|
 |
Main |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
BBC Somali |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi |
|
|
|
|
|
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed. |
 |
|
|
|
|
Proudly Somalilander |
 |
|
|
|
|
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde. |
  |
|
|
|  |
|
| Ogaysiis - Radio Hargeysa Ka Dhegayso Telefoonkaaga..... |
 |
|
 Waxa dhamaan halkan la ogaysiinayaa muwaadiniinta JSL ee ku nool Woqoyiga Maraykanka ( North America), UK iyo dhamaan Europta kale. In laga bilaabo maanta ay idaacada Radio Hargeysa oo idiin soo tebinaysa wararkii dalka hooyo JSL aad ka dhegaysan kartaan telefoonadiina gacanta marka aad dirto lambarada kala ah:
|
|
|
|
|
|
|
|
| Madaxweyne Siilaanyo: Waanu Difaaceynaa Dalkayaga JSL. |
 |
|
 Ciidamaad Qaranka JSL oo lugaha ka kala riday Nabad-diidka Buuhoodle iyo kooxdii ku shirayasay Taleex oo ku kala yaacday meesha.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Khudbaddii Uu Madaxweye Siilaanyo Ka Jeediyay Fadhigii Golayaasha Qarank JSL. |
 |
|
 Madaxweynaha Jumuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta khudbad sanadeedkii dastuurka ka jeediyay Xarunta Mudaneyaasha labada gole ee Wakiiladda iyo Guurtida.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Markab Kuwa Dalxiisayaasha Ah Oo Ku Degay Xeebaha Talyaaniga. |
 |
|
 Kumanaan dad ah ayaa la badbaadiyay ugu yaraanna waxa la helay 3 dimasho ku galay dalka talyaaniga daraasin kalena waa la'yahay ka dib markii uu markab kuwa dalxiisayaasha qaadaa uu jiidhay buur yar meel u dhow Tuscany ee galbeedka xeebaha dalka Talyaaniga..
|
|
|
|
|
|
|
|
| Al-Shabaab Oo Dhanbaal Mug Leh Soo Gaadhsiisay Shirkii Taleex. |
 |
|
 Wararka laga helaayo ilaha Sirdoonka ee isha ku haya dhaqdhaqaaqyada siyaasadeed ee Geeska Afika, siiba JSL iyo Maamul Goboleedka Puntland ayaa soo tabiyey xidhiidh wada-shaqayneed oo la filaayo in uu dhex-maro kooxdii shirkii Taleex soo abaabushay iyo Al-Shabaab.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Guddoomiyaha UCID Oo Ku Baaqay In La Is Garab Taago Xukuumadda. |
 |
|
 Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka UCID ayaa shacbiga JSL ugu baaqay in ay garab siiyaan xukuumadda. Waxaannu sheegay in ay xaaladda dalku haatan marayso meel halis ah, isla markaana cadowgii JSL loo oggolaaday in ay ku shiraan gudaha waddanka iayaga oo u jeeda in ay burburiyaan.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Xawilaadaha Lacagta Somalida Maraykanka Oo Dib Loo Furay. |
 |
|
 Xafiisyada Xawilaadaha Somalida Maraykanka gaar ahaan Gobolka Minnisota ayaa shaqadoodii dib loo furay oo la ogolaaday in ay hawlahooda sii wataan, kadib markii laga joojiyay illaa 30kii Bishii De. 2011.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Mdaxweynaha JSL Oo Shir Deg-Deg Ah Ugu Baaqay Golayaasha Qaranka. |
 |
|
 Mudaneyaasha laba Gole ee Guurtida iyo Wakiiladda Jumhuuriyadda Somaliland ayaa maalinta Sabtida ee 14ka Bishan January la isugu yeedhay inay iskugu yimaadaan fadhi wada jir ah oo aan caadi ahayn oo ay ku yeelan doonaan Xarunta Baarlamaanka.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Wasiirka Gaashaandhigga JSL Oo Ka Hadlay Arrinta Shirka Taleex Ee Lagu Khiyaanay |
 |
|
 Qadiyadan hada taagan Somaliland markii hore meelbay ka taagnayd oo waxa la lahaa waa beel tashanaysa oo Masiirkeeda ka tashanaysa oo aayaheeda ka tashanaysa arrintaasna xaqbay u leedahay beeshaasi oo waa la soo dhaweeyey, isla markaana waxa la yidhi wixii qaranimada khatar ku ah ma aqbalayno.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Qas Iyo Jaho-Wareer Ka Jira Magaalada Iyo Shirkii Taleex. |
