahin ka bixiyaay shirweynaha 2aad ee Kulmiye. |
 |
|
 Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Md. Mj. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaayo), ayaa markii u horreysay faahfaahin ka bixiyey halka ay marayaan hawlaha qabanqaabada ee shirweynaha xisbiga iyo qaabka loo qaybiyey ergooyinka ka soo qaybgalay shirweynaha iyo dhawr arrimood oo kala oo ku saabsan xaaladaha hadda ka jira dalka.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Xarun caafimaad oo cusub oo laga furay magaalada Burco |
 |
|
 Isuduwaha Wasaarada Caafimaadka ee Gobalka Togdheer Aadan Cilmi Diiriye ayaa manta xadhiga ka jaray Rug caafimaad oo laga furey Xaafada Cali Xuseen oo 15 KM dhinaca waqooyi ka xigta Magaalada Burco.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Somaliland overhaul ministry foreign affairs |
 |
|
 Minister Duale stated that Somaliland has been making huge strides towards pressing for Somaliland’s recognition and that significant changes in stance have been seen in regards to the perception of how the international community sees Somaliland.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Geeri Naxdin Leh: Innaa Lilaahi Wa Innaa Illayhi Raajicuun> |
 |
|
 Anniga oo ah Ali Mohamoud Noor Abdi Isamail Qabileh kuna magac dheer (ALI EID) kuna hadlaya magaca dhammaan reer Ismail Qabile meel ay dunida ka joogaanba. waxa aannu aad uga iiraanyoonnay geeridii naxdinta lahayd ee ku timi awoowihii weynaa Almarxuum....
|
|
|
|
|
|
|
|
| Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun: Tacsi |
 |
|
 Anagoo kala ah dadkan hoos ku xusan waxanu tacsi u diraynaa xaaskii, caruurtii iyo dhamaanba eheladii uu ka geeriyooday marxuum...
|
|
|
|
|
|
|
|
| Inaa lilaahi waa inaa ilaahy raajicuun: Geeri naxdin leh. |
 |
|
Annaga kala ah dhamaan dadka magacyadoodui ku qoran yihin hoosta waxaanu tacsi u diraynaa xaaskii iyo caruurtii iyo ehelkii, qaraabadii iyo asxaabtii uu ka geeriyoodey MARXUUN....
|
|
|
|
|
|
|
|
| TACSI: Axmed Cilmi Ismaciil Qabile ( Innaa Lilaahi wa Innaa Ilayhi Raajicuun ). |
 |
|
 Waxa xalay 03/august/2007, ku geeriyooday Magaalada Bankok ee dalka Thailand Alla ha u naxariistee, Aabo Axmed Cilmi Ismaaciil Qabile oo ka mid ahaa Odayaasha Reer Doha, dalka Qatar.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Wafti balaadhn oo ka socda dalka Britain oo wadanka ku soo fool leh. |
 |
|
 Wafti balaadhan oo ka socda baarlmaanka dalka Ingriiska ayaa maalinta berito ah ku soo fool leh Caasimada Jamhuuriyda Somaliland ee Hargaysa.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Golaha Wakiilada JSL oo cod aqlabiyad ah ku ansixyey labadii xubnood ee Komishin |
 |
|
 Golaha Wakiilada JSL, ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyey labadii xubnood ee ka dhinaa komishinka doorashooyinka..
|
|
|
|
|
|
|
|
| Hambalyo Aroos Wacan |
 |
|
 Aroos Barkhadeedow ilayska iyo nuurka udgoonka na daaray adigaa iska leh caawa. In ay inantaasu adeecdo ninkeeda aamiin ii dhahaada. In aanu iblaysku dhexdooda ka adeegin aamiin ii dhahaada. In uu ubad khayr leh Illaah kala siiyo aamiin ii dhahaada. In uu aqblaabaan Illahay u tuugnay. Hambalyo Arros farxad iyo reenren leh.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Dr. Axmed Xuseen Ciise oo si kedis ah shalay dalka uga dhoofay |
 |
|
 Waxa shalay dalka ka dhoofay Dr Axmed Xuseen Ciise, oo ah xoghayaha arimaha dibada ee xisbiga Kulmiye isla markaasna ah musharaxa gudoomiyaha xisbiga Kulmiye isla markaasna u taagan musharaxanimada madaxweynaninada Somaliland.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Dad Carab ah oo ku iibsaday $ 5 billion masraxa khamaarka ( Casino ) |
 |
|
 LAS VEGAS - Casino operator MGM Mirage said Wednesday it is forming a long-term strategic partnership with Dubai World that includes an investment of about $5 billion.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Tacsi Tiiraanyo Leh: Innaa Lilaahi Wa Innaa Illayhi Raajicuun. |
 |
|
 dhamaan dadkan oo ka kooban shaqaalaha shirkadaha dahab shiil laanta berbera iyo somtel laanta berbera. Waxay tacsi u dirayaan....
|
|
|
|
|
|
|
|
| 130 Arday oo ka qalinjabiyay Dugsiga Al-Khayr iyo UCID... |
 |
|
 Waxa maanta xaflad balaadhan loo sameeyay 130 arday oo dhamaystay waxbarasho u soo socotay mudo laba sanadood ah, ardaydan oo ka soo baxday dugsiga gaarka loo leeyahay Dugsiga Al-Khayr ee magaalada Haragysa, waxa ay labdaasi sano soo baranayeen oo hadda u soo gabo gaboobay luuqada Ingriisida iyo Xisaabta.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Xukuumadda JSL oo waxna eriday waxna bedeshay shaqaalihii Safaaradda Addis Ababa |
 |
|
 Xukuumadda Somaliland ayaa kala dirtay dhammaan saraakiishii iyo hawlwadeenadii kala duwanaa ee ka hawl geli jiray safaaradda Somaliland ee Addis Ababa...
|
|
|
|
|
|
|
|
| Kaysar C/lahi oo la kulmay Rev. Jesse Jackson una fidiyay Martiqaad booqasho JSL |
 |
|
Hogaamiyaha caanka ah ee u ololeeya xuquuqada dadka madaw dalka Maraykanka Rev. Jesse Jackson oo maalmahanba booqasho ku joogay dalkan Britain gaar ahaan magaalooyinka London, Bristol, Liverpool iyo Manchester ayaa waxaa kulan gaar ah la yeeshay Kaysar Cabdilaahi Maxamed oo ah tafatiraha wargeyska " The Somali Voice" waxaana uu Kaysar uga warramay taariikhda iyo xaalada guud ee dalka Somaliland uu ku sugan yahay.
|
|
|
|
|
|
|
|  |
|
|
Somaliland Republic Embalem |
|
|
|
|
|
|
 |
Who's Online |
 |
|
|
|
| There are currently, 116 Guest(s) |
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
Articles |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Marxuum Abwaan Timacadde. |
  |
|
|
|
|
Tafsiirka Quraanka Kariimka. |
|
|
|
|
|
AHN. Abwaan Qaasim |

 |
|
|
|
|
Somaliland National Movement ( SNM ). |
 Somaliland National Movemen ( SNM ) |
|
|
|
|
|
 Proudly Somalilander |
|
|
|
|
Xasuuso Hawlgalkii Badbaado. |
  |
|
|
|