|
 |
Main |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
BBC Somali |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi |
|
|
|
|
|
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed. |
 |
|
|
|
|
Proudly Somalilander |
 |
|
|
|
|
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde. |
  |
|
|
|  |
|
| Moorgan ( Cabdi Bile ) Oo Soo Dhabar Joogsaday Khaatumo-Seegga. |
 |
|
 Maxamed Saciid Moorgan ( Cabdi Bile ) Oo mar kale sidii gorayada madaxa ciidda kala soo baxay kadib markii uu dhex muuqaday dhabar Xafladdii Khaatumo-Seeg. Mxaa se u dhexeeya markuu lahaa, "Waa dagaal Daarood & Hawiye" iyo maanta oo aan la aqoonw axa uu taageeray Khaatumo-Seeg oo uu hogaaminayo Cali Khalif Galaydh kacaan diidikii 1aad.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Galaydh And Esse Are Responsible Instability And Loss Of Lives In Buuhoodle. |
 |
|
 Ali Khalif Galaydh and Ali Essa are Responsible for creating instability and loss of lives in Sool region of Somaliland Republic.
|
|
|
|
|
|
|
|
| BBC World. Have Your Say And World Update On Somaliland Republic. |
 |
|
 Idaacadda BBC-da oo barnaamujyadeeda loogu jecelyahay ka diyaarisay Jumhuuriyadda Somaliland iyo qeybteeda af-Somaliga ku hadasha ee uu Yussuf Garaad qudhunsaday oo barnaamujyadaas sooba qaadi waayay.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Mr Mike Boo Oo Ka Waramay Sababta JSL Loogu Martiqaday Shirka London. |
 |
|
 U Qaybsanaha Dawladda Ingiriiska waddamada Jumhuuriyadda Somaliland iyo Somaaliya ayaa sheegay in sababta JSL loogu casuumeen shirka London ay tahay inay Somaalida kale wax ka barato xikmadaha ay ku maareeyeen hawlaha dalkooda.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Waraysi Lala Yeeshay Wasiirka Arr. Dibadda JSL Oo Ku Sugan Shirka AU-da |
 |
|
 Weriye ka tirsan Shabakadda Calamiga ah ee Hadhwanaagnews ayaa waraysi uu la yeeshay Wasiirka Arri. Dibadda JSL oo ka qayb galay shirka Wasiirada AU-da uga socda Dalka Ethopia uu u dhacay sida soo socota.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Tacsi Tiiraanyo Leh. Wasiirkii Hore Xannaanada Xooloha JSL. |
 |
|
 Wasiirkii hore ee Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dr. Idiris Ibraahim Cabdi ayaa maanta lagu aasay magaalada Hargeysa ka dib markii uu xalay dhiig madaxa kaga furmay uu u geeriyooday.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Hay'adda EWADA Oo Ceelal-Biyood Ka Hirgelisay Deegaano Badan JSL. |
 |
|
 Hay'adda Samafalka Islaamiga ah ee EWADA ayaa ceelal biyood ka hirgelisay Deegaamada Oodweyne, Xaaxi, Ceelxume, Gebogabo, Qoryaale, Kirir, Higlo iyo weliba Deegaanka Dubur.
|
|
|
|
|
|
|
|
| S/Land: Areas For Discussion At The Horn Of Africa Meeting In London. |
 |
|
 The following documents received from our source in Nairobi are a detailed description of the synopsis for the up-coming meeting in London on Somalia and the Horn of Africa. The meeting which has been organised by the United Kingdom government and will be hosted by the British Prime Minister David Cameron.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Tacsi Tiiraanyo Leh Oo Ka Timid Jaaliyadda JSL/Germany. |
 |
|
 Jaaliyada Somaliland ee Dalka Germany waxay halkan tacsi uga dirayaan Eheladii, Qaraabadii iyo dhamaan Asxaabtii uu kageeryoodey Rabbi Naxariistii Janno Fardawsa haka waraabiyee Faysal C/Laahi Giire oo xalay oo taariikhdu ahayd 25.01.2012 ku geeryoodey Magaalada Hanau/Gobolka Hessen/Germany.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Shir Ka Dhacay London 22.01.2012 Oo Looga Hadlayay W/Barashada Iyo Shaqada JSL. |
 |
|
 Waxaa magalada London ka dhacay taarikhdu markey ahayd 22nd Jan 2012, shir ay soo aababulshay Hayad Cusub oo la yidhaahdo, Centre for Education and Employment Research (CEER). Wax shirkan lagaga hadlayey waxbarashada iyo shaqada JSL. Waxaa shirkaas ka soo qeyb galay aqoonyahano badan oo ka shaqeeya arimaha waxbarashada, shaqada iyo arimaha bulshada oo deggan magalada London/UK.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Xikmaddu Yemen Bay Taal: Madaxweyne Saalex Oo Ku Sii Jeeda Maraykanka. |