 |
|
 Shirkii la magac baxay Khaatumo 2 ee ka socday degmada Taleex ee gobolka Sool/JSL, ayaa gabi- ahaanba aan shalay la iskugu iman ka dib markii la isku dilay dhawaaq shalay hore ka soo yeedhay nin sheegtay afhayeenka shirkaasi oo shaaciyay in lagu go’aamiyay shirkaasi in lagaga dhawaaqayo wax loogu yeedhay maamul goboleed ka madax bannaan JSL.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Shirkii Taleex Oo Laga Soo Saaray Baaq Iyo Wasiirka Arr. Gudaha JSL Oo Ka Jawaab |
 |
|
 Xukuumadda JSL ayaa shaaca ka qaaday in aan marnaba ficil loo rogi Karin wax loogu yeedhay maamul goboleed lagaga dhawaaqay magaalada Taleex ee gobolka Sool, oo sida la sheegay ergada shirkaas ka qeyb gashay ay isku waafaqeen inay samaystaan maamul goboleed.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Guddoomiyayaasha Gobolada JSL Qaarkood Oo Laga Xayuubiyay Xilkii Ay Hayeen. |
 |
|
 Madaxweynaha JSL ayaa digreeto uu caawa soo saarey ku kala diray afar badhasaab afar kalena ku magacaabay bedelkooda. Kuwaas oo kala ah Gobolada Sanaag, Togdheer Iyo Gabiley.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Tacsi Tiiraanyo Leh. Aadan Waqaf |
 |
|
 Alle ha u naxariisto ee Aadan Maxamed Mirre (Waqaf) ayaa maanta ku geeriyooday dalka Malaysia oo uu xaalad caafimaad tegay dhawaan
|
|
|
|
|
|
|
|
| Ciidamada Liyuu Booliska Killinka 5aad Ethiopia Oo Magaalada Xalxalis Ka Gaystay |
 |
|
 Ciidamadda Liyuu Booliska Ethiopia ee Kililka 5aad ee ismaamulka Somalida ayaa magaalada Xalxalis ku dialy dad rayid ah qaar kalena ku dhaawacay rasaas ay ku fureen Baabuur halkaas marasay.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Wasiirka Gaashaandhigga JSL Oo Ku Sugan Maagalada Laascaanod. |
 |
|
 Waxa Magaalada Laascaanod ee Gobolka Sool/JSL soo gaadhay labada wasiir oo ka tirsan xukuumadda Md. Siilaanyo. Kuwaas oo kala ah Wasiirka Wasaarada Gaashaandhigga iyo Wasiirka Wasaarada Ganacsiga JSL.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Mid Ka Mid Ah Murashaxa Madaxweyne Xisbiga Udub Iyo Bandhiga Buugiisa Qosolka. |
 |
|
 Bandhig ballaadhan oo lagu gardaadinayay daabacadda labaad ee buugga Diwaanka Qosolka ee uu qoray Jamaal Cali Xuseen, ayaa xalay lagu qabtay hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Munaasab Loo Qabtay Wax-Qabadkii Wakaaladda Biyaha Hargaysa 2011kii. |
 |
|
 Khudbaddo Ay Qaar Ka Mida Wasiirada Xukumadda Siilaanyo Ka Jeediyeen Munaasabad Ay Wakaalada Biyaha Hargaysa Ku Soo Bandhigeen Wax-Qabadkoodii Sannadkii Tegay 2011 Isla Markaana Shahaado Sharafyo Lagu Guddoonsiinayey Qaar Ka Mid Shaqaalaha Iyo Macaamiisha Wakaalada. Sawirada.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Shir Taleex Uga Furmay Beelaha Degaanka Ssc. |
 |
|
 Shir ayaa uga furmay Magaalada Taleex beelaha degaanka Sool, Sanaag iyo Cayn ( Ssc ) oo ay isugu yimaadeen dad isugu jira hoggaamiyayaal dhaqan, aqoonyahanno Ganacsato iyo siyaasiyiin.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Md. Mj. Eng. Faysal Cali Waraabe Oo Mar 3aad Loo Doortay Gudd. Xisbiga UCID. |
 |
|
 Shirweynihii u socday Xisbiga Ucid ayaa maanta mar kalle dib loogu doortay Eng. Feysal Cali Waraabe inuu mar sadexaad ka noqdo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ee shanta sanadood ee soo socota.
