|
 |
Main |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
BBC Somali |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi |
|
|
|
|
|
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed. |
 |
|
|
|
|
Proudly Somalilander |
 |
|
|
|
|
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde. |
  |
|
|
|  |
|
| Madaxweyne Siilaanyo Oo Qaabilay Wefti Maraykan Ah. |
 |
|
 Madaxweynaha JSL ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wefti ka kooban 6 Xubnood oo uu hogaaminaayo ku-xigeenka u qaybsamaha Arriamaha Somaliland ee Safaaradda Nairobi ee Dalka Maraykanka, Mr. Douglas Meurs.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Beentii U Weynayd Abid: Ma So' Baa Ma Sayn Baa, Sadex Iyo Shan Waa Kee??!! |
 |
|
 Liiska magacyada 135 oday-dhaqameed ee shalay shirku uu uga furmay magaalada Muqdisho si ay u soo xulaan ergooyin gaadhaya 825 xubnood oo lagu wado in ay 15ka Bishan ansixiyaan dastuurka qabyada ah ee Somalia.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Warsaxafadeed: Madaxweynaha JSL Oo Xilkii Ka Qaaday Guddoomiyihii Gobolka Salal. |
 |
|
 Madaxweynaha JSL ayaa waxa uu Digreeto Madaxweyne xilkii uu hayey ka qaaday Gudoomiyihii Gobolka Salal, Isla markaana Madaxweynuhu waxa uu Xeer Madaxweyne oo Numberkiisu yahay JSL/M/XERM/249-1081/052012 ku magacaabay Gudoomiyaha Cusub.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Warsaxaafadeed: Madaxweynaha JSL Oo Magacaabay Safiiro Cusub. |
 |
|
 Madaxweynaha JSL ayaa xalay magacaabay Wakiillada JSL u fadhiyi doona dalalka Norway, Sweden, Canada, Kenya, Ingiriiska, Faransiiska iyo Wakiilka Wareega.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Marwo Ka Mid Ah 10ka Maalqabeen Uganda Oo Martiqaaday Xulkii Kubadda Kolayga JSL |
 |
|
 Marwo ka mid ah 10ka ugu maal-qabeensan dalka Uagnda, dhalsho ahaan ka soo jeeda JSL ayaa dhawaan marti-qaad heer sare ah oo qado-sharaf ah u samaysay madaxdii iyo kooxdii Kubadda Kolayga xulka JSL ee caasimadda dalka Uganda kaga qayb galay tartankii kooxaha kubadda kolayga ee dalalka Bariga iyo Badhtamaha Afrka.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Wasiirka Arr. Gudaha JSL Oo Safar Kedis Ah Ku Tegay D'Jibouti. |
 |
|
 Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL ayaa maanta galinkii dambe safar kedis ah oo aan la sii sheegin ugu kicitimay Dalka J. D'Jibouti Magaaladda Jabuuti ee Caasimada dalkaasi.
|
|
|
|
|
|
|
|
| "Somaliland Kuma Jirto Khariiradda Nabadda...." |
 |
|
 Guddoomiyaha Xisbiga Siyaasiga JSL ayaa sheegay in aanay JSL qeyb ka ahayn qorshahaha la magac-baxay Khariiradda Nabadeynta Somalia, waxaanu sheegay in aanay JSL ku jirin Salaadiinta beelaha wax ka dhisaya dawladda cusub ee loo yagleelayo dalka arbushan ee Somaliya.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Jaaliyadda JSL/MALMO Sweden Oo La Guddoonsiiyay Shahaado Boqortooyo. |
 |
|
 Jaaliyada JSL ee magaalada Malmö Dalkan Sweden oo maalimba maalinta ka danbeysa soo hoynaysa guullo wax ku ool ah ayaa ku guuleysatay Abaalmarin aad u qiimo badan oo ah shahaado sharaf ay bixiso boqortooyada dalkan Sweden,
|
|
|
|
|
|
|
|
| Munaasab Lagu Maamuusayay Dufcadii 22aad Ee Ka Qalinjabisay Dugsiyada Nuuradiin/ |
 |
|
 Dufcadii 22aad ee ka qalinjabisay dugsiyada Nuuradiin oo tiradoodu dhamayd 1032 Arday ayaa maanta munaasabad ballaadhan loogu qabtay Hotel Maansoor Magaalada Hargeysa. Sawirada.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Somalia Oo Mar Labaad Qaaday Dhabihii Adoonsiga.... |
 |
|
 Mr. Augustina Mahiga ayaa awood ku baajiyay kulan ay u ballansanaayeen mas'uuliyiin iyo mudaneyaal ka tirsan Baarlamaanka Somalia. Kulanka oo xasaasi ahaa lana doonayay in uu ka dhaco Hotelka Saxafi ee Magaalada Muqdisho ayaa baaqday kadib markii ciidamo ka socda dowlada KMG ay banaanka u soo saareen mas'uuliyiintii shirkaasi ka qeyb gali rabtay..
