Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Xuska 18ka May, Khudbadii M/weynaha JSL Ee Fagaaraha Beerta Xorriyada Hargeysa.       JSL: Laba Maalmood Oo Fasax Ah.       Dareen Naxdin Leh......       Shiiq-Shariif Oo QM Ka Dhawaajiyay Nooca Wada-Hadalada JSL Iyo Somalia.       M/ku-Xigeenka Oo Shaahaadooyin Guddoonsiiyey 1106 Macallin....       Xaflad Si Weyn Loo Soo Agaasimey Oo Loo Qabtay Safiirka Cusub Ee JSL/Canada.       Faallo mal leh...Shib kadheh.... No Comment... Keine Kommentar... No Coment... B       Koox U Cumaamadatay Madax-Dhaqameed Bug Ah Oo U Tahriibtay Muqdisho.       Shan Mashruuc Loo Dhagax Dhigay Gobolka Saaxil..      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.
Pages : [ 1 ] [ 2 ] [ 3 ] [ 4 ] [ 5 ] [ 6 ] [ 7 ] [ 8 ] [ 9 ] [ 10 ] [ 11 ] [ 12 ] [ 13 ] [ 14 ] [ 15 ] [ 16 ] [ 17 ] [ 18 ] [ 19 ] [ 20 ] [ 21 ] [ 22 ] [ 23 ] [ 24 ] [ 25 ] [ 26 ] [ 27 ] [ 28 ] [ 29 ] [ 30 ] [ 31 ] [ 32 ] [ 33 ] [ 34 ] [ 35 ] [ 36 ] [ 37 ] [ 38 ] [ 39 ] [ 40 ] [ 41 ] [ 42 ] [ 43 ] [ 44 ] [ 45 ] [ 46 ] [ 47 ] [ 48 ] [ 49 ] [ 50 ] [ 51 ] [ 52 ] [ 53 ] [ 54 ] [ 55 ] [ 56 ] [ 57 ] [ 58 ] [ 59 ] [ 60 ] [ 61 ] [ 62 ] [ 63 ] [ 64 ] [ 65 ] [ 66 ] [ 67 ] [ 68 ] [ 69 ] [ 70 ] [ 71 ] [ 72 ] [ 73 ] [ 74 ] [ 75 ] [ 76 ] [ 77 ] [ 78 ] [ 79 ] [ 80 ] [ 81 ] [ 82 ] [ 83 ] [ 84 ] [ 85 ] [ 86 ] [ 87 ] [ 88 ] [ 89 ] [ 90 ] [ 91 ] [ 92 ] [ 93 ] [ 94 ] [ 95 ] [ 96 ] [ 97 ] [ 98 ] [ 99 ] [ 100 ] [ 101 ] [ 102 ] [ 103 ] [ 104 ] [ 105 ] [ 106 ] [ 107 ] [ 108 ] [ 109 ] [ 110 ] [ 111 ] [ 112 ] [ 113 ] [ 114 ] [ 115 ] [ 116 ] [ 117 ] [ 118 ] [ 119 ] [ 120 ] [ 121 ] [ 122 ] [ 123 ] [ 124 ] [ 125 ] [ 126 ] [ 127 ] [ 128 ] [ 129 ] [ 130 ] [ 131 ] [ 132 ] [ 133 ] [ 134 ] [ 135 ] [ 136 ] [ 137 ] [ 138 ] [ 139 ] [ 140 ] [ 141 ] [ 142 ] [ 143 ] [ 144 ] [ 145 ] [ 146 ] [ 147 ] [ 148 ] [ 149 ] [ 150 ] [ 151 ] [ 152 ] [ 153 ] [ 154 ] [ 155 ] [ 156 ] [ 157 ] [ 158 ] [ 159 ] [ 160 ] [ 161 ] [ 162 ] [ 163 ] [ 164 ] [ 165 ] [ 166 ] [ 167 ] [ 168 ] [ 169 ] [ 170 ] [ 171 ] [ 172 ] [ 173 ] [ 174 ] [ 175 ] [ 176 ] [ 177 ] [ 178 ] [ 179 ] [ 180 ] [ 181 ] [ 182 ] [ 183 ] [ 184 ] [ 185 ] [ 186 ] [ 187 ] [ 188 ] [ 189 ] [ 190 ] [ 191 ] [ 192 ] [ 193 ] [ 194 ] [ 195 ] [ 196 ] [ 197 ] [ 198 ] [ 199 ] [ 200 ] [ 201 ] [ 202 ] [ 203 ] [ 204 ] [ 205 ] [ 206 ] [ 207 ] [ 208 ] [ 209 ] [ 210 ] [ 211 ] [ 212 ] [ 213 ] [ 214 ] [ 215 ] [ 216 ] [ 217 ] [ 218 ] [ 219 ] [ 220 ] [ 221 ] [ 222 ] [ 223 ]
Gobolka Gabiley Oo Xafiis Iyo Qayb Cusub Looga Furay Laanta Socdaalka Allaybaday News
Laanta Socdaalka Gobolka Gabiley oo fadhigoodu yahay Magaalada Tog-Wajaale ayaa, maanta xafiis iyo laan cusub ka furtay Degmada Alleybadey oo ka tirsan Gobolka Gabiley.

