|
 |
Main |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
BBC Somali |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi |
|
|
|
|
|
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed. |
 |
|
|
|
|
Proudly Somalilander |
 |
|
|
|
|
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde. |
  |
|
|
|  |
|
| Shir Wasaarada Dalxiiska iyo Dhaqanka JSL iyo Khubaro Faransiis ah |
 |
|
 Khuburadan Faransiiska ah oo ka kooban 6 xubnood waxay dalka ku sugnaan doonaan 15 Maalmood iyagoo soo mari doona Goobaha Aathaarta Qadiimiga ah ee Laasgeel iyo dhagax Guure .
|
|
|
|
|
|
|
|
| Mj. Ibrahim-Dhegaweye Oo Saxaafadda La Hadlay. Muxuu Yidhi? |
 |
|
 Mj. Ibraahim C/llaahi Xuseen [Dhaga-weyne] oo ka mid ahaa Saraakiishii Sar-sare SNM ayaa yidhi, marka ay Xukuummada Madaxweyne Rayaale ka dhamaato mudadeedii inaan wax muddo kordhin ah ciddina sameyn karin, isla markaana waxa uu ku hanjabay haddii ay Doorashooyinku ku qabsoomi waayaan mudadii loo cayimay in ay Ummadda JSL isugu imaan doonaan Shir-beeleed..
|
|
|
|
|
|
|
|
| No Comment...Keine Kommentar...Shib Kadheh. |
 |
|
| No Comment...Keine Kommentar...Shib Kadheh.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Wasiirka Warfaafinta Md. Axmed X. Daahir Oo Xalay Xadhiga Ka Jaray Huteel Cusub |
 |
|
| Maamulaha Huteelka cusub ee Al-jaziira Mr. Yaasiin Maxamed Obsiiye ayaa ka warbixiyey qaybaha Huteelkan cusub ee Al-jaziira ka kooban yahay oo ah dhisme afar dabaq oo isugu jira hurdo iyo cunto. Huteelkan oo ay soo dhisteen dhalinyaro Reer Somaliland ah oo qurba jooga.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Boqorada Ingiriiska ( Queen Elizabeth II ) iyo soo dhoweynteedii Ugnada |
 |
|
 Queen Elithabeth2 oo ah boqorada Ingriiska ayaa timid dalkan Uganda si ay u furto shirka caalamiga ah ee Commonwealth, shirkan oo beryihii u danbeeyey ay dawlada ugadni mashquul ku ahayd qaban-qaabadiisa. Boqorada ayaa maalintii Arbacadii ka soo degtay garooka caalamiga ah ee Entebbe international airport,
|
|
|
|
|
|
|
|
| Ra'iisul-Wasaare Cusub Oo Loo Magacaabay Df-da Baydhaba/Embagathi/Kenya. |
 |
|
 Wararaka aanu ka helayno Baydhaba Xarunta DF-da. Qabqable C/llahi Yususf Axmed Madaxweynaha DF-da Somalia ayaa magacaabay Ra'iisul-Wasaare cusub oo askari - Nuur Xasan Xuseen oo loo yaqaano Nuur Cadde, kadib markii xilkaasi uu iska casilay Ra'iisul-Wasaarihii hore Cali Maxamed Geeddi 24 maalmood ka hor.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Guddo-ku-xigeenka Komishanka Oo Ka Xogwarramay Socdaal Ay Ku Tageen Nairobi, |
 |
|
 Wefti ka socdey Komishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa shalay dalka dib ugu soo laabtay kadib markii ay soo dhammaysteen booqasho laba toddobaad ay ugu maqnaayeen dalka Kenya, halkaas oo ay kulamo kula yeelanayeen deeq-bixiyayaasha Somaliland ka caawiya arrimaha Dimuqraadiyadda iyo Doorashooyinka.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Pope Benedict oo ka hadlay Somalia |
 |
|
 Baaderiga ugu weyn mad habta Catholic ee diinta Masiixiga Pope Benedict ayaa ka codsaday beesha caalamku inay gacan ka geysto sidii xal loogu heli lahaa dagaalada Muqdisho, sida ay ku warantay wakaalada wararka ee AFP.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Madaxweyne-Ku-xigeenka JSL Oo La kulmay Iskaashatooyinka |
 |
|
Madaxweyne ku xigeenka JSL waxa uu xusay waajid inay tahay in aynu isku filaano xoogeena iyo maskaxdeena isku geyno taasina ay tahay ta ugu wayn ee Lagaga midho dhalinkaro horumarinta gobolada bari si ay uga soo kabtaan dib u dhacan ku yimi.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Shir Jaraa'id oo uu Maanta Qabtay Mj. Xaabsade. |
 |
|
Waxaanu tilmaamay inaanay waxba ka jirin shirka boocame ee Isimada qaarkood ay isku urursanayaan halkaasi. Waxaanu sheegey inaanay isimadu lahayn wax go'aan ah. Balse ay leeyihiin gudoon kaliya.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Welcome to Oslo and Norway Dr Ahmed Hussein. |
 |
|
 Waxaa lagu wargalinayaa dhammaan dadweynaha sharafta leh inuu Dr Ahmed Hussein Isse oo ah xoghaya Arrimaha Dibadda ee Xisbiga Kulmiye isla markaasna ah Murashaxa Madaxweyne JSL ayaa Maalinta Jimcaha 23 November booqasho ku imanaya Caasimada Carriga Norway.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Somaliland invited to the Commonwealth summit in Uganda. |
 |
|
 For the first time in history Somaliland has been invited to the summit of the Commonwealth of Nations to be held in Kampala, the Capital of Uganda
|
|
|
|
|
|
|
|
| Madaxweyne Rayaale Oo Qado Sharaf Ugu Sameeyay Axmed Cabdi Xaabsade Qasriga Mada |
 |
|
Axmed Cabdi Xaabsade iyo Masuuliyiinta SarSare ee Xukuumada JSL ayaa lagu wadaa inay maalmaha fooda inagu soo haya iska xog waraystaan xaalada Gobolka Sool iyo Sanaag-Bari sidii horumar ahaan loo soo gaadhsiin lahaa Gobolada kale ee Dalka.
