|
 |
Main |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
BBC Somali |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi |
|
|
|
|
|
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed. |
 |
|
|
|
|
Proudly Somalilander |
 |
|
|
|
|
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde. |
  |
|
|
|  |
|
| Progressio - home |
 |
|
 The three organisations, whose advance mission is now established in Hargeisa, were invited in January 2009 by Somaliland’s National Electoral Commission (NEC) to act as coordinators of the international observation mission for presidential elections in the internationally-unrecognised Republic of Somaliland.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Disabled children in Somaliland "must come first". |
 |
|
 Speaking to IRIN at the DAN offices where activities to mark the day were held, Hassan said despite the convention on the rights of persons with disabilities, Somaliland children with disabilities were not considered a priority, especially at the policy-making and funding allocation levels.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Waa Riwaayad Dunidani Dadkuna Way Matalayaan!! |
 |
|
 Wiilka uu dhalay hogaamiyaha Al-qaacida Usama Bin Ladin (Omar bin Ladin) ayaa sheegay inuu gabadha uu dhalo u bixin doono magaca boqorada ingiriiska Elizabeth hadii wiil u dhashana u bixin doono William.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Dhegayso Waraysi Xasaasi Ah Oo Faroole Ka Jeediyey Baarlamaanka Pugtland. |
 |
|
 Faroole oo hadal dheer ka jeediyey kalfadhigii ay baarlamaanka Pugtland isugu yimaadeen 15-06-2010. Waxaana uu eed aan loo meel dayin u soo jeediyey hogaanka SSC iyo rag ay ka mid yihiin Yaasiin Tamaad, Biindhe, Tima-Cade. Kuwaas oo uu ku eedeeyey inay lacag ka urursanayaan meelo ka mid ah Pugtland. Isla markaana ay ku qayilayaan Hotel Xamdi markii Laascaanood la qabsanayey.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Taageerayaashiisa Kulmiye Ee Gobolka Togdheer Iyo Ololaha Doorashada Madaxtooyad |
 |
|
 Waxaa maanta banaan bax balaadhan isugu soo baxay fagaaraha khayriyada ee Magaalada Burco taageerayaasha xisbiga mucaaridka ah ee Kuilmiye halkaas oo ay kala qayb qaateen taageerayaasha madax sare sare ee xisbiga.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Gulf of Aden Security Review - June 16, 2010 / Critical Threats. |
 |
|
 Somaliland forces are targeting a new militant group believed to have ties to al Shabaab, the SSC (Sool, Sanag, Cayn) militants in the Sool region, which is disputed territory between Puntland and Somaliland. The SSC is believed to be against Somaliland elections. Puntland has denied any connections
|
|
|
|
|
|
|
|
| UN Agency Marks Day for African Child with Call for More Resources |
 |
|
 Even where some semblance of local administration exists, such as in the self-declared republic of Somaliland in the northwest and the north-eastern self-declared autonomous region of Puntland, the local authorities are only able to provide 50 cents per person.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Somaliland: Taking shelter in State House |
 |
|
 Khadra Osman Ismail collected tyre tubes, empty sacks, old clothes and boxes, then sat down to stitch together the new roof of her shelter in Hargeisa, capital of Somalia’s self-declared republic of Somaliland.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Taageerayaalsha Udub Oo Buux-dhaafiyey Beerta Xorriyadda |
 |
|
 Isu-soo-baxan taageerayaalsha Udub ka sokow waxa iyaguna kala qayb galay Madaxda xukuumadda ee heer-qaran, heer gobol iyo heer-degmo. Madaxda Xisbigan Udub ee heer-qaran, heer gobol iyo heer-degmo. Madax-dhaqameedyo iyo guurti beelaha Sanaag ah.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Suldaanada Qaar Oo Si Toos Ah U Soo Fara-Gashaday Arr. Siyaasadaha Axsaabta JSL. |
 |
|
 Iyada oo la og yahay in ay haybadda madax-dhaqameedku ka madax bannaan tahay arrimaha loolanka siyaasadda axsaabta ayaa waxa hadana soo ifbaxday in ay weli qaar si toos ah ugu foogan yihiin go'aamo ka soo horjeeda Dimoqraadiyadda oo beelaysan sidii kuwii hore ee Burco.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Safiirka Ingiriiska/Ethiopia Oo Ka Hadlay Muhimadda Ay Doorashu U Leedahay JSL. |
