|
 |
Main |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
BBC Somali |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi |
|
|
|
|
|
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed. |
 |
|
|
|
|
Proudly Somalilander |
 |
|
|
|
|
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde. |
  |
|
|
|  |
|
| Tacsi Tiiraanyo Leh: Suldaan Maxamed Cabdi Cali. |
 |
|
Madaxweynaha JSL Md. Daahir Rayaale Kaahin waxa uu Tacsi u dirayaa Qoyskii iyo qaraabadii iyo shacbiga JSL ee uu ka baxay Marxuum Suldaan Maxamed Cabdi Cali oo saaka waaberigii ku Geeryoodey Magaalada Gar-adag.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Shirweyne Beelaha Bariga Burco Uga Furmay Gar-adag iyo Xubnaha Wasiirada Beesha |
 |
|
 Gar-adag: Shirweynihii Beelaha Bariga Burco oo ay ka qayb galeen 145 ergay oo ka kala yimi Gobollada Dalka JSL iyo dibadaha, ayaa si rasmi ah shalay subax uga furmay Degmada Gar-adag ee Gobolka Sanaag.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Berbera: Dawlada Hoose Iyo Hawlqabadkeeda Cusub. |
 |
|
Munaasabad loo sameeyey bandhigga gaadiidkan ayaa lagu qabtay Xarunta Dawlada Hoose ee Berbera. Waxaana halkaasi ka hadlay Gudoomiyaha Golaha Deegaanka Degmada Berbera Md. Abdale Maxamed Cali oo ka waramay hawlaha Dawlada Hoose. Waxaana hadaladiisii ka mid ahaa oo uu yidhi,".... ( sawirada )
|
|
|
|
|
|
|
|
| Weriye, Maxamed Muuse Inji Iyo Wararkii Caasimadda Hargaysa/JSL. |
 |
|
 1. Gudoomiyaha Baanka JSL oo soo saaray qoraal wax lagu kashinafo qaar wax been abuurtay. 2. Agaasimaha Guud Wasaarada Warfaafinta oo Huteel Maansoor uga furay tababar dhinaca Saxaafada ah 15 Suxufi oo ka kala socday Warbaahinta dalka.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Xukuumadda Iyo Ganacsatada Oo Dadaal Ugu Jira Dejinta Xiisadda Dhoofinta Xoolaha |
 |
|
 Xukumadda iyo Gudidaas Ganacsatadda Xoolaha JSL ayaa xalay kulan ku yeeshay Xarunta Wasaaradda Arimaha Gudaha Hargaysa/JSL. Kulaankaas oo lagu guddoonsaday is-afgarad heshiis ku saabsan in horta la sii daayo xoolaha ku sugan Dekedda Berbera.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Jendayi Frazer Oo La Waraystay Kana Hadashay Arrimo Ay Ka Mid Yihiin JSL. |
 |
|
 Marba haddii aan aqoonsi ka hadlayno, ka warran arrinka Somaliland? Hargeysa waad tagtay. Madaxweyne Dahir Rayale Kahin wuu yimid halkan Washington. Dadka qaar waxay leeyihiin waxaa lasoo gaaray xilligii ay dowladda Mareykanku Somaliland u aqoonsan laheyd dal madax-bannaan.....
|
|
|
|
|
|
|
|
| Obama urges Europeans, Americans to defeat terror. |
 |
|
 Cheered by an enormous international crowd, Democratic presidential contender Barack Obama on Thursday summoned Europeans and Americans together to "defeat terror and dry up the well of extremism that supports it" as surely as they conquered communism a generation ago.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Wareysi Xiiso Leh Oo Lala Yeeshay Siyaasiga Weyn Md. Axmed Cabdi Xaabsade. |
 |
|
 Md. Axmed Cabdi Xaabsade waxa la waydiiyay, Saddexda Xisbi Qaran ee ka jira JSL midka uu isleeyahay ku biir ama uu haatanba ka mid yahay, "Xisbina kuma jiro, waayo waxaanan arag wax saxanba! Balse, markaan arko Xisbi saxan waan ku biirayaan"! Ayuu yidhi Axmed Cabdi Xaabsade.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Weriye, Maxamed Muuse Inji Iyo Wararkii Caasimadda Hargaysa/JSL |
 |
|
Carwadiii Labaad ee ay soo bandhigto shirkada isgaadhsiinta Telesom. Gudoomiyaha Suxufiyiinta JSL ee SOLJA oo Maanta Tababar u soo Xidhay 25 Suxufi oo ka kala Socday Gobolada Dalka JSL. Kulan lagaga Hadlayay Dar-Dar gelinta iyo isku xidhka Laamaha Xisbiga UDUB ee Gobolada Dalka.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Golaha Ammaanka QM Oo Ka Shiraya Arrimaha Somalia. |