|
|
|
|
|
|
|
|
| DF-da Muqdisho/Baydhabo/Embagathi/Nairobi Oo Soo Dejisay Amaro Cabudhin Ah. |
 |
|
 Cabdullaahi Firimbi ayaa Iddacadahaasi shaqo-joojinta sameeyay ku eedeeyay in ay jabiyeen go'aankii uu horay guddiga amniga ee gobolka ugu soo saaray in aan la sameyn karin bannaanbax iyo wax la mid ah oo aan lagu soo wargelin, fasaxna looga heysan maamulka Gobolka Banaadir.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Shir-Hawleed Ay KA Soo Qatb Galeen Hay'ado Caalami ah Oo Ka Furmay Odweyne. |
 |
|
| Shir-Hawleed ku saabsan sidii qorshe hor-u-marineed loogu samayn lahaa khayraadka dabiiciga Banaaka Tuuyo oo ay ka soo qaybgaleen 120 xubnood oo ka kala socda Hay'ado Caalami ah ayaa ka furmay Xarunta Degmada Odweyen.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Magaalada Bristol/UK Iyo Md. Axmed Xuseen Ciise. |
 |
|
 Dr. Axmed Xuseen Ciise Xoghayaha Arimaha Debedda ee Xisbiga Kulmiye, isla markaana ah Murashaxa u tartamaya jagada Madaxweynenimo ee Xisbiga Kulmiye, ayaa wuxuu maanta kala qayb galay Magaalada Bristol xaflad aad iyo aad agaasinkeeda iyo ila xidhkeeduba uu u heer sareeyey oo ay soo qaban-qaabiyeen taageerayaasha Xisbiga Kulmiye Bristol.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Shir ku saabsan nabbada mandaqada oo ka furmay Hargeysa |
 |
|
 Nabadgelyada iyo horumarka ay ku talaabsatay JSL oo tusaale wanaagsan u noqon kara wadamo ku yaala Bariga Afrika oo maareyn kari la' nabad in ay ku soo dabaalaan wadamadooda. Shirkan oo looga gol leeyahay in JSL laga barto oo lagaga daydo sida ay ugu suurtowday in ay noqdaan guul ka jirta Gobolka Geeska Afrika ee asqeysan.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Madaxweynaha JSL Oo Maanta Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabilay Axmed Cabdi Xaabsade |
 |
|
Madaxweynaha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin ayaa xafiiskiisa Maanta ku qaabilay siyaasiga u dhashay gobolka Sool Axmed Cabdi Xaabsade. Waxa tuulada Aw Barkhadle iyo Haleeya dhexdooda ku soo dhaweeyay koox Wasiiro ah oo uu hor kacayay Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland -daawo sawirada
|
|
|
|
|
|
|
|
| Madaxda Ismaamulka Soomaalida Itoobiya oo Cadaadis iyo Cabsi Galin ku Haya Dadka |
 |
|
 "waxan muuddo dhawr iyo toban sano ahba gaadhi ku wadan jiray degaanka soomaalida Itoobiya, waxan tegi jiray ilaa Goday, Wardheer, Fiiq iyo meelo kaleba, maantana Jijiga ayaan ku ammaan laanahay, oo nalagu haystaa Madaxweynaha Soomaaliland ayaad isku beel tihiin, weligayna ma arag madaxweynaha, imana yaqaano.":
|
|
|
|
|
|
|
|
| Gudoomiyaha Jaaliyadda Somaliland ee Shefield oo Dalka Booqasho ku Yimid. |
 |
|
 Wasiir-ku-xigeenka Wasaarada Caafimaadka JSl Mudane Mahdi Cismaan Buuni ayaa maanta garoonka diyaaradaha ee Cigaal International Airpot ku soo dhaweeyey Gudoomiyaha Jaaliyadda JSL ee magaallada shefield Dalka Ingiriiska .