Posted by admin on Thursday, November 17 @ 21:22:03 DAVT (344 reads)

(Read More... | 4689 bytes more | 29 comments | Score: 0)

Magaalada Mombasa/Kenya Oo Lagu Qabtay Konteenar Baasaboorka Somalia. News
Waxaa Magaalada Mombasa Ee Dalka Kenya lagu qabtay Konteenar Baasaboorka Somalia oo ay Ciidamada Booliska Kenya gacan ku soo dhigeen ayaga oo sidaas oo kale gacanta ku haya ninkii watay Baasabooradaan Bugta ah oo u dhashay dalka Hindiya ( India ).
Posted by admin on Thursday, November 17 @ 20:53:45 DAVT (320 reads)

(Read More... | 3175 bytes more | 1 comment | Score: 0)

Ciidamada Badda JSL Oo Dhagax Dhigay Xarun Cusub Oo Lagu Kaydin Doono Hubka. News
Xarun cusub oo loogu talo galay in lagu kaydiyo hubka noocyadiisa kala duwan ee ciidamada badda Jumhuuriyadda Somaliland ayaa loo dhagax dhigay in laga hirgeliyo caasimadda ganacsiga JSL ee Berbera. Dhsimahaas oo ay iska kaashan doonaan taliska Ciidamada Badda iyo Hay'ad laga leeyahay dalka Ingiriiska oo horeba uga hirgelisay mashaariic kuwan oo kale ah..  
Posted by admin on Thursday, November 17 @ 13:12:36 DAVT (750 reads)

(Read More... | 2245 bytes more | 20 comments | Score: 0)

Man Arrested In White House Shooting Has 'interest' In Obama. News
A man arrested in connection with a shooting incident near the White House -- which could be the source of a bullet that hit a White House window -- might have been targeting President Obama. The president was never in any danger. He and the first lady were actually in California on Friday when the incident occurred.

Posted by admin on Thursday, November 17 @ 11:55:00 DAVT (213 reads)

(Read More... | 4360 bytes more | 4 comments | Score: 0)

Dr Gaboose Oo Ka Hadlay Arrimaha Ururada Iyo Doorashada D/Hoose. News
Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha JSL oo xilkaas iskaga casilay si uu ugu ban baxo hamigiisa siyaasadeed, ayaa ka hadlay sida uu u arko go’aanka ay golaha wakiiladu ku gaadheen in doorashada deegaanka lagu galo diiwaangelin la’aan iyo weliba halka uu u marayo urur siyaasadeed uu tan iyo markii uu is casilay ku jiray abaabulkiisa.
Posted by admin on Thursday, November 17 @ 11:35:20 DAVT (215 reads)

(Read More... | 8581 bytes more | comments? | Score: 0)

Hambalyo Aroos Wacan: Axmed Saciid Caabi Aw Gaas AW Iyo Aamina Cusmaan Maxamed. News
Anaga oo kala ah dadka magacyadoodu hoosta ku xusan yihiin waxanu hambalyo iyo bogaadin u direynaa Axmed Saciid Caabi Aw Gaas Aamina Cusman Maxmed oo meherkooda iyo rooskoodu ba ka dhacay magaalada dalka Norway ee Stavanger taariikhda 12 Nov 2011.
 