 |
|
 Madaxweynaha Dalka Yemen ayaa u socdaalay dalka Maraykanka arrimo caafimaad dartood. Halka uu dadkiisa waydiisatay cafis iyo musaamax wixii ka qaldamay intii uu hayay xukunka dalka Yemen muddo 33 sandood ah.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Safiirka Maraykanka U Qaabilsan JSL Oo Socdaal Rasmi Ah Ku Yimid Dalka. |
 |
|
 Safiirka Dalka Maraykanka u qaabilsan JSL Mr James Swan ayaa socdaal rasmi ah ku yimid dalka, waxaanu sheegay inuu xukuumadda kala hadli doono xaalada guud ee mandaqadda siiba dhinaycada nabadgelyada iyo hor-u-markaba.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Prof. Samatar Oo Ku Qoslay Ku Dhawaaqidda Awdal Iyo Khaatumo-Seeg. |
 |
|
 Waxa laga hayaa Prof Axmed Ismail Samatar in uu diidan yahay ku dhawaaqidda Awdal State iyo Khatumo-Seeg States: Waxaanu yidhi, "Midnimada ayaa ka muhimsan kala qayb-qaybinta JSL.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Wasiiro Lagu Soo Dhoweeyay Degmada Dhahar Ee Gobolka Sanaag/JSL. |
 |
|
 Wafdi ballaadhan oo uu hogaaminayo Wasiirka Hor-u-marinta Deegaanka iyo Arr. Reer Miyiga JSL ayaa waxaa si heersare ah loogu soo dhaweeyey Magaalada Dhahar. Wasiirka ayaa waxaa socdaalkiisa ku wehelinayay Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Sanaag, Duqa Magaalada Dhahar, iyo Madaxa Dhahar Construction oo isla markaana barnaamijyo badan ka fuliyey degmada Dhahar.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Banaan-bax Dhoolatus Ka Dhacay Dalka Oo Lagu Toogeerayo Qaranimada JSL. |
 |
|
 Madaxweyne-Ku-xigeenka JSL oo ay weheliyaan xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada iyo Hoggaamiyeyaashii Sadexda Xisbi Qaran ayaa saaka dadweynaha Caasimada Hargeysa kala qeyb galay banaan bax weyn oo lagu qabtay fagaaraha Beerta Xoriyadda kaas oo lagu taageerayay Qaranimada JSL isla markaana lagaga soo horjeeday shirkii Khatumo-Seegga Taleex.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Mudaharaad Rabshado Watay Oo Ka Dhacay Laas-Caanood. |
 |
|
 Laba qof ayaa ku dhintay sadex kalena dhaawacyo ayaa soo gaadhay ka dib markii uu maanta mudaharaad rabshado watay oo aan ajande lahayni ka dhacay Magaalada Laas-Caanood ee Gobolka Sool.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Maalqabeenka Geeska Afrika Oo Ku Baaqay Maalgashiga Iyo Midaynta Ururada JSL. |
 |
|
 Maalqabeenka Weyn Geeska Afrika ayaa war uu siiyay saxaafadda ayaa waxa baayimiyay in la soo gaadhay waqtigii la maal-gashan lahaa dalka isla markaasna la midayn lahaa Ururada Siyaasadda.
|
|
|
|
|
|
|
|
| A Response To The London Conference On Somalia: Building Momentum.... |
 |
|
 We welcome that the British government by hosting this International Conference has bravely decided to actively engage in restoring peace and stability in Somalia. It is a noble act and a goodwill gesture on the part of the British government to help Somalia stand on its feet again.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Madaxweyne Siilaanyo Oo Shir Xasaasi Ah La Yeeshay UDUB Iyo UCID. |
 |
|
 Madaxweynaha JSL ayaa kulan ballaadhan oo wadatashi ah xarunta Madaxtooyada kula yeeshay xalay hoggaamiyeyaasha saddexda Xisbi Qaran ee KULMIYE, UDUB iyo UCID.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Qabqable Xagla-Toosyiye Iyo Kooxda Khaatumo-Seeg Oo Soo Kala Horjeestay. |
 |
|
 Qabqablaha Kooxda la baxday Ssc ayaa si weyn uga horyimid go'aamadii iyo baaqii shirkii dhawaan ka dhacay Degmada Taleex ee Khaatumo-Seeg, sheegayna in aanu haba yaraateed ogolaan doonin wixii halkaas ka dhacy iyo wixii lagu soo malmaluuqay toona oo ay dadka dekaankiisu ku raacsan yihiin.
