|
 |
Main |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
BBC Somali |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi |
|
|
|
|
|
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed. |
 |
|
|
|
|
Proudly Somalilander |
 |
|
|
|
|
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde. |
  |
|
|
|  |
|
| Waa Fasax In La Furto Idaacado Madax-Bannaan JSL. |
 |
|
 Wasiirka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta JSL ayaa sheegay in aanay jirin wax hor-taagan idaacado madaxbannaan oo dalka laga hirgeliyo, balse loo baahan yahay in marka hore shuruuc loo loo sameeyo, kadibna laga furo dabarka.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Muxuu La Soo Guryo Noqday Waftigii Uu Hogaaminayay Wasiirka Arr. Gudaha JSL? |
 |
|
 Weftigii uu Hogaaminayay Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Jumhuuriyadda Somaliland oo mudooyinkii u danbeeyay socdaal hawleed ugu maqnaa dalka Ingiriiska ayaa dib ugu soo laabtay caasimada dalka JSL ee Hargaysa.
|
|
|
|
|
|
|
|
| America's Most Corrupt States |
 |
|
 The Center for Public Integrity released a report detailing the risk of corruption and lack of accountability in all 50 states last week. The findings of the report should worry anyone who believes state governments are transparent and free of corruption. Of course, no state is without flaws. Unfortunately, nearly every state received a grade that would give residents cause for concern.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Md. M/weyne Siilaanyo Oo Qaabilay Madaxweynihii Hore Md. Rayaale. |
 |
|
 Madaxweynihii hore JSL islamarkaasna ah Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka UDUB ugu dambeeyay ku sugnaa dalka, ayaa maanta booqasho sharafeed ugu tagay Qasriga Madaxtooyadda Madaxweynaha JSL.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Mudanayaasha G/Guurtida Oo Warbixin Ka Dhagaystay Wasiirka Dib-U-Dejinta JSL. |
 |
|
 Mudaneyaasha Golaha Guurtida JSL ayaa maanta warbixin ka dhegaystay Wasiirka Dib-U-Dejinta JSL.Waxaana fadhigan guddoominayay Ku-Simaha Guddoomiyaha ahna Guddoomiye-Ku-xigeenka Koowaad ee aqalka odayaasha.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Burcad-Badeedii Somalia Oo Sii Kordhisay Afduubkii Maraakibta Iyo tacadiyada dad |
 |
|
 Burdhacd-Badeedii Somalia ayaa afduubtay markab xamuul ah oo laga leeyahay Dalka Iran meel u dhow Jaziiradda Maldoves. Waa markii ugu horaysay ee ay Budhcad-Badeedu wax ka afduubaan biyaha u dhow Hindiya iyo Srilanka.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Somaliland: Opening A New Chapter In EU Relations |
 |
|
 At times of crisis it is all too easy for people to turn inwards. We have seen it again and again, but as Europe navigates a financial balancing act the decision of the European Parliament’s Committee on Foreign Affairs to discuss the issue of Somaliland this week was both welcome and extremely timely.
|
|
|
|
|
|
|
|
| IRIN: Hargeisa Stall Demolitions Infuriate Traders...... |
 |
|
 Thousands of traders in Hargeisa, capital of the self-declared republic of Somaliland, are incensed at having their businesses demolished in a city beautification drive, and some fear the move could lead to a crime wave.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Buullo-Caddo: Ciidanka Xeebaha JSL Oo Qabtay Raxan Tahriibayaal Afrikaan Ah. |
 |
|
 Ciidanka Badda iyo Illaalada Xeebaha JSL, ayaa xalay gacanta ku dhigay raxan tahriibeyaal Itoobiyaan u badan oo doonayay inay ka dhoofaan xeebta Buullo-Caddo ee gobolka dhinaca Galbeed ee Awdal.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Kulan Taariikhi Ah Oo Dalka Kanada Ku Yeesheen Jaaliyadaha JSL Iyo Somaliya. |
 |
|
 Waxa fiidnimadii xalay 25.03.2012 ka dhacay Mmagaalada Ottawa Dalka Canada kulan ay yeesheen waxgarad isugu jira Rag iyo Dumar ka soo kala jeeda Bulshada JSL iyo Somaliya. Kulankan oo ay wadajir labada dhinac u soo abaabuleen ayaa looga wada hadlay sidii la isugu soo dhawaan lahaa oo la isaga kaashan lahaa marxaladda siyaasadeed ee haatan taagan dalalka JSL iyo Somalia.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Wefti Ka Socda Golaha Guurtida JSL Oo U Kicitimay Magaaladda Jig-jiga. |
 |
|
 Wefti uu hoggaaminayay Gudd. Gudida Joogtadda Golaha Guurtida iyo Xildhibaano ka tirsan Golahaasi ayaa shalay u kicitimay xarunta Dawlad-Deegaanka Somalidda Itoobiya, halkaasi oo madaxda is-maamul goboleedkaasi kala hadli doonaan sidii loo joojin lahaa dagaallo khasaare badan dhaliyay ka dhacay deegaamo ka mid ah degmadda Gaashaamo oo u dhaxeeyay dad rayid ah iyo ciidanka gaarka ah ee Liyuu Booliska.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Somali piracy 'boosts Puntland economy' |
 |
|
 A British think-tank study says regional centers, in Particular Puntland, have benifited from substantial investment funded by piracy, but coastal communities have missed out
|
|
|
|
|
|
|
|
| Faallo Ma Leh... Shib Ka Dheh....No Comment... Keine Kommentar... No Coment |
 |
|
 Faallo mal leh...Shib kadheh.... No Comment. ... Keine Kommentar... No Coment... Biduun tacliiq... Pas de Commentair.....Usulize Kitu....