Posted by admin on Wednesday, November 16 @ 20:03:14 DAVT (420 reads)

(Read More... | 2578 bytes more | 2 comments | Score: 0)

Madaxweynaha JSL Oo Kulan La Yeeshay Wasiirka Arr. Afrika Ee Ingiriiska. News
Madaxweynaha JSL oo socdaal shaqo iyo fasax caafimaad ku jooga dalka Ingiriiska, ayaa shalay kulan saaxiibtinimo la yeeshay Wasiirka Ingiriiska u qaabilsan arrimaha Afrika Mr Henry Bellingham. Kulankaasi oo lagu soo waramay inuu socday muddo ayay kaga wada hadleen sidii loo sii adkayn lahaa iskaashiga iyo cilaaqaadka labada wadan.
Posted by admin on Wednesday, November 16 @ 19:36:50 DAVT (309 reads)

(Read More... | 3057 bytes more | 29 comments | Score: 0)

Ha'yada ICAO Iyo Madaxda Wasaarada Duulista & Hawada JSL. News
Mas'uuliyiinta Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka JSL ayaa maanta sheegay inaanay aqbalayn in kirada hawada dalka lagu wareejiyo maamulka DF-da Shariifka Somalia. Waxay sidaasi ka sheegeen kulan ay madaarka Hargeysa kula yeesheen guddi xaqiiqo raadis ah oo ka socday hay'ada ICAO ee maamusha hawada Somaliland.
Posted by admin on Wednesday, November 16 @ 14:53:42 DAVT (262 reads)

(Read More... | 3161 bytes more | 15 comments | Score: 0)

Mujaahid Col. Maxamed Yusuf Xaji Adan Oo Lagu Aasi Doono Hargysa News
Waxa maalinta khamiista 17.11.2011 lagu aasi doonaa magaalada Hargysa AHN Mj. Col. Maxamed Yusuf Xaaji Adan Cilmi Qabile oo todobaakdani ku geeriyooday magaalada London/UK. Waxa ka socda Hargysa diyaar garowga aas qaran oo loo sameeyo AHN Mj. Maxamed Yusuf Xaji Adan.
Posted by admin on Tuesday, November 15 @ 19:39:14 DAVT (378 reads)

(Read More... | 1582 bytes more | 2 comments | Score: 0)

Komishinka Doorashooyinka Qaranka JSL Oo Shaaciyay Waqtiga Dorashada D/Hoose. News
Afhayeenka Guddida doorashooyinka qaranka JSL ayaa shir-jaraaid oo uu ku qabtay magaalada Hargeysa sheegay in doorashada dawladaha hoose ee soo socota lagu geli doono diiwaangelin la'aan ayna dhici doonto Bisha April 2012.
Posted by admin on Tuesday, November 15 @ 14:16:56 DAVT (259 reads)

(Read More... | 3219 bytes more | 25 comments | Score: 0)

VC4Africa Extends Tech Support To The Somaliland Reublic. News
Because of the similarity in names, Somaliland is often mistaken as hostile and unstable, but the country is quite stable. Energy and Internet provision are above average and you have a young and graduated workforce which is hungry to prove their skills
Posted by editor on Tuesday, November 15 @ 09:22:37 DAVT (237 reads)

(Read More... | 4488 bytes more | 7 comments | Score: 0)

Shukri X. Ismail Bandare, Waa Gabadh JSL Ah Oo Mutaysatay Abaal-Marin Caalami Ah News
Waxa la idinku casumay in aad nagala soo qayb gashaan casho-sharaf marti-sharaf  ay Xoghayaha Arr. Dibadda Dalka Maraykanka Marwo Hillary Rodham Clinton ay 4 dumar ah guddoonsiinayso abaal-marin ay ku muttaysteen hawl-karnimadooda arrimaha nabadda iyo bulshada gobolada uu saameeyay qalalaasaha ugu badan aduunka.
Posted by admin on Monday, November 14 @ 14:22:43 DAVT (553 reads)

(Read More... | 5312 bytes more | 65 comments | Score: 0)