 |
|
 Weftigii uu hogaaminayay Safiirka Ingirisika u qaabilsan Geeska Africa ee fadhigiisu yahay Magaalada Adis-ababa/Ethiopia oo dalka JSL safar shaqo ku yimid, ayaa shir jaraa’id ku qabtay Xarunta Komishanka doorashooyinka Hargaysa/JSL. Halkaas oo uu hoosta ka xariiqay muhimadda ay Doorashada madaxtooyadu u leedahay JSL.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Hargeysa Oo Maanta Si La Yaab Leh Loogu Soo Dhaweeyey Gudoomiyaha Xisbiga UCID. |
 |
|
 Kumanaan qof oo ka mid ah dadweynaha nool caasimada Hargeysa, ayaa saaka si layaab leh magaalada Hargeysa ugu soo dhaweeyey Gudoomiyaha Xisbiga UCID/Murashaxa Xisbiga jagada Madaxweyenenimada JSL.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Tababar Loo Furay Goobjoogayaasha Wadaniga Ah Doorashada Madaxtooyada JSL. |
 |
|
 Ururka SONSAF ayaa maanta tababar u furay 13 isuduwe goboleeydo iyo 40 tababarayaal sii tababari doona in ka badan 800 oo qof oo noqoon doona goob joogayaasha gudaha dalka kala socon doona doorashada madaxtooyadda ee la filayo in ay dalka ka qabsoonto 26ka Bishan June 2010.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Ohio Immigrant Denies Torture Claim From Somalia.... |
 |
|
 Abdi Aden Magan (AB'-dee AH'-den mah-gen) of Columbus says he's immune from prosecution in the United States and his accuser waited too long to sue him. Magan also said in a federal court filing Friday that the complaint should have been brought in the country of Somaliland or Kenya, which could hear cases arising from Somalia.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Wefti Sare Oo Ka Socday Ingiriiska Oo Indha-Indhayn U Yimid Arr. Doorashada JSL. |
 |
|
 Mas'uuliyiin ka tirsan xsibiga UCID oo uu hogaaminayey Musharaxa Madaxweyne-ku-xigeenka xisbiga Dr. Maxamed Rashiid Sheekh Xasan, ayaa maanta kulan la yeeshay wefti sare oo uu hogaaminayay Safiirka waddanka Ingiriiska u qaabilsan midawga Afrika ee fadhigiisu yahay magaalada Adis-ababa.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Calanka Denmark Oo Laga Yaabo In Maxkamad La Horkeeno. |
 |
|
 Haddii maxkamadda xuquuqda aadmigu ka mamnuucdo dugsiyada Talyaaniga astaan diimeedka ah laanqayrta (Cross) ee dugsiyada yaal, arrintu halkaas ku joogsan mayso. Professorad ah sharciyaqaannada reer Yurub ayaa filaaya inay saamayn doonto calanka Danish-ka.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Imtaxaanadii Shahaadiga Ahaa Ee Dugsiyada Dhexe/Sare Oo Maanta Ka Bilowday JSL. |
 |
|
 Sida ay shaacisay Wasaarada Waxbarashada JSL waxa imtixaanku saaka mar ka wada bilowday dhammaan gobollada iyo degmooyinka dalka JSL. Kaas oo ay u fadhiisan doonayaa arday tiradoodu dhan tahay 12,965 arday oo isugu jira fasalada afraad ee dugsiyada sare iyo fasalada siddeedaad ee dugsiyada dhexe ee dalka.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Sacuudiga Oo U Ogolaaday Israel In Dalkeeda Lagaga Duuli Karo Iran. |
 |
|
 Dalka Sucuudiga ayaa u ogolaaday in diyaaradaha dagaalka ee Israel ay isticmaalaan karaan hawada dalka Sucuudiga hadii ay damcaan in weerar ku qaadayaan dalka Iran. Sidaasna waxa dhegaya heshiis dhex maray dalka Sucuudiga iyo Israel kaas oo israel loogu fasaxay inay isticmaasho hawada dalka Sacuudiga.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Daawo Dhoollatuski X/Kulmiye Ee Hargeisa, Burco, Ceergabo, Berbera Iyo Laascaano |
 |
|
 Maalmaha dhoollatuska taageerayaasha axsaabta siyaasadda JSL oo galay wareegeegii sadexaad ayaa waxa maanta markii sadexaad u lahaa xisbiga mucaaradka ah ee Kulmiye. Halkaas oo uu ku soo bandhigay awoodda taageerada uu ka haysto gobolada dalka.
|
|
|
|
|
|
|
|
| 2010 FIFA World Cup: Latest Matches. |
 |
|
 2010 FIFA World Cup™: Latest Matches - Uruguay 0 : 0 France South Africa 1 : 1 Mexico Upcoming matches:* All times are South Africa Time.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Bishaaro: Ku Soo Dhowow Mareeg Cusub Oo Ku Soo Biirtay Mareegaha JSL. |
 |
|
 Waxa dhawaan ku soo biirtay mareegaha qaayaha leh ee ay iloxidheen reer Somaliland, mareeg cusub oo magaceeda la yidhaa. www.waayeelnews.blogspot.com, hadaba haka maqnaan oo ha moogaan inad soo hoomaydo mareegtan dardarta cusub wadata!
