|
 |
Main |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
BBC Somali |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi |
|
|
|
|
|
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed. |
 |
|
|
|
|
Proudly Somalilander |
 |
|
|
|
|
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde. |
  |
|
|
|  |
|
| U.S. Backs Calls For More AU Troops For Somalia. |
 |
|
 THE United States supports proposals to raise more AU troops for Somalia and the U.N. Security Council will likely debate the matter within 30 days, a senior U.S. diplomat said on Wednesday.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Madaxwynaha JSL Oo Magacaabay Jagooyin Cusub. |
 |
|
 Madaxweynaha Jumhuuriyadda Somaliland ayaa magacaabay sadex mas'uul oo cusub oo isugu jira laba La-Taliye oo cusub iyo Guddoomiye-Ku-Xigeenka Guddida la dagaalanka musuq-maasuqa iyo ilaalinta Dawlad-Wanaagga ee uu dhawaan dalka ka hirgaliyay.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Dagaaladii Galgalgala/Pugland/Somalia Oo Sii Kululaaday. |
 |
|
 Waxaa dagaalo lagu gubtey ay ka dhaceen deegaana badan oo ka mid ah deegaanada Galbeedka Gobolka Bari iyada oo uu dagaalkani si xidhiidh ah u socday maalintii sedexaad.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Wasiirrada Dibedda Iyo Macdanta Oo Sharax Ka Bixiyey Caqabadaha Hortaagan Aqoons |
 |
|
 Warbixin lagu faafiyey bogga shabakadaha Wararka oo lagaga hadlay arrimo ku saabsan siyaasadda iyo dhaqaalaha JSL, ayey 2da wasiir ku soo bandhigeen caqabadaha illaa hadda beesha caalamku u aqoonsan la'dahay JSL oo buuxisay dhammaanba shuruudaha qaran madaxbannaan iyo arrimaha hortaagan sidii loo soo saari lahaa shidaalka iyo macdanta ku kaysan Dalka.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Wasiirka Waxbarashada JSL Oo Sheegtay 100 Deeq Waxbarasho Oo Ay Bixiyeen. |
 |
|
 Wasiirku waxay sheegtay inay bixiyeen illaa boqol deeqo waxbarasho ah oo isugu jiray dalka gudahiisa iyo dibadiisa isla markaana ay fiiga waxbarashada ka bixiyeen arday ka mid ah agoomaha Ururkii SNM iyo kuwo ku jira xarunta agoomaha Hargeysa.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Madaxa Hay'adda ICG Ee Caalamiga Ah Oo AU-da Ugu Baaqday Aqoonsiga JSL. |
 |
|
 Guddoomiyaha hay’adda caalamiga ah ee ka-talobixinta qalalaasaha adduunka "International Crisis Group" (ICG), ayaa si adag beesha caalamka ugaga digtay in ay JSL ku cadaadiyaan sidii ay mar kale u hoos tagi lahayd Dalka Somaliya oo ay aafeeyeen colaado dhiig badani ku daato oo aan maalin qudha ka-soo rayn lahayn.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Gudd. Shaqaalaha JSL Oo Caddeeyey Inaan Sharciga Loo Marin Eriga Shaqaalaha. |
 |
|
 Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda JSL Muxumed Aw Cabdi Jimcaale, ayaa sheegay in aan shaqaalaha dawladda ee shaqada laga eryey loo marin sharciga u yaal nidaamka shaqada iyo shaqaalaha JSL.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Si Kooban, Todobaadka Iyo Wararkii Somalia. |
 |
|
 1. Shaqaale lagu afduubay Cadaado. 2. Shariif oo cambaareeyay weerarka Cadaado. 3. Ahlu Sunna oo qabsatay Cadaado. 4. Midowga Afrika oo codsaday ciidamo dheeraad ah. 5. Dagaal kulul oo ka dhacay Dhuusa Marreeb. 6. Al-Shabaab oo la qabsaday Ceel-Gaal. 7. Ahlu-Sunnah iyo TFG oo qabsaday Beled-Xaawo. 8. Burcad badeed sii daayay markab. 9. Somali militants ban phone cash transfer.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Madaxweyne Siilaanyo Oo Maanta Tababar U Furay Agaasimayasha Guud Ee Wasaaradaha |
 |
|
 Munaasibad loo qabtay furitaanka tababarkan, ayaa waxa ka soo qaybgalay Madaxweynaha JSL, Wasiiradda Maaliyada, Qorshaynata Qaranka, Shaqada, Arimaha Bulshada, Cadaaladda iyo Gudoomiyeha Hayadda Shaqaalaha Qaranka.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Mj. Hadraawi Oo Ku Hanjabay In Kalsoonida Lagala Noqonayo Xukuumada Siilaanyo. |
 |
|