|
|
|
|
|
|
|
|
| Wasiirka Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Somaliland oo Xalay ka Qaybgalay Munaasibad T |
 |
|
Xaflad Loo Qabtay Xalay Bakhtiyaa Nasiibkaasi ayaa Waxa Dadkii ka Qaybqaatay Tartankaasi Bakhtiyaa Nasiibka ay heleen Gaadhi Xaajiyad ah , Gaadhi Mini Bus ah , 5 qof oo ku Guulaystay midkiiba 1000$ , Generators , Qalabka Electronics iyo Waliba Garamo iyo Waxyaabo la mid ah.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Trusteeship and Protectorate: The Road to Independence |
 |
|
 Accordingly, British Somaliland received its independence on June 26, 1960, and united with the trust territory to establish the Somali Republic on July 1, 1960.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Wasiirka Duulista Oo Ka Hadlay Sanduuqa Taakulaynta Iyo Wasiirka Warfaafinta Oo |
 |
|
 1. Wasiirka Wasaarada Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka JSL Md. Cali Maxamed Waran-cadde oo sheegay in uu dalku baahi weyn u qabo barnaamij iskaa-wax-u-qabso ah oo lagu horomariyo gobolada dalka ee danbeeya. 2. Warsaxaafadeed uu soo saaray Wasiirka Warfaafinta iyo Wacyigelinta JSL Md. Axmed X. Daahir Cilmi.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Madaxa Somali-Bi'iska Pugland oo Cid Uu Isku Aamino La'. |
 |
|
 Cadde Muuse Oo Madax Ka Ah Maamulka Somali-Bi'iska ah ee Pugland ayaa Cid Uu Isku Aamino waayay Maamulka Maleeshiyada Somali-Bi'iska uu Madaxda ka yahay. halkaas Oo Uu Ka Sifeeyay Maamulkaas Ciddii Aan Ahayn Inta Ay Isku Reerka Yihiin Ee Cismaan Maxamoud.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Dr. Axmed Xuseen Ciise Oo La Hadlay Bulshada JSL/London Siiba Taageeryaashiisa. |
 |
|
 Xog. Guud Arrimaha Dibadda Xisbiga Kulymiye, isla markaana u taagan Musharaxa Xisbiga Kulmiye uga qaybgeli doona doorashada Madaxwenaha JSL ee 2008ka, ayaa si heer QARAN ah loogu soo dhaweeyay xaflad balaadhan oo ay u sameeyeen Jaaliyadda JSL iyo taageerayaashaa Xisbiga Kulmiye ee Magaalatan London/UK.
|
|
|
|
|
|
|
|
| XUKUUMADA SOMALILAND OO SHAACA KA QAADAY INAY SOO RARAYSO QOXOOTIGA JSL EE D'JIB |
 |
|
 Sidaana waxa ku dhawaaqay Wasiirka Dib-u-dejinta Somaliland Md. Abshir Axmed Xasan oo ka hadlayey shir ballaadhan oo Wasaaradda dib-u-dejinta iyo qaar ka mid ah hay’addaha samafalka ee Qaramadda Midoobay sida UNHCR, WFP, ICRC, DRC iyo UNFPA ay shalay ku qabteen Huteelka Ambassador ee Magaalada Hargeysa.
|
|
|
|
|
|
|
|
| A NATION IN SEARCH OF A STATE (1885-1992). The Peculiar Nature of Somali Society |
 |
|
 The Somali people, as shown above, had been an essentially stateless society. Their vision of unity led them to rush unquestioningly forward into independence without a thought as to how their government was going to be organised. The state was thus both a foreign and an unquestioned entity. Posted by: Ducaale II
|
|
|
|
|
|
|
|  |
|
|
Somaliland Republic Embalem |
|
|
|
|
|
|
 |
Who's Online |
 |
|
|
|
| There are currently, 116 Guest(s) |
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
Articles |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Marxuum Abwaan Timacadde. |
  |
|
|
|
|
Tafsiirka Quraanka Kariimka. |
|
|
|
|
|
AHN. Abwaan Qaasim |

 |
|
|
|
|
Somaliland National Movement ( SNM ). |
 Somaliland National Movemen ( SNM ) |
|
|
|
|
|
 Proudly Somalilander |
|
|
|
|
Xasuuso Hawlgalkii Badbaado. |
  |
|
|
|