|
 |
Main |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
BBC Somali |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi |
|
|
|
|
|
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed. |
 |
|
|
|
|
Proudly Somalilander |
 |
|
|
|
|
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde. |
  |
|
|
|  |
|
| Wasiirka Waxbarashada JSL Oo Ka Waramay Hor-u-marka Wasaaraddiisu Gaadhay 2008. |
 |
|
Wasiirka oo maanta u waramay Saxaafadda Maxaliga ah waxa uu ka xog waramay waxyaabihii u qabsoomay wasaaradiisa,. Waxaanu sheegay in wasaaraddu ku dadaashay hirgelinta waxbarashada iyadoo geed dheer iyo mid gaabanba u fuushay sidii ay u kobcin lahayd heerarka tacliinta ee wadanka, kuna dadaalshay hirgelinta qorshayaasha u yaalla sidii looga midho dhalin lahaa.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Maxaad Kala Socotaa Pulhanka Pugland?! |
 |
|
| Gen- Cade Muuse ayaa la sheegay inuu Sacaadaha soo socda is casilayo. Taasi oo lagu Macneeyay ka dib Markii uu ogaaday rajada uu ka qabo, inuu ku soo baxo Hogaanka Maamul Goboleedka Pugtland,
|
|
|
|
|
|
|
|
| ILAAHAY KAMA DHIGO E HADDII MAAMUL KALE YIMAADO DIB UDHAC BAY KU TAHAY S/LAND |
 |
|
| Sidaa darteed, waa wax Ilaahay loogu mahad-naqo, waanay inaga dhammaatay hawshii bariga Sool iyo Sanaag ee aanu Kharashkeeda bixinay, markii Deeq-bixiyayaashu yidhaahdeen labadaa meelood waxba ku bixin mayno. Markaa Imtixaan weeye, umaddaadii oo kugu soo noqotay oo Beentii loo sheegay fahmay, una diyaar ah inay is-diiwaangeliyaan oo ay Kaadhadhka qaataan.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Laba ( 2) Sarkaal Oo Si Gaadmo Ah Lagu Dilay Degmada Widhwidh/JSL. |
 |
|
| Alla Ha u naxariistee Taliye Guuto Shiine Galaal iyo Abaanduule Axmed Maxamed Yuusuf ( Ruush) oo ka tirsan ciidanka Qaranka Somaliland ayaa saaka barqadii si gaadmo ah loogu dilay Degmada Widhwidh Gobolka Buuhoodle/JSL.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Madaxweyne-ku-xigeenka JSL Oo Ku Baaqay In La Soo Wada Fuulo Tareenka JSL. |
 |
|
| "Mar haddii hayaankii ka bilaabmay G/Saaxil ee ka wareegay Galbeed uu maanta marayo Bari iyo Sanaag illaa Sool. Reer Sool waxaan leeyahay Tareenkii Somaliland fuushanayd idinkuna la soo Fuushe". Madaxweyne-ku-xigeenka JSL.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Ethiopia begins withdrawal from Somalia |
 |
|
| Ethiopia has started pulling its troops out of Somalia, where they have been helping the Western-backed government fight an Islamist insurgency for the past two years, a senior official said on Friday.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Bush Says 'One-Way Cease-Fire' in Gaza Will Not Work |
 |
|
US president speaks out for the first time on latest crisis in Middle East, using his weekly radio address to lay down conditions for a cease-fire in Gaza.