|
|
|
|
|
|
|
|
| Guddida Diiwaangelinta Ururadda Oo Soo Bandhigay Sida Loo Kala Hadhay. |
 |
|
 Guddida Diiwaan-gelinta Ururadda Siyaasadda JSL ayaa markii ugu horeysay shaaca ka qaaday habka qodobada ay u cuskadeen kala reebidda iyo hadhitaanka ururadii 9ka ahaa ee ku hadhay natiijadda guddida diiwaangelinta.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Dhismayaal Cusub Ammaanka Oo Lagu Soo Kordhiyey Madaarka Hargeysa. |
 |
|
 Madxweyene-ku-xegeenka JSL ayaa maanta xadhigga ka jaray dhismayaal cusub oo dhawaan lagu soo kordhiyey madaarka Caasimadda Hargeysa ee Cigaal InternationalAirport. Sawirada.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Madaxtooyadda JSL Oo Kulmisay In Ka Badan 80 Suldaan Ugana Digtay....... |
 |
|
 Madaxtooyadda ayaa kulmisay 84 Suldaan ugana digtay ka qayb-galka shirka lagu ansixinayo dastuurka Somaliya iyo Salaadiinta oo ku baaqay la soo daayo Boqor Buur-Madow.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Xukuumadda Siilaanyo Oo Gebi Ahaanba Joojisay Shir-Beelyada JSL. |
 |
|
 Wasiirka Arrimaha Gudaha JSL oo ka hadlay Barnaamajka loo yaqaan "Maqal Dadkaaga" oo ay soo agaasinto Wasaaradda Warfaafinta JSL ayaa daboolka ka qaaday in ay xukuumaddiisu gebi ahaanba joojiyeen Shirarka Beelaha, isla markaana waxa uu sharaxaad ka bixiyey halka ay marayso xaalada nabadgelyo ee dalku.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Warar Dheeraad Ah Oo Laga Helay 9ka Caruura Ee Lagu hayo Berbera/JSL. |
 |
|
 Dadka caruurta dhalay oo lala kulmay waxa ay sheegeen in ay labada qof ee caruurta waday u dhiibteen iyaga oo raaligooda ah in ay gaadhsiiyaan qoysaskooda deggan dalka Ethiopia. Dadka caruurta dhalay ayaa door biday in ay caruurta u diraan qoysaskooda ku sii hadhay dalka Ethiopia.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Xaaji Cabdi-Waraabe Oo Dhaleeceeyay Falkii Lagula Kacay Dhibane C/Raxman C/Qadir |
 |
|
 Xildhibaanka ugu da'da weyn golaha guurtida JSL ayaa aragtidiisa ka dhiibtay habkii iyo hanaankii loo maray xilka qaadista Cabdiraxmaan Cabdiqaadir iyo tacayadii loo geystay muujiyeyna inuu ka soo horjeedo dariiqii loo maray iyo sidii loola dhaqmayba.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Hay'ad Caalami Ah Oo Deeq Raashin Ah Keentay Dalka JSL. |
 |
|
 Wasiirka Wasaaradda Beeraha JSL ayaa ku qaabilay gegida diyaaradaha Cigaal International Airport ee magaalada Hargaysa Wefti ka socda Hay’adda 'International Relief Organtion' ee dalka Boqortooyada Sucuudi Arabia. Kuwaas oo u yimid qaybinta kaalmo ay soo gaadhsiiyeen dadka dalka.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Safar Ay Wasiirro Xukuumadda JSL Ugu Kicitimeen Dalka Maraykanka ( USA ). |
 |
|
 Wasiirrada Hawlaha Guud iyo Beeraha ayaa u kicitimay shalay dalka Maraykanka, halkaas oo ay kaga qeyb gelayaan xafladaha iyo dabbaal-degga 21-guurada ka soo wareegtay dib ula soo noqoshadii madaxbannaanida JSL oo ku beegan 18ka Bisha May 2012.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Guuddomiyaha UCID Iyo Cabdillahi-Koongo Oo Kulan La Qaatay Sheekh Shariif |
 |
|
 Guddoomiyaha Xisbiga UCID ee JSL oo ay weheliyaan xubno isugu jira Siyaasiyiin iyo Ganacsato u dhashay JSL ayaa Shalay Magaalada Abu Dubia ee Dalka Imaaraadka Carabta ( UAE ) kulan saacado qaatay kula yeeshay Madaxweynaha Dawlada Ku meel gaadhka ah ee Somaliya.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Cali-Dheeraha Al Shabaab Oo Jawab Kulul Siiyay Faroolaha Pugtland. |
 |
|
.jpg) Kadib markii Maamulaha Pugtland uu wax ka sheegay Al-Shabaab oo uu yidhi waxa ay ku soo qaxeen Pugtland ayuu Afhayeenka Al-Shabaab isna si kulul ugu jawaabay Faroole-ha Pugtland.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Dalka UAE Oo Mar Kale Marti Gelin Doona Shirka Budhcad-Badeedda. |
 |
|