 |
|
 Golaha Ammaanka ee QM ayaa maanta leh kalfadhi ku saabsan Arrimaha Somaalia oo ay markii ugu horreysay joogaan xubno matalaya DF-fa KMG iyo Isbheysiga Dibu-Xoreynta Somalia.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Conference call - Sunday - July 27 @ 1 pm ET (Vice President Ahmed Y Yassin) |
 |
|
 You are cordially invited to attend this conference call hosted by Somaliland American Council. The Keynote speaker is Mr. Ahmed Yusuf Yassin, Vice President, Republic of Somaliland.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Creation of First women lawyers association in Somaliland |
 |
|
 "It will take time for the male-dominated legal profession to understand and accept the importance of women lawyers in society"! Antonia Lulvey, UNDP’s judiciary project manager, said.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Weriye, Maxamed Muuse Inji Iyo Wararkii Caasimadda Hargaysa/JSL |
 |
|
Madaxwaynaha Somaliland Md Daahir Rayaale Kaahin , waxa uu manta soo saaray Digreeto lagu dhaqan gelinayo Xilliga la bilaabayo Diiwan galinta Codbixiyaasha.Wasiirka Warfaafinta ee Somaliland oo Tobabar ufuray 18 ka mid ah Wariyayaasha Radio Hargeysa.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Somaliland villages invest in solar-powered pump, with high returns |
 |
|
 A solar-powered water pump installed by UNICEF made safe drinking water available for the village.It also made possible for young Amira to attend her school as well as fetch water easily for her home.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Faallo mal leh... No Comment... Keine Kommentar... No Coment... Biduun tacliiq. |
 |
|
Faallo mal leh... No Comment... Keine Kommentar... No Coment... Biduun tacliiq... Pas de Commentaire ...Usulize Kitu....
|
|
|
|
|
|
|
|
| Weriye, Maxamed Muuse Inji Iyo Warar Caasimadda Hargaysa/JSL. |
 |
|
 1. TAliyaha Boolsika JSL ayaa beeneeyay qoraal ay soo daabacday Wargayska "WAAHEEN" maanta. 2. Nin dhalinyaro ah oo dhashay JSL oo kooxo hubaysani ku dileen Dalka Koofur Afrika.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Sharikadda TELESOM Oo Carwo Labaad U Soo Bandhigtay Macaamiisheeda Gaadiidna ku |
 |
|
 Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha JSL ayaa maanta ka Gudoomay Shirkada Telesom Deeq ka kooban laba baabuur oo ay shirkadaasi u fidiyeen ciidanka Booliska Somaliland, isagoo Geesta kalena xadhiga ka jaray Carwadii Labaad ee ay shirkadaasi soo ban dhigtey.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Weriye, Maxamed Muuse Inji Iyo Wararkii Caasimadda Hargaysa/JSL |
 |
|
1. Haya'adda Miino-Saarka Caalamiga ah ee "Hello Trust". Ayaa hawl gal miino badhis ah ka bilowday Tuulooyinka Deeganka Gobolka Oodwayne. 2. Shir-Jaraa'id oo ay maanta ku qabten Huteel Maansoor Ganacsatada Waaweyn ee Xoolaha Nool ayaa Taageero Buuxda siiyay Go'aanka lagu kordhiyey sicirka Adhiga ee Shirkada Aljaabiri. 3. Xildhibaanada Golaha Guur tida JSL ayaa fadhigoodi saaka kaga dooday Qodobka Arimaaha Dhaqaalaha oo ka tirsan qodobada ajandaha kalfadhigoodan.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Aabo Somaliyeed Oo Dilay Wiilkiisii Oo 2 Sano jiraay. Magaalada Jonkoping/Sweden |
 |
|
 Maanta ayaa kiiskan loo gudbiyey xeerilaaliyaha gobolka, iyaga iyo booliska ayaa isla eegi doona arintan naxdinta leh ee ku soo korodhay Jaaliyada Somalida iyo wixii Islaam ah ee degen Magaaladan Jonkoping.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Tacsi Tiiraanyo Leh Oo Xaq Ah. |
 |
|