Xukuumadda JSL Oo Soo Dhaweysay Go'aankii Golaha Wakiiladdu Ku Laaleen Dii News
Afhayeenka Madaxtooyadda Jumhuuriyadda Somaliland oo shir jaraa'id ku qabtay Qasriga Madaxtooyadda ayaa sheegay in ay xukuumaddu mar walba soo dhaweynayso kolba sida ay dan moodaan labadda gole ee guurtida iyo wakiiladda Jumhuuriyadda Somaliland.
Posted by admin on Sunday, November 13 @ 21:25:08 DAVT (314 reads)

(Read More... | 5023 bytes more | 49 comments | Score: 0)

Jaaliyadda JSL/UK Oo Si Weyn Loogu Soo Dhoweyay Madaxweyne Siilaanyo. News
Madaxweynaha JSL ayaa xalay xaflad ballaadhan oo kumanaan qof ka soo qayb galeen wuxuu kula hadlay Jaaliyadda JSL ee ku dhaqan waddanka Ingiriiska. Xafladdan oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxay ka dhacday mid kamid ah Huteelada ugu waa weyn Caasimadda London.
Posted by admin on Sunday, November 13 @ 19:42:39 DAVT (384 reads)

(Read More... | 5032 bytes more | 13 comments | Score: 0)

M/weyne-Ku-Xigeenka Oo Dhagax Dhigay Xarunta Ugu Weyn Geeska Afrika Ee UNICEF News
Madaxweyne-Ku-Xigeenka ahna ku simaha Madaxweynaha JSL ayaa maanta dhagax dhigay dhismihii xarunta ugu weyn ee Ha'yada UNICEF ku yeelan doonto Geeska Afrika oo laga hirgelinayo xaafada Masalaha ee Magaalada Hargeysa.
Posted by admin on Sunday, November 13 @ 15:24:25 DAVT (307 reads)

(Read More... | 4852 bytes more | 8 comments | Score: 0)

Xaflad Gaar Ah Oo Loo Qabtay 30 Gabdhood Oo Qalin-Jebiyay. News
Munaasabad Ballaadhan oo lagu qabtay Hoolka Jaamacada Hargeysa. Taas oo loo sameeyay 30 gabdhood oo ka qalin jebiyay isla Jaamacadaas.

Posted by admin on Sunday, November 13 @ 11:12:18 DAVT (162 reads)

(Read More... | 5470 bytes more | 3 comments | Score: 0)

Wuxuu Ahaa Aadan Buulle Xildhibaan-Ku-Sheegee Lagu Khaarijiyay Xamar. News
Xildhibaan-ku-sheeg lagu dillay Magaaladda Muqdisho ayaa ka mid ahaa ragii ugu kibirka badnaa wakhtigii Siyaad Barre Dalkii Somaliya kaas oo ka talain jiray Hargeysa iyo Gabilay oo ay caado u ahaan jirtay in uu dadkii halkaas deganaa kula dhaqmi jiray ficilo ka baxsanaa Binii’aadnimadda.
Posted by admin on Friday, November 11 @ 08:53:02 DAVT (490 reads)

(Read More... | 3866 bytes more | 18 comments | Score: 0)

Haweenka Jaaliyadda Awdal/Minisota Oo Deeq Lacageed Soo Gaadhsiiyay ASARDA. News
Haweenka Jaaliyadda Gobolka Awdal/JSL ee magaalada Minisota/USA ayaa deeq lacageed soo gaadhsiiyay Hay'ada Dhismaha Wadada Boorame Iyo Dila ee loo yaqaan ASARDA in ay wax kaga qabato hawlaha ballaadhan ee hor yaal.
Posted by admin on Friday, November 11 @ 08:15:52 DAVT (324 reads)

(Read More... | 2646 bytes more | 1 comment | Score: 0)

Xisbiga UCID Oo Maamul Cusub U Magacaabay Gobolka Togdheer Iyo Gobolada Bariga. News
Xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa maanta maamul cusub u magacaabay Gobolka Togdheer wakiilka xisbiga ee gobolada bariga.
Waxaana sidaa lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay xisbiga UCID kaas oo u ku saxeexnaa Xuseen Xasan Badmaax, waxaana uu u dhignaa sidan:-
Posted by admin on Friday, November 11 @ 08:04:09 DAVT (202 reads)

(Read More... | 2995 bytes more | 3 comments | Score: 0)