|
|
|
|
|
|
|
|
| Another Milestone for Somaliland |
 |
|
| HARGEISA ONE OF 14 “PILGRIMAGE” cities across africa selected by CHINUA ACHEBE CENTER AND CHIMURENGA to be explored by 14 AFRICAN WRITERS during the world cup.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Mandela Relative Killed After World Cup Concert. |
 |
|
 Instead, South Africa’s beloved anti-apartheid icon stayed at home with his family Friday in northern Johannesburg during the opening ceremony and game, mourning his 13-year-old great-granddaughter Zenani, who died in a car crash on the way home from a tournament-eve concert in Soweto.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Xisbiga UCID Oo Ololohiisii Maanta Ku Beddeley Duco Iyo Alla Bari. |
 |
|
 Guddoomiyaha ololaha doorashada xisbiga UCID, ayaa daboolka ka qaaday in xisbiga UCID go'aan ku gaadhay in ololihii doorashada ee Jimcaha maanta uu hakinayo, isla markaana waxa uu sheegay inay sidaas u sameeyeen iyaga oo tix-gelinaya maalinta khayrka badan ee Jimcaha uu ku beegmay.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Halkan Ka Daawo Sidii Loo Jebiyay Ee Loo Fashiliyay Loogana Guulaystay Argagixis |
 |
|
 Halkan ka daawo qaabkii geesinimda lahayd ee Ciidanka Booliska Magaalada Burco u fashiliyeen loogana guulaystay una soo qabqabteen Argagisadii ku soo dhuumatay Magaalada Burco/JSL.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Dagaal Qadhaad Oo U Dhexeeya Ciidamad Booliska Iyo Argagixiso Hubaysan Burco/JSL |
 |
|
 Dagaal culus ayaa ka dhex socda koox hubaysan oo Argagaxiso ah iyo Ciidamada Booliska Xaafada Oktoober ee Magaalada Burco Gobolka Toghdeer JSL. Dagaalka ayaa bilaabmay maanta 12kii duhurnimo saacadda Burco. Dagaalkan ayaa qarxay kadib markii ay ciidamada Boolisku halkaas fuliyeen Hawlgalo.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Dhoollatuskii Ololaha Doorashada Iyo Maanta Ee Wacdarihii Xisbiga UDUB/JSL. |
 |
|
 Taageerayaasha Xisbiga tallada haya ee UDUB?JSL, ayaa maanta waxa ay maanta isu-soo-bax aad u ballaadhan ka sameeyeen fagaaraha beerta xorriyada ee Caasimada Hargeysa/JSL.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Madaxweynaha Maamul-Gobaleedka Pugland/Somalia Oo ka Hadlay Kooxda SSC Iyo doora |
 |
|
 Madaxweynaha maamul-goboleedka Puntland/Somalia ayaa koox ka soo horjeeda joogitaanka Maamulka JSL ee Gobolka Sool oo lagu ururinayo degaano ka tirsan gobolkaasi ku tilmaamay qas-wadayaal doonaya inay colaad iyo nabadgelyo-darro ka abuuraan gobolka.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Mar Kale Dhoolla-Tuska Doorashada Iyo Wacdaraha Xisbiga Ucid/JSL. |
 |
|
 Xisbiga mucaaradka ah ee UCID, ayaa maalintii labaad isu-soo-baxyo la yaab leh oo waa-weyn, oo la xidhiidha ololaha doorashada ka sameeyey caasimada Jumhuuriyadda Somaliland ee Hargeysa.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Daljir Oo Noqotay Idaacadii Ugu Horreysay Oo Qirtay Magaca JSL. |
 |
|
 Bahda Somalifans Online Waxay Hambalyo iyo Boggaadin u Dirayan Idaacadda Daljir, Iyo weliba Wariye Caamir Seed oo noqday Wariyahii ugu Horreyey Ee Magaca Jamhuuriyadda Somaliland markii ugu horreysay u sheega Shacabkiisa la qalday.
|
|
|
|
|
|
|
|  |
|
|
Somaliland Republic Embalem |
|
|
|
|
|
|
 |
Who's Online |
 |
|
|
|
| There are currently, 106 Guest(s) |
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
Articles |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Marxuum Abwaan Timacadde. |
  |
|
|
|
|
Tafsiirka Quraanka Kariimka. |
|
|
|
|
|
AHN. Abwaan Qaasim |

 |
|
|
|
|
Somaliland National Movement ( SNM ). |
 Somaliland National Movemen ( SNM ) |
|
|
|
|
|
 Proudly Somalilander |
|
|
|
|
Xasuuso Hawlgalkii Badbaado. |
  |
|
|
|