|
|
|
|
|
|
|
|
| China trade surplus narrows to $160 billion in 2011 |
 |
|
 China's trade surplus narrowed to around $160 billion (S$206 billion) in 2011, the commerce minister said Thursday, as the world's number two economy faced weaker demand from key export markets.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Murashaxa Madaxweynaha Mustaqbalka Xidbiga UDUB Oo Uu Khilaaf Ka Dhashay. |
 |
|
 Guddoomiye-Ku-Xigeenka Xisbiga Mucaaradka UDUB ayaa shaaca ka qaaday in ay murashaxa Xisbiga Madaxweynenimada u magacaabeen aqoon-yahan Jamaal Cali Xuseen. Bal se ay arrintaasu dhalisay khilaaf hor leh. Ka dib markii la sheegay in aanay nidaamka waafaqsanayn.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Ciidamada Dalka Ethiopia Oo Buuhoodle Ka Kaxaystay Dad Kuna Xidhay Jigjiga. |
 |
|
 Ciidammada dawladda Itoobiya, ayaa gudaha magaalada Buuhoodle/JSL ka kaxaystay saddex nin oo ka mid ah dadka degaankaas, kuwaas oo isla markiiba loo qaaday dhinaca magaalada Jigjiga ee xarunta maamulka Somalida Itoobiya oo ay ilaa hadda ku xidhan yihiin.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Miisaanyadda JSL Oo Korodhay 2012ka US $ 90 Million USD. |
 |
|
 Guddidii uu Madaxweyne Siilaanyo u saaray siyaasadda Miisaaniyadda 2012ka ayaa gudbiyay Miisaaniyad dhan US $ 90 Million. Waxay guddidu soo saartay in Miisaaniyadda sanadkani noqoto mid Qaran oo ay ku jiraan dhamaan dakhliyadda Hay'adaha Qaranku
|
|
|
|
|
|
|
|
| Xukuumadda JSL Oo Tooshka Ku Qabatay Shir La Sheegay In Uu Ka Socdo Taleex. |
 |
|
 Wasiirka Wasaarada Arr. Gudaha JSL ayaa daboolka ka qaaday inaanay marnaba ogolaan doonin in shirka ay Siyaasiinta qaarkoo oo ka soo jeeda gobolka Sool ay ka wadaan degmada Teleex oo laga yaabo in lagaga hadlo ujeedooyin guran oo ka soo horjeeda qaranimada Dalka JSL.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Happy New Year 2012 |
 |
|
 Shabakadda iyo saaxiibada safka-hore JSL ee shanta qaaradood waxa ay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhammaan ummadda xorta iyo xalaasha ah ee JSL, madax iyo shacbi meel kasta oo ay joogaan bilashada sanadka cusub ee 2012. Waxaanay leeyihiin sanad walba idinka oo wacan oo wanaagsan.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Xawaaladaha Somalida/USA Oo Shaqadii Joojiyay. |
 |
|
 awaaladaha Somalida ee ka shaqeeya dalka Mareykanka ayaa maanta dhammaantood joojiyay adeegga xawaaladaha. Arrintaasi waxay ka dambeysay ka dib markii Baananka Mareykanku ay diideen in ay lacagta xawilaan.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Xoghayaha Guud Ee Urur-Goboleedka IGAD Oo Soo Gadhay JSL. |
 |
|
Xoghayaha Guud Ee Urur-Goboleedka IGAD oo soo gaadhay Dalka JSL maanta ayaa sheegay in uu xukuumadda kala hadlayo qorshaha 20ka sanddod. Halkaas oo ay kaga soo horreeyeen saraakiil kale oo ka soo wada kicitimay Dalka J.Jibouti.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Diiwaangelintii Ururada Cusub Ee Siyaasadda JSL Oo La Soo Gebogebeeyay Maanta. |
 |
|
 Gudiga diiwaangelinta Ururda iyo Axsaabata Siyaasadda JSL ayaa maanta shir jaraa'id oo ay ku qabteen xafiiskooda Magaalada Caasimadda Hargeysa sheegay inay shalay dhammaatey mudadii loo qabtay inay isku diiwaangeliyaan Ururada Cusub ee Siyaasadda JSL.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Mj. Xassan Ciise Jaamac Oo Cabbanaan Ku Dhaliilay Xukuumadda Siilaanyo. |
 |
|
 Siyaasiga Weyn oo ahaa Madaxweyne-xigeenkii u horeeyay ee ay yeelato JSL ayaa is barbar dhig ku sameeyay farqiga u nuglaanshaha mucaaradada ee u dhexeeya xukuumadii hore ee UDUB iyo xukumadan KULMIYE ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Siilaanyo.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Safrrika Ethiopia U Fadhiya JSL Oo Ashkato U Diray Xukuumadda M/Weye Siilaanyo. |
 |
|
 Qunsulka Guud ee Ethiopia u fadhiya JSL ayaa shalay qoraal u kala diray Wasaaradda Maaliyadda, Arrimaha Dibeda, Iskaashiga Caalamiga iyo Maamulka Dekedda Berbera uu kaga dacwoonayo Wasaaradda Maaliyadda oo Ganacsatada Reer Ethiopia bucshuradooda gudbaysa ( Transit ) ku soo rogay Cashuur aan sharci ahayn. Taas oo xayirtay ganacsigoodii illaa horaantii bishan Dec. 2011.
|
|
|
|
|
|
|
|  |
|
|
Somaliland Republic Embalem |
|
|
|
|
|
|
 |
Who's Online |
 |
|
|
|
| There are currently, 111 Guest(s) |
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
Articles |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Marxuum Abwaan Timacadde. |
  |
|
|
|
|
Tafsiirka Quraanka Kariimka. |
|
|
|
|
|
AHN. Abwaan Qaasim |

 |
|
|
|
|
Somaliland National Movement ( SNM ). |
 Somaliland National Movemen ( SNM ) |
|
|
|
|
|
 Proudly Somalilander |
|
|
|
|
Xasuuso Hawlgalkii Badbaado. |
  |
|
|
|