|
 |
Main |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
BBC Somali |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi |
|
|
|
|
|
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed. |
 |
|
|
|
|
Proudly Somalilander |
 |
|
|
|
|
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde. |
  |
|
|
|  |
|
| Somaliland Benefit From Jurys Inn uUpgrade... |
 |
|
 HOTEL staff donated hundreds of televisions to an organisation which helps change the lives of less fortunate people in Somaliland. Jurys Inn Heathrow recently upgraded its screens and in return gave away 350 analogue television sets previously used, to the Almis Women's Organisation.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Ciid Al-Adxa Al-Mubaarak. Kullu Caam Wa Antum Bil-Khayr. |
 |
|
 Kuwii la aqbalay dadaalkooda Ifka iyo Akhirada Ilaahay ha inaga yeelo. Aamiin. Dhammaan Muslimiinta, Muwaadinka iyo Madaxda JSL, Maamulayaasha Shabakaddan, Halgamayaasha Madaxbannaanida ee Safka-hore JSL. Ciid Wanaagsan.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Xukuumadda Kenya Oo Eedeysay Xukuumadda Eritrea. |
 |
|
 Dawladda Kenya waxay ay ka dalbatay xukuumadda Eritrea in ay jawaab ka bixiso eedeynta la xidhiidha in ay Dawladda Eritrea hub uga dajisay Kooxa Al-Shabaab Magaalada Baydhabo ee Somaliya.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Sir Baa Fakatay!! |
 |
|
 Tacadiga Mas'uuliyiinta xukuumadu JSL ku hayaan hawl-wadeenada warbaahinta ayaa maraysa halkii ugu sareeyey. Waxaana tacadiyadaa kiisa ugu cawaaqibka xun ku talaabsaday Wasiirka Arrimaha Dibedda JSL, kadib markii uu dal shisheeye tifaftiraha shabakada Qarannews ku eedayey fal argagixiso.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Madaxweyne Siilaanyo Oo Gaadhay London/UK |
 |
|
 Fadliga Alle iyo dhowriddiisa waxa gaadhay magaalada London ee dalka Ingiriiska Md. Madaxweynaha Jumhuuriyadda Somaliland oo halkaas si fiican loogu soo dhoweyay. Sawirada.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Ciidamada Booliska JSL Oo U Dabaaldegay Sanad Guuradoodii 18aad. |
 |
|
 Ciidanka Booliska Oo Si Weyn Ugu Dabaal Dagay Xuska Sanad-guuradii 18-aad ee Aasaaskooda Iyo Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Oo Ka qeyb galay.
|
|
|
|
|
|
|
|
| M/weyne Ku-xigeenka JSL Oo Furay Xarunta Daryeelka Caruurta. |
 |
|
 Madaxweyne-Ku-xigeenka JSL ayaa xadhiga ka jaray dhismaha xarun weyn oo lagu daryeeli doono carruurta darbi jiifka ah oo ay ku baxday US $ 97 kun oo inta ugu badan ay bixisay Shirkada DAHABSHIIL. Xaruntaasi oo ku taala xaafadda Maxamed Mooge ee Magaalada Hargeysa.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Debate Report: Britain Must Cut Its Overseas Aid Budget Now. |
 |
|
 Birrell pointed to Somaliland, an autonomous region of Somalia, which manages to feed itself and which has a relatively stable democracy. It receives no aid.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Mudaneyaasha Guur-guura Iyo Saamaynta Uu Ku Yeelan Karo Ururada Cusub. |
 |
|
 Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL ayaa la sheegay inay dhawaan u gudbiyeen Shirguddoonka Golaha Wakiilada qoraal ay kaga hadlayaan Mudaneyaashii sheegay inay ka bexeen Xisbiga UCID.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Habka Gudashada Waajibka Xajka Iyo Maalmaha Cidda Al-Adxa. |
 |
|
 Maalinta Sabtida 5ta ( Shanta ) Bisha November 2001 ayaa waxa la iclaamiyay in ay ku beegan tahay maalinta wuquufka buurta carafaat iyo bilowga fasaxa maalmaha ciidda Al-Adxa. Kullu caam wa antum bil khayr.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Ethiopia, Somaliland Agree To Co-operate To Ensure Peace, Stability. |
 |
|
 Ethiopia and Somaliland have pledged to work to work closely together towards ensuring peace and stability in the horn of African region at a meeting here between Ethiopian Prime Minister Meles Zenawi and Somaliland Republic president Ahmed Mohamed-Siilanayo.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Shirkii Golaha Dhexe Ee Xisbiga UDUB Oo La Soo Gebegebeeyay. |