|
|
|
|
|
|
|
|
| A Self-reliant Nation without International Recognition |
 |
|
Somaliland is self-reliant nation with working democratic institutions, independent judiciary system, police force, military, small navy, child care centers, primary schools, secondary schools and universities, including but not limited American universities, Ethiopian, and soon there is going to be South African, British and French universities.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Maalin Taariikhi Ah : Diiwaangelinta Codbixiyaasha G/Sool JSL. |
 |
|
| Maanta oo Jimce ah taariikhduna tahay 02/01/2009 waxaa si rasmi ah markii ugu horaysay uga bilaabmay Magaalada Laascaanood Diiwaangelinta Qaranka Somaliland oo aan horay uga dhcin iyadoo ay maanta tahay markii ugu horaysay lana odhan karo waa maalin tiaariikhi ah.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Lieutenant-Colonel Eric Wilson, who died on December 23 aged 96 |
 |
|
Lieutenant-Colonel Eric Wilson, who died on December 23 aged 96, was awarded a Victoria Cross for his gallant defence against a large Italian force during the East African campaign in August 1940; the award was originally posthumous since Wilson was thought to have been killed in action.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Crew fights off Somali pirates with water jets |
 |
|
| Crewmen fired high pressure water jets Friday to fight off heavily armed Somali pirates trying to board a Greek oil tanker in the dangerous Gulf of Aden, officials said. It was the fourth pirate attack of the new year.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Cabdillaahi Yusuf: Shaly May Maanta Ahaato! |
 |
|
Somalia: Madaxweynihii xilka ka degay Cabdullaahi Yuusuf Axmed ayey warar ku dhow dhow waxey sheegayaan in habeenimadii xalay uu shir kula qaatay magaalada Garoowe xubno ka tirsan madaxda maamulka Puntland, dhowr xubnood oo ka mid ah Issimada Puntland & tiro ka mid ah xildhibaanada cusub ee baarlamaanka Puntland.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Taliyaha Booliska JSL Md. Saqadhi Oo sababeeyay Dilal Ka Dhacay Hargaysa. |
 |
|
| Caasimada JSL Hargeysa ayaa maalmihi u danbeeyey markii ugu horeysay waxa ka dhacay dilal isdaba jooga oo afar ( 4 ) qof oo sadex ka mid ah lagu dilay tooray, halka gabadh dhalinyaro ahna ay xabadi Madaxa kaga dhacday.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Trida Rasmiga Ah Dadka Iska Diiwaangeliyay G/Sanaag Oo Gaadhay 210,000 Qof. |
 |
|
| Tirada dadka iska diiwaangeliyey Gobolka Sanaag oo hore komishanku u sheegay inay tahay 180 Kun oo qof waxaa uu sheegay Guddoomiyaha Diiwaangelinta gobolku in ay gaadhayso tirada guud ee dadka iska diiwaangeliyey gobolka 210 kun oo qof,
|
|
|
|
|
|
|
|
| Guddomiyaha Ururka Ardayda JSL Yemen Oo Hambalyo U Diraaya Gudioomiyaha Cusub. |
 |
|
| Anigoo ku hadlaaya magaca Ururka Ardayda JSL ee Dalka Yemen waxaan Hanbalyo iyo bogaadin u dirayaa Gudoomiyaha cusub ee Dallada ay ku bahoobeen Uurrada dhallinyarada Somaliland ee SONYO.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Madaxweynaha JSL Md. Daahir Raayle Kaahin Iyo Dhambaalkiisa Sanadka Cusub 2009. |
 |
|
| Madaxweynaha Jumhuuriyadda Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin ayaa Caawa Dhambaal hambalyo ah u diray guud ahaan ummmada caalamka ku nool, gaar ahaana shacbiga JSL munaasabadda dhalshada sanadka cusub ee miilaadiga awgeed 2009.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Wasiirkii Mutaystay Horyaalnimada Hawlkarnimada JSL Oo Sheegay Maalgashiga Dawla |
 |
|
| Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Md. Mj. Cali Maxamed Warancade iyo wefti uu hogaaminayo oo hadda ku sugan Magaalada Berbera G/Saaxil ayaa maanta kormeer ku tegey Garoonka Diyaaradaha Magaalada Berbera iyo Marsada.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Hawlwadeenadii Diiwaangelinta Gobolka Sool Oo Galabta Ka Ambabaxay Burco. |
 |
|
| Komishanka doorashooyinka qaranka JSL ayaa sheegay in kooxihii diwaangelinta ee ka hawl gelayay gobolka Sool ay maanta ka ambabaxeen Magaalada Burco oo Komishanku ka dhigtay saldhig ku meel-gaadh ah inta diiwaangelintu ka socoto gobolka Sool.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Waraysi Lala Yeeshay Xildhibaan Dr. Axmad Maxamed Diiriye (Nac Nac). |
 |
|
| Waraysi Xiisa Badan oo Aannu La Yeelanay Xildhibaan Dr. Axmad Maxamed Diiriye (Nac Nac). Waraysigan oo ka dhacay guriga xildhibaanka oo ku yaalla galbeedka London wuxuu u dhacay sidan:
|
|
|
|
|
|
|
|
| Gacan-ku-dhiigle Morgan Iyo Saraakiil La Socotay Oo Ku Biiray Maamulka Nuur-Cadd |
 |
|
| Somalia: Gacan-ku-dhiigle Maxamed Saciid Morgan iyo Saraakiil la Socotay oo ku Biiray Maamulka Nuur-Cadde kuna Gacan-Saydhay Qorshe uu watay Cabdillahi Yussuf!?