|
|
|
|
|
|
|
|
| SOWDO Oo 20 Haween Ah Guddoon-siiyey Makiinadaha Lagu Tollo Dharka. |
 |
|
 Ururka wadaniga ah ee SOWDO ayaa 20 haween ah guddoonsiiyey qalabka lagu farsameeyo maryaha ee loo yaqaano Dawaarka, kuwaas oo ay muddo Saddex bilood ah baranaayey qaabka loogu shaqeeyo Makiinada Dawaarka lagu tolo dharka.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Mid Ka Mid Ah Kooxdii Khaatumo-Seeg Ee Taleex Oo La' Meel Oo Ka Baxo! |
 |
|
 Dr. Cali Ciise Cabdi oo ka mid ahaa G6, isla markaana ahaa ninka labaad ee ugu tunka weynaa siyaasiyiintii afduubay shirkii Khaatumo-Xomo ee magaalada Taleex, ayaa ka dhawaajiyay inuu ka dhoofi doono meeshi dantu ku kalifto, Cali Ciise Cabdi oo u waramaayay mid kamid ah Telefeeshinada ku hadla afka Somaaliga ayaa la waydiiyay su´aal ahayd.....
|
|
|
|
|
|
|
|
| Diploomaasi Ka Hadlay Shirka Somalida Loogu Qaban Doono London. |
 |
|
 Ku-xigeenka Safiirka Ingiriiska u fadhiya dalka Itoobiya Mr. Chris Allan, ayaa ka war bixiyay tafaasiisha shir caalami ah oo lagaga hadlayo arrimaha Somalida oo dhawaan lagu qaban doono magaalada London ee dalka Ingiriiska. Shirkaas oo lagu cusamy JSL.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Kulanka Macaahidda ISI Iyo ID Iyo Hogaaminta Libaaxa. |
 |
|
 Machaddada Institute for strategic initiatives [ISI] oo fadhigiisu yahay JSL iyo Innovation Democray oo ka jira Californiya-USA, ayaa si wada jir ah magaalada Hargeysa ugu qabtay kulan ballaadhan oo ku saabsanaa hogaaminta casriga ah iyo bandhigga buugga ay ka qoreen hogaaminta lana yidhaahdo "Lead Liku a Lion".
|
|
|
|
|
|
|
|
| Moha Farah Jire Oo La Guddoonsiiyay Shahado Doctorate Saxaafadda Ah. |
 |
|
 Marwo Moha Farah Jire ayaa waxa la guddoonsiiyay Shahado darajada u sareysa shahaadooyinka ee "Doctorate" oo lagu siiyay sida ay uga soo baxday shaqadeeda Warbaahinta ay qabatay Xarunta AU-da Ee Addiss-Ababa/Ethiopia.
|
|
|
|
|
|
|
|
| TLC CLARIFICATION BULLETIN |
 |
|
 More than anything, the TLC fully supports the precious peace, stability, and measurable progress the Somaliland communities have collectively established and nurtured over the past two decades
|
|
|
|
|
|
|
|
| Gudoomiye-Ku-Xigeenka Baarlamanka Kenya Oo Soo Gaadhay JSL. |
 |
|
 Guddoomiye-ku-xigeenka Baarlamanka Dalka Kenya ayaa maanta safar ku yimid J. Somaliland, isla markaana waxa uu sheegay inuu dawladda kala hadlayo dagaalada gobolada Bari J. Somaliland iyo arrimo kale.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Xaglo-Toosiye Oo Diiday KHAATUMO-SEEG/XUMO STATE. |
 |
|
 Xaglo-toosiye oo wacad ku maray inaanu aqoonsanayn Magaca Khaatumo-Seeg/Xumo State iyo laba ka mid ah kooxda Ina Galeydh oo firxad ku galay Garowe.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Mid Ka Mid Ah Kooxdii Sunta Soo Gaadhsiiyay Taleex Oo La Qabtay. |
 |
|
 Wararka laga helayo illo ku dhaw-dhaw Laanta Socdaalka Jumhuuriyadda Somaliland ee madaarka Berbera ayaa sheegaya in la qabtay xubin aan weli magaciisa la shaacin oo ka mid ah kooxdii xadhko-goyska ahaa ee daadihinayay shirka Taleex. Kaas oo ka yimid qurbaha. Hatanna u sii socday.
|
|
|
|
|
|
|
|  |
|
|
Somaliland Republic Embalem |
|
|
|
|
|
|
 |
Who's Online |
 |
|
|
|
| There are currently, 111 Guest(s) |
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
Articles |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Marxuum Abwaan Timacadde. |
  |
|
|
|
|
Tafsiirka Quraanka Kariimka. |
|
|
|
|
|
AHN. Abwaan Qaasim |

 |
|
|
|
|
Somaliland National Movement ( SNM ). |
 Somaliland National Movemen ( SNM ) |
|
|
|
|
|
 Proudly Somalilander |
|
|
|
|
Xasuuso Hawlgalkii Badbaado. |
  |
|
|
|