| Dhamaan shacabka reer Somaliland ee ku nool dalka Sweden waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Alle ha u Naxariistee Marxuum Ugaas Jaamac Ugaas Muxumed Ugaas Cilmi oo Maanta ku geeriyooday Magaalada Boorame ee Gobolka Awdal.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Hanbalyo Ka Socota Md. Xuseen Wadaadyare Munaasabadda Magacaabista Badhasaabka G |
 |
|
 Waxa aan halkan hanbalyo uga dirayaa Madaxweynaha JSL Md. Daahir Rayaale Kaahin oo u magaacabay Mudane hanan kara hogaaminta Gobolka Gabiley, Md. Maxamed Axmed Aw Cabdi (Xabiib). Waxana ay taasi marag ma doon u tahay sida Madaxweyne Rayaale iyo xukuumadiisa UDUB ugu soo tafa xaydataya sidii Gobolada Dalka loo gaadhsiin lahaa Hor-u-mar.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Maxaad ka xasuusataa fadeexadii Watergate!? Qyb. 1aad. |
 |
|
 Watergate waa kelmad guud oo loo isticmaalo fadeexado siyaasadeed oo taxane ahaa oo dhacay xiligii uu dalka mareykanka madaxweyne ka ahaa Richard Nixon. Taas oo keentay in dacwad lagu soo oogo dhowr ka mida dadkii ugu dhowaa Madaxweyne Nixon, ugu danbeyntiina in uu is casilo Madaxweyne Richard Nixon laf ahaaniitsu taariikhdu markay ahayd August 9, 1974. By: Ahmed mohamed Muusa.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Wararkii Caasimada Iyo Weriye Maxamed Muuse Inji. |
 |
|
 Madaxweynaha oo Magacaabay Badhasaabadii Gobolka Badhan iyo Gobolka Gabiley. Fadhigii Maanta ee Golaha Wakiiladda JSL oo loogu qaybiyay Ajandaha Kal-fadhiga 7aad ee Golahaasi 2008.
|
|
|
|
|
|
|
|
| WAREYSI SOMALILAND.NO LA YEELATAY XILDHIBAAN MAXAMED CUMAR JIIR OO KU SUGAN OSLO |
 |
|
 Waxa booqasho ku yimi dalka Norway laba Xildhibaan oo ka socda Golaha Wakiilada Somaliland. Labada Xildhibaan oo kala ah Mudane Maxamed Cumar Jiir iyo Mudane Axmed Maxamed Diiriye ”Nacnac”. Intii ay joogeen dalka Norway waxay qaateen seminaar.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Dood aad uu Xiiso Badan oo soo Jiidatay Indhaha Dadweynaha Burco. |
 |
|
 Dood aad u xiiso badan oo dhexmartay Xubno Qurbajooga iyo Aqoonyahno Daljooga oo laga hadlayay Waayaha Nololeed ee yaala Qurbaha iyo Waayaha wadanka, gaar ahaan Dhibaatada Tahriibka oo ay soo qabanqaabisay xarunta Jaamacada Burco.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Taageerayaasha Kulmiye Iyo Inta Moogi Waa In Ay Fahmaan Dimuqraadiyadda Wanaagsa |
 |
|
 Had iyo jeer waxay barnaamjiyadaasi u badan yihiin kuwo ay shacabka ku xodxodtaan si ey codkooda ugu hibeeyan, waxa ka mid ah oo inta badan ay ka hadalaan baahiyaha jira xilliyadaasi doorashooyinku so dhawyihiin iyo xaaladda siyaasadeed ee u wadanku ku sugan yahay waqtigaasi. By: Mj. Cumar Daarood Xassan
|
|
|
|
|
|
|
|
| Tacsi Tiiraanyo Leh Oo Ay dirayaan Reer Bristol/UK. |
 |
|
| Waxaa saaka 19-07-08 ku geeryooday Magaalad Bristol UK. Allah ha u naxariistee Sheekh Cumar Xaashi Axmed Caydiid. Hadaba hadaanu nahay Jaaliyadda JSL ee Magaalada Bristo/UK, gaar ahaan dadka hoos ku qoran. Waxaanu tacsi u diraynaa....
|
|
|
|
|
|
|
|
| Somaliland: Africa's Isolated State |
 |
|
 Failure to recognise the Reoblic of Somaliland is a failure to recognise the democracy itself. The achievements of the Republic Somaliland could have been a good example to other African countries
|
|
|
|
|
|
|
|  |
|
|
Somaliland Republic Embalem |
|
|
|
|
|
|
 |
Who's Online |
 |
|
|
|
| There are currently, 110 Guest(s) |
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
Articles |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Marxuum Abwaan Timacadde. |
  |
|
|
|
|
Tafsiirka Quraanka Kariimka. |
|
|
|
|
|
AHN. Abwaan Qaasim |

 |
|
|
|
|
Somaliland National Movement ( SNM ). |
 Somaliland National Movemen ( SNM ) |
|
|
|
|
|
 Proudly Somalilander |
|
|
|
|
Xasuuso Hawlgalkii Badbaado. |
  |
|
|
|