 Abwaan Mj. Hadraawi ayaa si weyn u ammaanay Madaxweynihii hore JSL. Isla markaasna, waxa uu daboolka ka qaaday in ay Madaxweynaha hadda talada haya ay hor yaallaan inuu dhisme fiican ku hoggaamiyo dalka JSL ee curdinka ah, haddii kale ay bulshadu kalsoonida kala noqon doonto.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Raali Gelin Ka Socota Daahir Cabdulle Calasow. |
 |
|
 Aduunka aynu ku nool nahay waxa ka dhaca mar kasta isfahmi waah iyo khilaaf ama wax la isku qaban karo. Somaliduna waxay ku maahmaahda carrab iyo labadiisa daan ayaa isugu dhaw oo way is qaniinaan, sidaa daraadeed khilaaf kasta waxa loo helaa xal mar uun baanu dhamadaa.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Madaxweyne Siilaanyo Oo Maamulka Dekadda Berbera Toos U Hoos-geeyey Madaxtooyada |
 |
|
 Madaxweynaha JSL, ayaa la sheegay inuu digrooto Maamulka Dekadaha ku hoos-keenay Qasriga Madaxtooyada, taas oo uu Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga, Khayraadka Badaha iyo Maamulka Dekadaha ay Wasaaraddiisa hoos imanaysay Dekadda Berbera.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Calfornia Non-profit Holds Violators Of Human Rights Accountable. |
 |
|
  The little-known San Francisco human rights group has a remarkable track record: It has not lost a case that has gone to trial since its establishment, 12 years ago.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Cutubyo Ciidamada JSL Oo La Dejiyay Degaanka Bullo-Cado, Iskuna Balaadhiyey Xeeb |
 |
|
 Wararka ka imanaya xeebaha galbeedka ee Gobolka Awdal ee J. Somaliland, ayaa sheegaya in Xukuumadda JSL halkaas u dirtay ciidammo tiro badan degaanada Tuulada Bullo-caddo ee Xeebta Magaalada Lughaya, taas oo lagu macneeyay in halkaas loo geeyay si ay u sugaan ammaanka xeebaha deegaankaas .
|
|
|
|
|
|
|
|
| Shaqaalahii Uu Wasiirka Maaliyaddu Erayay Oo Ka Hadlay Waxa Lagu Eryay. |
 |
|
 Mid ka mid ah shaqaalihii todobaadkii hore uu shaqada ka eryay Wasiirka Wasaarada Maaliyaddu ayaa markii u horraysay ka hadlay asbaabaha lagu eryay.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Md. Mj. Muuse Biixi Iyo Ballanqaadyadii Doorashada Xisbiga Kulmiye. |
 |
|
 "Waxan badan ee la leeyahay waxaas qabta. Wallaahi bahashu markii hore ee wax la qor-qoraayey way dhib yarayd. Bahashii cuslaatay... Haddii aad waxba garan waydaan oo aad gaadhi weydaan qolada Xukuumadda...". Guddoomiyaha KULMIYE.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Magacaabistii Ra'iisal Wasaaraha Cusub Ee Somalia Oo Hurisay Dab Kale. |
 |
|
 1. Maamulka Pugtland/Somalia ayaa si horddhac ah uga hadlay mawqifkooda ku aaddan soo magcaabista Ra'ysal Wasaaraha Dawladda KMG Somaliya oo uu dhowaan magcaabay Madaxweynaha Shiiq Shariif. 2. Dagaalo hor leh oo lagu qaaday degaanada uu ka soo jeedo Ra'iisal Wasaaraha cusub ee Somalia.
|
|
|
|
|
|
|
|
| US Eyes Somaliland As Answer To Mogadishu's Woes. |
 |
|
 This former British colony joined Somalia a half-century ago but changed its mind in 1991 when the central government in Mogadishu collapsed and most of the rest of the country became mired in war. The US, the UN and other international players don't recognize Somaliland as a separate country, but they are now lavishing new money and attention on the region.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Maamulaha Warfaafinta Bosaso/Pugtland Oo Lala Begsaday Qarax Khasaare Geestay. |
 |
|
 Wararka ka imaya Magaalda Bosaso/Pugland/Somalia ayaa waxa ay sheegayaan in qarax lala beegsaday Maamualihii Warfaafinta Maamul-Goboleedka Pugtland ee Majeerteenia. Kaas oo halkaas looga yaqaan Wasiirka Warfaafinta Puntland.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Wasiirka Maaliyada Oo Shaqadii Ka Eryay 14 Ka Mid Ah... |
 |
|
 Wasiirka Wasaarada Maaliyada JSL ayaa shaqadii ka eryay shaqaale gaadhaya 14- qof iyo 11 kale oo ka tirsan waaxda caashuraha bariga iyo Kastamka, kuwaas oo la sheegay in masuliyiinta maaliyadu ay fareen inay ka hawlgalaan tiro-koobka Bakhaarada iyo guryaha kirada loogu jiro ee degmooyinka 26ka June iyo Gacan libaax.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Madaxweynaha DF-da Somalia Oo Maxamed C/llaahi U Magacaabay Wasiirkiisa 1aad. |
 |
|