|
|
|
|
|
|
|
|
| Peace and Conflict Resolution Proves To Be Study Of Choice In Somaliland |
 |
|
 A farewell party was thrown in honor of 30 graduates who recently graduated from the faculty of peace and conflict resolution in hotel Mansor. Among those attending the ceremony were politicians academics and other society speaking the occasion and Dean of faculty of peace and conflict resolution.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Cambaarayn Ururka UK/SLC Uu U Soo Jeediyay Liyuu Booliska Killilka 5aad Ethiopia |
 |
|
 Ka dib baadhis dheer iyo dood ku saabsan falkii foosha xumaa ee Ciidamada loo yaqaan Lyuu Police ay ka geysteen degaamada Gaashaamo, waxay Guddida Fulinta Ururka UK/SLC isku raaceen qodobada soo socda:-
|
|
|
|
|
|
|
|
| Qabqable C/llaahi Yussuf Oo Ku Bakhtiyay Imaaraadka |
 |
|
 Wararka ka imanaya Dalka Immaaraadka Carabta ( UAE ) magaalada Abu-Dabi ayaa waxa ay sheegayaan in uu saaka halkaas ku geeriyooday oo ay naftu kaga baxday Qabqbale C/laahi Yuusuf Axmed oo ka mid ahaa Madaxweynayaashii soo maray burburkii Somaliya.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Relationship With The Arab Heads Of State Of The Spring |
 |
|
 Arabs celebrate Mother's Day this year, a year after the revolutions of the Arab spring that gave the opportunity for the media to highlight the Arab heads of families Khalathm after their people were subjects of this Privacy things forbidden to talk about.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Gabdho Markii U Horeysay Ka Mid Noqday Garsoorka JSL. |
 |
|
 Sida lagu sheegay qoraal uu Guddoomiyaha Maxkamadda Sare, Maxkamadda Distooriga ah, ahna guddoomiyaha guddiga Caddaalada oo ay xubnahan markii u horeysay taariikhda ay afar gabdhood ku jiraan, waxa loo magacaabay Ku-xigeeno Xeer-Ilaaliye Guud.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Xuska Maalinta Biyaha Aduunta Iyo JSL. |
 |
|
 Xuska maalinta biyaha adduunka oo sannad walba la xuso 22ka Bisha March, ayaa maanta si weyn looga xusay JSL, gaar ahaan caasimadda Hargeysa. Hal-ku-dhigga sanadkan oo ahaa ( Illaalinta Biyaha Cuntada ).
|
|
|
|
|
|
|
|
| Tacsi Tiiraanyo Leh: Taliyihii Ciidanka Booliska JSL AHN Maxamed Saqadhi Dubad. |
 |
|
 Alle ha u naxariistee ( AHN ) Taliyihii Ciidanka Booliska Jumhuuriyadda Somaliland Gen. Maxamed Saqadhi Dubad ayaa xalay ku geeriyooday Dalka Imaaraadka Carabta ( UAE ).
|
|
|
|
|
|
|
|
| Wadahadaladii Kala Furdaaminta JSL Iyo Somalia Oo Dhowaan La Bilaabi Doono. |
 |
|
 Madaxweynaha JSL ayaa isaguna dhinaciisa goor dhaw ku dhawaaqi doono iyada oo si weyn loo filayo in ergada arrinta wadahadalada Guddoomiye looga dhigo doono Md. Mj. Dr. Sifir oo ka mid ah kooxaha aan hore ugu qanacsanayn qaddiyadda madaxbannaanida JSL. Haseyeeshee maanta ah Safka-hore Qaranimada buuxda ee JSL.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Muxuu Safiirka Dawladda Ethiopia U Fadhiya JSL Ka Yidhi Dagaalka Gaashaamo? |
 |
|
 Xukuumada Itoobiya ayaa markii ugu horeysay si adag uga hadashay dagaal ka dhacay deegaanka Somalida gaar ahaan deegaanka Gaashaamo ee kililka shannaad, isla markaana u soo jeedisay dhamaan inta ku hawlan abaabulka iyo taakulanyta inay ka shaqeeyaan sidii loo dhamayn lahaa shaqaaqadaa oo aan dan u ahayn qof, qabiil, qaranimada JSL iyo Itoobiya midna. Akhri oo daawo.