 |
|
Shirkan oo aanay jirin wax doorasho ah oo ka dhacday oo lagu soo doortay xubnaha Golaha dhexe hase yeeshee waxa shirka laga sheegay in Ku simaha Guddoomiyuhu uu soo xulay ilaa 250 xubnood oo ka mid ah Golaha dhexe inta kale oo aan la cayimina uu soo dhamaystiri doono. Shirkani kamay jirin mid si furan looga dooday xeerarka xisbiga iyo Golaha dhexe midnaba.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Raila Odinga Iyo Cabdi-Wali Cali Oo Kulmay... |
 |
|
 Wadahadal saacado badan qaatey kadib ayaa Ra'iisul Wasaaraha DF-da Somalia iyo Ra'iisul Wasaaraha Kenya. Waxay soo saareen war saxaafadeed ku aadan hawlgalada millateri ee ka socda gobollada Jubbooyinka koonfuurta Somalia, tan iyo markii ay halkaa galeen ciidamada Kenya badhtamihii bishan October.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Ras'iisal Wasaaraha Ingriska Oo Ka Hadlay Dhibaatada Budcad-Badeeda. |
 |
|
 Ra'iisul Wasaaraha Dalka Great Britain, ayaa ku dhawaaqay qorshe loogu oggolaanayo maraakiibta ganacsiga ee sita calanka Ingiriska in ay kaxeytsaan ilaalo hubeysan si ay uga difaacaan Budhcad-Baded soo eerart.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Maraykanka Oo Dareen Walaac Leh Ka Bixiyey Al-Shabaab.... |
 |
|
 Diblomaasi ka tirsan dawladda Maraykanka ayaa walaac xooggan ka muujiyey in kooxda Al-Shabaab taageero ballaadhan iyo shacbiyad ka heli doonto duullaanka millatariga Kenya ku galeen gudaha Somaliya, isaga oo carrabka ku dhuftay in ay dawladda Kenya khasaare kala kulmi doonto weerarro ay ku qaado Al-Shabaab.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Agaasimaha Guud Wasaaradda Warfaafinta Oo Xadhiga Ka Jaray Xarunta TV-ga Qaranka |
 |
|
 Munaasabad kooban oo xadhiga lagaga jarayay xarunta telefiishanka qaranka UK ayaa lagu qabtay xafiiska Telefiishanka JSL/UK London. Xafladdan oo ay ka soo qayb galeen qaybaha kale duwan ee bulshada Reer Somaliland, ayaa waxa ugu horeyntiiba xadhiga laga jaray xafiiska uu Tv-ga JSL ku yeelan doono dalka Ingiriiska ee qaaradda Yurub. Sawirada.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Ururka 'Aroori Youth Network' Oo Xaflad U Sameeyey Arday Ka Qalinjeb |
 |
|
 Ururka Arori Youth Network ayaa xalay xaflad u qabtay qaar ka mid ah ardayda ka qalin jebisay Jamacadaha JSL, isla markaana waxay halkaa shahaado sharafyo ku guddoonsiiyeen saddex arday oo kaalmaha sare ka galay Jaamacada Admas, Hargeysa University iyo Golis. Sawirada.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Madaxweyne Siilaanyo Oo Sii Magacaabay Sadex Guddi Intii Aanu Ka Dhoofin Dalka. |
 |
|
 Madaxweynaha Jumhuuriyadda Somaliland ayaa shalay intii aanu dalka ka dhoofin sii magacaabay sadex Guddi oo uu u kala xil saaray kuna saabsan 1. Dhamaystirka Khilaafaadkii Dhul-Beereedka Ceel Bardaalle. 2. Tartanka Ciyaaraha Gobolada iyo Horumarinta Bilicda Caasimada JSL ee Hargaysa..
|
|
|
|
|
|
|
|
| Dagaalka Dhaqan-Dhaqaale ( Guga Carabta ) Oo Uu Ka Mid Yahay Talada Dumarka. |
 |
|
Xafiiska Xoghayaha Arrimaha Dibadda Hilery Clinton ee Dalka Maraykanka ayaa kula kulantay Haweeneeydii dhowaan la guddonsiiyay Biladda Nabadda Aduunka ( Nobel Peace Prize ) iyada oo lagala hadlay arrimo khuseeya dalkaasi Yeman.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Maamulka DF-da Shiiq Shariif Oo Weerar Ku Haya Jaaliyadda JSL/Malaysia. |
 |
|
 JSL wax ay safaarad ku leedahay dalka Malaysia, oo ay ku nool yihiin ku dhawaad 1,500 oo araday iyo xaasas isugu jira meesha deggan. Boqolaal ka mida Somalilanders-ka ayaa ku jooga Baasboorka JSL, halka xaasaska iyo dadka caafimaadka u yimaadana ay u fududaysay Safaaradda ay Malaysia ku leedahay JSL.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Ogaysiis Muhim Ah: Xisbiga UDUB |
 |
|
 Xoghayaha Guud ee Xisbiga UDUB waxa uu ku wargelinayaa Xubnaha Golaha Dhexe ee aan weli Kaadhadhkii qaadan in ay si deg-deg ah uga soo doontaan Xafiiska Xarunta Dhexe ee Xisbiga Hargaysa oo labada gGelinba lagu shaqeeyo 7:30AM – 8:00PM.
