|
 |
Main |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
BBC Somali |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi |
|
|
|
|
|
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed. |
 |
|
|
|
|
Proudly Somalilander |
 |
|
|
|
|
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde. |
  |
|
|
|  |
|
| Shirweynihii Golaha Dhexe Ee Xisbiga UDUB Oo La Qaban Doono 31ka October, 2011. |
 |
|
 Guddiga Qabanqaabada Xuska Toban-guurada iyo kalfadhiga 2aad Golaha Dhexe ee Xisbiga UDUB waxay ku wargelinayaan dhammaan xubnaha Golaha Dhexe ee UDUB iyo marti-sharafta lagu soo casuumay inuu shirku ku qabsoomi doono EGAL CONVENTION CENTRE (Crown Hotel), 31ka October, 2011, 7.30 AM subaxnimo.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Gudd. Guddida Dastuurka, Cadaalada Iyo Xuquuq Al-Insaanka Wakiilada Oo Cadeeyey. |
 |
|
 Gudoomiyaha Guddida Dastuurka, Cadaalada, Shuruucda iyo Xuquuq Al-insaanka ee Golaha Wakiilada JSL ayaa cadeeyey in haddii aan Wasiirka Arr. Dibedda JSL ee xilka hayya maan aan la hor keenin Maxkamad in aan markaasna waxba lagu lahayn Siyaasiga u dhashay JSL ee ka soo rogaal celiyay Somaliweyn!!
|
|
|
|
|
|
|
|
| Xisbiga UCID Oo Mudeeyay Wakhtiga La Qaban Doono Shirweynaha Xisbiga. |
 |
|
 Warsaxaafadeed uu soo saaray maanta Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa lagu sheegay in 7da Bisha December 2011, la qaban doono shirweynaha golaha dhexe ee xisbiga. Inshaa Allaah.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Wasiirka Maaliyadda JSL Oo Ummadda Ugu Baaqay Dhakli-Kordhin. |
 |
|
 Wasiirka Maaliyadda oo wasaaradaha iyo hay’adaha dawladda ugu baaqay in ay ka shaqeeyaan sidii ay dakhligi ugu soo xerayn lahaayeen dalka oo aan meelna la dhaafin sida rayiislayaasha illaa koofeerada
|
|
|
|
|
|
|
|
| Ergay Ilyaas Barre Shiil Oo Socdaal Ku Jooga Hargaysa/JSL. |
 |
|
 Ergayga gaarka ah ee Ra'iisul Wasaaraha Dawladda Kenya u qaabilsan arrimaha JSL iyo Somalia Md. Ilyaas Barre Shiil oo ka mid ah siyaasiyiinta waaweyn ee dalka Kenya muddo dheerna ku jiray Baarlamaanka Kenya, oo socdaal shaqo ku jooga caasimada Hargaysa ayaa cadeeyay in uu u sii gogol xaadhayo wefti uu hogaaminayo Ra'iisul Wasaaraha Dalka Kenya Railla Odinga.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Marwo Prof. Fowzia Yussuf X Adan Oo La Tashi La Samaysay Jaaliyadda JSL/London. |
 |
|
 Xaflad aad u balaadhan oo si wanaagsan loo soo agaasimay ayaa ka xalaya ka dhacday galbeedka magaaladan London. Xafladdaas oo lagu soo dhaweynaayey Urur Siyaasadeed Cusub oo dhawaan lagaga dhawaaqi doono Caasimada Hargaysa. Ujeedada kulankani wuxuu ku saabsanaa sidii wada tashi loola yeelan lahaa taageerayaasha Ururkan cusub. Sawirada.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Golaha Wakiiladda Oo Maanta Ansixiyey Wax Ka Bedel Lagu Sameeyay Xeer Lam: 20 |
 |
|
 Mudanayaasha aqalka wakiiladda J. Somaliland ayaa fadhigoodii maanta ku Ansixiyay xeer Lam: 20 oo hore u ahaan jiray in da’da 35 jir la isugu soo sharaxi karo golaha deegaanka, balse maanta laga bilaabo noqon doona in 25 jir uu isu soo sharaxi karo golaha degaanka.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Communication Snag Impedes UNHCR Work |
 |
|
 For these reasons some of the refugees are now considering returning to Somalia. UNHCR has a voluntary repatriation programme but only to the relatively stable northern regions of Puntland and Somaliland Republic for refugees originating from there. However, the news release points out, most Somalis in Yemen are from the volatile southern and central parts of Somalia.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Kulan Kaalinta Haweenka JSL Ku Leeyihiin Arr. Siyaasadda Dalka. |
 |
|
 Kulan lagaga doodayay kaalinta ay Haweenka xirfadleyda JSL ay ku leeyihiin siyaasadda iyo horumarinta dalka ayaa maanta ( Shalay ) lagu qabtay Hotelka Emperial ee Magaalada Hargeysa.