Gudd. Xisbiga UCID/JSL Oo Is Bar-Bar-Dhig Ku Sameeyay Siilaanyo Iyo Rayaale. News
Guddoomiyaha xisbiga UCID ayaa ka hadlay xiidda laga abuuray Magaalada Ceerigaaboisla markaasna is bar bar dhig ku sameeyay Madaxweynaha JSL ee hadda talada hayya iyo  Madaxweynihii isaga ka horreeyay. Waxaanu tilmaamay in ay kaaf iyo kala dheeri yihiin.
Posted by admin on Wednesday, November 09 @ 18:57:50 DAVT (397 reads)

(Read More... | 9460 bytes more | 39 comments | Score: 0)

Ogeysiis: M/Weyne Siilaanyo Oo La Hadli Doona Jaalliyadda JSL/UK Maalinta Sabtid News
Dhamaan Jaaliyadda JSL/UK waxa la ogeysiinayaan in Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) uu la hadli doono Jaalliyadda JSL/UK maalinta Sabtida ee ay taariikhdu tahay 12ka November 2011. Saacadu markay tahay 17:00 gd.
Posted by admin on Wednesday, November 09 @ 17:55:25 DAVT (304 reads)

(Read More... | 2491 bytes more | 8 comments | Score: 0)

M/tooyadda Oo Iska Leexisay Ururada Cusub KULMIYE-na Yahay Boqorka Ururada. News
Madaxtooyada JSL ayaa beenisay in ay wax lug ah ku leeyihiin kala tageerida Ururada siyaadda JSL lagaga dhawaaqaayay muddooyinkii ugu danbeeyay. Waxaanay shegeen in Xukuumaddu ka dhalatay Xisbiga KULMIYE isla markaana aanay baahi u qabin tageerida urur kale ama Xisbi kale.
Posted by admin on Wednesday, November 09 @ 17:08:28 DAVT (257 reads)

(Read More... | 3598 bytes more | 6 comments | Score: 0)

Diwaangelintii Codbixintii Doorashoodii U Danbaysay Oo Laga Gudbay. News
Fadhi ay yeesheen Golaha Wakiilada JSL maanta ayaa waxa ay cod aqlabiyad ah ku buriyeen diwaangelintii codbixiyayaasha doorashooyinkii ugu danbeeyay oo y muddooyinkanba ka taagnayd  dood adag.
Posted by admin on Wednesday, November 09 @ 11:19:33 DAVT (197 reads)

(Read More... | 1518 bytes more | 8 comments | Score: 0)

Xisbiga KULMIYE Oo Shaqaaqadii Ceerigaabo Ku Tilmaamay Shirqool Ssc. News
Xisbiga Tallada dalka haya ee KULMIYE ayaa ka hadlay shaqaaqada ka dhacday Gobolka Sanaag oo ay ku tilmaameen shirqool la iskaga horkeenayo shacbiga gobolkaasi oo ay soo maleegeen maleeshiyada nabad-diidka ah ee SSC.
Posted by admin on Tuesday, November 08 @ 12:58:58 DAVT (366 reads)

(Read More... | 6104 bytes more | 16 comments | Score: 0)

Gulf Of Aden Security Review - November 7, 2011 News
Grenade attack on church kills two people near Garissa; Kenyan police vehicle hits landmine in Dadaab refugee camp; Kenya threatens Eritrea over arms smuggling accusations; fighting erupts between Somaliland forces and clan militia; al Shabaab implements curfew in Hudur; Bay elders speak out against al Shabaab vaccine ban; al Shabaab arrests clerics and elders in Kismayo; Sheikh Hassan Dahir Aweys speaks at Eid al Adha service.  
Posted by admin on Tuesday, November 08 @ 04:54:09 DAVT (423 reads)

(Read More... | 3245 bytes more | comments? | Score: 0)

Dagaal Shalay Foodda La Is Daray Bulshada Balli-Dhiig/JSL Iyo Kooxda Ina Illey O News
Degmada Balli-Dhiig/Togdheer ayuu shalay dagaal ku dhex maray Ciidan ka tirsan dabaqoodhiga koofiyad dhuubta ONLF oo uu Ina Iley u soo geliyey shaadhka Dawladda Itoobiya. Kuwaas oo sida la sheegay afka loo daray.
Posted by admin on Tuesday, November 08 @ 04:39:24 DAVT (371 reads)