 Madaxweynaha Dawladda Ferderaalka Somalia ayaa magacaabay wasirkiisa 1aad gelinkii danbe ee khamiista maanta. Kaas oo sida la sheegay xukuumaddiisa ka dhigaysa markii ugu horeysay ee la magacaabo nin siyaasi ah.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Madaxweyne Siilaanyo oo Beesha Caalamka Kala Hadlay Arrimaha JSL. |
 |
|
 Kulan Madaxtooyada ku dhe xmaray weftigii ugu ballaadhnaa abid ee deeq-bixiyeyaasha caalamiga ah iyo Xukuumadda JSL. Nuxurka khudbad Madaxweynaha JSL ka jeediyey shirka. Ballan-qaadyada weftiga ee horumarinta adeegyada bulshada JSL. Su’aalo kulul oo ay weriyeyaashu weydiiyeen weftiga oo ka cadhaysiiyey Madaxweyne Siilaanyo. Sawirada.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Gudoomiyaha Suxufiyiinta Africa Oo Ka qaybgashey Kulan Khubarada Amniga, |
 |
|
 Gudoomiyaha Suxufiyiinta Africa oo Ka qaybgashey kulan Khubarada Amniga, Dimoqradiyada iyo Xasilonida Africa, kuna tilmaamtey in Warbaahintu ay tahay Gacanta koowad ee lagu xasilin karo Qaarada.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Wasiirka Maaliyadda Oo Daboolka Ka Qaaday In Aanay Cashuurta Iska Bixin Tujaarta |
 |
|
 Wasiirka Maaliyada JSL, ayaa daboolka ka qaaday in haba yaraatee aan wax cashuur ah laga qaadin tujaarta waweyn ee JSL, isla markaana ay hadda xukuumad ahaan ku tallo jiraan sidii wax badan looga beddeli lahaa qaabka cashuurta loo ururin jiray.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Deeq-bixiyayaasha Oo Soo Kormeeray Bandhigga Carwada 5aad Hargeysa/JSL. |
 |
|
 Weftiga Hay’adaha Deeq-bixayayaasha Caalamiga ah ee safarka ku jooga J. Somaliland, ayaa maanta kor-meer ballaadhan oo indho-idhayn ah ku soo maray xarunta ay ka socoto Carwada 5aad ee Wax-soo-saarka iyo Ganacsiga Magaalada Hargeysa JSL.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Shir Caalami Ah Oo Ka Dhacay Hargeysa Lagaga Wada Hadlayay Hor-u-Marinta JSL. |
 |
|
 Shir caalamiya oo ku saabsan hor-u-marinta Jumhuuriyadda Somaliland, ayaa ka furmay Hotel Ambassador ee Caasimada Magaalada Hargeysa. Kaas u dhexeeya Xukuumadda JSL iyo qaar ka mid ah Dawladaha Qaadhaan-bixiyayaasha.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Ecoterra Piracy Reports About Puntland/Somalia October 11. 2010. |
 |
|
 Today, ( Yesterday ) 11. October 2010, 21h00 UTC, still at least 26 foreign vessels plus one barge are kept in Somali hands against the will of their owners, while at least 454 hostages - including an elderly British yachting couple and the 5 new hostages from Somaliland - suffer to be released.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Jaaliyadda Kuwait:Tahniyad Aroos |
 |
|
 Sida laago roob heley. Cosobkii ka lagac yidhi. Lala raacey indhahaa. Arooskiinu laacee. Ladnaan ladnaan. Ladnaan ku waaray. Labadii isku raagtee. Liibantey ahaada.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Wasiirka Dekedaha Pugland Oo La Qafaashay. |
 |
|
 Wasiirka Dekedaha Maammul-Goboleedka Pugtland/Somalia ayaa la qafaashay isaga oo watey gaadiidka qalabaysan (Tekniko) oo tiradooda lagu sheegay lix iyo hal baabuur oo isaga u gaar ah kana anba baxay dhinaca magaalada Garoowe.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Madaxweynaha JSL Oo Ka Qayb Galay Kulan Daraasad Lagu Eegayo Arrimaha Ciidamada |
 |
|
 Madaxweynaha JSL Md. Mj. Axmed Maxamed Maxamed (Siilaanyo) oo ay weheliyaan Wasiirada Gaashaandhiga, Warfaafinta iyo Cadaaladda. Ayaa ka qayb galay kulan Ballaadhan oo lagu soo Bandhigay Daraasad ay in mudo ahba ku hawlanaayeen Guddi farsamo oo heer Qaran. Sawirada.
|
|
|
|
|
|
|
|  |
|
|
Somaliland Republic Embalem |
|
|
|
|
|
|
 |
Who's Online |
 |
|
|
|
| There are currently, 104 Guest(s) |
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
Articles |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Marxuum Abwaan Timacadde. |
  |
|
|
|
|
Tafsiirka Quraanka Kariimka. |
|
|
|
|
|
AHN. Abwaan Qaasim |

 |
|
|
|
|
Somaliland National Movement ( SNM ). |
 Somaliland National Movemen ( SNM ) |
|
|
|
|
|
 Proudly Somalilander |
|
|
|
|
Xasuuso Hawlgalkii Badbaado. |
  |
|
|
|