|
|
|
|
|
|
|
|
| 100 Arday Oo Ka Qalin Jabiyay Jaamacadda Edna University |
 |
|
 Jaamacada Edna University ayaa maanta shahaadooyin gudoonsiisay 100 Arday oo dhamaystay cilmiga shay-baadhka iyo cilmiga dawooyinka, xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa loou qabtay Hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Siyaasiyiin Ka Soo Rogaal Celiyay Somalia Oo Qaarna La Xidhay Qaarna La Soo Daay |
 |
|
 1. Siyaasiga Jaamac Maxamed Qaalib oo ka mid ahaa siyaasiyiinta Reer Somaliland ee sida weyn u aaminsan Mabda’a Somaali-weynta ayaa maanta ka soo degay garoonka diyaaraddaha ee Cigaal International Airport. 2. Ciidamada Ilaaladda Madaarka ayaa maanta xabsiga u taxaabay Mayorkii hore ee Magaaladda Berbera Cabdale Xaaji Cali, ka dib markii uu ka soo degay Garoonka diyaaradaha ee Magaaladda Hargeysa.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Guddoomiye-Ku-Xigeenka Baarlamaanka Kenya Iyo Doorkiisa JSL. |
 |
|
 Guddoomiye-ku-xigeenka Baarlamaanka Kenya Md. Faarax Macalin Dawaare, ayaa ku hawlan inuu debciyo siyaasadda dawladda Kenya ee ku waajahan qaddiyadda Madaxbanaanida Jumhuuriyadda Somaliland.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Faroole Oo Codsadey Ciidamada AMISOM Oo La Keeno Pungtland. |
 |
|
 Maamulaha Pugtland/Somalia ayaa waxuu shaaca ka qaaday war hore loo sheegay in Ciidamada AMISOM la keeno Pugtland si ay uga qeyb qaataan wax uu ku tilmaamay sugida amaanka deegaanada Pugtland.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Marag-Muujin La Keenay Dhimashada Al-Qadafi. |
 |
|
 Sida aan la wada socono waxa ay qirteen golaha ciidamada qaranka Liibiya in ay dilleen hogaamiyihii hore ee dalka Liibiya Kornayl Mucamar Mohamed Abdisalam Abu Minar (Al-qadafi). Taas oo ay dad badani is-weydiinayaan sidii loo dilay Al-Qaddafi.
|
|
|
|
|
|
|
|
| For Obama, Some Vindication Of Approach To War... |
 |
|
 President Obama speaks from the White House regarding the death of ousted Libyan leader Moammar Gadhafi. Video contains graphic images.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Jidadka Magaalada Gabiley/JSL Oo Laami La Wada Saaray. |
 |
|
 Maamulka D/hoose ee Degmada Gabiley ayaa, maanta shaaciyay in la soo gebogabeeyay Mashaariicdii Dhismaha Jidadaka Gudaha Magaalada Dhex mara oo mudooyinkii danbe laga hir galinayay dhismaha jidad laami ah.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Wafti Ka Socday Dawladda Faransiiska Oo Uu Madaxweynuhu Qaabilay. |
 |
|
 Madaxweynaha JSL, ayaa waxa uu maanta qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wefti Saddex xubnood ka kooban oo ka socda Dawladda Faransiiska oo uu hogaaminaayo Safiirka u fadhiya Dalkaas, Jamhuuriyada Jabuuti.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Sudan's Omar Al-Bashir In Malawi: ICC Wants Answers... |
 |
|
The International Criminal Court has asked Malawi to explain why it failed to arrest Sudan's President Omar al-Bashir during his recent visit. The ICC has issued an international arrest warrant for Mr Bashir on charges of genocide and war crimes during the Darfur conflict.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Rabshado Illaa Shalay Socday Hargaysa Oo Ka Dhashay Xaafado La Rarayo. |
 |
|
 Waxa shalay illaa maanta ka socda Magaalada Hargeysa mudaharaad rabshado wata oo ay dhigayaan dadwayne gadoodsan oo sida la sheegay diidan in laga raro xaafado ay ku sugnaayeen si ku meel gaadh ah oo hadda la rabo in la dejiyo meelo kale. Halkaas laftarkeeda oo ay diideen dadkii dhulka mulki ahaan iaga laahaa.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Maxjarkii 2aad Al-Jabari Oo La Furay Berbera/JSL. |
 |
|
 Shirkadda Al-Jaabiri ee Emirates-Saudia oo maxjarkeedii labaad ee Berbera xadhiga laga jaray qiime dhimisna lagu sameeyay lacagta xoolaha lagu caafimaadiyo. Sawirada
|
|
|
|
|
|
|
|
| Dufcadii 2aad Kuliyadda 'Nursing' Oo Ka Qalin Jebisay Jaamacada Camu |
 |
|