(Read More... | 4164 bytes more | 10 comments | Score: 0)

Xaaladda Ammaanka Ceerigaabo Oo Maanta Deggan Ka Dib Hawl-gallo Lagaga Nadiifiya News
Xaaladda magalaada ceerigaabo ayaa maanta deggan ka dib markii shalay dablay hubaysani weeraro ku soo qaadeen Wasiirka Warfaafinta halkaas oo ay ciidamada qaranka JSL hawl-gallo ka fuliyeen shalay magaalada isla markaana ay ku soo qab qabteen dadkii shaqaaqadan ka danbeeyay.
Posted by admin on Monday, November 07 @ 15:54:13 DAVT (424 reads)

(Read More... | 2454 bytes more | 43 comments | Score: 0)

JSL Waxay Samaysay, Tijaabisayna Midowgii Somalia, Mana Jirto Suurtogalnimo Kale News
Wuxuu Daahir Rayale Kaahin Senator Feingold u sheegay inay J. Somaliland midnimo dambe ka xigto dagaal ay ku hoobato, "Somalilland weligeed la midoobi mayso Somaliya, haddii ay isku dayaan inay nagu qasbaana, waxaanu diyaar u nahay inaanu dagaalano ilaa lagu madhanayo". Ayuu ku soo koobay Madaxweynihii hore doodda uu la hor tegay Senator Feingold.
Posted by editor on Monday, November 07 @ 03:08:42 DAVT (359 reads)

(Read More... | 4363 bytes more | 8 comments | Score: 0)

Ku-Simaha M/weynaha JSL Oo Dhambaal Hambalyo Ah U Diray Bulshada JSL Ciidda. News
Ku-Simaha Madaxweynaha JSL isla markaasna ah Madaxweyne-ku-xigeenka Md. C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici) ayaa Fariin hambalyo u diray guud ahaan shacbiga J. Somaliland meel kasta oo ay joogaan Munaasabadda Ciid Al-adxa.
Posted by admin on Sunday, November 06 @ 08:29:21 DAVT (247 reads)

(Read More... | 2249 bytes more | 7 comments | Score: 0)

Mashaariicda Uu Ururka Wadaniga SOHURA Ka Wado Gobolada Awdal/Salal.. News
Ururka wadaniga ah ee SOHURA oo muddo shan cisho ah ku soo maray dhammaan degmooyinka gobolada Awdal iyo Salal ee ay ka midka yihiin: Baki, Gargaara Bari, Lughaya, Saylac iyo Boon halkaas oo ay ka wadeen qiimayn ku saabsan sidii ganacsatada yar-yar ay uga faa'iidaysteen mashruucii ay muddada sannadka iyo badhka ay ka wadeen degmooyinkaas.
Posted by admin on Sunday, November 06 @ 06:51:52 DAVT (272 reads)

(Read More... | 4530 bytes more | 3 comments | Score: 0)