|
|
|
|
|
|
|
|
| The World's Next State? |
 |
|
 This irks young people in Somaliland, who have only known the region as a fledgling state. Suleiha, a 15-year-old student I met at Abaarso Tech, Somaliland’s top-flight boarding school, told me she was disappointed in the London summit. “We went to that meeting as Somalia, and I didn’t agree. We want to be our own country. We have achieved peace. We have our own government.” By DAYO OLOPADE
|
|
|
|
|
|
|
|
| Mj. Xassan Ciise Jaamac Oo Ku Baaqay Midaynta Ururada Siyasadda JSL. |
 |
|
 Madaxweyne-ku-xigeenkii ugu horreeyey JSL ayaa markii u horreysay si rasmi ah daboolka uga qaaday inuu taageeradiisa siyaasadeed ku biiriyey Urur-siyaasadeedka XAQSOOR, isaga oo taageerayaashiisana kula taliyay in ay la dhisaan Ururkaas oo uu ku tilmaamay inuu yahay ka keliya ee oggolaaday himilada midaynta Urur-Siyaasadeedyada dalka ka hanaqaaday.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Munaasabadda Furitaanka Jaamacadda Bariga Afrika Faraca Gobolka Sanaag. |
 |
|
 Munaasabad ballaadhan oo loogu wanqalayey furitaanka Jaamacadda Bariga Afrika faraca Gobolka Sanaag JSL ayaa lagu qabtay Magaalada Cerigaabo
|
|
|
|
|
|
|
|
| Somaliland: New Edition Of The National Geographic Magazine Map.... |
 |
|
 On it's latest edition, the respected National Geographic Magazine Map clearly illustrates Somaliland as seperate country from any other in Africa
|
|
|
|
|
|
|
|
| Ciidamada ONLF ( Liyuu Boolis ) Oo Lagu Jebiyay Dagaal Ay Soo Qaadeen. |
 |
|
 Ciidamada ONLF ( Liyuu Boolis ) ee Kililka 5aad qaybta Ogaadeenia ayaa saaka dagaal Ballaadhan oo ay isu habar wacdeen ku soo qaadey shan tuulo oo ku yaala degaanka Gobolka Gaashaamo ee Zone 5. Kuwaas oo watay 20 Baabuurta Dagaalka ah iyo tiro ciidan oo lagu qiyaasya illaa 2,500 oo askari oo aad u hubaysan si ay uga aar gutaan jabkii ka gaadhay dagaal hore oo lagu jebiyay shalay!
|
|
|
|
|
|
|
|
| Mas'uuliyiinta Dawladda Ingiriiska Oo Ka Wada Hadlay Aqoonsi La Siiyo JSL |
 |
|
 Xukuumadda Ingiriiska ayaa shaaca ka qaaday sida ay JSL ku gaadhi karto helitaanka aqoonsi buuxa oo caalami ah, isla markaana sheegtay talaabooyinka ka horeeya ee la doonayo in ay qaado xukuumada JSL.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Wefdi Baanka Hor-u-marinta Africa Oo Booqasho Ku Jooga JSL. |
 |
|
 Wefti ballaadhan oo ka kooban Bankiga Hor-u-marinta Afrika ayaa maanta socdaal shaqo ku yimid caasimadda JSL ee Hargaysa. Weftigan ayaa waxaa Garoonka Caalamiga ah ee Cigaal International Airport ku soo dhoweeyey mas'uuliyiin ka tirsan Xukuumadda JSL ( Wasiirada Waxbaaradaha, Macdanta, Biyaha iyo Beeraha ).
|
|
|
|
|
|
|
|  |
|
|
Somaliland Republic Embalem |
|
|
|
|
|
|
 |
Who's Online |
 |
|
|
|
| There are currently, 104 Guest(s) |
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
Articles |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Marxuum Abwaan Timacadde. |
  |
|
|
|
|
Tafsiirka Quraanka Kariimka. |
|
|
|
|
|
AHN. Abwaan Qaasim |

 |
|
|
|
|
Somaliland National Movement ( SNM ). |
 Somaliland National Movemen ( SNM ) |
|
|
|
|
|
 Proudly Somalilander |
|
|
|
|
Xasuuso Hawlgalkii Badbaado. |
  |
|
|
|