|
|
|
|
|
|
|
|
| Soo Gebogebaynta Diiwaangelinta G/Sanaag Iyo Komishanka Oo U Guuraya Burco. |
 |
|
| Guddoomiyaha Guddida Diiwaangelinta Codbixiyayaasha Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL Md. Ismaaciil Muuse Nuur ayaa sheegay in Komishanku u guurayo Magaalada Burco Xarunta Gobolka Togdheer, halkaasi oo ay ka maamuli doonaan hawsha diwaangelinta codbixiyayaasha Gobolka Sool.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Ma Quuste Qabqable Yey Oo Qasab Ku Ogolaaday Shaqo-ka-tegis. |
 |
|
| Somalia: Qabqable C/laahi Yusuf Yey ayaa goor dhoweyd subaxnimadii saaka iska casilay hor-boodkii DF-fa Imbagathi, dadka qaarkoodna ay u yaqaaniin TFG. Waxaana ay wararku sheegayaan in uu u soo baxsaday dhinaca Magaalada Gaalkacayo.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Kullu Caam wa Antum Bil Khayr. 1430 H. |
 |
|
| Dhammaan bahda Shabakadda barakaysan www.safka-hore.com waxa ay hambalyu u dirayaan dhammaan ummadda Islaamka ah. Gaar ahaan JSL. Waxa kale oo ay hambalyo u dirayaan akhristayaasha iyo Sxb-da Safka-hore JSL. Munaasabba Sanadka cusub ee Hijirayadda 1430.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Dawladda Maraykanka Oo Indhaha Ku Haysa Taageerada JSL. |
 |
|
"Somaliland waa inay noqotaa dal madax-bannaan"! Sidaa waxa yidhi sarkaal ka tirsan Wasaaradda Gaashaandhigga Maraykanka oo u waramayay jariirada Washington Post.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Xisbiga UDUB Oo Hambalyo Diiran U Diraya Ummadda JSL.. |
 |
|
| Xisbiga UDUB/UK ayaa waxa uu hambalyo diiran u dirayaa Xukuumadda, Axsaabta Qaranka, Ciidamada, iyo Shicibka JSL. Gaar ahaan Bulshada Sanaag sida habsamida leh ee ay hawlaha diiwaan galintu uga socdaan Gobalka.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Musharaxa M/weyne-Ku-Xigeenka UDUB Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Ceeri. |
 |
|
Mr.Jawhari oo ka jawaabaya su,aal ku saabsaneyd inuu wali u taagan yahay Musharaxnimadii uu ku dhawaaqay ayaa waxa uu yidhi "Maya, ka ma noqon musharaxnimadaydii aan ku dhawaaqay,ee waa sideedii ".
|
|
|
|
|
|
|
|
| Tacsi: Innaa Lillaahi Wa Innaa Illeyhi Raajicuun. |
 |
|
| Dhamaan Dadkaasi waxay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Duqa Magaalada Burco, Maxamuud Axmed Xasan oo Aabihii Marxuun Axmed Xasan Dhegalaab shalay 24.12.08 lagu aasay Magaalada Burco,
|
|
|
|
|
|
|
|
| Diiwaangelintii Oo Si Habsami Leh Uga Bilaabmatay Ceerigaabo/JSL |
 |
|
 Diiwaangelinta Codbixiyayaasha ayaa subaxnimadii saaka (Arbaca) si rasmi ah uga bilaabantay dhammaanba goobaha diiwaangelineed ee gudaha magaala madaxda gobolka Sanaag Ceerigaabo.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Ma Quustayaashii Somalia Oo La Quusiyay!? |
 |
|
 Waxay wararka laga soo xigtay kooxda Imbigaate ee garabkiisa ay sheegayaan inuu Qabqable C/laahi Yusuf iska casilayo jagadadiisa DF-da Imbigaati ee fadhigeedu yahay Magaalda Baydhabo, sidoo kalena uu goor horeba is casilay Qabqable Gacmo-dheere.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Maxkamada Gobolka Saaxil Oo Min 20-Sanadood Oo Xadhig Ah Ku Xukuntay Budhcad-bad |
 |
|
 Maxkamada Gobolka Saaxil ayaa maanta xukun xadhig ah ku riday 5-nin oo budhcadbadeed ah, kuwaas oo u dhashay maamul goboleedka Puntland ee Soomaaliya oo 13 bishan laga soo qabtay deegaanka shalcow ee degmada Xiis ee Gobolka Sanaag.
|
|
|
|
|
|
|
|  |
|
|
Somaliland Republic Embalem |
|
|
|
|
|
|
 |
Who's Online |
 |
|
|
|
| There are currently, 110 Guest(s) |
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
Articles |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Marxuum Abwaan Timacadde. |
  |
|
|
|
|
Tafsiirka Quraanka Kariimka. |
|
|
|
|
|
AHN. Abwaan Qaasim |

 |
|
|
|
|
Somaliland National Movement ( SNM ). |
 Somaliland National Movemen ( SNM ) |
|
|
|
|
|
 Proudly Somalilander |
|
|
|
|
Xasuuso Hawlgalkii Badbaado. |
  |
|
|
|