 Dowladda dalka Isutagga Imaaraadka Carabta ( UAE ) ayaa ka dhawaajiyey in uu mar kale dalkiisa lagu marti gelinayo shirweynaha labaad ee la-dagaalanka Budhcad-Badeedda, kaas oo dhici doona 27-28 June 2012
|
|
|
|
|
|
|
|
| Gudoomiyihii Olalaha Doorashadii KULMIYE Oo Eedeeyay Xukuumadda Siilaanyo. |
 |
|
 Guddoomiyihii Olalaha Doorashada Gobollada Galbeedka JSL ee Xisbiga KULMIYE ayaa Xukuumadda Siilaanyo ku eedeeyey in aanay fullinin ballan-qaadyadii ay qaaday maalmihii ololaha doorashooyinka iyo axdiyaddi ay gashay.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Mujaahid Af-qalaad Ku Difaacay Qadiyadda JSL |
 |
|
 The clock reaches a day, Which is in the middle of May, Big to a millions in the Horn, That built a nation out of a corn, Unrecognized by the world.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Somaliland Passes Central Banking Law, Eyes Foreign Banks.. |
 |
|
 Somaliland Republic has passed a law that formally establishes a central bank, and is now poised to pass another to set up commercial banks in a bid to attract foreign lenders to start operating in the self-declared country by 2013.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Mr. Augustina Mahiga Oo Ka Hadlay Socdaal Uu Shalay Ku Yimid JSL. |
 |
|
 Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qarammadda Midoobay u qaabilsan Jumhuuriyadda Somaliland iyo Somalia Mr. Augustina Mahiga, ayaa socdaal uu ku yimid Jumhuuriyadda Somaliland ka hadlay sababta socdaalkiisa uu u yimid Hargaysa.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Tartamayaashii Urur-Siyaasadeedyada JSL Oo La Kala Reebay. |
 |
|
 Gudidda diiwaan-gelinta ururadda siyaasadda iyo ansixinta axsaabta qaranka JSL ayaa digniin iyo dar-daaran u soo jeediyay Ururadda u gudbay marxaladda tartanka doorashooyinka dawladaha Hoose iyo Madaxweynaha. Waxaanay ugu baaqeen inay hawlaha olalaha u galaan si waafaqsan xeerarka iyo shuruucda dalka.
|
|
|
|
|
|
|
|
| JSL Oo Shuruud Ku Xidhay Wada-Hadalada Ay La Geli Rabto Somalia. |
 |
|
 Hore ayay JSL iyo Somaliya u magacaabeen laba ergo oo midkiiba ka kooban yahay 5 Wasiir oo ay kala hoggaaminayaan Md. Wasiirka Arrimaha Dibadda JSL Dr. Maxamed Cabdullaahi Cumar, iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliya Md. Cabdisamad Macallin Maxamuud.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Md. Qaybe Oo Naqdiyay Heerka Hanka Qabqable Cali Khalif Galaydh |
 |
|
 Guddoomiyihii hore ee Golaha Wakiilada JSL ayaa si adag u naqdiyay heerka iyo hanka siyaasadda Dr. Cali Khalif Galaydh ee ku waajahan deegaanada Beesha Dhulbahanate iyo weliba aragtidiisa wada hadalka Somaliland iyo Somaliya.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Beesha Degmada Yeyle/Sool JSL Oo Qaramaysay Ciidan Beelood |
 |
|
 Ciidankani waa mid beesha degta degmada Yeyle iyo deegaanada hoos yimaada ay unugtay kadib markii ay go´aansatay inay dalkeeda Somaliland iyo shacabkiisaba la wadaagaan dowladnimada iyo difaaciisaba, maadaama ay isaga ka soo jeedaan.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Cabdiraxmaan Cabdiqaadir Oo Soo Gaadhay Dubai ( UAE ) Iyo Xaaladdiisa Caafimaad. |
 |
|
 Cabdiraxmab Cabdiqaadir markii uu ka soo degay Dubai Airport waxa lagu riixaayey gaadhiga lagu qaado dadka aan socon karin, taas oo kuu cadeyn karta in ay xaaladiisa caafimaad jilicsan tahay.
|
|
|
|
|
|
|
|  |
|
|
Somaliland Republic Embalem |
|
|
|
|
|
|
 |
Who's Online |
 |
|
|
|
| There are currently, 111 Guest(s) |
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
Articles |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Marxuum Abwaan Timacadde. |
  |
|
|
|
|
Tafsiirka Quraanka Kariimka. |
|
|
|
|
|
AHN. Abwaan Qaasim |

 |
|
|
|
|
Somaliland National Movement ( SNM ). |
 Somaliland National Movemen ( SNM ) |
|
|
|
|
|
 Proudly Somalilander |
|
|
|
|
Xasuuso Hawlgalkii Badbaado. |
  |
|
|
|