 Xaflaf ballaadhan oo loo sameeyay Ardayda Dufcadii Labaad ee ka qalin jebisay Kuliyada 'Nursing' ee Jaamacadda Camuud Gobolka Awdal Jumhuuriyadda Somaliland. DAAWO Video
|
|
|
|
|
|
|
|
| Israa'iili Lagu Furtay 1027 Maxbuus Iyo Obama Oo Ku Faraxsan. |
 |
|
 Askarigii Israa'iili ah oo u xidhnaa Ururka Xamaas ee Falastiin ayaa la sii daayay ka dib markii lagu furtay 1027 maxbuus oo Falastiiniyiin ah arrintaas oo uu Madaxweyne Barack Obama si weyn ugu farxay.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Xuska Maalinta Ururkii Dhaqdhaqaaqa Wadaniga Somaliyeed SNM. |
 |
|
 Xaflad balaadhan oo lagu xusayay sanad guuraddii 27aad ee ka soo wareegtay maalinta shuhadada SNM oo ku beegan 17ka October, ayaa maanta lagu qabtay xarunta Ha'yada shaqaalaha dawladda.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Waraysi Lala Yeeshay Guddoomiyaha Garabka Haweeka Xisbiga Kulmiye JSL. |
 |
|
 Guddoomiyaha Garabka Haweenka Xisbiga taladda haya ee Kulmiye ayaa ka hadashay, arragtideeda la xidhiidha abaabuladda la xidhiidha ururada cusub ee siyaasadda iyo doorka haweenka Jumhuuriyadda Somaliland ee siyaasadda.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Somalia's Woes: Hope Is Four-legged And Woolly... |
 |
|
 For the first time since the collapse of Somalia as a unitary state in 1991, Saudi and Lebanese traders have ventured into the local livestock markets. Goats are mainly exported to Mecca for the annual Haj pilgrimage. The UN’s Food and Agriculture Organisation estimates that $250m-worth of animals will leave the port of Berbera.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Day Of Global Occupy Protests Gets Under Way.... |
 |
|
 Some 100,000 protesters were expected a day after Premier Silvio Berlusconi barely survived a confidence vote. Italy, with a national debt ratio second only to Greece in the 17-nation eurozone, is rapidly becoming a focus of concern in Europe's debt crisis. In Rome, demonstrators torch cars, smash shop windows as people around the world urged to 'rise up'.
|
|
|
|
|
|
|
|
| 300 Oo Askari Oo Boolis Ah Oo Dhamaystay Tababar. |
 |
|
 Taliye-xigeenka ciidanka Booliska J. Somaliland ayaa tababar ugu soo xidhay dugsiga tababarada ciidamada ee Mandheera 300 oo askari oo boolis ah oo muddo 15 maalmood ah tababar xirfadeed oo ku wajahan ilaalinta xuquuqda aadamaha.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Golaha Guurtida Oo Dood Adag Ka Yeeshay Siyaasadda Arr. Dibada JSL. |
 |
|
 Mudaneyaasha Golaha Guurtida JSL ayaa maanta dood adag ka yeeshay siyaasadda Arrimaha Dibada Jumhuuriyadda Somaliland, waxaanay ku baaqeen In la xoojiyo shaqada xafiisyada iyo safaaradaha ay J. Somaliland ku leedahay dalalka Dibadda.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Wasaaradda Shaqada Iyo Arr. Bulshada Oo Diyaarinaysa Siyaasaddii Naafadda. |
 |
|
 Wasaarada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Jumhuuriyadda Somaliland ayaa sheegtay inay bilo gudahood ku diyaarin doonaan siyaasadii lagu dhiqi lahaa naafada qaranka.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Qodobada Sharciyadda Lagu Waayi Karo Xubinnimada Golaha Wakiillada JSL. |
 |
|
 La taliyaha Arr. Sharciga Xisbiga UCID ayaa markii ugu horeysay sharaxaad ka bixiyey Qodobada Sharci ee ay isku khilaafsan yihiin Guddoomiyaha Golaha wakiillada JSL iyo Guddoomiyaha Xisbiga UCID, kadib markii ay dhawaan soo baxday in Mudaneyaashii ku soo baxay Xisbiga UCID ay sheegeen inay u digo-rogteen Urur-Siyaasadeedka Waddani.
|
|
|
|
|
|
|
|  |
|
|
Somaliland Republic Embalem |
|
|
|
|
|
|
 |
Who's Online |
 |
|
|
|
| There are currently, 115 Guest(s) |
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
Articles |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Marxuum Abwaan Timacadde. |
  |
|
|
|
|
Tafsiirka Quraanka Kariimka. |
|
|
|
|
|
AHN. Abwaan Qaasim |

 |
|
|
|
|
Somaliland National Movement ( SNM ). |
 Somaliland National Movemen ( SNM ) |
|
|
|
|
|
 Proudly Somalilander |
|
|
|
|
Xasuuso Hawlgalkii Badbaado. |
  |
|
|
|