|
|
|
|
|
|
|
|
| New Americans Sworn In On Lady Liberty's 125th Birthday. |
 |
|
 Welcome back.Visitors photograph the Statue of Liberty as they prepare to arrive at Liberty Island via ferry from Manhattan on Aug. 3, 2004. The Statue's pedestal was re-opened to the public that day for the first time since the Sept. 11, 2001, terrorist attacks. (Timothy A. Clary / AFP/Getty Images). Rogrog Sawirada 33 dhinaca bidix.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Maanta Oo Jimce Ah Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Dhoofay Dalka. |
 |
|
 Md. Madaxweyne Siilaanyo oo ay socdaalkiisan ku wehelinayeen xubno ka mid ah Golihiisa Wasiiradda JSL ayaa waxa ay u anbabaxeen dhinaca dalka Ingiriiska, iyaga oo sii mari doonaa dalka Ethiopia iyo J. D'Jibouti, halkaas oo la filayo in ay muddo ku maqnaan doonaan.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Urur Siyaasadeedka Cusub Ee WADANI Oo Durtaba Xafiisyo Ka Furtay Gobolada. |
 |
|
Guddoomiyaha Urur-siyaasadeedka Wadani isla markaana ah Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jumhuuriyadda Somaliland iyo wafti ballaadhan oo uu hogaaminayo ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey Magaalo Madaxdyada Gobolada Gabiley Iyo Awdal ee Boorama. Sawirada.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Madaxweynaha JSL Oo Qaabilay Wasiir-Ku-Xigeenka Arr. Dibada Talyaaniga |
 |
|
 Madaxweynaha JSL ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti uu hoggaaminayay Wasiir-Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda Dalka Talyaaniga iyo wefti todoba xubnood ah oo uu hoggaaminayay oo socdaal shaqo ku yimid JSL.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Madaxweynaha JSL Oo Safar Ugu Kicitimaya Dalka Ethiopia Iyo D'Jibouti.. |
 |
|
Madaxweynaha JSL ayaa safar uu ugu kicitamayo Dalka Itoobiya la sheegay inuu la xidhiidho martiqaad uu ka helay Guddoomiyaha Midawga Afrika Mr. Jean bing. Madaxweyne Siilaanyo oo la filayo inuu socdaal ku tago Dalka Ingiriiska ayaa inta aanu kulan la yeelan doona Guddoomiyaha Midawga Afrika. Kaas oo martiqaad Rasmi ah u soo diray isaga oo kala hadli doona arrimo muhiim u ah Siyaasadda JSL ee waqtigan.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Furashada Urur Siyaasadeedka Ssc Oo Looga Dhawaaqay JSL. |
 |
|
Guddoomiyihii Ururkii is-magaabay ee Somaliland-diidka ahaa - SSC Md. Keyse Cabdi Yuusuf, ayaa maanta Magaaladda Hargeysa kaga dhawaaqay Urur Siyaasadeed Cusub oo ka qayb geli doonaa tartanka golaha deegaanka JSL ee soo socda.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Waraysi Lala Yeeshay Siyaasi Iyo Ganacsade Ka Soo Jeeda Degaanka Laascanood. |
 |
|
 Shirka Qaatumo II. Aniga ayaa fikirkiisa lahaa hadii uu Siilaanyo yidhi aan wada hadalno dee lama diidayo JSL-na waa La ogyahay annaga ayaa aas-aasnay taariikhdeydana waa la yaqaanaa oo waatii 1961kii Xamar la igu xidhay. Mr. Khaawi
|
|
|
|
|
|
|
|
| Gaalkacayo/Pugtland/Somalia Oo Lagu Afduubay Shaqaalaha Hay'adda DDG. |
 |
|
 Hay'adda Gargaarka DDG ee laga leeyahay Dalka Denmark ayaa xaqiijisay in saddex shaqaalehooda laga. DDG oo dhulka ka bixisa miinooyinka aan qarxin ayaa sheegtay in nin Somali ah, gabadh Maraykan ah iyo nin Danish ah laga afduubay gegida diyaaradaha ee magaala Galkacyo/Pugtland/Somalia.
|
|
|
|
|
|
|
|  |
|
|
Somaliland Republic Embalem |
|
|
|
|
|
|
 |
Who's Online |
 |
|
|
|
| There are currently, 114 Guest(s) |
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
Articles |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Marxuum Abwaan Timacadde. |
  |
|
|
|
|
Tafsiirka Quraanka Kariimka. |
|
|
|
|
|
AHN. Abwaan Qaasim |

 |
|
|
|
|
Somaliland National Movement ( SNM ). |
 Somaliland National Movemen ( SNM ) |
|
|
|
|
|
 Proudly Somalilander |
|
|
|
|
Xasuuso Hawlgalkii Badbaado. |
  |
|
|
|