Pages : [ 1 ] [ 2 ] [ 3 ] [ 4 ] [ 5 ] [ 6 ] [ 7 ] [ 8 ] [ 9 ] [ 10 ] [ 11 ] [ 12 ] [ 13 ] [ 14 ] [ 15 ] [ 16 ] [ 17 ] [ 18 ] [ 19 ] [ 20 ] [ 21 ] [ 22 ] [ 23 ] [ 24 ] [ 25 ] [ 26 ] [ 27 ] [ 28 ] [ 29 ] [ 30 ] [ 31 ] [ 32 ] [ 33 ] [ 34 ] [ 35 ] [ 36 ] [ 37 ] [ 38 ] [ 39 ] [ 40 ] [ 41 ] [ 42 ] [ 43 ] [ 44 ] [ 45 ] [ 46 ] [ 47 ] [ 48 ] [ 49 ] [ 50 ] [ 51 ] [ 52 ] [ 53 ] [ 54 ] [ 55 ] [ 56 ] [ 57 ] [ 58 ] [ 59 ] [ 60 ] [ 61 ] [ 62 ] [ 63 ] [ 64 ] [ 65 ] [ 66 ] [ 67 ] [ 68 ] [ 69 ] [ 70 ] [ 71 ] [ 72 ] [ 73 ] [ 74 ] [ 75 ] [ 76 ] [ 77 ] [ 78 ] [ 79 ] [ 80 ] [ 81 ] [ 82 ] [ 83 ] [ 84 ] [ 85 ] [ 86 ] [ 87 ] [ 88 ] [ 89 ] [ 90 ] [ 91 ] [ 92 ] [ 93 ] [ 94 ] [ 95 ] [ 96 ] [ 97 ] [ 98 ] [ 99 ] [ 100 ] [ 101 ] [ 102 ] [ 103 ] [ 104 ] [ 105 ] [ 106 ] [ 107 ] [ 108 ] [ 109 ] [ 110 ] [ 111 ] [ 112 ] [ 113 ] [ 114 ] [ 115 ] [ 116 ] [ 117 ] [ 118 ] [ 119 ] [ 120 ] [ 121 ] [ 122 ] [ 123 ] [ 124 ] [ 125 ] [ 126 ] [ 127 ] [ 128 ] [ 129 ] [ 130 ] [ 131 ] [ 132 ] [ 133 ] [ 134 ] [ 135 ] [ 136 ] [ 137 ] [ 138 ] [ 139 ] [ 140 ] [ 141 ] [ 142 ] [ 143 ] [ 144 ] [ 145 ] [ 146 ] [ 147 ] [ 148 ] [ 149 ] [ 150 ] [ 151 ] [ 152 ] [ 153 ] [ 154 ] [ 155 ] [ 156 ] [ 157 ] [ 158 ] [ 159 ] [ 160 ] [ 161 ] [ 162 ] [ 163 ] [ 164 ] [ 165 ] [ 166 ] [ 167 ] [ 168 ] [ 169 ] [ 170 ] [ 171 ] [ 172 ] [ 173 ] [ 174 ] [ 175 ] [ 176 ] [ 177 ] [ 178 ] [ 179 ] [ 180 ] [ 181 ] [ 182 ] [ 183 ] [ 184 ] [ 185 ] [ 186 ] [ 187 ] [ 188 ] [ 189 ] [ 190 ] [ 191 ] [ 192 ] [ 193 ] [ 194 ] [ 195 ] [ 196 ] [ 197 ] [ 198 ] [ 199 ] [ 200 ] [ 201 ] [ 202 ] [ 203 ] [ 204 ] [ 205 ] [ 206 ] [ 207 ] [ 208 ] [ 209 ] [ 210 ] [ 211 ] [ 212 ] [ 213 ] [ 214 ] [ 215 ] [ 216 ] [ 217 ] [ 218 ] [ 219 ] [ 220 ] [ 221 ] [ 222 ] [ 223 ]
Somaliland Republic Embalem

Taariikhdii Madowbeed ee ay Soo Martay Ummadda JSL

MiG-21MF
Somali Air Force
 www.qarannews.com
/index.php?option=com_
content&task=view&id
=1878&Itemid=62
 

Who's Online

There are currently, 111 Guest(s)

 

Articles

Articles
· Psycho-politics of S ...
· Today In History: On ...
· My Advance Congratul ...
· 18ka May Waa Maalin ...
· Hees: Allahayow Sama ...
· Somaliland\'s D ...
· Are The Somali Union ...
· JAWAAB-CELINTII GUDD ...
· Diyaar-Garowga Xuska ...

[ More.. ]

Marxuum Abwaan Timacadde.

 
Tafsiirka Quraanka Kariimka.
 تفسير القرآن بالماوس

http://quran.muslim-web.com/sura.htm?aya=002&
AHN. Abwaan Qaasim

Asmaa' Allaahi Al-xusnaa
Buugga Taariikh Nololeedkii Yusuf X. Adam oo la soo bandhiga


Buuggan meelaha laga helayo iyo sidoo loo helayaba, booqo shabakada loo sameeyey adoo halkan riixaya.
Somaliland National Movement ( SNM ).

Somaliland National Movemen ( SNM )
 
DIPLOMATIC EMBARGO ALIENATES SOMALILAND FROM WORLD

By: Abdirahman Ahmed Ali
Halkan Riix: http://www.safka-hore.com/news-3779.html
Duuliye Damiir Leh

www.somalilandpatriots.
com/news-5883-0

    Proudly Somalilander
Xasuuso Hawlgalkii Badbaado.